ASALAKA SOOMAALIDA QEYBTII 3-AAD

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 20. 11. 2020
  • Asalka Soomaalida qeybtisii 3aad waa barnaamij xiiso leh oo meelo badan taabanaya, asal ahaan soomaalida, sidoo kale xiriirkii Soomaalida iyo dadyowgii ku soo haajiray.
    Martida Barnaamijka Prof Qaasim Xirsi Farax
    Ref: Ar-Raxiiq Al- Makktuum Qeexida Magaca Carab,
    Ref: Buuga Maqaamkeenii Muqadaska ahaa Qore: Dr Qasim Xirsi Farax
    Presented ayrotv
    ayrotv@gmail.com
    AyroTv production iyo Carro Edeg Institute.
  • Zábava

Komentáře • 92

  • @ahmedsheik2307
    @ahmedsheik2307 Před 3 lety +7

    Mudane faysal abroone wadani gesiga umada somaliye iyo agooyahan wana cilmi ruug allaha hakuxafido

  • @farabenben2125
    @farabenben2125 Před 3 lety +9

    Ileen ismanu ogeynay, mise boqortoyo ahaan jirney. In sha Allah waynu guuleysaan doona

  • @linaspiro263
    @linaspiro263 Před 3 lety +10

    Salam brothers! Sorry I can’t write Somali but I am currently researching the history of Somalia but I agree with what this professor had to say and I believe we are the real tribes of Israel together with Ethiopia and Eritrea. We are precisely the people these so called ‘’holy books’’ are cursing all the time that’s why we can’t find peace in our country. I pray we can finally redeem ourselves and God can forgive us for our forefathers mistakes Ameen

    • @box5319
      @box5319 Před 3 lety +4

      I have thinking of the same ever since. Now I'm glad to realize I'm not the only one with such peculiar reasoning

    • @linaspiro263
      @linaspiro263 Před 3 lety +1

      @@box5319 I pray for the awakening of the masses soon Ameen. PS: where are you based sister/brother? It would be nice to connect with likeminded people...

    • @WashDC
      @WashDC Před 2 lety

      Lina sister you are in a wrong platform how you agree with the professor while you don’t even undestand somali ,we are not interested Hebrew Israel’ s idiology or such . We muslim , we believe the books of all the prophets Moses , jesus , David , Solomon and the last the Quran , somalis are far older than the children of Israel and Arabs I guess that is enough for you if need more informations check Somali dna E1b1b

    • @aslamaslam5520
      @aslamaslam5520 Před 10 měsíci +2

      I think you are Ethiopian not Somali, keep your nonsense for yourself we are not israel nothing to do with that I know a lot agents who works for goverment calming they are ph holders

    • @hydragons
      @hydragons Před 9 měsíci +1

      ​@@linaspiro263 No We are older. Don't limit us to just known groups.
      By your logic, many countries across the world will also be from the Israeli tribes?
      Are the tribes of Israel the 12 children of Adam himself?
      No, we are simply in a civil war that started in the 90s Then due to 9/11 we were one of the 7 countries the US interfered with, the others being Syria, Lebanon, Libya, Iran, Iraq and Sudan.
      Too much foreign interference and people are making money from this chaos. So these individuals want the chaos to keep going, and they got the money. You need the Somalis with more influence and economic power to step up and redirect the country to make money from peace and before you know it everyone will be fighting to keep the peace.
      Humans love money and wealth and follow it to death, sadly. As said in the Quran (100:8):
      وَإِنَّهُۥ لِحُبِّ ٱلْخَيْرِ لَشَدِيدٌ ٨
      and they are truly extreme in their love of ˹worldly˺ gains
      (Surah Al-'Adiyat Ayah 8)
      I will conclude by saying Our forefathers are blessed for they have chosen Islam as our religion.
      And we have many Hafiz al-Quran who represent many countries across Europe.
      How could such people be cursed? We are truly blessed, but we are going through a turbulent time and we are divided and it is being used against us. *But I put 99% of the blame on the Somalis.* No one is going to save you or Somalis but ourselves.
      Indeed, Allah would never change a people’s state ˹of favour˺ until they change their own state ˹of faith˺
      (part of Surah Ar-Ra'd ayah 11)
      May Allah Guide us and all the Somalis to the straight path and to peace and prosperity.

