Dr Xasan Jaamici - Nuxurka Shiweynihi culimada Soomaaliyeed I Muqdisho 03.02.2023

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Komentáře • 105

  • @bileyusuf2816
    @bileyusuf2816 Před rokem +5

    Wareeysigii ugu faa'iidada iyo kheyrka badanaa aan abid daawado, JAZAAKUMULLAAH KHEYR labadiinnaba.

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Před rokem +12

    Masha Allah shiikh jaamici wa qof qiima badan oo dadkiisa jecel guuleyso mar walba ❤💖 ❣ 💕 💘 ❤

  • @abdiwaliasir6234
    @abdiwaliasir6234 Před rokem +5

    Ahlo khayr badan Guulaysta❤

  • @maryambishar1913
    @maryambishar1913 Před rokem +10

    Masha allah jazakallahu kheyr wa jzk

  • @abubakarsheikh6748
    @abubakarsheikh6748 Před rokem +6

    Mashallah ayaanle ilahey haa ku dhowro adiga iyo familyga oo dhan Amin Amin yaa rabbi jazakallah kheiran sheikh hassan ilahey haa dhowro asaga iyo familyga Gina oo dhan Amin Amin yaa rabbi jazakallah kheiran it is remarkable Interviews may Allah bless you and sheikh hassan Amin Amin yaa rabbi jazakallah kheiran

  • @dahaboibrahim4563
    @dahaboibrahim4563 Před rokem +2

    Masha allah another level hanolaato !

  • @nasroulusow4188
    @nasroulusow4188 Před rokem +3

    Jazakalah Khayran Sh Xasan!!

  • @hasanhersi7914
    @hasanhersi7914 Před rokem

    Waad mahadsan tihiin adiga iyo Dr Sheikh Hassan Jamici sida quruxda badan oo aad noogu soo gudbisey barnamijka Mahadsanid Ayaanle.

  • @Hayaan121
    @Hayaan121 Před rokem +4

    I really lovee this interview. Masha-Allah. Thanks Mr President Hassan Sheikh.

  • @muuseshukri7709
    @muuseshukri7709 Před rokem +4

    MSH ALLAH HA IDIN BARAKEYO
    ADIGA IYO ASAXAAB TAADA
    DHMN IYO SIDO KALE SHEKH
    H🎁S🇸🇴N J🤲M🤲C ASAGANA
    ALLAH HA XAFIDO ALLAHU MA AMIN 🤲 AMIN 🤲 AMIN 🤲 AMIN.

  • @iqlaasa6543
    @iqlaasa6543 Před rokem +3

    Maansha allaah ilaah culumadeena ha noo barakeeyo.,

  • @zeinabhajiyassin9293
    @zeinabhajiyassin9293 Před rokem +3

    Mashallah jazakallahu kheyran

  • @ibrahimbarre3426
    @ibrahimbarre3426 Před rokem

    Masha Allah Xassan jamici

  • @naair4810
    @naair4810 Před rokem +3

    Dr hassan jaamici 🙌

  • @akhalif579
    @akhalif579 Před rokem +1

    Very good u taxliiliyey sheekhu waa muhiim in culimada door xoogan ku yeeshaan dowladnimada si xal loo gaaro.

  • @hawoshirwa8320
    @hawoshirwa8320 Před rokem

    Subxaanalaah Alle ayaa ka magan galnay Guri xaaran ah

  • @ibtijah2747
    @ibtijah2747 Před rokem +2

    4.5 allah swt hanaga qabto hadaan somali nahay. Amiin

    • @haveaniceday365.
      @haveaniceday365. Před rokem

      Siduu kaaga qabtaa illeen waxayga lihi waxaagana kulla lihi iyo qabyaalad ma deyneysiin.Wadaado markii siyasada faraha la galeen wax ka dhashay Xasaan iyo fatwo la isku gaaleeyo.ASW wuxuu kuyiri xaqa Muslim iyo midka biniaadamka iska ilaali soomaali shaqo ayay ka dhigteen.Allah lagama quusto ee. Is toosiya oo Allah ka cabsadda.

  • @saidhashi2856
    @saidhashi2856 Před rokem +5

    Saaxibu talbiis.
    Quran 4:60
    ka warran kuwa Sheeganaya inay rumeeyeen waxa lagugu soo dejiyey (nabiyow) iyo waxa lagu Dejiyey kuwii kaa horreeyay oo ku Xukuntami Shaydaan, iyagoo la faray inay diidaan, wuxuuna dooni Shaydaanku inuu Baadiyeeyo Baadi Fog.

