Daanyeerkan dhaqamo badan ayuu dadka kala mid yahay! Waxay u dagaalamaan Qabiil Qabiil | Chimpanzee

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 25. 06. 2024
  • Daanyeerkan dhaqamo badan ayuu dadka kala mid yahay! Waxay u dagaalamaan Qabiil Qabiil | Chimpanzee
  • Zábava

Komentáře • 108

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 Před 27 dny +34

    Subxaanalaah Subxaanalaah ilaahay ayaa mahadleh wuxu doono abuura

  • @Alfaatix.media1
    @Alfaatix.media1 Před 26 dny +10

    Nagula sali nabigeena maxamed scw haad waan soo dhigno aad kaheshid walaal yuuti yuub kee nan ku soo biir nadaawona

    • @MohamedAbdi-hu7ej
      @MohamedAbdi-hu7ej Před 26 dny

      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SmilingAurora-os9vx
    @SmilingAurora-os9vx Před 27 dny +30

    Kusali xabiibkeena. Muxamed s.c.w❤❤❤
    ❤❤❤

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Před 27 dny +8

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @Maftuuxmahdi
    @Maftuuxmahdi Před 27 dny +8

    Ku sali Nabigena is the best person ever the most knowledgeable, and the most shine all created prophet muhammad ( صل الله عليه وسلم)❤🕋😫

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 Před 27 dny +7

    Wllhi awoodaha ALLAH ma ahan kuwa lasoo koobi karo cajiib

  • @AbdirahmanAli-lz2ij
    @AbdirahmanAli-lz2ij Před 27 dny +7

    Walalka wadankan Uygur kasohaday wadankan Uygur iyo china maxaa kasocdo sxp please 🙏🙏🙏 respect

  • @user-lh3sk7of8w
    @user-lh3sk7of8w Před 27 dny +5

    Waxaan ahay tageerahada lanbar wan ina cumaroww 💯🔥❤️

  • @mahadabdi2925
    @mahadabdi2925 Před 27 dny +6

    Leagn waxbad ayan ka faidnay ❤alh hako barakeyoh

  • @xusenadenosman460
    @xusenadenosman460 Před 26 dny +3

    Golden voice 😊 Noo soo badi Noocano Kale wllll❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊

  • @Ganeymovies
    @Ganeymovies Před 27 dny +7

    Keep going A.rahman waberi❤

  • @cabdiraxmaanmaxamed5701
    @cabdiraxmaanmaxamed5701 Před 27 dny +5

    Ustaad muqaal kasoo sameey sida ay dowladuhu hubka ukala iibsadaan

  • @xusenadenosman460
    @xusenadenosman460 Před 26 dny +5

    Waan daawaday Film kan Oo dhameystiran cidii rabta Magaciisa Waa "Kingdom Of the Planet Of Apeas". 🎥 ❤❤❤❤

