MORAAL MEDIA
MORAAL MEDIA
  • 150
  • 1 922 989

Video

Somaliya Dal lakala qeybiyey Nabadna laga dhaariyey || Dadkiisan Dunida loo Kala diray || Wey Cadahy
zhlédnutí 3,5KPřed 19 hodinami
Somaliya Dal lakala qeybiyey Nabadna laga dhaariyey || Dadkiisan Dunida loo Kala diray || Wey Cadahy
Yaabki Adunka Ka fiirso Cida aad Talo ka qaadaneyso || Inta Qarson ayaa ka badan Kuwan Subxaanallah
zhlédnutí 7KPřed 2 hodinami
Yaabki Adunka Ka fiirso Cida aad Talo ka qaadaneyso || Inta Qarson ayaa ka badan Kuwan Subxaanallah
Fanaanad Xiis Xarago Oo Rabta ineey Isdisho || khadra Sanimona Waxey leedahay Fanka Waa Raaxo Yaab!
zhlédnutí 7KPřed 2 hodinami
Fanaanad Xiis Xarago Oo Rabta ineey Isdisho || khadra Sanimona Waxey leedahay Fanka Waa Raaxo Yaab!
Itopia Meel fiican beey wax u marayaan || Waxeyna Aad iyo aad Ugu Mahad Celineysa Shacabka Somaliyed
zhlédnutí 6KPřed 4 hodinami
Itopia Meel fiican beey wax u marayaan || Waxeyna Aad iyo aad Ugu Mahad Celineysa Shacabka Somaliyed
Nairobi Waxaa isku heysta Somalidii iyo Kenyaanki || Somali Naceeyb baa ka bilawday kenya
zhlédnutí 64KPřed 7 hodinami
Nairobi Waxaa isku heysta Somalidii iyo Kenyaanki || Somali Naceeyb baa ka bilawday kenya
Ugu dambeeyn Dumarland wey isdhiiben || Xitaa waxaa iskeenay Team 27 || Somalinimo Wax dhaama lawaa
zhlédnutí 6KPřed 7 hodinami
Ugu dambeeyn Dumarland wey isdhiiben || Xitaa waxaa iskeenay Team 27 || Somalinimo Wax dhaama lawaa
Jebra Oo Xaaladu Ku Adagtahay Qabyaladiste in laga dhigay baa QOL lagusoo Xiray || Lkn Wuu isbadalay
zhlédnutí 11KPřed 9 hodinami
Jebra Oo Xaaladu Ku Adagtahay Qabyaladiste in laga dhigay baa QOL lagusoo Xiray || Lkn Wuu isbadalay
Maxamed Cabdiqadir Oo Afka Furtay Oomaar Na Ku Sheegay qof waalan Oo tol la'aan ah Yaabki Aduunka!
zhlédnutí 7KPřed 9 hodinami
Maxamed Cabdiqadir Oo Afka Furtay Oomaar Na Ku Sheegay qof waalan Oo tol la'aan ah Yaabki Aduunka!
Dahir calasow Oo iska Cafiyey Oomaar lkn Iskalaaji wuu diiday || Sixirkii Ilaka Case qeys la Sixray
zhlédnutí 10KPřed 9 hodinami
Dahir calasow Oo iska Cafiyey Oomaar lkn Iskalaaji wuu diiday || Sixirkii Ilaka Case qeys la Sixray
Ugu dambeeyn Maxamed Somali iyo Mahad Wey Kala Guureen || Barwaqo qalanjo Fanka Wey ka Baxday
zhlédnutí 21KPřed 12 hodinami
Ugu dambeeyn Maxamed Somali iyo Mahad Wey Kala Guureen || Barwaqo qalanjo Fanka Wey ka Baxday
Xog iyo Siro La yaab leh Dalka Waa Beec || Mashruuca Kala Qeybinta Somalida Oo Meel fiican maraya
zhlédnutí 10KPřed 12 hodinami
Xog iyo Siro La yaab leh Dalka Waa Beec || Mashruuca Kala Qeybinta Somalida Oo Meel fiican maraya
Adkaatay beey Mareysa Mama Muna Oo boqoradii Ingiriska Hada islaamka Ugu yeereysa yaab !!
zhlédnutí 9KPřed 14 hodinami
Adkaatay beey Mareysa Mama Muna Oo boqoradii Ingiriska Hada islaamka Ugu yeereysa yaab !!
Mahad iyo Maxamed Waa Laba Qof oo is qaba !! yaabki Adunka Cadeymo lagu qanci karo
zhlédnutí 8KPřed 14 hodinami
Mahad iyo Maxamed Waa Laba Qof oo is qaba !! yaabki Adunka Cadeymo lagu qanci karo
Daaci Muna 1.day 20 k Xaliimoyinka hadeey Soo kaceen || Daaci Bilan 2 days 500 k Yaa Badin Doona ??
zhlédnutí 9KPřed 16 hodinami
Daaci Muna 1.day 20 k Xaliimoyinka hadeey Soo kaceen || Daaci Bilan 2 days 500 k Yaa Badin Doona ??
