Xog iyo Siro La yaab leh Dalka Waa Beec || Mashruuca Kala Qeybinta Somalida Oo Meel fiican maraya

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024

Komentáře • 64

  • @abdilleosman7466
    @abdilleosman7466 Před 26 dny +6

    حسبي الله الذي لا إله إلا هو عليه توكلت وهو رب العرش العظيم

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392

    Alle ayaan ka talo saaraney sharta iyo inta wada allow dhalinyaradeen caqligooda kobci oo rabiyow quluubtooda midey

  • @abdilleosman7466
    @abdilleosman7466 Před 26 dny +3

    أللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبنا على دينك

  • @abdilleosman7466
    @abdilleosman7466 Před 26 dny +8

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @hasnafarah7043
    @hasnafarah7043 Před 26 dny +1

    Soomaaliyey dalkina u ISTAAGA cadowga soo wajana ka hortaga
    soomaaliya guul guul guul

  • @abdilleosman7466
    @abdilleosman7466 Před 26 dny +4

    أللهم موفقنا ما تحب وترضى

  • @abdilleosman7466
    @abdilleosman7466 Před 26 dny +5

    أللهم ارنا الحق حقا وارزقنا اتباعه

  • @abdilleosman7466
    @abdilleosman7466 Před 26 dny +3

    أستغفر الله العظيم وأتوب إليه

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed Před 26 dny +2

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @najmomaxamed9156
    @najmomaxamed9156 Před 26 dny +4

    Subxaana laah ilaahow noo gargaar

  • @aminamudhir4150
    @aminamudhir4150 Před 26 dny +1

    Alle ayaan ka magan galney xasbulaah tawakaltu, somalia 🇸🇴 Allah ayaa u maqan 🤲🏽🤲🏽🤲🏽

  • @SHUAIB-AHMET
    @SHUAIB-AHMET Před 26 dny +4

    Wadanka iyo dadku way isbadali doonaan dhibaatadana waa laga bixi doonaa mar ay noqotaba insha Allah,
    Dabinka somaliya loo maleegay ee maanta kolba meel Afka ciida darayso waa wax iska dhamaan doona because waxa jira ILAAH wax walba isaga ka Amar qaato wax walbana gacantiisa ku jiraan sidaa darteed waxan imika socda waxay noqon doonaan wax marka hormar la gaadho oo gargaarkii Ilaaha waaxidka ah soo dago noqda wax lagu cibro qaato oo mardanbe soo laaban insha allah

  • @abdilleosman7466
    @abdilleosman7466 Před 26 dny +3

    سبحان الله والحمد لله ولا إله إلا الله والله أكبر أللهم اغفر لي أللهم ارحمني أللهم ارزقني

  • @oscarosman8264
    @oscarosman8264 Před 26 dny +3

    Waa wax kala qeybin weyn ayaa ku socda somalia Wlhi i aamin

  • @abdilleosman7466
    @abdilleosman7466 Před 26 dny +3

    لا إله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين

  • @MOSHADI84
    @MOSHADI84 Před 26 dny +3

    Subxaana malikil quduus

  • @fouzeyahyousef3082
    @fouzeyahyousef3082 Před 26 dny +3

    لااله الا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم وعلى اله وصحبه اجمعين اللهم احفظ الصومال وشعبها من براثن الاعداء وحكامنا العملاء الخونة امثال حسن ديقو وحمزة بري وموسى عور اللهم امين يارب العالمين 😮

  • @zahrajama7764
    @zahrajama7764 Před 26 dny +2

    حسبن الله ونعم الوكيل

  • @abdilleosman7466
    @abdilleosman7466 Před 26 dny +3

    لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم

  • @aminamudhir4150
    @aminamudhir4150 Před 26 dny +1

    Raga Somaliyeed🇸🇴 ninkaas kuwa la eg ayaa ugu daran waa ku wadanka ka dagi la yahay. Tuukada hada dhacda suudka beenta xiran. Lacagta in ay qaataan adduunka kale ku dhisa🇸🇴😭😢🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu Před 23 dny

    2011 wadamada carabtaba wuu ka dhacay laakiin iney qaldameen wey garteen waana ka soo noqdee oo waa dad xadaaro leh taariikh leh soomaaliya waxaad moodaa inaga maxama siyaad ayaan ku indho futey waxey u ekaayeen dad wadanoyiin ah oo wadankooda jecelwaxaan hada fahmey in taariikhihii soomaali oo naloodhigaayey ineysa run ahey

  • @Abdirahman-sw3zw
    @Abdirahman-sw3zw Před 26 dny

    Anagu islaambaa nahy shayaadina alle ayaa inooga filn wixii talo ahna alle hana waa fajiyo
    رب توكل على الله و كفا بالله وكيل