  • @hassanmahdi8901
    @hassanmahdi8901 Před rokem

    masha allah

  • @HassanAli-zp6nn
    @HassanAli-zp6nn Před rokem +2

    M.a waan ku faraxsanhy culumad somaliyeed in mudnaan la siyo lana fahma iney dowlad dhiska somaliyeed ay 1 ka yihiin diiniyan

  • @mohateera1011
    @mohateera1011 Před rokem +2

    Masha alh

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 Před rokem +1

    Shiikh jaamici iyo ayaanle Jizakallahul khayran

  • @xaajiafrisom114
    @xaajiafrisom114 Před rokem

    Jazaakallah Sheekh xassan Jaamici iyo Ayaanle!

  • @omarahmed535
    @omarahmed535 Před rokem +1

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته.
    Waa Haggaag! Khyr in sha ALLAh.
    bales Waa arkidoonaa natiijada shirkaas 12ka bilood ee soosota.
    Bal aan sugno.

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 Před rokem +1

    Ayaanle illahay haku xafido
    Waraysiyadaada inta badan waan dhagaysta waxaad keenta waxyaalo
    Aad dadku ugu baahan yihiin inay ogaadan cidna ma dacayadaysid
    Waad ku mahadsan tahay.

  • @izzidinabdi6064
    @izzidinabdi6064 Před rokem +2

    somali needs such sheikh we love you sheikh

  • @hoyadaa5698
    @hoyadaa5698 Před rokem

    Waa macalinkeega oo quraanka kariimka libaray. 340 Dixon road, Toronto. Mansha-Allah.

  • @saynabmohamed2163
    @saynabmohamed2163 Před rokem

    Maasha allah

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Před rokem +1

    Ayaanle Masha-allah Weriye Wax Yaabaha Muhiimka Keena Aa Tahay

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 Před rokem

    Baarakallaah

  • @ummuhannan2353
    @ummuhannan2353 Před rokem

    Mashaa Allah waa wareysi aad u muhiim ah markale noo wareeyso

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Před rokem +1

    Alle mahadii sodaa ayaanle bar naamijka

  • @nursaid6283
    @nursaid6283 Před rokem

    Hanoolaato mahadsanidiin, waxaan rajeynaaya ina sheikh cali wajiinsa wareysi dhamaystiran ka so qaadaan madaama uu mudo ka agdhawaa dawladihi dalka so marey yahayna nin dhexdhexaad u dhaw.

  • @ayanmohamed5784
    @ayanmohamed5784 Před rokem

    Asha allaah

  • @yusuufcaqiibo1576
    @yusuufcaqiibo1576 Před rokem

    Waa yahay wadaad
    waddankii dhammaa
    Wax yar siisatee
    Wan dambood cuntaa
    Waa Kaa wallee
    waa yahay wadaad.
    ********************
    Wadaadku waa wadaadkii 1961kii.

  • @mohamedarts8485
    @mohamedarts8485 Před rokem

    Somalidu manta waxay u bahan tahay ku dhaqanka Islamka.
    culimadu waa meesha kaliya ee midayn karta somalida oo dib u dhac badan kasoo gaadho siyaasi dan leh oo oday dhaqameed daba socda siyaasiga.
    ilahay khayrka ha ina waafajiyo

  • @canabcabdixersi9151
    @canabcabdixersi9151 Před rokem +1

    Usheegaa dowlada in jaadka uu xaranyhay qofkii qofdilana tirka lageeyo. Ma ahan qawariijta oo kaliyah. Cadalad daradaa. Iyo kutaabka beenta lagu shaeynaayo.

  • @maxamedaxmed5071
    @maxamedaxmed5071 Před rokem

    💕💕💕💕💕💕💕

  • @saidhashi2856
    @saidhashi2856 Před rokem +1

    Qof danbiile ah hadii maxkamad lageeyo maxaa lagu xukumaa? Ma ayad quran ah iyo hadiith mase qaynuun barlamaan soo sameeyey aya xukumaya??

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 Před rokem

    ASC shiikh dr cabraxmaan jaamici mida kowaad oo muhiimka ah waaa joojinta qaadka qaadka jaadka taas Waa mas laxada soomaali taas baa habooneyd inaad miiska soo saartaa ayaanle xuseen cabdi weydii culimada joojinta qaadka????