  • @hejdsnsvwjan5972
    @hejdsnsvwjan5972 Před 3 lety +7

    Walaal afsoomaaliga baan ka helaa.
    Waa afsoomaaligii hore noo soo badi

  • @husseinhassan772
    @husseinhassan772 Před 3 lety +5

    wadaadku diinta masiixiga aad buu uyaqaanaa ,highly educated somalian figure good luck qasim

    • @abishuceyb7067
      @abishuceyb7067 Před 9 dny

      Balse wuxuu sheegay in NEBI CIISE CS la oofsaday....lama oofsan ee wuu nool yahay wuu a soo laaban doonaa RABI SWT BAA QURAANKA KU SHEEGAY.

  • @hejdsnsvwjan5972
    @hejdsnsvwjan5972 Před 3 lety +5

    Guul Soomaaliya.

  • @farabenben2125
    @farabenben2125 Před 3 lety +6

    Ilahey khair haku siyo adiga iyo prof kassim. Wax badan ayaan ka fahideystay. Mahadsanid Mr Faisal abroone

    • @AyroTV
      @AyroTV  Před 3 lety +4

      adigaa mudan, runtii waxyaabo badan oo ummada Soomaaliyeed laga qariyay ayaa jira sida xaga Taariikhda, Siyaasadaha guracan ee Bulshadeena lagula dhaqmo iyo Xaasadnimo iyo xin joogta ah oo lagu hayo Soomaalida

    • @farabenben2125
      @farabenben2125 Před 3 lety +1

      @@AyroTV imika waan ogaday meshu dagaalka na ku socda ka socdo iyo sababtisa. Un grand merci depuis Djibouti

    • @Safa19802
      @Safa19802 Před 3 lety

      Markii diinta laga hadlaayo si xikmadeesan ha looga hadlo nibiyada si xikmadeesan halooga hadlo . Cilmaaniyada ka fogaada fadlan

  • @MASKAXKOBCISBRAINDEVELOPMENT8

    Masha Allah good job, Haajir waan maqalay in ay Somali aheed

  • @yasminmuse1787
    @yasminmuse1787 Před rokem +1

    Masha Allah waa mahad’santahay walaalo. We need people like you.

  • @CalmadoowCismaan
    @CalmadoowCismaan Před 10 měsíci +1

    Salalahu calalayhi wasalalam salalahu calalayhi wasalalam salalahu calalayhi wasalalam salalahu calalayhi wasalalam salalahu calalayhi wasalalam salalahu calalayhi wasalalam

  • @saidadahir5615
    @saidadahir5615 Před 3 lety +3

    alle hakaa ajar siiyo

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Před rokem +4

    Waxaad rabtaan sheega annagu carab manihin waxna nooma gelin

    • @abishuceyb7067
      @abishuceyb7067 Před 9 dny

      Sure,carab iyo anaga isku DNA MA nihi you're right.

  • @hussenmohamedwarsame8444
    @hussenmohamedwarsame8444 Před 3 lety +2

    Mahadsanid sxb yaal

  • @abdullahiabshir9607
    @abdullahiabshir9607 Před 3 lety +2

    Mahadsanidiin
    Wax badan baanu idinka faa'idnay

  • @user-xc6rs2jr6t
    @user-xc6rs2jr6t Před měsícem

    Waa. Nin ku nol hada ethiop wad salaaman tihin Ayro tv Arliyaa waxaad wacyi galisaan fartii gadabiisi iyo tarikhda ay kuleedahay saylac waa inaan nolayno ee ogaada

