MUNIIRA OO HOOYADEY SIXUN U CAAYSAY WAA TAN JAWAABTAADA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2024

Komentáře • 766

  • @MohamedBuskutOfficial
    @MohamedBuskutOfficial  Před 19 dny +33

    New video soo daawo czcams.com/video/hNLVKeSxhfY/video.htmlsi=Bm6BJXp17ATqNylC

    • @rahmahussein9981
      @rahmahussein9981 Před 19 dny

      Asc wlalaow qoralkaygu hadu kuso garo gbdh iyo nin isku midmaha hada sifican wad ula hadashay lakin wankaso hadlaya hadad sohadasho joji adigu illahay kabaq waxay shegto illahay wuwaydini adiguna kacafi dhankaga ilmaha u daneyo o illahay kabaq noloshi ad sowada qadaten iyo ilmaha illahay idin siyey kucafi adigu hadad nin illahay kabiqi ad tahay ay dacad katahay waxkastay idinku caydo waxba idinka badali mayse adigu xisho dumar waye hala xifaltamin alle kacabsi iyo cunugaga darti usame mantiyo bariyo dhan haday kucaydo adan u jawabin iyada dan kudayni hawso fadhisan hakala jeclan caydeda wana hoyo ilmaha uda iyada ceb waye alle kacabsi iyo ilmahaga darti iyo gabadha ehelkeda darti kudhaf

    • @fantasticchannel2831
      @fantasticchannel2831 Před 19 dny +2

      Waa xaskagi hore waxba lacg haka saman kkk😊

    • @sahrahjemali3932
      @sahrahjemali3932 Před 19 dny +1

      Mohammed Buskut waa habaarn tahay waayo adigo oga inaa ka soo takatay caruurteda ayaa guurasatay 😢😢

    • @DeeqoAli-s7e
      @DeeqoAli-s7e Před 19 dny

      Oo sodigi laha wa xaskayga

    • @Masimmohammed
      @Masimmohammed Před 19 dny

      Ma mid kale hadana 😢😅😅😅

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab Před 19 dny +133

    Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw scw scw

  • @nasraabdulle4901
    @nasraabdulle4901 Před 19 dny +73

    Viva Buskut hooyadaa difaac xaq ayey kuugu leedahay, aduunkana hooyo ayaa kuugu xaq badan.

  • @MohamedBuskutOfficial
    @MohamedBuskutOfficial  Před 19 dny +202

    Maahir wey heeysata aniga banaanka aankaa maray banaanka iga mar like saar & subscribe thanks

    • @Cadeey-h3n
      @Cadeey-h3n Před 19 dny +16

      War cunugaaga soo Casho naag 5 cunug soo dayacday adaa calaf ilaahey kugu daray mid cunug heyneedo uma eko

    • @Cadeey-h3n
      @Cadeey-h3n Před 19 dny +5

      Masuuliyad ma rabto

    • @fatxiyaosmanbarry3996
      @fatxiyaosmanbarry3996 Před 19 dny +5

      Mohamed mamudno iin walid la cayo

    • @fatxiyaosmanbarry3996
      @fatxiyaosmanbarry3996 Před 19 dny +7

      Walahi gesi niin rageed batahay

    • @fadumoali4700
      @fadumoali4700 Před 19 dny +4

      Buskus qoftaan sifa sharci ah u mar hadal wax mataro ila meyreydo is ka ilaali

  • @cafifanuur1950
    @cafifanuur1950 Před 19 dny +43

    Naa heedhe Muniira ninkan kuma rabee waalidkiis ha aflagaadayn amaan sii Allaah ka baq

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd Před 19 dny +55

    Ilaahayow wiilasha iyo gabdhaha wax khayr qabo noogu hagaaji

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Před 19 dny +19

    Absolutely wonderful, Father. Mahir is lucky to have you ❤️. Wishing Mahir a bright future, he's innocent. Mom from Columbus, Ohio, USA 🇺🇸

  • @hodansaeed1686
    @hodansaeed1686 Před 19 dny +28

    you are so intelligent man

  • @Sawiro
    @Sawiro Před 19 dny +37

    Nagta waba lafuray maxey karabtaa wilkan waa nag walatay nafsi ayaa hesto subhanallah

  • @bluerain3282
    @bluerain3282 Před 19 dny +35

    She’s an unfit mother. You need to take her to court. Your son is not safe with her .