  • @SurprisedBlueMackerel-xc4gs

    Ku soo dhawaada daawadayal muuqaalkeena maanta

  • @MuhiyadinHassan-ov3rs
    @MuhiyadinHassan-ov3rs Před 27 dny +2

    M.a for your knowledge

  • @mohamedsharmaan7779
    @mohamedsharmaan7779 Před 27 dny +4

    Guriilaha kasoo hadal sxb

  • @Hariiribrahim
    @Hariiribrahim Před 27 dny +6

    Inta iso booqatey like iisara❤

  • @suriya9768
    @suriya9768 Před 27 dny +3

    Hormar wacan🎉🎉🎉❤❤

  • @fardowsaahmed3778
    @fardowsaahmed3778 Před 21 dnem

    Waa cajiib, waa ilaahay awoodii❤❤❤

  • @ayubmohamedhassan
    @ayubmohamedhassan Před 27 dny +4

    Daanyeer feminism ah😂

  • @engmohan1423
    @engmohan1423 Před 22 dny

    M,a muuqaal qiimihiisa wato aad baad ugu mahadsabthy ustaad c/raxmaan

  • @ClraxmaanKhadar-yz1vg
    @ClraxmaanKhadar-yz1vg Před 27 dny +5

    Wll reply ❤

  • @user-rg6ij9md5r
    @user-rg6ij9md5r Před 27 dny +4

    Course sodub

  • @ibnusayid99
    @ibnusayid99 Před 26 dny +1

    سبحان ألله وقدرته

  • @BeesoMedia
    @BeesoMedia Před 26 dny +1

    Wa cajiiiib 😮

  • @Gole_sports-or3zt
    @Gole_sports-or3zt Před 27 dny +3

    Legend ❤

  • @deekarashid3890
    @deekarashid3890 Před 27 dny +3

    Ka soo hadal waxa ka socoda kenya please thanks❤

  • @MohamudColaadYusuf-ki2pw
    @MohamudColaadYusuf-ki2pw Před 27 dny +6

    Mahadsanid c raxmaan waxaad tahay wax la dhegayso

  • @qeysbadmaceeye.8.24
    @qeysbadmaceeye.8.24 Před 26 dny

    Waan ku salaamay saxiib cabdiramaan waabari

  • @user-zk8bs1hn2m
    @user-zk8bs1hn2m Před 27 dny +5

    Amey mar ahaan jireen baniaadim😮

    • @ShadiyaCabdiraaxmaan
      @ShadiyaCabdiraaxmaan Před 27 dny +2

      daanyeer kaas naxariis miidhan weeye hadaan Korsan lahaa 🦍💋💋🥰🥹

  • @user-wx2ot7wm9g
    @user-wx2ot7wm9g Před 26 dny +2

    (Magacayguwaa cabdi risaaq cabdulahi halkana waacommentland kuso dhawaada akhristayaal qoraalkeena manta) usdaad ma qaybta xayawanada ayaan gaadhnay bisadana kaso hadal

  • @hashimtahirsherif2170
    @hashimtahirsherif2170 Před 27 dny +3

    Allahu akbar❤❤❤😊😊😊

  • @Omari-rx3vl5he2p
    @Omari-rx3vl5he2p Před 26 dny +1

    Muqaalkan waan kasoodaha dhabtii😂😂😂😂😂😂😅

  • @ibrahimmaxamud9408
    @ibrahimmaxamud9408 Před 27 dny +2

    Supxanallah

  • @Afsanmedia1436
    @Afsanmedia1436 Před 27 dny +3

    Eyga Kaso Hadal Walal

  • @Zhangzhi123
    @Zhangzhi123 Před 27 dny +2

    Bro waan ku salaamey hadii macquul tahay waxay kaso hadashaa qomkii danyeerka Laga dhigey mise waa iska sheeko hawshaas adiga ayaan ku dhafey thx

    • @Axmedweli-oo9qm
      @Axmedweli-oo9qm Před 26 dny

      Quraan ka ayaaaba lagu shegay ee maxa sheko ka dhigay
      وجعل منهم القردة والخنازير sura al maa'ido
      قلنا لهم كونوا قردة sura al acraaf
      Hadi aaa ad udanaynayso shiikhii aad rabto tafsiirkiisa CZcams ka baar si gaar ah suuradda ama aayadda aad donayso
      Hadi kugu adkaato wa laga caawi karayaa❤❤

    • @Geelle3549
      @Geelle3549 Před 26 dny +1

      Quraankay ku taal been ma aha

    • @abdilahiyouseph2642
      @abdilahiyouseph2642 Před 25 dny

      Wax yar markey nolayen waa bakhtiyeen ma tafiirmin

  • @ameennikke
    @ameennikke Před 27 dny +3

    I’m first Waaberi Media 🎉

  • @Dhambaal-1
    @Dhambaal-1 Před 27 dny +1

    Ustaad wlhi waxayaabahaas aadka sheegtay oo dhan waxanku daawaday filimka laga matalay inkastoo la yara buun buuniyey sida inuu caqli yeelanaayo inta saynis yahan dna giisa ku daro daawooyin kadibna ugu dambeynta uu hadlaayo film name ku waa " Rise of the planet of the apes "

  • @DulmiDiid-tj6rz
    @DulmiDiid-tj6rz Před 27 dny +3

    Cajaa,ib

  • @KhadarIsmail-xz9fb
    @KhadarIsmail-xz9fb Před 27 dny +3

    Cabdiraxmanow kaso hadal qaabka losameyo baaburtaa

  • @HappykidsWithLarry
    @HappykidsWithLarry Před 26 dny

    Saaxiib cabdiraxmaan waxaan kamid ahay subscribers-kaaga ee kasoo hadal qisada guusha shirkadda Infosys