  • @abdisamadsaid1448
    @abdisamadsaid1448 Před 3 lety +2

    Jordan (urdun),sacuudiga, ciraaq, masar (Egypt), suuriya iyo yaman

  • @saywalaahi4867
    @saywalaahi4867 Před 3 lety +8

    Wax wanaagsan bad umada somaliyeed u haysaa

  • @CalmadoowCismaan
    @CalmadoowCismaan Před 5 měsíci

    Soomaaliyaa marakaamaajiriin sheega maagiicii looyiiqiin soomaliya

  • @macaashyare
    @macaashyare Před rokem +1

    Ninkaan run badanaa ; Qaasim kkkkk

  • @somaliweynmidnimo5342
    @somaliweynmidnimo5342 Před 3 lety +4

    kuna caayimaayo carab waa dad wax dhaga dhaxeeyo hada

  • @cabdulraxmaancalixirsi8858

    Asc Suxufi Abroone iyo prof Qaasim waxaad noo ifiseen arin aad muhiim ah soo ku saabsan Taariikhda qiimaha wayn ee Soomaalida waxaan Ilaahay ka baryayaa inuu masalkiina oo kale inuu Soomaali ku badiyo.

  • @abishuceyb7067
    @abishuceyb7067 Před 3 lety +7

    Carab iyo ANAGA isku DNA ma NIHI.

    • @abishuceyb7067
      @abishuceyb7067 Před 9 dny

      Waa dhab isu DNA MA nihi.
      2.NEBI CIISE CS LAMA OOFSANIN EE WUU NOOL YAHAY WUUNA SOO LAABAN DOONAA SIDA UU ALLAH SWT QURAANKA INOOGU SHEEGAY.

  • @qalbisaafiya7613
    @qalbisaafiya7613 Před 3 lety +2

    Buugaan muqaamkeenii muqadaska ahaa looqada English ah mala helaa hadaan la helin midka soomaaliga ah xagee ka helaa

  • @CalmadoowCismaan
    @CalmadoowCismaan Před 10 měsíci

    Caraba saamaali yaa qaadaal

  • @user-ob9bi1zs9s
    @user-ob9bi1zs9s Před 7 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedosman3087
    @mohamedosman3087 Před rokem +2

    Somali arab shaqo kuma lahan. Ogow wax kasta oo aad sheegtaan.

  • @abdisamadsaid1448
    @abdisamadsaid1448 Před 3 lety +2

    Ayaa lagu bilaabay

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 Před 2 lety +3

    Carab waa cadawga africa
    aad ayey u necebyihin dadka africa ku dhaqan.

    • @aslamaslam5520
      @aslamaslam5520 Před 10 měsíci

      been bad sheegty somalida iya isku cadow

  • @user-fo8ee7ms2f
    @user-fo8ee7ms2f Před měsícem

    Cajaa'ib war niyahow Haajara waa Gabar Qibdhiyad ah oo Boqorkii Masar ayaa soo siiyay Xaaskiisa Saara iyadaana u guurisay

  • @dribrahimsheekh86
    @dribrahimsheekh86 Před 3 měsíci

    كلمة عرب معناها تعني أرض قالحة لانبات لها

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi4116 Před rokem

    Dheeriyaa dhuxusha ka madoobiyaa ayaanu nahay dheerarku waa I oo asal.

  • @ibrahimmohamed3073
    @ibrahimmohamed3073 Před 3 lety +2

    Anthropology

  • @hindai1680
    @hindai1680 Před 11 měsíci +1

    Asc.Sheekada nebi Ibrahim aad leedahay Hajira ayuu ku guursadey makka miyaaney khalad ahayn? Ibrahim wuxuu ka tegey ciraaq oo uu tegey masar halkaa oo lagu siiyey Hajar. Markii Ilaahay amray in iyada iyo wiilkeedii Ismaaciil ay tagaan makka oo cidla ah ayay dad carabigu ku hadlaa lasoo degeen

    • @yaabarag4366
      @yaabarag4366 Před 11 měsíci +1

      Masaaridi horaba waa inaga oo an katalin jirnay dhulkaas

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Před rokem

    Ereyga carab af soomaaliga meelna kama soogalo.