  • @qaasimqaasim116
    @qaasimqaasim116 Před rokem

    Asc

  • @anishaahmed3463
    @anishaahmed3463 Před rokem

    😊😊😊

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Před rokem

    Masha-allah Sheekh Hassan Jaamici

  • @samowade1300
    @samowade1300 Před rokem +2

    2:41 ta hadda joogta ayadu sharciga ma badalin miyaa , cajiib , maxaa ku qoran penalty cord ( xeerka ciqaaabta soomaaliyeed) bal soo aqri adigaba.
    Tusaale : qofka sino ku dhaca waa la yaqaan xukunka uu leeyahay shareecada islaamka marka la joogo , dowladdu waxa ay ku badashay xarig labo sano ah , sidoo kale waxa la badalay xadkii laga oofin lahaa ciddi wax xadda , ciddii diinteeda badasha , marka kuwaa miyaysan aheyn shareeco badalid.

    • @Somali12222
      @Somali12222 Před rokem

      Khawaarijta waa lagu yaqanaa iney culumada ku dhag dhagaan samo wade khawaarij xun inaad thy waan ku og nahay ialhey aakhiro iyo aduun ha kugu cadaabo

    • @samowade1300
      @samowade1300 Před rokem

      @@Somali12222
      Kan ma culimaaa , kuwa meesha joogay ayuu ku jiraye , ma anigaa iska qabqabsanaya mise ayagaa habowsan :
      czcams.com/video/8hUH79ALcSs/video.htmlm50s

    • @Somali12222
      @Somali12222 Před rokem

      @@samowade1300 malaha adaa caalim ah khawaaarijow xaaraan baa ku dhalataye maxaan kaala dooda

    • @samowade1300
      @samowade1300 Před rokem

      @@Somali12222
      Diin xumadaada waan u jeedaa , waxa aad tiri ku tuurtay waalidkay in ay igu dhaleen zino , marka waxa uu u balanqaaday allah kuwa qadfa adoomada dhowrsoon bal ila Arag:
      قال الله تعالى: ( إِنَّ الَّذِينَ يَرْمُونَ الْمُحْصَنَاتِ الْغَافِلاتِ الْمُؤْمِنَاتِ لُعِنُوا فِي الدُّنْيَا وَ الآخِرَةِ وَ لَهُمْ عَذَابٌ عَظِيمٌ ) .
      وقال أيضا: ( وَ الَّذِينَ يُؤْذُونَ الْمُؤْمِنِينَ وَ الْمُؤْمِنَاتِ بِغَيْرِ مَا اكْتَسَبُوا فَقَدِ احْتَمَلُوا بُهْتَانًا وَ إِثْمًا مُبِينًا ) .

    • @Somali12222
      @Somali12222 Před rokem

      @@samowade1300 oo adiga wadaada dhowrsoon maxaa ku daba dhigay diin xumadada khawaarijow 🖕🏼🖕🏼🖕🏼

  • @fuadfawzi1425
    @fuadfawzi1425 Před rokem +1

    I think your program’s are going down nowadays. I hope you will change for the future. Thanks

  • @mohamedadan5120
    @mohamedadan5120 Před rokem +1

    Tolkeey suaal baan qabaa. Sifooyinka khawaarijta iyo democracy/ federalism weey is shabahaan. Mala dhihi karaa dowlada somaliya waa khawaarij?

  • @faaidyusuf1695
    @faaidyusuf1695 Před rokem

    Waxay lamid tahay bayaan koodu uu yahay guulwade xasan sidii guulwade siyaad

  • @DIGGEHBOY
    @DIGGEHBOY Před rokem

    waa in aay ka hadlaan culimada in aay tahay arin qatar ah dhaqanka geeleeynimada ee ah soomali waligeed ayey isdili jirtay in dilka laga dhigo wax dhaqan ah oo iska fudud.in dilka micno darada ah ee iska socda la joojiyo.

  • @kamaalkamaaludiin9524

    Culimadaan dibadda ka timi qeyb ka mid ah diinta lagama qaadan karo, waxaa saameeyay dhaqankii reer galbeedka . Aad ha loogaga fiirsado.

