Barnaamijka Xiriirka Ambiyada iyo Soomaalida Q-14aad

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • Barnaamijka waxaynu ku soo qaadanaa Taariikhda ummada Soomaaliyeed

Komentáře • 13

  • @kaderkhamia9493
    @kaderkhamia9493 Před rokem +2

    This is the only show I watch from your current videos thanks

  • @kubayoacademyfordevelopmen1085

    Masha alah tariq qimo leh

  • @aliabdigeedi1117
    @aliabdigeedi1117 Před rokem +2

    maasha allah pro ku waa nin qableh aqoon taariikha iyo diinleh wixuu ka hadlayna waa xaqiiq

  • @yusufbuulo8725
    @yusufbuulo8725 Před rokem

    Pfros qasim iyo feysal abrono wad mahadsantihin

  • @lguleed
    @lguleed Před rokem +1

    Anigu waxaan aamisaney amaba waligey aaminsanaa in somaalidii hore ey barakeysan iyo dhul barakeysan intaba ahaayeen balse wiilkeenii kibrey ee halkaa iyo maser u haajirey uu dhib badadan la kulmey isagoon ALLAHA ku cassiyin ayagaa barey kuna kasbey si kastoo taheyba soomaaliyey taariikhda barta waligiina hoos heysku dhigina qabiilkana magaca kaliya u daaya nin walo waxaad gasho iyo waxaad gudato waxbara aan barwaaqo gaarnee

    • @lguleed
      @lguleed Před rokem

      Wax barta aan barwaaqo gaarnee

    • @husseencagta7448
      @husseencagta7448 Před rokem

      wilkeni pharoah wuxu ka talinayey
      guud ahaan asiyada dhaw bariga dhexe iyo koofurta yurub sida greec

  • @cabdikariinjaamac4438

    Madyam waa maydh oo ah halka sheikh isaxaaq ku aasan yahay.oo xeebta gobolka Sanaag ah

  • @abdiahmad1294
    @abdiahmad1294 Před rokem +1

    Wan kafa'idaystay thanks

  • @osmanabdulahi3474
    @osmanabdulahi3474 Před rokem +2

    taariikhdaase nebi muuse calayhi salaab waa dhab taxaa buurtii alle ee uu kala hadli jiray waa buurta siina ee tawxiidka alle ku qoran yahay ee ku taala soomaalind ee berbera u dhaw ee kala qaybsi kulaylka berbera iyo hargaysa xataa waxaa ah jemelkii burburey ee alle istusay jemelkaas ama dhagaxaas oo u dhaw buurta siina la yiraahdo waxaana uu dul yaalaa tuulada xamaas dadka tuuladaas degen dhax kama qaadi karaan qofka dhagaxaanta burburtay ee jemelka ah waa xanuunsadaa dadka tuuladaasi uma xaajo tagaan jemelkaas afarta jiho garxiisu u firdhay waadi ayaa buurta ag mara togaas mujisada uu lee yahay hadii nin gabad uu guusanayaay uu toga isagoo ay lugaynayaa uu dhex mari gadhadhaas ma dhasho toga gadha aad la soo tagtay markaad ka talaabinayso waad xanbaarasa dadka halkaas deg waxaas ayay ka aamisan jihii togaa waxaa la yiraadaa deldawan.

  • @abdalaboy2014
    @abdalaboy2014 Před rokem

    Magalooyinka somalida waqooykaliya Ma ahan ee meey kuwikale mise somaliga waan reraha dagan waqooy miyaa

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 Před rokem

    sxb dadka carabta sheegta ma la baxaan magaca muuse
    waxad oganeysa in magca ay lahaayeen somaalida
    nabi muusana u ahaa kush kuna hadli jiray afka somaaliga ee waaga oo la dhihi jiray afkaa Sumatu Nidir...

  • @CalmadoowCismaan
    @CalmadoowCismaan Před rokem

    Cadiriqa buuqaas