Mama Muna Oo Misajidka loo Diidey | Daaci bilan Oo Cirkaa mareysa | Shiidka Xamar oo Fananinta garay
zhlédnutí 15KPřed 16 hodinami
Mama Muna Oo Misajidka loo Diidey | Daaci bilan Oo Cirkaa mareysa | Shiidka Xamar oo Fananinta garay
Maxamed Somali Oo kasoo Hadlay Ninka Lagu Sheegay ineey isqabaan iyo Cadeymo kale
zhlédnutí 32KPřed 19 hodinami
Maxamed Somali Oo kasoo Hadlay Ninka Lagu Sheegay ineey isqabaan iyo Cadeymo kale
Dj Zubeyr oo lagusoo helay Cadeyn layaab leh Dj Hadana heesaya Iyo Oomaar oo la Taagay !
zhlédnutí 17KPřed 19 hodinami
Dj Zubeyr oo lagusoo helay Cadeyn layaab leh Dj Hadana heesaya Iyo Oomaar oo la Taagay !
Daaci Bilan iyo Ragii maxaa Kala qabsaday Waxa Duco iyo Gabay ka dhacaya Adigaa Yaabi doona
zhlédnutí 7KPřed 19 hodinami
Daaci Bilan iyo Ragii maxaa Kala qabsaday Waxa Duco iyo Gabay ka dhacaya Adigaa Yaabi doona
Oromadii Oo Afka Furatay Hal qaf hadii la taabto Adinkaba itopia waad jogtaan Ayey Ku hanjaben
zhlédnutí 9KPřed 21 hodinou
Oromadii Oo Afka Furatay Hal qaf hadii la taabto Adinkaba itopia waad jogtaan Ayey Ku hanjaben
Siro Layaab leh Mahad iyo Maxamed Waa 2Laba Nin Oo is qaba Sidaa beey Ku Qorteen Form ka Guriga !
zhlédnutí 16KPřed 21 hodinou
Siro Layaab leh Mahad iyo Maxamed Waa 2Laba Nin Oo is qaba Sidaa beey Ku Qorteen Form ka Guriga !
Cadeymo iyo Xogo laga keenay Maxamed Somali Dad Sheegay in Qanisnimo lagu Xaman jirey Subxaanallah
zhlédnutí 14KPřed dnem
Cadeymo iyo Xogo laga keenay Maxamed Somali Dad Sheegay in Qanisnimo lagu Xaman jirey Subxaanallah
Xoga kale oo layaab leh Ayaa kasoo Baxay xaalada Walalkeen Oomaar Subxaanallah
zhlédnutí 13KPřed dnem
Xoga kale oo layaab leh Ayaa kasoo Baxay xaalada Walalkeen Oomaar Subxaanallah
Walaashen Asmo Alle ha unaxaristo lkn Waxey ka tagtey Fariin muhiim ah
zhlédnutí 4,3KPřed dnem
Walaashen Asmo Alle ha unaxaristo lkn Waxey ka tagtey Fariin muhiim ah
Intaan hadaan Isla fahano waxaan Dhisan Doona Dal Qurux badan insha Allah
zhlédnutí 6KPřed dnem
Intaan hadaan Isla fahano waxaan Dhisan Doona Dal Qurux badan insha Allah
Xog iyo Siro la yaab leh Ninkan Maxamed ah Hada Waa lahaya dhalinyaro badan baa Ku maqan Subxanallah
zhlédnutí 9KPřed dnem
Xog iyo Siro la yaab leh Ninkan Maxamed ah Hada Waa lahaya dhalinyaro badan baa Ku maqan Subxanallah
Alxmdulilah Taliye MpM Somali baa u istaagtay Sharaftiisana Waa la badbaadiyey Qaniska Waa nin kale
zhlédnutí 8KPřed dnem
Alxmdulilah Taliye MpM Somali baa u istaagtay Sharaftiisana Waa la badbaadiyey Qaniska Waa nin kale
War Taliye MpM Waxaan kasoo hadal Lkn hadey Sax tahay Somali wey u dhamaatay Subxaanallah
zhlédnutí 15KPřed dnem
War Taliye MpM Waxaan kasoo hadal Lkn hadey Sax tahay Somali wey u dhamaatay Subxaanallah
Xalane Waa lala Xisaabtamay ilaa Heer waxaa lagaarsiiyey eey dowlada Canshurta Siiyan
zhlédnutí 9KPřed 14 dny
Xalane Waa lala Xisaabtamay ilaa Heer waxaa lagaarsiiyey eey dowlada Canshurta Siiyan
Cadawga iyo Shisheeyahow waxaan idin leenahay Hambalyoo Qorshahiini wuu hirgalay dhlinyrti dhimatay
zhlédnutí 7KPřed 14 dny
Cadawga iyo Shisheeyahow waxaan idin leenahay Hambalyoo Qorshahiini wuu hirgalay dhlinyrti dhimatay