  • @MaxamedMaxamed-s2d
    @MaxamedMaxamed-s2d Před 27 dny +5

    Asxaabul kahfi waaye kuwaan halayaabin😂

  • @user-nz4hj5ri9i
    @user-nz4hj5ri9i Před 26 dny +1

    😊

  • @AyaanleYuusuph-th2es
    @AyaanleYuusuph-th2es Před 27 dny +1

    Saxb cabdi cumar sheekooyinkii sirdoonka inoo soodiyari gudoomiye

  • @user-vl2vj6ou5i
    @user-vl2vj6ou5i Před 25 dny

    😮😮

  • @user-ly3ke7pn3u
    @user-ly3ke7pn3u Před 26 dny

    😂😂😂 danyer intan la egaa😢

  • @MaxamedAbdirxman
    @MaxamedAbdirxman Před 27 dny +5

    Asc

  • @FARHANCAALIM
    @FARHANCAALIM Před 27 dny +2

    Muuqaalada magaca ay caan ku yihiin kusoo qor si qofka raadinaya dhakhsa u hela sida IMF iyo Chipanzee

  • @Abdirahmanbritish
    @Abdirahmanbritish Před 25 dny

    qofkii ubaahan mobile design fadlan nagu soo biir

  • @GarasCabdi
    @GarasCabdi Před 26 dny

    Ceaser meesha ku arka 😂😂

  • @ahmeddaahirofficial6234
    @ahmeddaahirofficial6234 Před 27 dny +2

    Guuleso sxb waa kula socdaa

  • @HussenMohamud-s6x
    @HussenMohamud-s6x Před 26 dny +2

    Anaga hada nahay daawada yaal saas maa no aragtaa 1:11 ar adigaa ar anakaa😂

    • @YuusufAli-qz6tx
      @YuusufAli-qz6tx Před 26 dny

      Wllhi wad iga qoslisay zhp wxs dhan mafirineyn markn qorarkaga arkay ayan arkay😂mahadsanid lph

  • @MounaOzman
    @MounaOzman Před 19 dny

    Wall cabdi wad igaqoslisay😅

  • @Cabdiraxman..Mudug.
    @Cabdiraxman..Mudug. Před 27 dny +2

    Daanyeeradaas iyo bani aadamku haday is dagaalaan yaa laga xoog badnaanayaa baad is leedahay waliba bani aadamku iyagoo aan adeegsanaynin xabadaha 😂❓

    • @Dowlo_-2k
      @Dowlo_-2k Před 27 dny +3

      Bini aadam sababto ah Bini aadamka aqli ayey leeyihiin Waxa ay yaqaanan, siyaasada, taatikada, waayo aragnimada, Khibrada, iwm

  • @MUUQAL251
    @MUUQAL251 Před 25 dny

    Sxp waxaan kuwaydiina kuwa muuqalo tiktok lagu arko ee sida bila aadanka ushaqaynaaya run miyaa mise waa been xitaa kuwo caruurta naagaha u haya arkee

  • @AxmedCisman-cs5my
    @AxmedCisman-cs5my Před 26 dny

    Dee fekerkii amerikanka ba nola timi 😅😅😅😅😅

  • @Aala4836smile
    @Aala4836smile Před 27 dny +2

    First 😊

  • @ismacil_10
    @ismacil_10 Před 26 dny

    Oranguthan bal isna inala wadaag

  • @munnaabdi8971
    @munnaabdi8971 Před 24 dny

    Alle quwadisa weyaan

  • @yuusufgashaanle
    @yuusufgashaanle Před 27 dny

    INDY DABAR GO,AAN WAXAA U SABAB AH HABARTAA DIIDEE IN ODAGU UURIYO SIDA HADA MAR MAR AY ISKU DURAN CIRBAD DHALMA JOJIN AH

  • @mohamedkhalif3938
    @mohamedkhalif3938 Před 22 dny

    War daanyarkani malaha qabiil somalida ka mida ah oo lumay, aad baan isugu dhaqan egnahay, xaga qabyaalada

