Gabdhihii somaliyeed Maxaa ka qaldamay ? Waxa la Sheegayo wax quman ma ahan

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024

Komentáře • 25

  • @ahmedaweys9854
    @ahmedaweys9854 Před měsícem +2

    Facaaa Hormar iyo wax u gaar ah ayeey yeesheeen

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před měsícem +4

    aniga waxan arkay nin madow africana oo qaba naag mareexan iyo naag hawiye hadana shaqdiisa wa inu cadayga iyo cadar yar yar masajidka ku hor iibiyo weliba uu leyahay reer hebel ba ii hadahay oo aan ka guursanaya wa walahay bilahay waa sheeko dhab

    • @runkahadasho8495
      @runkahadasho8495 Před měsícem +1

      Aniga waxaan arkey nin Angola kasoo jeedo oo guursadey naag isaaq ah iyo ciise samaroon haddne naagta uu qabo waa ciise

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 Před měsícem

      😂😂😂😂kaadhkanu wu ka qoyay isaaq iska dhici iyad is tidhi markasad kuftay ma asma abaheed iyad kaadh ka xoqo is leeday

  • @user-vi3yp9vy7j
    @user-vi3yp9vy7j Před měsícem +2

    Allah Allah Allah Allah Allah Allah

  • @malakaaay
    @malakaaay Před měsícem +2

    Ninkaasu waa Nin akhlaaq xunoo afdheer dhowr jeer baan arkey waana u fiirsadey 😢😢 waa Nin fud fudud acuudubillaah

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Před měsícem

      Diqsigii duulduulkiisa bato fuud kulul ayuu dhacayaa.

  • @user-qu7ez2np3w
    @user-qu7ez2np3w Před měsícem +1

    Waa luqmaan soo maaha

  • @deeqacabdilaahi93
    @deeqacabdilaahi93 Před měsícem +1

    D

  • @farhiyaabdullahi6681
    @farhiyaabdullahi6681 Před měsícem +2

    Waa jecelahay jabkas 😂😂😂

  • @xuseencabdiqadir9161
    @xuseencabdiqadir9161 Před měsícem +2

    Gabadhaan uma maleeneenin in ay somali ku hadasho youtube-keeda aan daawadaa waa la socdaa waxaana ugu qoran with sister Aisha dhulal kaan carabta ee ku nooshahay khadar miya mise kuweet miyaa ma garanayo

  • @ahmedaweys9854
    @ahmedaweys9854 Před měsícem +2

    Waraaa saan Xal maaa U aragtaaa in aaad Soo gudbiso maxaa la dhahay iyo intee ka baxeen in aaad soo gudbiso

    • @bluerain3282
      @bluerain3282 Před měsícem +1

      Raganimadii sidii an ku ogaa baa laga badalay mindha. 😂 Yaab walahi

  • @nasrahassan2131
    @nasrahassan2131 Před měsícem +2

    Ragii soomaaliyed maxantii dumarkay kusoobiireen

  • @user-oh2kl2xr7b
    @user-oh2kl2xr7b Před měsícem +1

    Adiga hadlaya gabdha guesting dayacden

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 Před měsícem +1

    Ninkaan umada dhibasan lahayan ayuu waxku raadsado haladhaafo gabdhaha

  • @user-oh2kl2xr7b
    @user-oh2kl2xr7b Před měsícem +1

    Maxa ugursanweyday gabdhaha adigaba Hofstadter kuxanuni

  • @aminaawil784
    @aminaawil784 Před měsícem

    Waad ku faraxsaantahay doqonow gabdhufu waa sixranyihiin gabdhaha caawiya quraan saara hadaad nafledihiin

  • @ahmedaweys9854
    @ahmedaweys9854 Před měsícem +1

    Waaali tanoo kale Yaa arkay umad waaalan ayaaa jirto oo in ay caqli badan tahay la mooodo

  • @user-il4cd3kw4n
    @user-il4cd3kw4n Před měsícem +1

    Waar nin raag maac sonkar 😂😂🤦🏾🤦🏾

  • @asiilmahir6072
    @asiilmahir6072 Před měsícem

    Aniga🎉waxay la tahay ninwalba oofadeaxad wasaqnimo haweenka kula wareega hoyadis ayaa sidas ah bes raga🎉yaman waxa kamamnuca dumarka gursada nin qodbasiraa ayadoo nol🎉ayaa la asaa🎉xataa ninka🎉haweenku wadankas waashay cadiim ah mar anaga waxa naqaribay waaragan garacdaa bes

  • @degan4
    @degan4 Před měsícem +1

    Qof wuxuu sheegay ku qoslaayo yaab

  • @shaaficicabdi3994
    @shaaficicabdi3994 Před měsícem

    😂😂😂😂😂😂😂sifiican Ayaan loogalay

  • @sadam1318
    @sadam1318 Před měsícem +1

    sirta reer qurbo oo dhan ayuu daba gala daba gal cheap and cleaner

  • @user-vi3yp9vy7j
    @user-vi3yp9vy7j Před měsícem +1

    😳😳😳😳😳😳😳😞😳😞😔😳😔😞👌