Komentáře

  • @xamralive
    @xamralive Před 42 minutami

    War heedhe Soomaalidu Dhulkay wax ka leeyihiin Saw ma ogid Gobolka ugu wayn bay Soomaalidu leeyihiin Kenya Soomaalidu Marti kama aha Kenya ee Kukunya waxay ahaayeen Diiqa Kenya Waxay ahaayeen Dadka haysta Dhaqaalaha Kenya Waxay ahaayeen Madaxda Kenya Xaaraanta ku haysata Hada marka waxay ka Hinaaseen Soomaalida

  • @MaxamedTawakal-fb2zs
    @MaxamedTawakal-fb2zs Před hodinou

    Xalane galala xoog kugala waxaad arki doontaa. Beerka iyo. Kelyo iyo wadne buuxa firinjeero waa igu walaahay waa igu bilaahay😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @hashim9764
    @hashim9764 Před hodinou

    Yes the Somalis are the most corrupt people no question, look no futher than minnesota.

  • @user-nj1dy1kl8t
    @user-nj1dy1kl8t Před hodinou

    Kenyaatiga Waa dad fiican oo Bini aadamnimada Ku dhaqma Marka lafiiriyo wadamada kale laakiin Waa in loosheego in in ay iska jiraan in lagu diro dadka oo dadka cunsuriyiinta eeyan ka yeelin in ay Binisan aadamnimadoda wanagsan xumaan u badalaan oo ay noqdan dadxun .

  • @maryami2299
    @maryami2299 Před hodinou

    Haday leedahay ciidamadaydii soomaaliya kama baxayaan hadhow na bad baan ilaali ayaa oo kama baxay no avid baa xigta

  • @maryami2299
    @maryami2299 Před hodinou

    Eratereeya hada dhul itoobiya bay ku jiran ciidamadeedu oo un ka leedahay ha ka baxaan ciidamada eretereeya muu aado abi waxaan imaaraad iyo yuhuud baa wada oo in yaman laga weeraraa la rabaa dakad visna ma rabto

  • @maryami2299
    @maryami2299 Před hodinou

    Itoobiya haday 4 milyan tahay may eratereeya badeedii ka soo ceshato doqonimafana iyo xasan xoo bay aragtay

