Barnaamijkii Saadaasha Xidigiska ee Sannadka 2023 Oo Xogo Badan Xambaarsan

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

Komentáře • 99

  • @somalia6633
    @somalia6633 Před rokem +7

    Waan sugaynay barnaamijkan. Waan salaamayaa ged yaqaanada. Dadka aan wax fahamsanyn ee diinta qalad fahmayna ha u joojina

  • @AminaAli-kt3db
    @AminaAli-kt3db Před rokem +5

    Mashaalah dhaqankeenii raga soo celiyey aad bay u mahad sanyihiin waana loo bahan yahay

  • @user-hk2qe7vk6m
    @user-hk2qe7vk6m Před 7 měsíci +1

    Caawa waxaan dib u eegay saadaashii aad samayseen 😢
    Dhulgariirkaas wuxuu ku dhacay turkiya
    aydu waxay waxay weerareen ceerigaabo

  • @dr.basheahmed7069
    @dr.basheahmed7069 Před rokem +2

    Xaaji idiris ayaa isna sheegay inuu soo socdo sanad khatara
    2023 Allah ayaa waxwalba og ee khyr haynoga dhigo insha Allaah

    • @Aqoonguud489
      @Aqoonguud489 Před rokem +3

      Xaaji idiris halkeen ka helaa warkiisa

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 Před rokem +4

    SANADIHII XORRIYADA !
    MADAX-DHAQAMEEDKA OO AWOOD YEESHA !
    FIRCOONADA LAGA HOOS BAXO !
    WAA MUUQATAA

  • @gudbifariinta3958
    @gudbifariinta3958 Před rokem +4

    When the Mongols surrounded Baghdad in 1258 the Abbasid Caliphate were discussing astrology just imagine the striking similarity with Somaliland today. The Mongols sealed the city no one out no one in. Despite the one million inhabitants and their leaders trapped discussing and engaging with astrology continued until they all perished.

    • @user-pf4ds1ek7o
      @user-pf4ds1ek7o Před 10 měsíci

      8 months later I’m seeing plenty of rain in the mother country and a lot of other false things he mentioned

    • @user-nm3fl6ps4v
      @user-nm3fl6ps4v Před 6 měsíci

      ​@@user-pf4ds1ek7oyou didnt understand it they are not creating information but actualy they are presenting the past information which is similar to this year so it is not what you think.

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 Před rokem +3

    Allah ayaa Barwaaqo inooga dhigi inshaallah

  • @hoppy123a
    @hoppy123a Před rokem +4

    والله اعلم وانتم لا تعلموان،
    ألم تعلم ان الله على كلى شيء قذير؟

  • @awshan571
    @awshan571 Před rokem +1

    ❤barnaamijkan aad iyo aad baan u sugayay ❤

  • @DrAbdi-ip6ft
    @DrAbdi-ip6ft Před 11 měsíci

    mahadsanid

  • @Inasaid56336
    @Inasaid56336 Před rokem

    Mahadsanid ell

  • @AminaAli-kt3db
    @AminaAli-kt3db Před rokem +1

    Ilahay haynaga duwo sharka socda coladana haynaga qabojiyo beednilah

  • @queeneelsheakh5304
    @queeneelsheakh5304 Před rokem +1

    ASC Dhamaantiin, suaal? Halkeenu ka helikarnaa calender ka ay sameeyeen?

  • @m.hassenamin701
    @m.hassenamin701 Před rokem +1

    🎉Waxaan idinku biirin lahaa in Aydaan sanadka cusub oo kaliya Aydaan Soo Fadhiisane, Aydin mar-mar Nala Wadaagtaan Sanadihii Tagay Saameyntooda Muuqata,

  • @AhmedAli-fo3og
    @AhmedAli-fo3og Před rokem

    Masha'alah waad mahadsan tihiin

  • @mosylonmedia7746
    @mosylonmedia7746 Před rokem +2

    Ilaahay baa qaybka og lkn cilmigan waa cilmi soo jireen ah oo meerayasha iyo dhacdooyinkii hore lagu qiyaaso

  • @Raage_Abdi
    @Raage_Abdi Před rokem

    Subxaanallah
    shalay hadii ay ku ahayd murugo maanta waxa laga yabaa in aad hesho wax ku farxad gali kara,
    Marka halaga daayo waxa la filan jiray sidaas ama sidaas ayay dhaman ku salaysantahay
    xataa hadii aad tahay qof la socda wacyiga jira waa wax uu qofkastaa fahmi karo
    macno badan samayn mayso in la soo xifdiyo magacyada meerayasha iyo xidiga
    maalinkasta xili kasta iyo wakhti kasta waa mid alle uun uu ogyahay
    Inta badan waxa u muuqata in dadku aanay ahayd sidii ay waayo ahaayeen.

