Barnaamijka Madasha Aqoonta: Cilmiga Xiddigiska.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • Barnaamijka Madasha Aqoonta: Cilmiga Xiddigiska.
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Komentáře • 9

  • @AhmedOmar-no1ci
    @AhmedOmar-no1ci Před rokem +2

    7:30 sabuux waabariis iyo dambar samer tii 4aad baan kaa sugayee Macallin kusoo dar

  • @duulqarneeyn1855
    @duulqarneeyn1855 Před 2 lety +1

    Sharka iyo danbiga umada ka daaya qadarka alle ayey wax waliba ku socdaane xidigiye futadiisu ku qarin lahaa haduu qadarka waxkasii og yahaye

  • @libancabdilahi1740
    @libancabdilahi1740 Před rokem +1

    Waxba kamaanan fahmin

  • @abdirahmanaidid1289
    @abdirahmanaidid1289 Před 2 lety +2

    Xiigiska la sheegayo wa falki un ban umalaynaya aqon uma lihii lakin ninkan hadlkisa hadan xukumo waa fall caad alow nasoo hadee

    • @hawadleshow3022
      @hawadleshow3022 Před měsícem +1

      Maya wlllo fal waaa wax gooniya lkn xidigisku waa cilmi cadi ah oo la barto inta badan cimilada ayuu la xidhidha lkn dadba si qaldan u isticmaala oo yidha wqxas ba dhacaya ama sanadkaasi sidaas buu noqnyaa

    • @abdirahmanaidid1289
      @abdirahmanaidid1289 Před měsícem

      @@hawadleshow3022 majadsanid sxb

  • @daahirdeesane
    @daahirdeesane Před 7 měsíci

    Xidigu waa imisa

  • @mohammedaaye1361
    @mohammedaaye1361 Před 7 měsíci

    Ninkan cilmigan ma garanaye waa baytgaab