  • @HananAbdullahi-vf5ew
    @HananAbdullahi-vf5ew Před 19 dny +45

    Bisinka muniira weey waalatay buskudoow wllhi adigu waad dulqaad badan tahay maasha allah allaha kuu siyaadsho

    • @mnviepapa2003
      @mnviepapa2003 Před 19 dny +3

      Maxad ku ogtahey dulqadkisaa , wajiga ukulaa imanayo camérada un baa aad argeysaa

    • @bluerain3282
      @bluerain3282 Před 19 dny +5

      @@mnviepapa2003munfiqaad batahay. Noocada wa kuwaa umaada duulmiyoo hadhow naa ooyaya.

    • @mnviepapa2003
      @mnviepapa2003 Před 19 dny +1

      @@bluerain3282 silki hoyada baa usheg kii nacaladyahey dofarin iskaa dhalen , far iyan ku kalinaa , afkaga qarmun hadad ilaa timiiid diid

    • @mnviepapa2003
      @mnviepapa2003 Před 19 dny +1

      @@bluerain3282 haku waaso ninkaa ad faqfaqey neysid , nacaladaadee far an ku kalinaa hadad afkaga qarmun ila so gashid , dofarin iyaa iskaga dhaley

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 Před 19 dny +3

      Qof hoyada cayay rajo maleh adigana ilmahadihi 5 iyo inaabtida xaqoda si kuwo kale CZcams halo farisan

  • @InaIdle
    @InaIdle Před 19 dny +11

    Masha Allah Tabarakallah Sidaas iskaga dhici adigoo caaynin
    Qof hooyada mcn ay kanabadgali waysay rajo maleh taas sharteda Allaha kaaqabto Mahirna Allaha xafido

  • @naimanicma5352
    @naimanicma5352 Před 18 dny +12

    Walal waankaxumahey waxa kugu dhacey. Ana icafi waa kugu qldamey comment anoo naagtaan oohinteda run u moodey Raali ahoow cafwen, Alle hakuxafido adiga iyo owladada Ameeen🤲🏼

  • @nimaladan2174
    @nimaladan2174 Před 19 dny +5

    Masha Allaah, wiilkan waa mufakar, and good Father. Nin Rageed dhab ah

  • @AskaAhmed313
    @AskaAhmed313 Před 19 dny +6

    Dhexdiina qaboow Allaaha dhigo . Musliminta dhan dhexdoda jaceyl Allaha dhigo .

  • @MiinaApdi
    @MiinaApdi Před 19 dny +27

    Hooyo in la caayo sheekada kuma jirin waa qalad taasi

  • @ummyusufsadiiq7828
    @ummyusufsadiiq7828 Před 19 dny +7

    SubhanAllah.
    As the prophet (saw) said if you have no shame do as you will.
    This is Tragic!

  • @FarhiyaHasan-zj6rw
    @FarhiyaHasan-zj6rw Před 19 dny +11

    War naagahaagii hore miyaa nabsi kasogashey 😮

  • @Hamdaofficial1
    @Hamdaofficial1 Před 19 dny +5

    Guurka iska jir qofka aad guursneesaa rag iyo dumar noloshii guurka waa adkaatay

  • @zahrasaney7843
    @zahrasaney7843 Před 19 dny +31

    Muniiro waji maleh😂

  • @hiboAxmed-u4c
    @hiboAxmed-u4c Před 19 dny +14

    hooyo cay malaha ha xishooto muniira iyaduba waa hooyo

  • @saidoosman
    @saidoosman Před 19 dny +10

    Xanuun waaye waalid in saas loo caayo ilmahas maxey tarayan Subxana allah war iska fiirsha waxaad guur saneysan 😊

  • @bluerain3282
    @bluerain3282 Před 19 dny +12

    Mohamed runta aya manta soo sartay. Sheeg runta naagtaan amusnaanta ayey uu aragtay inaa kabaqayso. Duulka lajar.