  • @maryami2299
    @maryami2299 Před hodinou

    Eratereeya waa 4 malayn badii itoobiya 100 sano isticmaalaysay bay ka qaaday oo u diiday in ay isticmaasho ayagoo 30 milyan a maxaa u baqaysaa

  • @maryami2299
    @maryami2299 Před hodinou

    Markaan qor Teheran qaadan o oo la dagaal no way iska tagaysaa

  • @user-ox7rf6oe4o
    @user-ox7rf6oe4o Před hodinou

    Waxay ka dhiseen😂 godod

  • @maryami2299
    @maryami2299 Před hodinou

    Waxaas Waa been dawlada Afrika ugu awood badan bay soomaaliya ahayd oo galaduel ka baai jirtay 1950 baa un u qor shay say in uu gumaystuhu ka kaco been taan laydin sheegin Kenya iyo tansaaniya Waa la xukumay

  • @user-ox7rf6oe4o
    @user-ox7rf6oe4o Před hodinou

    Ilahay kuma imanaya fadhiga halaga kaco .. fadhi ku dirir

  • @user-ox7rf6oe4o
    @user-ox7rf6oe4o Před hodinou

    Xalane Chelsea a loobixiyey

  • @user-ox7rf6oe4o
    @user-ox7rf6oe4o Před hodinou

    Ebow hadal badan hasn’t ma bux sho we are Somalia 🇸🇴 we need together do something

  • @user-pp4tl6jy6g
    @user-pp4tl6jy6g Před hodinou

    waradiguba madwo badtahaye maxad sheegi

  • @hassanibrahimali1963
    @hassanibrahimali1963 Před hodinou

    Keyanku wuxu kahadla harmarki somalida balse shaqababuurki wadanka kama hadlan m

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq Před 2 hodinami

    Somalia ha is raacdo runtii qabiilkane halla iska dhaafo

  • @hanafmohammed709
    @hanafmohammed709 Před 2 hodinami

    Waxaa la yaab Leh kuwaa ugu fool xun oo soomaali sheeganeyo ayaa gaaloobo sababtoo ah waa sheyaadiin bal sii fiican u fiireya sida ay u fool xun yihiin. BAL fool xumadood haddii diinteena macaan ka baxaan afarta xabo oo gaalinimo qaateen waxaa soo islaamo malaayeen marka dad aad IYO aad diinteena macaan oo ALLAH NUGU HIBEEYEY OO NICAMADA UGU WEYN OO QOF MUSLINIMO KU DHINTA AYAA NASIIB BADAN KUWA FOOSHA XUN OO MARKII HORBA GAALO QARSOON AHAA ayaa gaalinimo sheekto oo is qarineyey markii hore. Soomaaliya sidaas oo kale banaanka Uma soo shaacin Karin oo waa la dilaa. Anigu waxaan qabaa haddii xataa ey banaanka iso soo dhigaan oo ay Soomaaliya KU nool yihiin waa in Laga musaafiriyaa oo ay ayagu kharashka KU baxayo in wadanka Laga saaro si aysan UMADDA caqliga yer been ugu dhaadhicin. Sweet sheydaantii la Oran jirey Holland Laga ceeriyey oo baarlamaanka KU jirey walaahiy magaceed ilaa Hada waan sheegi Kari la ahay oo mareekanka u carartey oo kuwa yuhuud ah soo dhoofsadey oo markii ay ka dhameesteen danihi ay ka lahayeen faraha ayey ka qaateen oo faransa ayey u carartey oo wixii deenta neceb ayaa halkaas dagaan. Marka noocyadaanbwaa naqaanaa waxey raadiyaan sidii lacag IYO magac u helaan waxey la mid yihiin Salman Rushdii baa aabo IYO macalinka u ah sheydaan baa kuli wada dhaley

  • @husseinfadumo4264
    @husseinfadumo4264 Před 3 hodinami

    Daarood uunbaa uqaxay

  • @amiira8902
    @amiira8902 Před 4 hodinami

    war ya maxa samali dhalada iskasarayma hooyo io aabo maya ma awal ayey somalidu mid aheyd maya kuwi fudeydku lenaymoye meday somalidi keniya meday somali galbeed oky taladaba socda so somaliland maha hadaba kanaxa riyada ad ku riyo naysaan sonoqon mayne tina u tashada tukale ha u hanqantahina by by

