Qabiilada Soomaaliyeed ee Degan Dalka Eritrea & Taariikhdooda

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • Barnaamijka Tabaalaha Aduunka:
    Waxaynu Maanta ku soo qaadan arrimo dhowr ah sida Qabiilada Soomaaliyeed ee degen Dalka Eritria iyo Asalkooda halkee ka soo jeedaan
    Waana kuwan qaybo kamida waxayna kala yihiin kuwan soo socda-
    1. Dabri-Mela (Dabrimela)
    2. Assa-Awurta (Asaworta)
    3 Gaaso Arabic قعسو. Gadafur(said to have Somali origins, from the Gadabursi clan).
    4. Dasamo.
    5. Torra (طروعه), Serrah Aria (سرح عرى) and Mussa Aria (موسى عرى)
    6. Faqat Harak
    7. Silaita,,,,,,,,,,,,,,
    Soosaaraha Barnaamijka Tabaalaha Aduunka
    Suxufi Faisal A Abroone
    Gud Machadka Baarista Taariikhda & Dhaqanka Caro Edeg.
    Talo iyo Tusaale Inoogu Soo Hagaaji Ayrotv@gmail.com

Komentáře • 59

  • @birmadfxvipgroup9162
    @birmadfxvipgroup9162 Před 5 lety +5

    Mahadsanid wll!

  • @basa4me897
    @basa4me897 Před 2 lety +2

    Wll aankugu daro sarme aare ama sarme waa laf ama jifo kamdi ah qabiilada dega baay iyo baakol waxey ku jiraan qabiilka boqol hore waxey kayihiin beesha qoomaal kasii yihiin idimoole kasiyiihn sarme
    Qabiilkaas boqol hore ee beesha qoomal waxey kamid yihiin qabailda digil iyo mirifle kuwa ugu caansan thnks

  • @hobanlesomalion8468
    @hobanlesomalion8468 Před 3 lety +3

    Great info walaalkeey. We're very lucky to have Ayro TV.

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir Před 2 měsíci

    Walahi waa Somali xalaal ah waa run xaqiiq ah ismaciil cudur Geele waa ninka jabuuti iyo Somali aafeeyay

  • @jeanpaule5399
    @jeanpaule5399 Před 2 lety +1

    Wa taarikhyahan somaliyed

  • @mahadomar5944
    @mahadomar5944 Před 2 lety +2

    Manshalhh wlal somali dhab ah

  • @jiblanyute4390
    @jiblanyute4390 Před 5 lety +2

    Halkaa Kawad chanalkuna way sii baahaysaa

  • @h.hasanyaarabiadnan5266
    @h.hasanyaarabiadnan5266 Před 3 lety +4

    Waa mahadsan tahey sida wanaagsan aad Noo la socodsiiso taariiqda somalida

  • @user-rk6mc6qh6x
    @user-rk6mc6qh6x Před rokem +1

    Sc saaxib saahoo wa sagaal tan lawaad soomaali waxaa dagan eriteriyan banana o dowladi maxamed siyaad bare madax ka ahaa oo awowayaashoodi ahaa askarti tal yaaniga geyay marka taariiqdas maxa ka haysaa

  • @abdulahisaid9839
    @abdulahisaid9839 Před rokem +1

    Horta nin waayo arag tahey oo wax badan og aniga waxa xiiso u qabey qoomiyadaha soo tirineysay sida bilen sahada iyo qaar kale badan oo ereteria dagan adoo wadaa aaa wax kale soo dhex galey siyaasad iyo arimo kale walal saas barnaamij looma diyaariyo fudeeyd baa ka muuqda cilmina waa kaa buuxa nin wax badan kala og tahey fadlan markale kaso hadal barnaamijka xiisaaha badan dad ka reer kush ee dagan eereteria wll plz mida kale kala saar qodobada ama mawduuca waa maxey waxa isku waddo kama hadlin adan hadlin qabiiladoodaa iyo reero kale badan aadan sheegin nin daheb thy wax badan og lakin waxa u baahan thy in aad barato qaabka loo kala hormariyo mawduuca ka hadleyso wlhi anoo igu socdo baa wax kale so dhex galisay waaba yaabey