  • @JaamacSheeko
    @JaamacSheeko Před 27 dny +1

    Daanyeerku waa dad ilaahay dooriyay ❤

    • @Cabdiraxman..Mudug.
      @Cabdiraxman..Mudug. Před 27 dny +3

      Dad ma aha ee waa xayawaan, fikradii gaalada baa biyo la'aan ku liqday ee iska hubi bahasha ❗

    • @promahamedaxmed1274
      @promahamedaxmed1274 Před 27 dny +1

      ​@@Cabdiraxman..Mudug. way jiraan qoom ilaahay swt u badalay daanyeero asxaab sabti baa la dhaha .

    • @JaamacSheeko
      @JaamacSheeko Před 27 dny +1

      I know 😏 but He was amazed at their intelligence

    • @Cabdiraxman..Mudug.
      @Cabdiraxman..Mudug. Před 27 dny

      @@promahamedaxmed1274 kuwaas waa maqlay lakiin maalmo yar bay dunida joogeen kadib ilahay baa qurunkoodii aduunka ka xaaqay

    • @Cabdiraxman..Mudug.
      @Cabdiraxman..Mudug. Před 27 dny

      @@promahamedaxmed1274 kuwaas waa maqlay lakiin mudo kooban bay aduunka joogeen kadib ilahay baa xaaqay

  • @Najax22Rooda-mp8ju
    @Najax22Rooda-mp8ju Před 25 dny

    Suaal jacayl magala

  • @user-tt1qh2qc4s
    @user-tt1qh2qc4s Před 27 dny +1

    That means somalida waa daanyeero

  • @AyaanleYuusuph-th2es
    @AyaanleYuusuph-th2es Před 27 dny

    Lajend waarbari

  • @Nahnah-un2cb
    @Nahnah-un2cb Před 26 dny

    Jiirka bal ka diyaari wax bin aadanka way isu dhow yihiin asigana

  • @Ahmed_alta
    @Ahmed_alta Před 27 dny +1

    Sidaas aad sheegtay haduu yahay oo ay dhab tahay, waa qoomkii alle dooriyey ee daanyeerada ka dhigay
    فقلنا لهم كونوا قردة خاسئين

    • @user-dq1xi4fl4m
      @user-dq1xi4fl4m Před 27 dny +2

      Kuwaas 3 malin kadib wey dhinteen oo ma soo noolaan wll

  • @mohamedciisemohamed7766

    Waa kuwii alle dhahay
    كونو قردة والخناسير

  • @NimcoAbdikaadir11
    @NimcoAbdikaadir11 Před 26 dny

    Marka tiri qabil qabiil isku dilaan Somalida xasustay qabyalada iska daya o midowa🙏dhalinyarada aya wax bedelo e wax bedelo 😞

    • @Kingofcity-we4gp
      @Kingofcity-we4gp Před 26 dny

      Intuu xazan munafaq hayo wadanka lajojinmayo qabiil

    • @cadullahiwitter
      @cadullahiwitter Před 25 dny

      Qabyalad waliged joogsan mayso naftada wax utar tani waxba lagama qaban kare

  • @Sam_Saylici
    @Sam_Saylici Před 26 dny

    Muqaalka waxad kaga hadlaysay daanyeerka Chimpanzees balse dhawr meelood waxad kuso dartay muqaalka daanyeerka kale ee Orangutans waxan filaya inay tahay cilad farsamo

  • @abdifatahmohamedaskar200

    Malaha daanyeeradina waa farac kamida kuwii aadamaha ahaa horaan ee eebe ubadalay daanyeerada sida ree banii israa,iil

  • @aliabdulkaadirmohamed
    @aliabdulkaadirmohamed Před 27 dny

    Wallee gudhu gudhu ciise bahal idin kala saari mayso

  • @Maxamedanwar-sl1ze
    @Maxamedanwar-sl1ze Před 27 dny +1

    𝑆𝑜𝑜𝑚𝑙𝑖 𝑚𝑖𝑦𝑢 𝑘𝑎 𝑏𝑎𝑟𝑡𝑎𝑦