  • @SuhaybCabdi-ku3re
    @SuhaybCabdi-ku3re Před 5 hodinami

    Ader somalida kenya haysato dheh marki horaba wala qabsaday iyagana dhulka iska leh

  • @tabkaduceysane8085
    @tabkaduceysane8085 Před 5 hodinami

    Ninka doonya meluw Gato haku waano QAATO suuq jokoraa Eastleigh oo weli kiskiisu yaalo maxkamad

  • @tabkaduceysane8085
    @tabkaduceysane8085 Před 5 hodinami

    Tuug beeblow ah waxaad ku qarabataa beeta kuwa shayadiintu kusoo degto yaadba ka mid tahay

  • @kadrahadji9734
    @kadrahadji9734 Před 5 hodinami

    Maxxa u dhihi weydeey somaalidu iyada isku soo dirta telefonka.waayo wa maseeray dad qoxooti ah innay lacagaystan.taana ku dhibati somalida kenya.wa meseertay is jira somaliyeey waxiina qarsada.waxa aad heshid haku faanin ee qarso dhukaagi majigtid

  • @ayshaays5827
    @ayshaays5827 Před 6 hodinami

    حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل ولاحول ولاقوة الا بالله العلي العظيم

  • @ayshaays5827
    @ayshaays5827 Před 6 hodinami

    Xasbunalaahu wanicmalwakiil Ilaahow nagaQabo shartooda Xasbunalaahu wanicmalwakiil Xasbunalaahu wanicmalwakiil Xasbunalaahu wanicmalwakiil Xasbunalaahu wanicmalwakiil Xasbunalaahu wanicmalwakiil Xasbunalaahu wanicmalwakiil Ilaahow nagasoogaar Ilaahow nagaQabo shartooda Xasbunalaahu wanicmalwakiil Ilaahow soomaali ugargaar wariyaa xasan meesha halagabedelo si deg deg ah xasan waanacas

  • @bluemash100
    @bluemash100 Před 6 hodinami

    Mgeni kumpokea kumbe ni kujitongea😂😮

  • @fathiyayusuf1332
    @fathiyayusuf1332 Před 7 hodinami

    The reality is if Kenyans buy land in somalia and build tall buildings and Malls I'm sure every Somali wouldn't be happy , Resentment and hate would overwhelm us. After all they are human too. But Kenyans need to understand we have Somalis in kenya who are Kenyans can't change that. I advise Somalis from Somalia shell start to came back to Somalia and build your tall buildings and Malls in your country. stop buying land and houses in that country simple. Dhul Ninkiisi baa iska leh waxaa rabtiin kasamaysta ayagaa u hari dhulkooda..

  • @asiilmahir6072
    @asiilmahir6072 Před 7 hodinami

    Cajiib ilmo🎉laga cararo najiito maleh🎉 moryaan,bilaa,dal ah

  • @asiilmahir6072
    @asiilmahir6072 Před 7 hodinami

    Dadka🎉waaxor bes

  • @Cadalad12
    @Cadalad12 Před 7 hodinami

    Somalida eyaga ay isku keenen waxa maqarsan karan dheeftoda micna nicmad Allah siyay hadi sidagan ey isticmali lahayen wax kasto wey hagagi lahyen kuwa waxa jira an lehenin xisabtin o iska hadlo waxa la sameya hotel 🏨 ayey kirestan kadib kadib qufka kenyanka aya lisku sawira eyago bahdilayo marka wax badan aya qaldan qabka dhaqanka waxan arkay shekh ween o dhahayo 🇰🇪 Kenya naga leh xilig siyad bare ayan qabsanay waxas in laga gudbinayo ma og aqliga a ewer ah 9:13

  • @asiilmahir6072
    @asiilmahir6072 Před 7 hodinami

    Anigu😂waxan kayabay turki🎉masar amison🎉hasta ayey kuwasheen itobiyaan waliba madaxtoyada iwadiyey waaruntod maxad kabadali kartaa🎉soimalida allwalatagay