  • @rahaarif1597
    @rahaarif1597 Před 19 dny +56

    Scww soomaali maxamaday markaad rabtiin in aad guursataan hala dukado salaatul istikhaaro sababtoo ah ma ogid qofta aad guursanayso sharteeda iyo khayrkeeda marka hala dukado si ilaahay kuu waafajiyo qof khayr qabto

  • @sadiaa7913
    @sadiaa7913 Před 17 dny +3

    Wiilkan gabar fican Allah siiyo Ameen u dhaha

  • @habibamuse-z2z
    @habibamuse-z2z Před 19 dny +12

    Ninkasdo😂naag qayro basuuul ah gursado sanaa u dambayn

  • @queenaamina744
    @queenaamina744 Před 19 dny +14

    subxanalah walid lama aflagadeyo hooyo iney hadal xun dhahdo ma eheen

  • @zamuzamu9194
    @zamuzamu9194 Před 17 dny +3

    Wallahi it's true mahir is not better than another kids move forward qofka qalbi wangsa maxamed update 😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @Ayan-ru2zp
    @Ayan-ru2zp Před 19 dny +4

    Masha allah walalkey waxan kaaga mahadcelinaya sida sharafta leh aad aga hadashay wan kudhageestay erayadada meela badan ayee tabanayan rabi haku sharfo aduun iyo aaqiiro

  • @fardusaxasan1573
    @fardusaxasan1573 Před 19 dny +8

    Sodohdey haday sidaay doonto uxumaato wa walhi inay cay iga mudnayn

  • @IdilMohamed-h3s
    @IdilMohamed-h3s Před 19 dny +6

    Good father 🎉❤.allow mahir Hafid

  • @nasra9836
    @nasra9836 Před 19 dny +3

    Walaalkeeyoo waxa aan ku dhihi Hooyo qof caayey, Hooyadiisna ma deeynaayo, Mahamud Buskud adiga ha fududaan oo hala Tirana, Musalsalna ha ka dhigan, Muniira in eey jirto iyo in eey joogto ha ka soo qaadan, Hooyana Allaha xifdiyee Caay Muniira wax u dhibi meeyso,Walaalkeey yuu war kaatagin,Qof leh Hooyadiis uu la socday ama uu raacay Ma qof fiyoobaa,

  • @zainabmoha1835
    @zainabmoha1835 Před 19 dny +5

    naaagtu waaykurabtaa waa ifahaan 😂😂😂😂 bismilaah saas dhaan mee nin ujeceshahy

  • @makoahmed7381
    @makoahmed7381 Před 19 dny +4

    Oo my God ya Allah maxay mataanihii ay lahayd uur bayleedahay maxay kusamaysay ?subxaanallah Allaha hasoo hadeeyo munira Mohamed buskud you are very good man be strong support your son mahir

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 Před 19 dny +17

    Labo doqon oo markii horaba is qaldan isku guursaday baa ahaydeen caqli idinku filan ma haystan

  • @ayaanali6557
    @ayaanali6557 Před 19 dny +12

    Naagtaa adee ku rabtaa xal keen😂

  • @AnbiyoDhicisow-m8d
    @AnbiyoDhicisow-m8d Před 19 dny +24

    Allaahu akbar gobsanaa wiilkaan maashaa allaah

  • @Asmaaahmed-jc9eg
    @Asmaaahmed-jc9eg Před 19 dny +5

    Nin nool hooyadaa iyo wlaalahaa dhexdiina cidnw yeey soo gelin good father

  • @توتو-ر3ح
    @توتو-ر3ح Před 19 dny +32

    لاحول ولا قوة الا بالله 😑😑

  • @bluerain3282
    @bluerain3282 Před 19 dny +21

    You need to go to court. She’s not a fit mother. She left her other kids and is always on social. Report her for being negligent.