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 Před rokem

    Ayadoo 4.5 qalad ay tahay ayaa hadana reer walba laga heli karaa qof shuruuda buuxiya. Sababta qofka wanaagsan oo reer Qansax ah loo rabin waxay tahay madaxda ayaa xun oo tuugo ah oo liita marka waxay rabaan dad ayag oo kale ah ama ka liita.Mushkilada waa meeshaas.

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 Před rokem

    Dhaqanka Islaamka iyo dhaqanka Shuucigu laba sifo ayay iskaga mid yihiin : 1- Waxay necbyihiin in la sameeyo doorasho xor iyo xalaal ah oo la wada arkayo ( transparent , democracy ) oo waxay rabaan in dhowr qof isdhaxdhaxlaan amma qoys isdhaxlaan sida North Korea ( Shuuci ) iyo boqortooyinka Carbeed ( Islaam ) 2- Waxay necbyiin oo dembi amma khiyaamo u yaqaaniin in mucaaradba jiro. Niyow isu eka Shuuci iyo Islaam Marxism iyo Mohamadism

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 Před rokem

    Khyrqabe

  • @maxamuudsiciid7426
    @maxamuudsiciid7426 Před rokem

    War shiqow culimadu miyay ahayn in kuxukuman kitabka iyo sunada

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 Před rokem

    4.5 waa yasniin mid ba badan mid ba yar illahay xaqdaradan albaakeda hanaga xiro

    • @haveaniceday365.
      @haveaniceday365. Před rokem

      Waa Qabilada dalku ku dhisan yihiin ee ma waxaadan laheyn ayaad dooneysa

  • @saidahmed7268
    @saidahmed7268 Před rokem

    Xassan shiikh horta dalka ka qabtay....anigu waxaan u arkaa waxaad umatashaa xassan shiikh iyo dowladdaan mabda'a hawiyeismka ku dhisan in tacadigooda lagu dado oo lagu difaaco

  • @mohamedahmed5492
    @mohamedahmed5492 Před rokem

    Barnamjki oguhoreye aan anigo kaxun igadamado shekhan nogusoceli ayanlow

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 Před rokem

    4,5 kan halaga ba biyo somaliya sinan si loo helo

  • @Ahmed-gx8hz
    @Ahmed-gx8hz Před rokem

    15 sano markay umada madhiyeen
    Ayaad ledahay dadka looshegaya
    Maxa intaso dhan ugahadliwaydeen
    Halkaa lafba kujidha

  • @cabdiraxmaanmaxamed3582

    Sheekh waxba yaan afmacaanis la idinku sirin e danaa la idin ka lahaa oo waxbaa la idin ka saxeexanayay lana hel , markaa bannaankaa la idiin tuurayaa mar dhow

  • @luqmaanxakiim452
    @luqmaanxakiim452 Před rokem

    Wadaad kaan ma aqoon jirin blase nin aragti dheer waye
    Culimada intaa dhegeestay ninka sh mustafe soo labeyo waaye suu ulasocdo aduunka

  • @user-un9kc6jc4f
    @user-un9kc6jc4f Před rokem

    Saas xaqmiyaan ninAndukanin kitaab makudhaarakara

  • @luqmaanxakiim452
    @luqmaanxakiim452 Před rokem

    Qeebka le noosamey waliba isla asag hadee macquultahay
    Waxbadna kafahamay hadlkiisa

  • @saidahmed7268
    @saidahmed7268 Před rokem

    War wadaadkaan ma imaaraadkaa Kaba ugaliyey....wuxuu naga dhaadhicinayaa nimankaan aanu ognahay waxa ay rabaan baa diinta iyo culimada si daacad ah ula shaqayn doona...yaa Allah

  • @ayaanmali6056
    @ayaanmali6056 Před rokem

    Xamaraa joogaa futashaarina ma xiran been dheh

  • @isisisraelsecretintelligen9933

    WAXBA YAAN AFKA NALOO MACAANIN WAXBA KAMA SOO BIXIN.WHY?
    ARGAGAXISADIO WEYNAA EE MUQTAR ROBOW BAABA LOO DABA FADHIYEY!.!.!.!.!.
    KUWAAN CULIMADA SHEEGANAYA EE CID KASTOO LOO KEENO ISKA AQBALAYSA WAXAAN LEEYAHAY SHAME ON YOU.WAXAAD TIGIIN "AL CULIMAA'U SHUDRA".