    • @user-nm3fl6ps4v
      @user-nm3fl6ps4v Před 6 měsíci

      Dib u fahan quraanka dayaxa waxa laguu sheegay inuu manaasil leeyahsy sidoo kale cadceedda si aan cadadka sanadaha iyo xisaabaha cimilada ugu garanno .

  • @muzuuu123
    @muzuuu123 Před rokem +3

    Subxanallah Alle ayaa og waxa dhacayaa iyo waxkasta umada ha haleeyni na eey Allah ka xishooda😊mar walba waxeey leeyihiin Illahey ba og lkn hadan xaq iyo baadil beey isgu qasayaan waar Illahey ka xishooda😢

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Před rokem +2

      muna Amal
      waa saadaasha hawada, waana xidigiska skolka waa lagu dhigtaa

    • @mohamedomer7262
      @mohamedomer7262 Před rokem

      Saadaal weeyi ama prediction, ha khalad fahmin wll cilmigu waa badde.

  • @ahmedyesto3458
    @ahmedyesto3458 Před rokem +2

    Subxanallah subxanallah subxanallah Allah hu Akbar Allah ayaa og qaybka bini Aadan waxba kama ogaankaro

  • @somalia6633
    @somalia6633 Před 8 měsíci

    Saadashii sanadka 2024 waa la sugayaa iyo oday ka sheekee

  • @Mo.Ali.2010
    @Mo.Ali.2010 Před 6 měsíci

    Kooxda xidigisku fadlan noo diyaariya barnaamijyo cilmiga xidgiska dadka kubaraysaan.

  • @mohamedsaedmohamed
    @mohamedsaedmohamed Před 9 měsíci

    Waxaan Daawanayaa 2023.11.17
    Dhamaan Waxaa Ay Sheegeena Siday U Saadaaliyeen Buu Alle U Qadaray
    Qadarta Rabina Siduu Ugu Tala Galey U Dhacday
    " ilaahow naga qabooji " 😊

  • @user-qe9pd9zk8v
    @user-qe9pd9zk8v Před 3 měsíci

    SubxanAllah sixir iyo gaalnimo iyo faal miyaa umada loo baahinayaa

  • @yusufmaxamed8472
    @yusufmaxamed8472 Před rokem

    Khurafaat!!!

  • @abdulahimuumin6961
    @abdulahimuumin6961 Před rokem

    Ilaahey hakusoohanuuiyo

    • @user-nm3fl6ps4v
      @user-nm3fl6ps4v Před 6 měsíci

      Ilaahay isagaa haleeya hanuuniyana qofkuu doono ducadaadu ma badasho taasi kaligii muslinow xataa adiga oo rumeysan iyo ka aan rumeysnayn Alle waa u siman yihiin kamana xigtid.

  • @caashajaamac5707
    @caashajaamac5707 Před rokem

    Ilaahay uun baa og waxa maqan goorta uu dhacayo

  • @sacadmuuse5822
    @sacadmuuse5822 Před rokem

    Sheekhow caamada ha lumin allaa oga waxa dhacaya ee shirki ĥa ku dĥcin subaxaanlaa

    • @user-nm3fl6ps4v
      @user-nm3fl6ps4v Před 6 měsíci

      Adiga laftirkaaga ayaa caama ah waayo waxan ilaahay samayn maba aansy sheegin wax ay maskaxdoodu abuurtay may sheegin.

  • @abdirisaaqomar153
    @abdirisaaqomar153 Před rokem +1

    illahay ayaa inaga dhawri dhibtiisa insha Allah guul ayaanu rajaynaynaa Allah mahad lehh c--------q

  • @abdalahjama7389
    @abdalahjama7389 Před rokem

    Allah u cilmili leh

  • @hodanmeecaad685
    @hodanmeecaad685 Před rokem

    Balo sheegteeya,alle ayaanu ka barinay inaanu alle waxaad sheegtay aanu run ka dhigin,guul somaliland

    • @user-nm3fl6ps4v
      @user-nm3fl6ps4v Před 6 měsíci

      Iyagu ma haabaarin slnd lkn xiddigis hore oo sannadkan u eegaa ayay ka sheekeeyen.

  • @cmsswarts7022
    @cmsswarts7022 Před rokem

    Saadasha xidigiska waxka baxsan ayuu sheegayaa waayo saadasha xidigiska kuma jidho hubka iyo dowladaha kaliya xidigisku waa qiyaasta sanadihii hore wixiidhacay oo tusaale looqatay lkn kuwaan waa kabexeen maduucii

  • @cabdicasiismaxamed7639
    @cabdicasiismaxamed7639 Před 11 měsíci

    Isna waxaa sheegay ninka la yidhaah x idiris saadasha waa sanad adag weye allah ha salho

  • @fanah6741
    @fanah6741 Před rokem

    Sanadka waadlaraagteen Khmer insha allaah

  • @wayraxali2944
    @wayraxali2944 Před rokem +1

    Cilmigan xidigiska waxa aad loga isticmaala somali galbeed gaar ahan, gobolka sitty.