  • @Rupaz7cr7fan
    @Rupaz7cr7fan Před 19 dny +11

    Masha Allah sifiican aad ulahadashay gabadhaas hadey wax kuqaadaneyso
    Hooyo waa lamahuraan❤❤❤

  • @farhiaadeed2227
    @farhiaadeed2227 Před 19 dny +5

    Masha Allah well spoken

  • @aminomohamoud4444
    @aminomohamoud4444 Před 19 dny +27

    Good father. Masha.Allah ❤❤❤

  • @najmomaxamed9156
    @najmomaxamed9156 Před 19 dny +5

    Buskud bay rabtaa cunug jecelkiisa maaha buskud waa nin muslin ah uu ku daayey maahir aabahii sii

  • @mandeeqahmed9225
    @mandeeqahmed9225 Před 19 dny +2

    You are a good father Mashallah ❤❤❤ you deserve your son

  • @fatimaali4343
    @fatimaali4343 Před 19 dny +3

    Maa Shaa Allah may Allah bless you bro. Good Job 👍 👍 👍 you the man

  • @nuramoh85
    @nuramoh85 Před 19 dny +5

    Ninkan waa nin degan lkn gabadha way fududahay

  • @ShukriAli-Abshir
    @ShukriAli-Abshir Před 19 dny +2

    Allahu Akbar Qof Addunyo Jogow maxa aragti ku laaban wa Addun iyo xaalkis Wiilkan waligey comenti uma qorin laakin waxaan qiraya inu Gobyahay o u God madoow dhex galay Allaha u saqiro wa Nin duceysan Barakallah Yasir Alla ka dambeeya InshaAllah

  • @HodaMohamed-mc3cp
    @HodaMohamed-mc3cp Před 19 dny +7

    Masha Allah ilahay ha ku barakeeyo sidaa hooyadaa u jeceshahay. Ilahay awlaadada haku xafido.

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 Před 19 dny +6

    Allah ku saqiro. Wa xanuun walid la caynayo.

  • @MohamedNoormohamed-lc4rg
    @MohamedNoormohamed-lc4rg Před 19 dny +2

    Inallilah muniiro ilmihii mattanaha wey iskasoo xaaqde bisinka

  • @fawsiagaal6901
    @fawsiagaal6901 Před 19 dny +2

    Maahir deserves better parents

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Před 19 dny +3

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @RaahoJinowmohamoud
    @RaahoJinowmohamoud Před 18 dny +1

    Ninkaan Dadka Beenaalahaa Oo Afka mac hoos na kanool
    Haduusan Ahayn
    Waa nasab walaahi Nin soomaaliyeed iyo naagtiisa Oo social media arintooda imaaday oo aan arko
    Ninki ugu wanaagsanaa waaye wlhi❤🎉

  • @user-hf3zx7nt8l
    @user-hf3zx7nt8l Před 19 dny +7

    Walahi nabsibaa kuhaysto waxaan la aqoon soo xareystay

  • @fatushahmed3663
    @fatushahmed3663 Před 19 dny +14

    Qadal weeyan walidiinta inlacaayo. Bisinka

    • @bluerain3282
      @bluerain3282 Před 19 dny +1

      Taan ma walidnimo ayey wax kataqaan? Naag awladeeda soo dayacday hadana ninkeeda soo qarxisaay?

    • @HamdiMohammed-q3w
      @HamdiMohammed-q3w Před 16 dny

      JIRO LAAN

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 Před 19 dny +3

    Subaxllah Subaxllah ilhwo xaq nawafji amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲

  • @aminoabdi2137
    @aminoabdi2137 Před 19 dny +4

    You are so right brother❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nalababy3825
    @nalababy3825 Před 19 dny +2

    BUSCUIT BE PROUD TO YOUR MOTHER 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @user-oq5xu7hd3k
    @user-oq5xu7hd3k Před 19 dny +4

    Maahir in gaalada u gacan galisaanaa ka baqaa haduu warkiina bato

  • @sahroabukar1795
    @sahroabukar1795 Před 19 dny +7

    Gar illaahey ayey takhaanaa ma shaa Allaah Muniira waa la hadashay wallaahi hadey wax fahmwyso!!!!!