  • @somaliweynmidnimo5342
    @somaliweynmidnimo5342 Před 3 lety +2

    carab waa dameer waxaa eey cabudi jireen waxaa jiray qoom loo yaqiin caad waana dhawaaqa dameerka caa xaa ximaar carab

    • @buraale134
      @buraale134 Před 2 lety +1

      Kkkkkkk

    • @user-pz1bf6xf7p
      @user-pz1bf6xf7p Před 2 lety +2

      انت قليل ادب والصومالي الأصيل لايسب الناس سواء كانوا عرب او كانوا افارقه وانت تخسى تكون صومالي من قبايل اصيله ومحترمه او تكون حتى صومالي لأنك لوكنت صومالي لما سبيت العرب ونبينا محمد عليه الصلاة والسلام عربي.

    • @yaabarag4366
      @yaabarag4366 Před 11 měsíci

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @yaabarag4366
      @yaabarag4366 Před 11 měsíci

      Manoshahay lejanow

  • @ygo253
    @ygo253 Před 11 měsíci

    Taariikhda iyadaa is qorta.

  • @Mohamed_Abdi-YTA
    @Mohamed_Abdi-YTA Před 3 lety +5

    Hadu DNA somliyed u yahy E1b1B marka waxy ka dhigantahy iney carbi anaga inga tafirantay Yuhudana Ay walo yihin wayo Yuhuda DNA godu wa E1b1A ???!!!

  • @Safa19802
    @Safa19802 Před 3 lety +1

    Markii diinta laga hadlaayo si xikmadeesan ha looga hadlo nibiyada si xikmadeesan halooga hadlo . Cilmaaniyada ka fogaada fadlan

  • @maxamedxadhigle3975
    @maxamedxadhigle3975 Před 9 měsíci

    waxaaga runta ka weeco caan aad noqotide

  • @abdisamadsaid1448
    @abdisamadsaid1448 Před 3 lety +1

    Jamacadaha carabta waxaa 1945

  • @xamralive
    @xamralive Před 3 lety +3

    ninkaan barfasoorka ah mareexaan kii uu ka dhashay baabuu daarood ka saarayaa inkastoo beesha gedo buursi ay dadka qaar ku sheegaan mareexaan marka 2bada beelood tii mareexaana iyo tan gedo buursiga ah ma naqaan hhhhhhhhhhhhhhh

    • @AyroTV
      @AyroTV  Před 3 lety

      Ina Abti Xamara waa isla halkii un kkkkkk
      Mahadsanid

    • @Safa19802
      @Safa19802 Před 3 lety

      @@AyroTV Markii diinta laga hadlaayo si xikmadeesan ha looga hadlo nibiyada si xikmadeesan halooga hadlo . Cilmaaniyada ka fogaada fadlan

  • @abdullahiosman8062
    @abdullahiosman8062 Před 2 lety

    Somali waa washan

  • @imaamblacklion
    @imaamblacklion Před měsícem

    Waxaan maqli jiray dadki seey usiiyaryaraanaan ayeey 100 raga 1 xal kurujin doonaan

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Před rokem +1

    Ereyga carab waa (cawaan) ama (pagan)

  • @ibrahimosman5219
    @ibrahimosman5219 Před 8 měsíci

    Nabi aadam CS kawara ma soomaali buu ahaa?

    • @Khadriin720
      @Khadriin720 Před 6 měsíci +1

      Nabi Adam iyo somalia maxa isku dhow aadam waa baniadamki
      Ugu horeeyey ee alle abuuray

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 Před 3 lety +3

    War DNA daliil ka dhigta

    • @Daljirka-Dahsoon
      @Daljirka-Dahsoon Před 8 měsíci

      DNA wuxuu yiri 87% Somalida hal asal weeye E1B1B. Reerka boroqortooyada Morocco oo sheegta in hashimite yihiin waa E1b1b. Morocco (barbars) 60% Somali 87%. Carabta waa J group. Marks Yaa carab ah yaa cajab ah?