  • @hindai1680
    @hindai1680 Před rokem

    Asc. Qora, waxa aad ogtehiin si ayna u lumin. Soomalida kalena soo casuuma, oo Isla eega oo wax kala barta.

  • @hassanabcone9708
    @hassanabcone9708 Před rokem

    Inta aad sheegteen hada ayey taagantahay waa qiyaas lagu darey warbaahinta aduunka

  • @axmedmiyirka1466
    @axmedmiyirka1466 Před 10 měsíci

    Waleh sanadka wax yabo badan oo ay shegen ayaa la arkay waxana ka mid ah
    in cuqasha reruhu sanadkan taladda qabanayan waxanad ku garaneysa awoodeda dhulka somalida manta sida dagalki lascanod khalifkii somaliland

  • @albaaniali7387
    @albaaniali7387 Před rokem

    Waan sugayay ookuxidhnaa

  • @sacadmuuse5822
    @sacadmuuse5822 Před rokem

    Allaahu acalama

  • @ibrahimali2860
    @ibrahimali2860 Před rokem +1

    Ninka yar ma YUSSUF SHAACIR ayey walaalo yihiin?

  • @mubarakismaacil8296
    @mubarakismaacil8296 Před rokem

    Shaqo fiican ayey hayaan abshir AA garas wanan idin rashaynayaa inaad midhaha aad dadkiina u aad Mar uun abaalkiisa heli dontaan aqon runtii lo bahan yahayna wad haysaan alle haydin garabgalo

  • @Mo.Ali.2010
    @Mo.Ali.2010 Před 6 měsíci

    Sanadka odoroskani tirsigiisu halku kabilwoda? Ma sanadkan ree galbee ee January, Ma sanadka Nawriiska, mise sanadka Hijrada?
    We need more of the basic knowledges of traditional Somali Xidigis.

  • @hindai1680
    @hindai1680 Před rokem

    Cilmigaa dhirtana ha la soo celiyo

  • @hamdaibaraahimmaxamed2729

    Srrr

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 Před rokem +1

    Laascaanood baa fooxa ka soo baxday kkkkkkk xasan sheekhna goor fiican buu yimi kkkkkkkkkkkkk give me a break

  • @abdirahamnomar9313
    @abdirahamnomar9313 Před rokem

    Waxay ahayd bishii December 2o22kii inaad sheegtaan
    Iminka waxaad ka faiidzysanaysaan dhacdooyinkan dhacay
    And its very hard to believe you now

    • @user-nm3fl6ps4v
      @user-nm3fl6ps4v Před 6 měsíci

      You are ahead of this information thst is why u dont believe but you dont have to.

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 Před rokem

    Naari iyo xaami haddii aad maqasho faalbay la xidhiidhaa
    Kkk kkk

    • @user-nm3fl6ps4v
      @user-nm3fl6ps4v Před 6 měsíci

      Waa laba kelmadood oo af carabi ah maadigaa faaliye ah.

  • @cabdiadan1779
    @cabdiadan1779 Před rokem

    Waa gorma sadaadhani ilahay inaga dhigo sadashan xun

  • @ahmedMohamed-df2ye
    @ahmedMohamed-df2ye Před rokem

    Allah og wixi dhici

  • @khaderawalehabdi8334
    @khaderawalehabdi8334 Před rokem

    Horta marka laga yimado inu xiddigisku xaran yahay iyo in kale waxaa weyi balo iyo wax xun mahe wax kale oo wanagsan ma sheegan.

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 Před rokem

    Dhulgariir kii turkiga iyo Dagaalka laasacaano alla hanuugu simo

  • @muxumedmahdi3012
    @muxumedmahdi3012 Před rokem

    Subxaanala

    • @user-nm3fl6ps4v
      @user-nm3fl6ps4v Před 6 měsíci

      Alle lama caayin cidna wax ku lid ah masheegin awoidiisana cidi ma nusqaamin adigaa sheydaan ah.

  • @settomar-tx9xc
    @settomar-tx9xc Před rokem

    Waxaa jira xidig dayaxa la socday febraayo bilowgeedii iyo bali jaale ah oo dayaxu galey ma ka hadli kartaa hadii aad xidigiska wax ka sheegto
    Xidigu mar wuxuu ka raacaa
    Dayaxa midig marna bidix
    Isku marna wey dhaqaaqaan
    Iyagoo cufjiidad ka dhexeeyo ?