  • @aminetaarimahaqoyskaiyodhaling

    Manshaa Allah difaac hooyo mcne ❤

  • @hamdiabdi624
    @hamdiabdi624 Před 18 dny +1

    Aqli ku filan maleh muniiro naga kawalaya wayna ku jeceshay balse 3 ku furte may danaheda racato oy cunigeda haysato hadayna rabina Ayar Abihii haku warejiso bila buq cunugas hadalka badan iyo buqa uma fiicna xalada dajiya 😎

  • @mimi-bs8ku
    @mimi-bs8ku Před 19 dny +4

    Hadee uur leheen bas waaye hooyadey qof caayay walahi inaan u naxeen pls cafis

  • @nimconiahmed2012
    @nimconiahmed2012 Před 19 dny +14

    Maxamedow mid talo ah aan ku siiyo o walalnimo ah adi iyo muniira midna ima xigtan taladeydana waxa wayay cunuga yarka eray ha iska galin buuqa ubadka uma fiicna ka aamus kala xishoda dadka social media waa ku dhex washeen

  • @hindiya11m
    @hindiya11m Před 19 dny +10

    Mashaallah ninka raga ah wa ka aan ceytamin🎉

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 Před 19 dny +6

    Naagtaan hooyadaa caaysay wasaqad naagtaan hooyadaa ey caay saa

  • @najmadirieadan1625
    @najmadirieadan1625 Před 18 dny +1

    Wllhi war qof weyne ku hadlo waaye buskudow adaa nin rag illaahey kaa dhigay iska ilow wll don't worry 😢😢

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 Před 18 dny +1

    Waa run ilmo ilmo kale kama fiicna hooyo ilmo soo dayacday kuwo kale kama naxayso ilaahow wiilkaa yar gaalo gacanta ha u gelin.

  • @fatmahmohamed5068
    @fatmahmohamed5068 Před 19 dny +1

    Gob is Always Gob , waa saa ha caayin good father

  • @fardusaxasan1573
    @fardusaxasan1573 Před 19 dny +3

    Waxay hooyadaa kusheegtey iyadaa ah waxleey waxeegay kumoodaa baa la idhi 😅

  • @fadumoabdisharib5762
    @fadumoabdisharib5762 Před 18 dny +1

    Waad ku suktay wlhi qof hooyad cayaay waliga ha cafiin wlhi waxaa tahay Nin raga 🎉❤

  • @nalababy3825
    @nalababy3825 Před 19 dny +2

    MOHAMED U ARE GREAT MAN LOVE YOUR MOTHER ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌼🌼🌼🌼🌼🌼🌼

  • @FadxaFarah
    @FadxaFarah Před 19 dny +1

    Cunugaas oo gaalada qaadatay ii sawiran markay sidaan waalidka isku qab qabsadaan ilmaha waa ka dhaxbaxaan special in Europe Ilaahay ilmahaas yar ha badbaadiyo

  • @AyaanXuseen-vg5jc
    @AyaanXuseen-vg5jc Před 19 dny +4

    Wallhi maceeyneysid hort waxaan arkooyo soshal midia inaad kucaysey ma ujedno hort waxaana ogaa adigo garbaheda xitaa udawoleyso qof saas lodaryelayey ilaahey ayaa og wixii qaldan

  • @jamilomohamednur7254
    @jamilomohamednur7254 Před 19 dny +1

    😳😳😳😳mohamadooow caawa waad nafiistay muneero waaye kujeceshahay lakiin aqliii. Aay kuug laa macaameesh maqaabto ee cuunogaa yuu gaalka qaadan

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 Před 19 dny +18

    Maxamadoow naagtaan marna qoslaayso marna oo yeyso hooyadaa caaynaayso oo hooyadaacaaynaaysa War dhagaayso hadawan ilmahaaga hore kama fiin na hooyadaa naagta caaysay ilmaheeda ha haaysato War edeb hakaayeelato

  • @awoelmiali4993
    @awoelmiali4993 Před 17 dny

    Ninka aqli badan sotial mediaha ma joogo runtii wallo guulyso marwalba qof xune qabiil malha soory wllo mhamed buskud ✌️✌️✌️✌️

  • @saynab2031
    @saynab2031 Před 19 dny +1

    Ana labo kaliyan u nolol seegay xataa inan guursado waxan oga cabsaday armay kaa dayacma n yaa wa inan mesha ka kacaa 5 + 1 masha Allah

  • @habibaabdulla7569
    @habibaabdulla7569 Před 19 dny +1

    Mashaa alaah saas aan kaa rabaa naagtaas ilaahay aa ku mootiyay naagtii timahaaga noocaa ogeyd u duubeeysay yay kuu soo dhawaanin.

