Hanjabaada Itopianka🇪🇹 Oo meel Sare Mareysa || Iyo Dowlada Somalia🇸🇴 Waxa eey ku Tashaneyso yaab !

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024

Komentáře • 35

  • @user-nj1dy1kl8t
    @user-nj1dy1kl8t Před 15 dny +2

    Maashaa Allah Alle ha idinku hanuniyo intiina ka hadashay halkaan iyo inta idinka sii fiican iyo dadaalkiina wadanku muhiimka idiin Ku yahay , meesha kuwa kale qabiil iyo koox iyo iskudir ay halkaan qaranka Ku dumiyaan ama qaar cadawga u daneeyaan Allaha ka dhigo Somali raggeeda idinko kale iyo ka fiican waan Soo noolaan laheyne .

  • @historypublishers
    @historypublishers Před 15 dny

    💪🏿🇸🇴💪🏿

  • @fadumaahmed684
    @fadumaahmed684 Před 15 dny

    Subxanallah ETHOPIA oo dhan ma aha abiy oo oromo meel u raadinaayo

  • @dunka735
    @dunka735 Před 15 dny +1

    War itobiyaan hadee is diyaariyaan soomaali uma baahno isdiyaaris soomaali because anaga mara
    Kaa itobiyaan maqalno waa kaceenaa dagaal kii udanbeeye aa galeenaa inshaa Allah soo sacta itobiyaan

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392

    Awadal Estate halagu dhawaaqo ciidanka m halgeeyo meesha waa haday jirto ragnimo hadal badan haan ma buuxsho shaqo ayaa la rabaa in loogu jawaabo ficil ayaa laga rabaa dawoldu hadl dhamaaaaa

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey Před 15 dny

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw

  • @1970Belgesel-f3l
    @1970Belgesel-f3l Před 13 dny

    İtoobiyanka gudaha kujiro waa in aay baxaan haday bixi waayaan inla Dilo gudaha ayay noqonee haday runta lagaaro ayaalarabaa itoobiya dambe marabno ciidamo itoobiyan dambe soomaaliya marnaba soo galaa aduunka waa nala yaabay cadaw itaageer laleeyahay lama arag suudan ayay rabaan in aytaageeto u fidiyaan suudaan waa diiday damaca itoobiya soomaaliya arka suudaan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇹🇷✌️

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz Před 9 dny

    IAM SOMALI. MY COUNTRY SOMALIA 🇸🇴 WHAT IS THE LAND. ??? MENGISTU HAILE MARIAM MAR KII AY. LA DAGAALAMA. YEEN WAA. LA CAAWIYAY. MAXAA. LAGU. CAAWINAYAY.

  • @user-ol4pc4cm5b
    @user-ol4pc4cm5b Před 15 dny

    Ciidanka itoobiyaanka meelaha ay saldhigyada kuleeyihiin rag wada dhalinyaraa oo dhiiran qaabka hawla ciidamada loomishimo utaba baranah hakusoo ag aruureen guuto guutooyina ha isu diyaariyeen. jaanis aan 1977 uga aarsanaaba noo muuqdaye intaan ciidamadooda agdagno sidii khawaariijtii aan hameen oo modow xeryaha ugu daadano oo kadhigno wax dhinta iyo wax aan nolool kula tagno. najaasta.

  • @user-pz2kj3fq5h
    @user-pz2kj3fq5h Před 15 dny

    Waa jajuus ah caruurtii gabree

  • @HusseinadamHashi-vr5hj

    WAR XABASHI IDINKAA KA DARAN MQXAAD XABASHI KA XAYEYSIINAYSAAN
    WAXAY HAYSO HASOO DEYSO. INJIRLEEY.

  • @umerhassen8011
    @umerhassen8011 Před 15 dny

    Itopiya toos uma wareerayso lakin proxies aya jiri doona

  • @HakiimHakiim-t8p
    @HakiimHakiim-t8p Před 15 dny +1

    Sxb cadowga gudaha ayaa ka xun idoor waa inla soo af jaraa

  • @asinababe
    @asinababe Před 15 dny

    Anaga hadan nahay somaali sina itoobiya kuma heshiin karno wax ganacsina nama dhax mari karo si walba ha ahateee

  • @user-gf5is9wu1k
    @user-gf5is9wu1k Před 14 dny

    2006 raisal wasarihi milazanawi ayaa ku soo duulay ciidanka uu wadanka uu soo galiyey ayaa xasuuq sameyey guryo iyo hanti baqaro guben, wuxuu nagu sheeganaya dhiig ban udaadiney waa beentis asga dhiiga Soomaaliyeed dhadiyey oo xasuq badan sameyey, cid alaa cidan dono ayan heshiis lasaxeexaneyna kan rabo waan ceyrineyna

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz Před 9 dny

    DAL KA. SOMALIA 🇸🇴 CIIDAMO. BADAN. BAA. HAWGAL. KU YIMID OO. WADAMADA.DARIS KA. AH. HAWGALKA. YAAN LAGU. DARIN. KUWA. DARISKA. AY. HARAY. BAA. LOOGA. HADLAY. HADANA. SOMALIA 🇸🇴 DAL KII AY. DOONTO. BAY. KEENI. KARTAA)(. DAL KA ITOOBIYA. WAALIDA. KA JIRTQ. WAA. NACASNIMO