  • @safa-cb3ox
    @safa-cb3ox Před 26 dny +1

    Ilaahow naga qabo wardadka wadani nimadii wayka tageen eehalaga gaaro in ay iswalaashadaan oo meel kasoo wada jeestaan dhulu midnimuu ubaahanyahay hadii kale alaha kasaaree sida walaalaheen falastiin ayaa noo dambayn doonta

  • @user-yy8jw1pr7b
    @user-yy8jw1pr7b Před 21 dnem

    Soomaliland. guuuul. guuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @elmihassan7950
    @elmihassan7950 Před 26 dny

    Asc waxaan ka xumahay haddii ay maqlaan mamul goboleed hadda qaar dhulka waa beec way gadan ĺahaayen allow nabadbaadi guul

  • @runahmed9988
    @runahmed9988 Před 26 dny +2

    Sucanalaah ilaahay cadawga haynaga qabto

  • @ayshaays5827
    @ayshaays5827 Před 21 dnem

    حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل ولاحول ولاقوة الا بالله العلي العظيم

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 Před 26 dny +2

    Runta ku nolow kolba meel ha u cararine Intad codka badasho HARGEISA afkaga kada tuladada ka hadal wa lagu fahansaye

  • @Salaahudiinayuub34
    @Salaahudiinayuub34 Před 26 dny

    Dhamaanteen aynu taageerno shabaab dhalinyaro wllhi cida kaliya ee manta gumeysiga ka hortagi kadhaa waa iyaka.

  • @abdilleosman7466
    @abdilleosman7466 Před 26 dny +2

    أللهم أعنا على ذكرك وشكرك وحسن عبادتك

  • @zahrajama7764
    @zahrajama7764 Před 26 dny

    2013 ayan ka dhageystey CZcams nin cadan ka dhageystey in somali laqeybindona. Lana qabsan dono

  • @hooyosom8904
    @hooyosom8904 Před 23 dny

    Ascw waxan ku gordhin laha Arintaa guri walba iyo ruux walba Ha Jogdeyano Quraan

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz Před 24 dny

    WAA. QOF. MA DHAN. OO. ISAAQA. SHEEGTA.

  • @farahsaid6913
    @farahsaid6913 Před 26 dny

    Meeshii naloogu tashaday saw illaahay majoogin nin illahay leh looma dardaar waliyo

  • @CabdifitaaxMaxamed-v6p
    @CabdifitaaxMaxamed-v6p Před 26 dny +2

    S C W❤❤

  • @Kaakoos_641
    @Kaakoos_641 Před 26 dny

    SubxaanalLaah!!!
    That’s very sad. 😢😔😩

  • @user-gf2qo9ly8k
    @user-gf2qo9ly8k Před 26 dny

    Wa Xiliiii kiiii Ethiopia Lakeneeeey

  • @asiilmahir6072
    @asiilmahir6072 Před 26 dny

    Alx inshalllah😢malayiin noqda shayadiin

  • @sahimabdirahman8685
    @sahimabdirahman8685 Před 26 dny +2

    Ala somaliya 18 sano Aan ka maqanahay Lkn wlh somalida dhibka heysto waa iney dhexdeed isku tanasulin taas waye dhibka ugu weyn bal sida loo kale qabiyey wlh qabiil dartiis ayaa loo kale jaray

  • @ArrtanHass
    @ArrtanHass Před 26 dny +2

    OROMADA DALKA KUSOO QULQULAGSO HADANAN LAYSKÀ TARXIIN ,WANA DHIBATADA IGU. Weyn fadlan ha yarahsan arinkN ku a baraaruji. Mammal gobaleed kasta wa 8n u Uganda or.ona àmxaaro banana luuqadina bartay yana dhulka last wareegudoona hladanabwey og

  • @heerqaran580
    @heerqaran580 Před 26 dny +2

    1800 shirkaas Baarliin ayuu ka dhacay oo soomaalida lagu kala qeybiyay waa sax

  • @ayshaays5827
    @ayshaays5827 Před 21 dnem

    Xasbunalaahu wanicmalwakiil Ilaahow nagaQabo shartooda Xasbunalaahu wanicmalwakiil Xasbunalaahu wanicmalwakiil Xasbunalaahu wanicmalwakiil Xasbunalaahu wanicmalwakiil Xasbunalaahu wanicmalwakiil Xasbunalaahu wanicmalwakiil Ilaahow nagasoogaar Ilaahow nagaQabo shartooda Xasbunalaahu wanicmalwakiil Ilaahow soomaali ugargaar wariyaa xasan meesha halagabedelo si deg deg ah xasan waanacas

  • @Ayan-le4hb
    @Ayan-le4hb Před 26 dny

    MAR HORE GORGE BUSH BAABA YIRI HADAAN SOOMAALIA RABO INAAN QAATO DADKEEDA 10MARKAB OO KALIYA BAAN U DIRAYAA WAYNA SOO FUULAYAAN HAL QOFNA KU HARI MAAYO DALKA INAANAAN WADANIYAD LAHAYN BUU ARKAA .