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 Před rokem

    Erayga carab
    wa.madow

  • @imaamblacklion
    @imaamblacklion Před měsícem

    Cs

  • @arawelo4324
    @arawelo4324 Před 3 lety

    raali ahow professor laakin wax la odhan jiray somalia may jirin talyaaniga ka hor markaa sax hadalkaaga oo dheh somali amd gayiga somaliyeed somalia waa konfur oo kaliya

    • @fartuungafaajeh8737
      @fartuungafaajeh8737 Před rokem +1

      Way jirtay talyanina waa gumayste teedakale soomaliya waa 5ta soomali mawaxaad aminsantahy xuduudka ingiriisja oogumayste ahaa islayaab gabareey

    • @arawelo4324
      @arawelo4324 Před rokem

      @@fartuungafaajeh8737 horta aan ku siiyo war xuduudaha africa iyo asia waxa u kala socay gumayste. ta 5ta somaliyeed na wa sidii lo kala socay .magac somalia wa inta talyaanigu gumaysan jiray .wana somali lia . af talyani ku ah dhulkii somalida. sida somaliland

    • @saciidsuleiman1355
      @saciidsuleiman1355 Před rokem +1

      Bro somaliya dhulkaa la dhahaa somali dadkaa ladhahaa marka adiga waxba ha isku mashquulin
      Wax ay gumeyste inagu mashquulinayan

  • @abdullahabaw5725
    @abdullahabaw5725 Před 3 lety +5

    Jamacada carabta waxa la aasaasey 1945
    Somaliya waxay ku biirtey jamacada carabta 1974

  • @ibraahimmuusa9459
    @ibraahimmuusa9459 Před 2 lety

    b

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 Před 3 lety +2

    Proph Qaasim maryan iyo wiilkeeda waxay galeen masar weliba siciid masar oo kaniisadihii weli yaalaan ta kale suez canal wakhtugaas ma jirin suez canal waxuu isku xiraa bada cas iyo Mediterranean sea

  • @ismaelyusuf2021
    @ismaelyusuf2021 Před 2 lety

    Waar arintan haku wareeriya wejiyo badan ayay leedahey asal ahaanta soomalidu waxaa isweydiinle Magaca soomaali goorta uu baxay marka lahelo waqtiga magaasu baxay ayaa lahelayaa cidii lahayd iyo Halkey deganaayeen

  • @hadafbeegsade
    @hadafbeegsade Před 2 lety

    Hajara nabi ibrahim maka kuma guursan ee boqor masriya ayaa siiyay.
    Kadibna maka ayuu u haaajaray.

  • @maxamedxadhigle3975
    @maxamedxadhigle3975 Před 9 měsíci

    alla ku qabay muxuu been sheegay dhulka saxaabada tagtay waa eritarya somali qeligwwd reer magaal ma noqon reer baadiye wuxuu ahaa das qaàqaawin boqol sano ka hor

  • @issak3651
    @issak3651 Před rokem

    Kkkkkkk kkkkkk

  • @marouaneflitti4760
    @marouaneflitti4760 Před rokem

    אלף, לא אנטילופה מחמד, לא אובססיה, אנטילופה מחמד, לא ג'ודי?! 1 @

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 Před 3 lety

    War jaamacada carabta waxaa la aasaasay 1948 soomaaliyana waxay gashay 1974 niyahow gudcur baad lugaynaysaa xagga taariikhda

  • @aslamaslam5520
    @aslamaslam5520 Před 10 měsíci

    Somali people be careful about anyone who is talking on CZcams and calming being a doctor or professor, our enemy is Ethiopia and bantus and anyone who wants to bring Christianity in Somalia

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz Před měsícem

    Asalka somalida. Yaa ku buuqi kara. Dadd ka. Alle. Ayaa abuura. Ee maxaad. Nooshiigi kartaa. Adeer. Diin tee haysataa. Inta aadan wax noosheegin. Kkkkkkk. Daddku. Waa. Uun alle. Jaahilnimo. Iyo sheeko raqiisa cid noola imaan kartaa ma jirto

  • @amalianasrani894
    @amalianasrani894 Před 3 lety

    Maxay been isku keeneen
    Oo dadka kitaabadoo iyo taariikh dooda xadeen islaamku waa bililiqo scouts qarnigaan ayey kitaabkii bible biliqo ku wadaan
    War beenta umada ka daaya

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 Před 3 lety +1

    Al acraab waa carabtii jasiirada carabta najd iyo xijaas oo ahaa badaw guuraa ah