Dad Af Somali ku hadlaya oo Si Adag u difaacay Arinka Ethiopia 🇪🇹 || Waa Waxaan Horay loo Arag !!

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024

Komentáře • 369

  • @abdimohammedhussen1453
    @abdimohammedhussen1453 Před 16 dny +15

    wa orma tuugsiga ku bartay Afsoomaliga War dhulkina an daafacana an iska tarxiilna itoobiyanka Soomaliya Soomaliba lahe 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴######

  • @Ramadan-ng4lb
    @Ramadan-ng4lb Před 8 dny +2

    Somalie finalement Djibouti guul iyo goboonimo Égyptiens vivement insha Allah ❤🤝✊✊✊✌✌✌✌✌✌🇾🇪🇾🇪🇪🇬🇪🇬🇪🇬🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @JayMedia-kn6si
    @JayMedia-kn6si Před 15 dny +2

    Mahadsanid walaal idhaha ayaa ii kale furtay waxaan is oran jiray ma soomaali saa miyaa u danbeesay. Waa ilaah mahadii inta uu nagu jiro kii udanbeeyay oo sirtooda ka shifty marna Nagalama guulaysaanyo

  • @user-nj1dy1kl8t
    @user-nj1dy1kl8t Před 16 dny +20

    Qeyr Allaha Ku siiyo Somali dhab ah baa tahay ninka home Afrik labaxay horaan u arkay waxa isku kaanadiro uu Ku jira .

  • @user-ck8vv6bd6q
    @user-ck8vv6bd6q Před 16 dny +10

    Waa jawaasiis. xabasho

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 Před 16 dny +1

    Mansha Allah. Illahow mahad dhammaanteed adigay kuu sugnaatay. In ay weli dhallinyarada Soomaaliyeed ee Geesiyaasha ah uu qalbigoodu nool yahay caddowga SOMALIA ALLAHA JEBIYO ❤❤❤❤❤❤

  • @mahamadsanyara6134
    @mahamadsanyara6134 Před 16 dny +6

    Waa oromo af soomaaliga taqaanna soomaali maaha dadkan meesha ka had hadlayaa

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 Před 16 dny +4

    Somalia 🇸🇴 guul cadowgeena cagta kahoos

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c Před 16 dny +4

    Guul Dowlada dhexe e Somaliya insha Allah

  • @hawoali120
    @hawoali120 Před 16 dny +15

    Masar ayaan raceyna wanebcahay itoobiya 😊

    • @farhanabdi1102
      @farhanabdi1102 Před 14 dny

      Meel kasta oo aan joogno Ethiopia taageeri mayno cidii doonaysaa amxaaro ha raacaan

    • @farhanabdi1102
      @farhanabdi1102 Před 14 dny

      Soomaali Waa dal xor ah ciday doonaan Bay la xiriiri karaan amxaaro uraysaa maxay Naga qaadaysaa

    • @SoudeyssiMahdi
      @SoudeyssiMahdi Před 14 dny

      anagaa taageerayna itoobiya jecelna mawaxaad rabtaan indushayada laisku laayo meel kale haisku laayaan msar iyo itoobiya

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann Před dnem

      OROMO SI FIICAN HALOO FAHMO. OROMO WAA CADOW WAA CADOW

  • @user-hg9yt7xr5d
    @user-hg9yt7xr5d Před 7 hodinami

    wa mucarad😢lkin😢itobiya yandaganahayi matagersani itobiya😢soomaliya😢guuuuul😢iyo😢gobanimo😢ax😢aaah yasomaliah❤❤❤❤❤❤❤

  • @huseenxasan3553
    @huseenxasan3553 Před 11 dny +1

    Waxamesha kushekeyna waa itobiyaa waa sax wa sax sax😂😂😂

  • @ArrehAbdillahiFourre-fz8uy

    We need Freedom our country somalia

  • @roodamaxamed
    @roodamaxamed Před 6 dny +1

    Etoobiya guul 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille Před 16 dny +15

    Etobiya walaa Masar doono mayno, we need our freedom in our Country 🇸🇴

    • @saeedisa9798
      @saeedisa9798 Před 16 dny +1

      Adigu malaha waxaa tahay itoobiyaan afka bartay. Waxaa wadataa barnaamishyo somalida isku diraaya.

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f Před 16 dny

      ​@@saeedisa9798kuwa adiga oo kale ah waa kuwa tashuushka ka dhex wada.

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann Před dnem

      OROMO SI FIICAN HALOO FAHMO. OROMO WAA CADOW WAA CADOW

    • @saeedisa9798
      @saeedisa9798 Před dnem

      @@Yusufxasann oromo ma'aha ee waa itoobiya iyo kuwa kushaqaysta.