  • @chriswignall2970
    @chriswignall2970 Před rokem +1

    Adigoo kaalintaada dayacay ha u kitaab dayinee
    Diintaada lama iibsado waa daciifnimo
    fatwa doolar aa socota oo aan idinkaga digayaaye

    • @Cadar49
      @Cadar49 Před rokem

      Adoo magac gaal wato maad hadleeysaa duli yahoow culumada noo daa

  • @saidahmed7268
    @saidahmed7268 Před rokem

    Laa xawla walaa quwwata illaa billah...shiikhoow hadalkaaga ma xuma...lkn daacad matihid baan filayaa...dowladdaan baa diinta dowladdii hore uga fiican oo uga dabacsan

  • @jandraravi9816
    @jandraravi9816 Před rokem

    YOU KNOW AND YOU CAN TEELL THAT HE IS AFTER A POSITION AND NOT DEEN.
    DEENTA MAGACEEDA BUU KU QARAABTAA...LAAKIIN I M 100% POSITIVE THAT ILAAHEEY INUU KUU JEEDO OO GACAN NAGA WEYN AAD KU JIRTID.
    DOQON

    • @abdulmunim2011
      @abdulmunim2011 Před rokem

      Khawaarij dadka dhiigooda baneeystay hadaadan aheyn Kuma dag dagteen oo Kuma dhiirateen inaad qof Sheikh Ahlu diin ah wax ka sheegto. Lkn nin dad dhiigood baneeystay ma qof Sheikh ah sharfatiisa ayuu u daahaya Inuu aflagadeeyo.

  • @saidahmed7268
    @saidahmed7268 Před rokem

    Ciidamada baa cadow lagu yahay....mukhaadaraadkana waa laga ganacsadaa....qabyaaladduna villa somalia ayey kasocotaaye shiikhoow see yeelaysaan...waxaad noo sheegaysaan see uga Mira dhalinaysaan koleyba hadalkaagu waa fiicayahay...lkn xassan shiikh iyo kooxdiisa iyo taageerohooda sida ayaanle iyo fakarkooda ayaan ognahay...qabyaalad....qabyaalad

  • @saidahmed7268
    @saidahmed7268 Před rokem

    War xassan shiikh dalka ka qabta hadday run tahay saad sheegaysaan

  • @saidahmed7268
    @saidahmed7268 Před rokem

    War xassan iyo kooxdiisa ka qabta waa laudiin baahanyahaye

  • @abdiganiolujog9020
    @abdiganiolujog9020 Před rokem

    wlh diintii xataa in lagu qaraabtaa bilaaabatay nacad idinku dhacday idinkaa halkaa nadhigay

  • @faaidyusuf1695
    @faaidyusuf1695 Před rokem +1

    Shirkaan wuxuu ahaa taariikhda soomaalida kii ugu xumaa wuxuu ahaa shir markhaati beena lagu furay waligay wax magac culumo sheeganaayo oo ka xun oo kaqaab daran

    • @Cadar49
      @Cadar49 Před rokem

      Waa shirkii lagu ogaday in al shabaab maafio tahay marka waan ku fahmi karaa qaracankaada

    • @faaidyusuf1695
      @faaidyusuf1695 Před rokem

      Halayaabin kuwii shalay moxamed siyaad u fatwoonaayey baa maantana xasan u fatwoonaaya shabaab waxay khawaarij kunoqdeen inay itobiya kenya maraykanka yurub yugaandha iyo kabaha kuwa usida oon kadabasidine hortooda ugu sida inay ladagaalaamaan idinkuna ilaahay ayaad ladagaalamaysaan markaasaadsharciyad beena sheeganaysaan warma gaal iyo nin gaal hor ordayaa khawaarija mise gaal iyo daba dhilif nin feerku gaacinayaa khawaarija maraykan baa khawaarij ladiriraaya saas baanan islaam ku ahaanayaa ilama wadmayso owkeey

    • @Cadar49
      @Cadar49 Před rokem +1

      @@faaidyusuf1695 waxaa sheegtid ma heeysid ee iska aamus waxaan somali eheen madilaan mana baadaan Alxamdulilaah hada waa la fahmay waa maafio burcad diineed wax walbo na bilaaw iyo dhamaad beey leeyihiin waana laga baxaa ilahay AQIRO iyo aduun ha cadaabo iyaga iyo qof walbo oo taageero Amin yarabi