    • @mohbulshaawi597
      @mohbulshaawi597 Před rokem

      Hhhhhh isku mid baynu nahay walahi abroone waxa ku duugan cilmi badan oo aynu baahi u qabno dhulbadana uu maray se waxad moda in barnaamijyada si habqan ah uu usoo galiyay insha allah buug buu ka qori doonaa

  • @ilmisaleibaan2533
    @ilmisaleibaan2533 Před 2 lety +3

    Masha allah aad ba ugu taxa nahay every day Wan idin suuga

    • @abdulkadirabdullahi8968
      @abdulkadirabdullahi8968 Před 2 lety

      ArowTV, waa loo baahanyahay in la soo saaro waxyaabo badan oo ka aasan Soomaalida. Alle ha kasaaro isgarab orodka abaddan ah. Mahadsanid

    • @Liiloowe
      @Liiloowe Před 2 lety

      1000 askari oo jabouti ah ayaa lageeye somaaliya. Askartaas dowladda jabouti ayey mucaarad ku ahaayeen waa loo qaaday somaaliya. Waa leyska fogeeyey. Waan ognahay askartaas xitaa kuwo kale luguma bedelo.

  • @adamsaalasheikh6236
    @adamsaalasheikh6236 Před 4 měsíci

    Reer badlaay ayaa jira oo la dhashay fiqi cumar ay ku abtirsato sheekhaal oo dhan badlaay wuxuu ahaa suldan ayfat

  • @sittiahmadxakim4737
    @sittiahmadxakim4737 Před 2 lety +2

    Somali and saho langauge meny words is the same

  • @ijoadan2061
    @ijoadan2061 Před 5 lety +4

    Mareexaan magaadle iyo gadabiirsi waa waa qabaaliladii dagaalka aad ugalay xiligii Axmed guray
    Waana KU jabeen oo in dhimatay iyo in firxatay ayay noqdeen

    • @AyroTV
      @AyroTV  Před 5 lety

      Mr Ijo Mahadsanid

    • @AyroTV
      @AyroTV  Před 5 lety

      Dadka aan iminka ka hadlayo xataa waxaa ku jira Musa Care oo H/H Garxajis ah

    • @husseencagta6034
      @husseencagta6034 Před 4 lety +1

      Somaalidu wa isbaheysi
      300 sanaba reer aya ka soguura
      Tolkisi hore dagaalo iyo abaaro
      Lana midooba tolki u uyimid
      Iyadoo ay u fududeyneso afka somaliga ay kuwada hadlaan.

    • @sumayamohamed5066
      @sumayamohamed5066 Před 3 lety

      @UK2021 taariikhdaas xagee kasoo xigaty

    • @yusufbuulo8725
      @yusufbuulo8725 Před 2 lety +1

      Imam axmad gurey waxo aha nin siixawle karanle waxa garabtagnay adaradisi kariye karanle gidir karanle darod wagas majirin wayo dobiiro dir lama dhalin

  • @ijoadan2061
    @ijoadan2061 Před 5 lety +2

    Dabar waa xadhiga awrta lagu dabro

  • @ijoadan2061
    @ijoadan2061 Před 5 lety +2

    Xaraq waa biyaha qadhaadh sida xaraqda caynaba ama ceelka yayle

    • @sharifduale3923
      @sharifduale3923 Před 3 lety

      Macnaheedu waa?

    • @sakiabdul
      @sakiabdul Před 6 dny

      ​@@sharifduale3923macneheedu waabiyaha aanmacaanayn ee qadhaadh milixdu kubadantahay

  • @birmadfxvipgroup9162
    @birmadfxvipgroup9162 Před 5 lety

    Sxb "Bilan" soow qeyb kamida isirka Agew maahan?

    • @faisalabroone9667
      @faisalabroone9667 Před 5 lety +1

      Wcs Caro Edeg Ina Abti Haa Bilan ama Bogo Bogos waxay ka tirsanyihiin Qoomiyada Agow ama Aga qaybteeda Waqooyi ( Waaq -Ooyay ) Balse waxay leeyihiin Luuqad guuna deegaankooda waxaa uu u dhaxeeyaa Magaalada Karin ilaa Asmara, Xasuusnoow KARIN Waa magac Soomaali magaalada Karin waxaa kale ooy ku taalaa Gobolka Sanaag Dhanka Gubanka

    • @birmadfxvipgroup9162
      @birmadfxvipgroup9162 Před 5 lety +3

      @@faisalabroone9667 haa, ustaad qement, beta iyo Beelo kale ba oo aqowga ah, ayaan arkay, balse saas sheegtay nimaankaan wax badan aya inaga dhaxeeya!
      Mahadsanid!