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 Před 19 dny +3

    Sheydaanka Ilaahey ha idiinka qabto.Masha Allah Maxamad,Waalid la caaynayo dhaqan uma lihin.Hore uga soco Muniira ma fekereyso. Ilaahey ha so hadeeyo.Ilaahey Cunuga yar ha ka xafido Shar oo dhan.Aamiin.

  • @sahraali1650
    @sahraali1650 Před 19 dny +2

    Masha allaha 🎉🎉🎉🎉🎉
    Look after yourself and mum
    Well done 🎉🎉🎉🎉

  • @Maryan22766
    @Maryan22766 Před 19 dny +4

    Xasbuunallaah wanicmal wakiil

  • @FatmaFartuma
    @FatmaFartuma Před 19 dny +4

    Masha Allah 👌👌👌

  • @h.sahmed9341
    @h.sahmed9341 Před 19 dny +6

    Muniira waa qac, ma fiyoobo

  • @munaibrahim2054
    @munaibrahim2054 Před 19 dny +2

    Waa runtaa wallahi ani marhore ogaa in ee rabin ilmo ee adi kujeedo

  • @ZeinabHashi-m9z
    @ZeinabHashi-m9z Před 19 dny +2

    Alahu Akbar gabadhan waalidka caayeysa yaahuu

  • @caishayasin9366
    @caishayasin9366 Před 19 dny +3

    Nin walbo ilmihisa dayacay iyo naag walbo ilmaheda dayacda sida u danbaysa ilmuhu wa ubax ilahay ku siyay hada daycdo wa ka shalayin abid

  • @saadanoor9331
    @saadanoor9331 Před 19 dny +7

    Maxamed canuga meesha joogay haleysu sabro.

    • @somalistar8261
      @somalistar8261 Před 19 dny +1

      Uma sab rayso hahaaysato maxamed naag uu katagay kuma soonoqonaayso

    • @bluerain3282
      @bluerain3282 Před 19 dny

      @@somalistar8261😂😂Naag lanacay wax walba kafilo 😂

  • @fatimamohamudjama2123
    @fatimamohamudjama2123 Před 19 dny +2

    Asc mohamed please maad iska dhaaftiid haa kad liib daada waakal dhamdan

  • @user-gg2kx7zh4r
    @user-gg2kx7zh4r Před 19 dny +2

    Walal waxan jogaa dalka sacuudi carabi xagee kalaso xariiraa

  • @hudunadam1182
    @hudunadam1182 Před 19 dny +8

    Subxannal allahu akbar

  • @Sophia-gv4hm
    @Sophia-gv4hm Před 19 dny +4

    Masha allah ❤❤❤

  • @fatumaabdi6898
    @fatumaabdi6898 Před 19 dny +3

    Nin adag MashaALLAAH ❤

  • @MuhuboJama-sh6df
    @MuhuboJama-sh6df Před 12 dny

    You are good father mashaa Allah tabaraka laah

  • @asmaomer5311
    @asmaomer5311 Před 18 dny +1

    Tanaasulku qoyska waa u muhiim😮 well done m.buskud haday run tahay waxaad sheegayso

  • @rahmaaballa
    @rahmaaballa Před 19 dny +2

    Walaahay aabe fiican baad tahay aboowe❤❤

  • @ubahsheikhdahir2052
    @ubahsheikhdahir2052 Před 19 dny +2

    Ascwwb huno iska samar maahir hadey haynweydo muniro adiga inoo sowad muniiro udaneeya maahir

  • @fardowsacali2642
    @fardowsacali2642 Před 19 dny +1

    Uurki weeysooxaaqday aaa😢aaqiro xageey aadee muniiro

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 Před 19 dny +1

    Mahamed aniga waa ogaa in ay uur laheen uur malah muniiro aniga ayaa sheegay mar hore❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