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 Před 8 hodinami

    Asc Subhanallah Allahu Akbar Dadka Dawlada ka sugaaya Muqdisho baa ka doqonsan Meeshaas waa guri Mooriyaan. Hadaan Magaalo madax cusub la helin Soomaalia waa burburaysaa.1991 ayu celiyey, Hasan illaaheey aduun ha ku kashifo aakhiro naar inshallah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @aminaabdi7695
    @aminaabdi7695 Před 8 hodinami

    kenya ayagaa nagu nool soomaali waa dad sharafleh oo shaqeysta haday soomaali ka dagto ciiday cunayaan kenyatiga

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 Před 8 hodinami

    ASC Subhanallaha Allahu Akbar 🙏🙏🕋

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr Před 9 hodinami

    Qadaad Weyen Hadhacado Waa Xin iyo Xaasid Laftinagaa Afka Oromo Hala lagu dhigto Somalilnd Carabi iyo ingiriisi baalagu dhigtaa

  • @leban9958
    @leban9958 Před 9 hodinami

    So.alida waxay kamidyihiin dadkii dhulka ugu yimid gumeystaha adiga qaxii syaad kabilowday

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr Před 9 hodinami

    Itoobiya Hanoolato Nebigaa u duceeyey

    • @rodajama7111
      @rodajama7111 Před 6 hodinami

      Maxaad utoog saneysan had iyo jeer Maxaase had iyo jeer dadkaaagu sharks noodhaqaan iyo musqulahanaga dhaqaan haduu ilaahey kuduceeyey

    • @user-dp4tn2xs8l
      @user-dp4tn2xs8l Před 5 hodinami

      DUCADII XAGAY IDINKA MARTAY MAINAAD SOOMAALI TUUGSATAAN BAYNOQOTAY OROMO SHIIRBADAN GAADHILAYDINLAMARAACIKARO UR DARTII SOOMAALI ALLAASHARFAY

  • @leban9958
    @leban9958 Před 9 hodinami

    Waryaa somalida dalkey laleeyihiin

  • @farahsaid6913
    @farahsaid6913 Před 9 hodinami

    Waa aduune armay burburaan soo.aaliyana nabad noqataa oo aysoo qaxaan

  • @Thewho444
    @Thewho444 Před 10 hodinami

    Most of the Somalis are coming from western countries and they invest in Kenya you should be proud that we are bringing dollars for Kenya economy

  • @user-ox7rf6oe4o
    @user-ox7rf6oe4o Před 10 hodinami

    Now Somalia 🇸🇴 xalane out

  • @user-ox7rf6oe4o
    @user-ox7rf6oe4o Před 10 hodinami

    Dhow dah y maha dhowgsa

  • @user-ox7rf6oe4o
    @user-ox7rf6oe4o Před 10 hodinami

    Mexee tahay bar yo

  • @user-ox7rf6oe4o
    @user-ox7rf6oe4o Před 10 hodinami

    Moral it’s u home waa dhul Somalia 🇸🇴 ah

  • @user-ox7rf6oe4o
    @user-ox7rf6oe4o Před 10 hodinami

    It’s u country .. maxaa keenay dhiiri ? Waa dhulkaki maxa ber yer was ?????

  • @user-yy8jw1pr7b
    @user-yy8jw1pr7b Před 10 hodinami

    Soomaliland. guuuul. guuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 Před 10 hodinami

    Lacaagti Somaliya wax logu qaban laha ayu niin walba oo xiil haya ku dhistaa Kenya 🇰🇪

  • @1000ZXCVBN
    @1000ZXCVBN Před 11 hodinami

    Somalia aa soo gubteen, ee joojiya , qaska. Kenya ayaakaa idin soo dhawestey, ha ka leef leefaan.

  • @user-ox7rf6oe4o
    @user-ox7rf6oe4o Před 11 hodinami

    The US may have opportunities in Somalia's oil and gas sector in 2024 because of the country's potential oil and natural gas reserves. Geoseismic studies indicate that Somalia could have reserves of up to 30 billion barrels. The US could benefit from