Xalane Waa lala Xisaabtamay ilaa Heer waxaa lagaarsiiyey eey dowlada Canshurta Siiyan

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024

Komentáře • 49

  • @lulaahmed1270
    @lulaahmed1270 Před měsícem +2

    Keep going keep going keep keep keep going. Keep going. Keep going young young. Keep seeing young Ali keep going. Keep going out of country Alani, Alani, Alani out out.

  • @DramaReeles
    @DramaReeles Před měsícem +2

    Qabiilku waa midka nagadhigay waxaan jirin hadaan nahay Soomaali. Shaqo wacan ayaad haysaa balse waxaan ubaahanahey adoo kale oo badan. Mahadsanid❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤New SYL ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ New SYL❤❤❤❤❤❤❤SYL!❤❤❤

  • @warsanxidig9749
    @warsanxidig9749 Před měsícem +2

    HALYEYBAAD TAHEY YAAN LA JOOJIN KACDOONKA FREE AJAANIB,KUWAN AY HUBKA IYO TABABARKA EY SIIYAAN EE SHAYADIN SHABAAB INGA MEEL SAAREYNA

  • @hawaomarmohamud5763
    @hawaomarmohamud5763 Před měsícem +2

    Rag ragdhalayoow
    Xalane ragbaa dagan ragbaana
    Soodajiyay
    Balaayo ninkii keena bixiya baa horay looyiri adinkuba waad isgaraacdaane ragaan Xalane jooga naga cayriya
    😢😢 Ileen adinkaa keenteene
    Madaxda udir
    Warqadaan

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Před měsícem +3

    Tuugii Samaroon Ee Lacagta Markuu Dhacay Hargeysa U Baxsaday Waalala Xisaabtamaa Walee, Waxba Xalane Ha Isku Boojeen

    • @sadodaher-de4ts
      @sadodaher-de4ts Před 23 dny

      I like what say are you good somali boy thank you

  • @ShamisAli-r3u
    @ShamisAli-r3u Před měsícem +1

    Afrin dhan cadanka adon u ah oo nimcada afrika ayee rer galbedka ku nolyihin Afrikana lacag yara lasiiya oo lagu curyamiyaa somliyana Afrika badawda ayee ka midtahay waliba weyba ugu liitan Afrika kale haldowlad ledahay hal tuug lkn anaga 10 dowladood lenahy

  • @Layla-nw8nr
    @Layla-nw8nr Před měsícem +1

    Mashallah keep up brother

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment Před měsícem

    Saxiib rajada fiican way soo dhowdagay yaan loo aaba yeelin Oromada ciyaysa iyo shaqaalaha Xalane ee shaydaan caanudka inshallah way soo afkarmj walahi niyadda khayr haloo sheego yaan laga caajisin bi’idnillah kariim🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 Před měsícem

    Wiilal yar yar baagala mesha sida ashraf iyo kuwo kale oo badan somaliya waxaan Laga duminaya waa xalane

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 Před měsícem

    Maha waan ka baqaynaa ee baahida ee Soomaali ayaan ahayn Dawlad isku filan Deyman badana la geliyay lana dhiraandhirinay in laynaga Cafiyo waa Bilyanin laakiin waa ku dhiiradeen inay la xisaantamaan ma ogaadaan.

  • @sahromahamud
    @sahromahamud Před měsícem

    Subxaanallaah Illaahoow Noo Miciin 🇸🇴🙏😭

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 Před měsícem

    DR BEYLE AQOON BUU ULEE YAHAY ADUUNKA LAKIIN INTA KALE WAA LEESKAGA DHIIBAA SHAQADA WAA WADANI DHABA BEYLE MAANSHAA ALAAH

  • @lulaahmed1270
    @lulaahmed1270 Před měsícem

    Weeeeeraaaaaaaxaaaalane

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Před měsícem +2

    Xaarmaajo Aa Guri Loo Dhisaa Wee Shaqeyn Weyde

  • @user-ox7rf6oe4o
    @user-ox7rf6oe4o Před 21 dnem

    Moral it’s u home waa dhul Somalia 🇸🇴 ah

  • @ayaanlesiciid-rr7dj
    @ayaanlesiciid-rr7dj Před měsícem

    gaalada xalane jooga lugooyo ayey kuhayaan dadka iyo dalka fiiro gaara halooyeesho soomaaliyey

  • @user-wb1zk6ko5g
    @user-wb1zk6ko5g Před měsícem

    Moraal media
    Guulaysta qorsho wanaagsan baad wadaan.
    Waa wax loo baah naay in labilaabo xili hore but it is never too late.

  • @LimoonHaji
    @LimoonHaji Před měsícem

    I agree with you ❤❤❤❤❤❤

  • @user-dp4tn2xs8l
    @user-dp4tn2xs8l Před měsícem

    XALANE HALAWEERARO
    WAAMEESHA QARAXALAGADIYAARIYO

  • @dr.mohamedabdisheik8813
    @dr.mohamedabdisheik8813 Před měsícem +1

    Wax laab lakac iyo Qabiil lagu sameynaayo Soomaaliya uma baahna wax walba waa in laga eegaa dhinac faaiidada iyo Khasaaraha.
    Kacdoon Kacdoon waqtigaan waa laiskaga faaiideysanayaa in umadda Gaajeysan oo Nabad haysan la sii dhibaateeyo sax ma ahan loomana baahna ,Dadka yaan la qaldin