  • @1970Belgesel-f3l
    @1970Belgesel-f3l Před 11 dny

    Bismillahirrahmanirrahim. İtoobiya nka ma ilwin waxay soomaaliya KU sameysay . Marwalba waxay ku fartâa si ay nooga magsan lahayd77 waxaytri waa in soomaaliya gabigeeda qabsado masar ayaa Ka haleysay saas ayay masar urabin soomaaliya qorshaha waxay ahad habeen madow in la qabsado dadka jiifo itoobiyanka gudaha kujiro kuwa xuduuda jooga soogalaan xabada bilaabato soomaaliya jiifto soomaaliya saas lagu qasado shabaana aydana Fila soomaaliya qasato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙✌️✌️

  • @user-pz2kj3fq5h
    @user-pz2kj3fq5h Před 15 dny

    Maxuu ugahadliwayey in wadankisu in uu si sharcidaro ah somali galbeed itopia ugudaray walibaa badh kaleel kiniya lasiiyay

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 Před 12 dny

    Itoobiya Waxaa ka daran Hassan gurguurte

  • @user-mh7vb4fb2k
    @user-mh7vb4fb2k Před 14 dny

    War dalka waa dal Somalia Xoog naguma lihid baryo naguma lihid nina dhulkiisa liisa iyo baddiisa cidna masiinaayo hadiyadna cidna kuma bixineysa dal ninkiisi baa iska leh marka xoogna warkiisaba daa.

  • @GoojeCade
    @GoojeCade Před 15 dny

    Kani waa hawiye futo madowe

  • @tasneemmohamed8524
    @tasneemmohamed8524 Před 15 dny

    War Ethiopia wax naga dhaxeyn kara maba lahan
    Dal iyo dad baa nooga maqan banaanka aan iska marino
    Bada anagaa iska leh cidna naguma qasbi karto kireynteeda

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 Před 15 dny

    Itoobiya waa kibirtay waa in ay ciidamafa soomaaliya ka qaadaan arin dagaal oo kibirkooda waafaqsan...

  • @faisaabdulahi8264
    @faisaabdulahi8264 Před 15 dny

    Soomaaliya horta waa dad ku maqan afaaro qabiil oo iyaga isku sii jeeda iyagaa isku xoog badan intay jiifaana ayaa loo tashaday amxaarka kooda ugu yari wuu ku naceb yahay oo waxa waalidkii uu u sheegay inay soomaaliya ku soo duushay oo ay si xun u galeen waligoodna ma iloobaayaan waaba amxaare ciilkuu kuu qabo aad ayey u badan tahay inaga haddaynu nahay soomaali wax walba waynu ilownaa aad iyo aad ayey noogu cuqdadaysan yihiin soomaalidu intay isku sii jeedeen ayey sii tababaranayeen oo ay hub iyo wax walba ay iibsadeen maantana waxay diyaar u yihiin dagaal waa dad isku duuban oo sii tabaabushaystay

  • @Ciiltire572
    @Ciiltire572 Před 15 dny

    Dawladee ma dawlada putland ma jubaland ma koonfur galbeed ma Somaliland dawlada galmug dawlada heershabele tee xasan Sheekh Maxamood keligii ayaa Ethiopia diidan kuwa kale xataa ma cabareen karaan Ethiopia ragaan Maamul goboleed ka sheegtay ayaa dalkii gatay

    • @HakiimHakiim-t8p
      @HakiimHakiim-t8p Před 15 dny

      .. orom wasalh

    • @Ciiltire572
      @Ciiltire572 Před 15 dny

      @@HakiimHakiim-t8p adiga

    • @Ciiltire572
      @Ciiltire572 Před 15 dny

      @@HakiimHakiim-t8p Ethiopia darood kii keenay Somalia waala og yahay kuwa dawlada xasan Sheekh diidan waa darood

    • @Nuurah951
      @Nuurah951 Před 14 dny

      ​@@Ciiltire572Darood baa dalkaan difaacijiray weligiis Hawiye somali lugooye ayuu kuyahay, dowladii siyaad bare soo ma ahayn adinka wixii itoobiya lasocday

    • @Ciiltire572
      @Ciiltire572 Před 14 dny

      @@Nuurah951 cumar jees ugaadeen majeerteen reer waqooyi kulmis yaa suub shay hawiyoo siyaad bare daacad u ah yaa kulmis baray idinka oo dawladii siyaad bare daba gediyay Somalia waxaa keenay Ethiopia cadulaahi Yusuf dawlada xasan yaa diidan deni wecelka lafta gareen yaa dhalat daarood yaa taageray maanta Ethiopia lafta gareen wir i tus hal nin oo cambaren kara Ethiopia Axmed madoowe deni lafta griin biixi i tus hawiye qof aan aheen