  • @ijoadan2061
    @ijoadan2061 Před 5 lety +3

    Jacli waa toljecle ama Habajelo

  • @farxaan8311
    @farxaan8311 Před 2 lety

    Abroone

  • @farxaan8311
    @farxaan8311 Před 2 lety

    Taariikhda

  • @ijoadan2061
    @ijoadan2061 Před 5 lety +2

    Shuun waa magac gabdhaha loo bixiyo balse reer koonfur ayaa aad ula yaaba

    • @AyroTV
      @AyroTV  Před 5 lety

      Waagii Waaq Caabudka la ahaa Ragana waa loo bixin jiray Shuun, kolkii dambe Xabashidaa qaadatay magacaa oo waa loo daayay

    • @mohamedmuse08
      @mohamedmuse08 Před 3 lety

      Ilaa mar dhaw baa xitaa ragga loo bixin jiray aniga macalinkayga baa la odhan jiray gobolka Awdal, Somaliland

  • @ijoadan2061
    @ijoadan2061 Před 5 lety

    Gurgurshaa xamilkiisa wuu qaadaa xadhig qalooca ma qaado

  • @somalilandermidnimo3980
    @somalilandermidnimo3980 Před 3 lety +2

    Qabiil baaa ka hadlinayaa markaaa Qabiilna waad liidaysaaa horta adi isa soo sax markaa dadka.wax sax ah u gudbi #Viva ciise and Isaaq Awladul #Binu_ahmed

    • @wiishyare5491
      @wiishyare5491 Před 2 lety

      Awladu binu ahmed african yar batahy xage ku aragty binu Ahmed axmaqyaho

    • @hereaftergolory9114
      @hereaftergolory9114 Před rokem +1

      qabaaishii gaalada la dagaalami jirey ayaa laga warramaya la sheegi maayo kuwii garbaha ku qaadi jirey gaalada from berbera to shiikh ee aqbalay addoonsiga

  • @husseencagta6034
    @husseencagta6034 Před 4 lety

    Maxay ku dhacday Qabiil walba oo
    Somali ah waxa ku jira cabdale

    • @hadafbeegsade
      @hadafbeegsade Před 2 lety

      Islamka ka hor aynu isticmaalijirnay , Bide waaq oo udhigma cabdala.
      Erayga Cabdi wuxuu asalkiisa Somali, wuxuu kayimi cabde, Abde, Bide.
      Erayada isbadal ayaa ku dhaca. Markuu islamku yimi ayaynu ubadalnay Cabdale.

  • @cabdiwaasacmaxamed4392

    FAYSAL SXB, AXMED GURAY, WUXUU U DHASHAY, QABIIL, LA,YIDHAAHDO,,,,HIRJAANA...OO DAGAN SHAWA.

    • @jacfarcali9691
      @jacfarcali9691 Před 3 lety

      Axmad gurey wa darood kasi ah marexan ninki xukunka ka dhaxlayna wa ina adeerki amiir nuur awoowgodna boqor maxmad dauud(jamaalu diin) iyo abaadir muse oo aha ninki bilaabay harar.

    • @husseencagta7448
      @husseencagta7448 Před 2 lety

      @@jacfarcali9691
      daaroodku waxay ahaayeen dad adoon ahaan looga keenay zinzibar.

    • @husseencagta7448
      @husseencagta7448 Před 2 lety +1

      @@jacfarcali9691 mareexan wa qabiol la sameeyey 1780
      markoodi horans waxay la so go,een
      booran mooyaale
      somaali wa ay noqdeen 1780

    • @macaashyare
      @macaashyare Před 2 lety +1

      @@husseencagta7448 walaal waa runtaa, Mareexaan iyo Dagoodiyo waa qabiilo ka soo go'ay kushtiga oo la Soomaaliyeey

    • @khawlaabdi5773
      @khawlaabdi5773 Před rokem

      @@macaashyare wlle marexan wa curadka daarod marka hadi adan adigu nasbad lahyn futadada meelkasta wad la aadi kartaa

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 Před 2 lety

    farmaajo ays basaas u ahaa eretrea