Barnaamijka Naxwaha Af-Soomaaliga

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • Fadlan: Subscribe + Like + Share
    Website: slntv.tv/
    Facebook: / slntvone
    Ku Xidhnow Goor Kasta: Telefishanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kala Soco Warar iyo Barnaamijyo Ku Xiiso Galiya.

Komentáře • 15

  • @dariiqujanah2254
    @dariiqujanah2254 Před 3 lety +4

    Waa barnaamij aad ugu muhiim ah bulshada soomaliyeed

    • @faadumomilitary7782
      @faadumomilitary7782 Před 3 lety

      Wll waad ku mahadsan thy waxaan rabnaa in lagu soo daro erayo macno rabo af soomaali tusaale sabti waa carabi waqti waa carabi erayadaas oo kale af soomaali kood ayaan u baahanahay

    • @buyukumat1430
      @buyukumat1430 Před 3 lety +1

      @@faadumomilitary7782 waxa laga yaaba inaanay lahyiin qaar af somali ah lkn haday kalmado kale af kale kaso galaan waa arrin tusaale u ah inu afkaagu noolyhy waana arrin fican tuusale qalam af carabi maha ee afka griiga ayaa laga so xigtay isga iyo furn ba فرن ... waa kalmad ayduna griig ah

    • @faadumomilitary7782
      @faadumomilitary7782 Před 3 lety

      @@buyukumat1430 ok wll waad ku mahadsan tahay waxaan ku weydiinayaa maalmaha soomali ahan ee waa carabi iga koo soomaali waan raadiyay midbo si ayuu usheegaa marka waxaan doonayaa iyagoo saxan qalin waxaad sheegtay inoo yahay af griiga af soomaalikiisa aaway "soo muma maleeneysid in aan af keena la socanin aan ku dhaqmeyno afafkale"wll ardayga haduusan kaseen afkeesa hooyo muxuu wax ubartaa waa ina marka koobaad laga dhisaa afkiisa .Anigu arday yaan ahay dugsiga sare waxaan raadiyaa afka soomaaliga inaa waxbadan kabarto

    • @buyukumat1430
      @buyukumat1430 Před 3 lety

      @@faadumomilitary7782 aad baan kugu hamplaynaya inaad afkeena hooyo wax ku bartiid arrinkasina waa sax 100 % waayo mustaqbalku isgu ku jira dad aan somali ahyiin ba barta marka hadaad so heshiid maalmaaha oo af somaliyna halkan nogu so sheeg

  • @ridwaanmaxamed8322
    @ridwaanmaxamed8322 Před 3 lety +2

    We Really Need this ❤💯👏👏👏

  • @xigmaduhiishe5759
    @xigmaduhiishe5759 Před 2 lety

    Waa la arki karaa

  • @fathiupdiraxmaandiridaba6195

    Macalin sharadi ama c/ raxamaan

  • @maxamedsalx5406
    @maxamedsalx5406 Před 3 lety

    Ustaad waad mahadsan tahay

  • @maftouhofficial5867
    @maftouhofficial5867 Před 3 lety +5

    wll ilaahay ayaan kugu dhariyee ha i dhaafin adoon subscribe ii saarin alle janada ha idinku kulmiyo adi iyo waalidkaa Amen🤲🤲

  • @cabdiraxmaanahmed4170
    @cabdiraxmaanahmed4170 Před 3 lety +1

    Naxwaha af soomaligu waa luqad loo bahana oo dadku aad uga bahnayen waa macalin wayn waxbarshad ku dhax jiray in badan waa macalin aad uu fiican dadkuna way jecalyihiin

  • @ugaazmohamed4106
    @ugaazmohamed4106 Před 3 lety

    Ustaad Cabdiraxmaan shardi hambalyo waa barnaamij loo baahnaa

  • @buyukumat1430
    @buyukumat1430 Před 3 lety

    aad baad ugu mahadsan tihiin cashardana waa in la badiya

  • @fadumoadan6188
    @fadumoadan6188 Před rokem

    Asmo

  • @sayidalibuule6089
    @sayidalibuule6089 Před 2 lety

    Lmbarka watsaabkaaga ayaanraba sxb