    • @faaidyusuf1695
      @faaidyusuf1695 Před rokem

      @@Cadar49 Wixii dabadhilifyo gaal u ah
      Wixii dalka cadaw u loogay
      Dambiilaha beenta dhurayiyo
      Waxay doqonimadu haysay
      Dushiyo oogada kararayaan
      Dawaaqiidiyo ibaaxiyo
      Deen keenu kufri maw sujuudaa
      Dugaag hiil miyuu kadoon taa
      Dastuur kufriya ma amrayaa
      Ragow is dukhuul miyaa saxa
      Aaway dawladaad lahaydern
      Daliyo duunyaba gadatee
      Dushiina jahama hagogatee
      Jaxiimi waqay din diiratee
      Ladaa dubka haydinka fiiqdee
      Saciira waqaydin dubatee
      Saqara damag haydin siisee
      Xudhama haydin dalalamsiisee
      Jahanama haydin dubato hilibkee
      Samhariira waqay din dul joogtee
      Madiin kaydaan dayiccin
      Maduunyaday daan dhacayn
      Khawaarij dirkeedu waa adiyee
      Daquudka ilaahay diiday
      Daanyeerada gaalo raacaa
      Miyaa culumaa u diinyaa

    • @faaidyusuf1695
      @faaidyusuf1695 Před rokem

      Ilaahay hacadaabo cidkastoo mutaysatay cadaab Aamiin ayaga iyo kuwo kale kuwii diinka kutuntay oodhan alaah hanaaro wixii khawaarija ilaahay jahanamo hakushubo AamiinAamiinAamiinAamiin

  • @xaliimoxasan3302
    @xaliimoxasan3302 Před rokem

    mawaxaad umaleeysay cilmiga cid dhameeysay ineeyjirto dhooroos

  • @ahmedyusuf6608
    @ahmedyusuf6608 Před rokem

    Wadaad xume ilaahay umada hakaa qabto beenaaale dhuuni qaate ah

  • @jandraravi9816
    @jandraravi9816 Před rokem +1

    WALLAAHI BILAAHI TALAHI.
    ADIGAA XAARAAN CUNE AH
    OO MUSLIMEENTA KU AAMINAY LACAG INTAA KA QAADATO XAARAAN KU CUNA.
    BAASTAR TUUG QAAIN AH OO U MALEEYO INUU CIYAAR CIYAAR KU CUNO DADKA WAXOODA.
    I HAVE FIRST HAND EXPERIENCE WITH THIS SO CALLED SHEIH AND BUT RATHER TUUG , QAAIN CIYAAL SUUQ ILAAHEEY HA KU SOO DHEX ISTAAJIYO INTAA DAD LACAG KA CUNTAY OO DAN WAXNA U QABAN....I GUARANTEE YOU INAA SOCIAL MEDIA AAD CEEB UGA CARARTID.
    TUUG, QAAIN MADOOW BAA TAHAY.

    • @Mohan_Abdullahi
      @Mohan_Abdullahi Před rokem +1

      War heedhe adiga mxa tahy muslim mse gaal waku fahmi waaye

    • @umucimraan6061
      @umucimraan6061 Před rokem +2

      War hadii aad waxkatabneysid raadso waxaad sheegesid hadey runkatahay lkin aflagaado wa liidnimo adiga kugujirto dib isugulaabo qaladkada kafiirso iskuxishoo

    • @xogbaar
      @xogbaar Před rokem +1

      Waad isku buuqsan tahay isdaji horta kadib labada nin oo meesha ka hadlaysa midka aad dacwinayso sheeg kadib waxa aad ku haysato sheeg isdaji yaaqey saas wax looma dhaliilee 🤕🤗

    • @Cadar49
      @Cadar49 Před rokem

      Qawaariij social media baa tahay duli yahoow

    • @maxamuudcali2564
      @maxamuudcali2564 Před rokem

      @@xogbaar in ay wax ka maqan yihiin ayaa laga yaabaa ee sheekha ha u garaabin..culimo ummadda rogtay soomaali waa ka buuxaanee..
      Kuwa diin dhaqankeeda aan laheen kuna qaraabta waa buuxaan..nin labisan hanti haysto oo aanan shaqo xalaal isagoo kujiro aan la arkin....soomaali ku badanaa..ganacsiyo waaweyn iyagoo ku jiro ayaad arkaysaa oo meel hoose aan kasoo bilasbanin..asaa dadka xaaraan laga wacdinaa..😱😱😱