  • @user-gf5is9wu1k
    @user-gf5is9wu1k Před 24 dny

    Allah ku ciqaabo

  • @user-tj2pj4ok2t
    @user-tj2pj4ok2t Před 26 dny

    Cidkasta oo cadow kuu ah yuhuud kamadhaco maxaayeelay waaba cadowgaaga cadowna makala ilka qabooba

  • @ArrtanHass
    @ArrtanHass Před 26 dny

    Soomalida u sheeg want in layeska3tarxiilo

  • @saramohamud314
    @saramohamud314 Před 26 dny

    Calamada aad khariidada gelisay waa Qalad garo calankii waa mid reka diktoonoow

  • @dalmarcabdilaahi8566
    @dalmarcabdilaahi8566 Před 26 dny

    Kani waa nin waalan cidna ma matalo waayo waa nin waalan

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu Před 23 dny

    oomadaxweynahu waxu ahaa nin isagoo yar askarnimo galalay ingiriiskii iyo talyaanigii wax badana soo arkey soomaalidana si fiican u bartey saas darteed ayuu xoogna ugu hayey taariikho aan jirina oo wadan jacel ah noogu keeney oo uu u yiri wax qabiil la dhaho ma jiraan soomaali waa hal aabe iyo hal hooyo oo wadaninimo ma jirine cabsi ee xukuumada milatariga ah ka cabsanaayeen taas ayaan ogaadey hada

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz Před 24 dny

    IAM SOMALI MY COUNTRY SOMALIA 🇸🇴 WHAT IS THE LAND ??? DAL KA SOMALIA 🇸🇴 QABIILADA. KU NOOL BAY. KA MID YIHIIN. REER. SHEEGTA. ISAAQA. MAR KAA. CID. SHEEKO. RAQIISA LAGA YEELAYO. MA JIRTO. KKKKKKKK.

  • @Nasra-u5u
    @Nasra-u5u Před 26 dny

    Haso. qatanaha. Ninka. qalbi. kadhinta

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz Před 24 dny

    NAC NACDU. MA SHAQAYSO.

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu Před 23 dny

    soomaali xitaa taariikh soomaaliyeed may raadin waxad maqleysaa carab baan nahay waxaad maqleysaa laba qabiil ayaa is dilaya markaas ayuu odagii ugu weynaa oo leh qabiilka kale ay isdileen wecel buu ahayo inagaa soo henay qabiilkale ayuu leeyahay qabiil hebal ayaa naladhshey hebal waa midgaan hebalna waa nasab waa arin aad khatar u aha saas ayaa noogu wacan inuu dagaalku joogsan waayo

  • @ArrtanHass
    @ArrtanHass Před 26 dny +1

    Wat oromo iyo ethopia oo dalaka. Laga qaban wax dagaya ma joran alshaba waxa ugu banana /land iyo orom9

  • @CaliAxmad-c2q
    @CaliAxmad-c2q Před 22 dny

    Isaaq wayahud buracay alala jahadu dalalka islaamka wakuca daw

  • @Khadiir-Ali-KHALWAYATE

    Ninkaa looma qaban karo cidna waayo waa dadka lacagta nalaga siiyo

  • @mucjisooyinka
    @mucjisooyinka Před 26 dny

    Sirdonka ka xoogweynade ee fashiliyaye kuwi ninkane inay kuu shaqastane doonaye.
    Ee weligedba ilaalinayey somalia xiita barrigi isticmarka.
    14 dhamayso Soo naasheg raagaye kuwasi kabaqayane aye kushegayane boogane.
    Toosbax wayne baye siitane maana sexdane habenki.
    Kama hordacaye markade siificane uu fahantide ayaye suualuhu noobanane yihine.

  • @loveroses5636
    @loveroses5636 Před 26 dny

    Walaaloow ninkaan leh mareeykanka halaga iibiyo somalia sida Alaska oo kale, miyuuna ogeen waxa ku dhacay bururiiko aaylan. Markii Trump xilka hayey wuxuu u tuuray toilet paper like they are dogs. You lose your country, and you will never become like an American. Never you will get respect or even become second citizen.

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez Před 26 dny

    Maxaa cadaynayaa

  • @Nasra-u5u
    @Nasra-u5u Před 26 dny

    adiga. Nacaas. eh. Ma cadey karno. qabiilkisa

  • @user-tj2pj4ok2t
    @user-tj2pj4ok2t Před 26 dny +1

    Hasha geela cunta ee hadana cabaada Reer koonfurku intay xumaanta bilaabaan bay hadana yidhaahdaan dalbaa sidan noqday waan kuraaxaystaa cabaad kooda kkkk

  • @zahrajama7764
    @zahrajama7764 Před 26 dny

    2013 ayan ka dhageystey CZcams nin cadan ka dhageystey in somali laqeybindona. Lana qabsan dono