  • @jiilka5aad5g95
    @jiilka5aad5g95 Před rokem

    Barnamijkan sanadkasta wn u dhegtanga

  • @madinaamoud9173
    @madinaamoud9173 Před rokem

    4caruura layku fuuray 😢oo waliba ila gorsati ayu diiday

  • @adansaid961
    @adansaid961 Před rokem

    Khiyaali iyo.shirki

  • @madinaamoud9173
    @madinaamoud9173 Před rokem

    Sanadki dhawayte Reeragay aya ii ka duumay 😢

  • @liqeyliqey1048
    @liqeyliqey1048 Před rokem

    Sixirooleyaashii oo furtay xasiis
    Xataa maaha qarsoodi

  • @xasancali6480
    @xasancali6480 Před rokem

    Ninkan wax fiicanba ma sheegayo

  • @jamaaden042
    @jamaaden042 Před rokem

    Sanad abaar iyo kulayl wata wa sanadka dumarku ragooda laayaan ku lahaa

  • @husseindirie531
    @husseindirie531 Před rokem

    scientific evidence ma heeysto xidigisku waa quraafaad been ah (mith) waaye

  • @ibrahimali2860
    @ibrahimali2860 Před rokem

    Ninkani siduu wax u waraysanay? Su’ashu weydiinaya ma dhamaystira.

  • @saffsuff
    @saffsuff Před rokem

    Saabtv cadho ilaahay ayay u yeedheen
    Xumaanta la samayn jiray dhaqan l dhawro maaha ..miyaynu asnaam caabudno ileen beri ayay dhaqan ahayde !!!
    Sanadkankani sanadkaas ayuu la mid yahay oo saadaal ayaan ka Soo qaadin ..waa khuraafat si kale loo dhigayo uun

    • @user-nm3fl6ps4v
      @user-nm3fl6ps4v Před 6 měsíci

      Dhulkan waligeed sanam lagama casbudin kala garo carab iyo dadka geeska dega.kelmedda diin iyo muslim ma taqaanaa afka ay kasoo jeeddo waxbaro horta.

    • @saffsuff
      @saffsuff Před 6 měsíci

      adigu kala garo tusaalaha iyo hadalka nuxurkiisa .. diinto maxay ka wabta waxa meeshan ka socda

  • @zjdnwxfr2745
    @zjdnwxfr2745 Před rokem

    Xaaraan weeye sheegida qaybku.

  • @OO-sh2zb
    @OO-sh2zb Před rokem

    godka libaaxa ninka sadasha 2000 sano kahor sameeyeynay, buu u dhawaa gurigiisa oo xaga qorax kasoo bax kaga beegnaa, adiga ma godlibaax baa xagga qorax ka soo bax ka xiga😂😂😂

  • @jamaaden042
    @jamaaden042 Před rokem

    Year of stress

  • @AhmedHassan-hp5ur
    @AhmedHassan-hp5ur Před rokem

    Waar cilmi ciyaal iyo carabi waashay Buu ahaa cilmi adduunku ku shaqeeyo weye
    Badahaa lagu mari jirey ee xoolaha lagu dhiqi jirey halla wado

  • @jalbisgeelqaad984
    @jalbisgeelqaad984 Před rokem

    Sanadkii horaba waxba kamay jirin qaybkana ilaahaybaa og kulaykuna waa laascaanood kkkkkk abaartuna way jirtaa dhulka soomaalida iyo meelo kalaba dhulgariirkana warkiisu akhbaaraha ayuu ka buuxa

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 Před rokem

    Koonfurta Soomaaliya markaad leedahay maxaad u jeedaa, innaguna ma waqooyiga Somalia ayaynu nahay?
    Get lose
    Waqooyiga aad sheegaysaa waayo? Ninku ma faqashbaa

  • @intel76
    @intel76 Před rokem

    Bal fiiri cilmi gheeyb ayuu ka hadlaa. Goorta uu dhuusaayo ma'oga

  • @jamaaden042
    @jamaaden042 Před rokem

    Sanadkan wa sanad kulul dagaalo baa socdaba Las'anod na xasuuq madhaafiic baaba ka socda

  • @Clorex___
    @Clorex___ Před rokem +2

    Subxanallah 😂🤣🤣😂 Sixiroole

  • @abdourahmanmohamed2727

    🤣🤣🤣

  • @sacadjaamac9991
    @sacadjaamac9991 Před rokem

    Beenaale Allah cidi waxba kama oga

  • @muxumedmahdi3012
    @muxumedmahdi3012 Před rokem

    Nin faaliyaya ayaad Lamido tahay