  • @safiasheikhahmed5170
    @safiasheikhahmed5170 Před měsícem +1

    bal maxaad maanta uga halaysa mamaantat dhalatay shariidkani waa bari hore ee imika maaha maxaad maalintaa oga falcelin waday waar timir lafbaa kujirtee icadeeya oodawlada haka hordhicina siyaasadeeda

  • @user-ox7rf6oe4o
    @user-ox7rf6oe4o Před 21 dnem

    Now Somalia 🇸🇴 xalane out

  • @AxmedSahlaaye-yi8cn
    @AxmedSahlaaye-yi8cn Před měsícem +1

    Waar waxani dawlad Maaha Walhi Miyaa la gubo maxa laga dhawraya waxa Waaxay Sida lagu gala Adag

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Před měsícem +1

    Markuu Farmaajo Joogay Waaye Tuugaan Waqtiguu Ka Hadlaayo, Xalane Hada Mee Xalane Noqotay Ma Cudur Faqash Aalala Soo Baxay ?

  • @saidamohamed1424
    @saidamohamed1424 Před měsícem +1

    Bal beyle maxaa meesha looga qaadey runtii wadanka waxaa Dan u ah in lagu soo celiyo meeshisii

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Před měsícem +2

    K D S = Kacdoonka Daarood Soomaalia Wee Shaqeyn Weyde

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Před měsícem

      Halkaas miyaadbu badashay.

  • @2009noor1
    @2009noor1 Před měsícem

    Diyaard walibo oo soodagto iyo tii Xalane ka kacto waa in la baaraa.

  • @Ciiltire572
    @Ciiltire572 Před měsícem

    Ninkaas yiri rag ayaa keenay waa asiga iyo koox diisa raga uu sheegayo waa asiga kuma oran karo waa aniga haduu asiga aheen muxuu dalkiisa iyo dadkiisa u qiyamayaa wuu sheegi lahaa cabsi kama ahan ee waa asiga iyo asxaabtiisa

  • @user-ox7rf6oe4o
    @user-ox7rf6oe4o Před 21 dnem

    It’s u country .. maxaa keenay dhiiri ? Waa dhulkaki maxa ber yer was ?????

  • @hawaomarmohamud5763
    @hawaomarmohamud5763 Před měsícem

    Calaa qof 2000 kun halaga qaado bishi

  • @cabdiaxmed231
    @cabdiaxmed231 Před měsícem

    ilahay somali agood ay dhulkoda iyo hantidoda ay ku ilashadan hasiiyo

  • @kingsman5110
    @kingsman5110 Před měsícem

    mooryata wax loo shaqeeyo maaha

  • @kaamilodhorre
    @kaamilodhorre Před měsícem

    Waliba waxaan idiinku darayaa ururka dhalinyaradu ha noqoto mid jirta waligeed dowlad walba oo timaada awoodna u leh codkeedu inuu shaqeeyo isku duuban oo aan la furfuri karin 😊

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 Před měsícem

    Dhalin yarada soomaaliyed diinta dalka iyo dadkodaba kuwo difaca Rabbi haka dhigo kuwo cudurka xun ee ladhex dhigay ka cafimada Rabbi haka dhigo kuwo garta cadowgoda kusodulay diin dal iyo dadba Rabbiyoow ka dhig munafaqinta kurasta soomaaliyed kufadhiya oo tugada ah dhalinyaraduna ay qabilka kudifacan kuwo garta oo kii wax u qabanaya dorta RABBIYOOW kadhig kuwo carab iyo shisheye oo dhan wadankoda ka sara RABBIYOOW ka dhig kuwo gacmaha isqabsada oo xalane irdaha ulaba RABBIYOOW ka dhig kuwo mowqif wanagsan yesha RABBIYOOW kadhig RABBIYOOW AWOODOODA kadhig mid cadowga iyo munafaqiinta jini iyo insiba burburisa oo diinta ☪️ islamka iyo dalkoda iyo dadkodaba kuwo xorayista Rabbiyoow kadhig Aamiin yaa Rabbi 🤲🤲🤲☪️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕🏆🏆🏆✅✅✅✅✅✅🇸🇴

  • @user-ox7rf6oe4o
    @user-ox7rf6oe4o Před 21 dnem

    Mexee tahay bar yo

  • @user-vu7sz6wp5q
    @user-vu7sz6wp5q Před měsícem

    Somaliyey war wx matarayeee sida ay sameyeeen dalalka Yar ee Western African Burkina Faso iyo naijar ay sameyeeen aan sameyno dadkas military base ay galada leeyihiiin ayay u dadeen marka xalane anaga ayee naga arkeen o u yelyelnay wxay ku dhaqmayaan

  • @user-kx1ps4ib5x
    @user-kx1ps4ib5x Před 26 dny

    Waxaadan ogeyn miyaad kaxisaabtami kartaan taas waa riyo taliya madax weynaha utaliyo xalane ayuu jogaa taas ogaaw

  • @shukraansheekh7241
    @shukraansheekh7241 Před měsícem

    Waxba kama jiraan dadkaa lagu dajinayaa warkaas

  • @user-ox7rf6oe4o
    @user-ox7rf6oe4o Před 21 dnem

    Dhow dah y maha dhowgsa

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Před měsícem +1

    Shirkii Qatar Ee Faqash Iyo C B B Wee Shaqeyn Weyde

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment Před měsícem

      Oromo waa lagu fahmay khiyaamada walahi wadkaagaa soo dhow InshaAllah in buurtii qalalnaa lagugu celiyo inshaAllah🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @ayaanlesiciid-rr7dj
    @ayaanlesiciid-rr7dj Před měsícem

    mooraal dowladu mawaxay danaynaysaa lacagta kaliya l