  • @user-pj3hd6ik6p
    @user-pj3hd6ik6p Před 3 dny

    ❤hagulesato wadankeyga Ethiopia 🇪🇹

  • @bakeeri805
    @bakeeri805 Před 16 dny +1

    Labadaba wax ay wataan danahooda eesoomaliya inta isutagto hatashzto1❤❤😂😂😂2

  • @AbdoulrazakMeraneh
    @AbdoulrazakMeraneh Před 9 dny

    Asc ummada somaliyeed anigu jabuutian aya ahay diyar aya uahay tagaalk difacida badaha somalida jasuusgu ajabo we are five country somali

  • @1970Belgesel-f3l
    @1970Belgesel-f3l Před 15 dny

    Bismillahirrahmanirrahim soomaalida mafamsana waxa isku diraa waa OROMADA afka soomaaliga baratay qabiilka na waa yaqaanaan itoobiyanka waxay iska dhaadhiciyeen soomaaliya adigaa ka xoogbadan waana qabsan kartaa mar hore ayay ku fartay wax hada maaha🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌️

  • @maxamadshiikh8384
    @maxamadshiikh8384 Před 12 dny

    Ninka ugu dan,beeyey ayaa sifiican U bahdilay inta kala waa itoobiyaan Oo af somaliga bartay ee neeys ku Keen diraya ❤

  • @seed3966
    @seed3966 Před 14 dny +1

    Cad kista oo itoopiya taageersan waa munaafiqiin ilaahayna kuma salsoona yaa la oran karaa runtii meeshanavmataalo ma masar baad raaceysaan ama itoopiya 😎takale kenya itopiya labaduba ayagaa ina dulmiya inagu ma dulmino 😎somaliya waa xor cid kastay laheshiin gartaa difaac wada yeelan karaa ✅🇸🇴✅

  • @abdoulkadermohamedhassan-9805

    Viva ethopia💪💪 ah noolado cuudur qaadad weynne qanisinda masar👇👇👇 waxa uu baahan falistine

  • @ayshaays5827
    @ayshaays5827 Před 16 dny +3

    Soomaaliyey wecelkasto inuukufalanQeeyo adigaa isdhigtey aawey diintaada ilaahay kugusharfey cisa iyo Qawi kusiinlaheed lax meeshay isdhigto ayaa laguQalaa
    Ilaahow dadkeena cagliga usooceli
    Soomaaliyey indhahafura
    Xasbunalaahu wanicmalwakiil Xasbunalaahu wanicmalwakiil Xasbunalaahu wanicmalwakiil Ilaahow soomaali ugargaar nagaQabo cadowga nootashadey

  • @user-gw9jy1gl2q
    @user-gw9jy1gl2q Před 16 dny +1

    Masar iyo Ethiopia midna wadankeena faa iido nookeeni maayaan .waxay doonayaa innay nagu duldagaalamaan shacabka Soomaaliyeed ayaa
    halkaa ku baabidoono 100&100.

  • @4waabDhoowooy
    @4waabDhoowooy Před 16 dny +2

    Wariyaada. Qofkii. Itoobiya. Noo. Soo. Raaco. Waa. Wada. Dileeynaa. Waa. Siiweeynaa. Sida. Naagaha. Oo. Kale. Anigoo. Ah. Korneel Hussein Afgooye

  • @user-wb1zk6ko5g
    @user-wb1zk6ko5g Před 13 dny

    Normal media
    Waxaa muuqata in somali badan caqli goodu uusan garanayn
    Waxa gumaysi uu yahay!
    Lana ora maayo waa dad saqiir ah! Subxaa nalaah.

  • @Caliyuusuf-rh9nw
    @Caliyuusuf-rh9nw Před 16 dny +1

    Masha allh
    SOOMAALIA lamagaadikaro

  • @fathiyayusuf1332
    @fathiyayusuf1332 Před 16 dny +1

    Xabashadi iyo Amxaradi baa Isa soo raacay.

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 Před 16 dny

    Xabashi afsoomaaliga baratay aya isku balansatay qolka.
    ❤🇸🇴🇪🇬❤

  • @seed3966
    @seed3966 Před 14 dny +1

    Ninkaas danbe keliyaa xalaal ka ah runbuu usheegay jawaasiistiii af soomaaliga ku hadlesey allaah mahad leh soomaali soomaali yaa leh 🇸🇴☝️takale jaajuus af somali soo bartey waxva yeeli maayo in shaa allaah

  • @alinuur9541
    @alinuur9541 Před 15 dny

    Shartooda Allaah hanaga xifdiyo iyo waliba dhagartooda

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Před 13 dny +1

    JAWASIISTI UMMADDA SOMALIYEED ISKU DHEX QARINAYAY, AYA BANAANKA U SOO BAXAY, ADEEROW BAARLAMANKA AYEY KU JIRAAN IYO GOLAHA WASIIRADA, HA LA SOO QABTO XABSI HA LA DHIGO.

  • @alielmielmi2109
    @alielmielmi2109 Před 16 dny

    In bdn hooyooyin Soomali ah dhaleen waana sirdoon Etiopian aad inoo dhexgalay ee iska ilaaliya

  • @1970Belgesel-f3l
    @1970Belgesel-f3l Před 15 dny

    Masar hadey rabto itoobiya suudaan ayayka galikarta kana weerari kataa itoobiya waxay la ooynayaan soomaliya masoo gali karto waana laceyriyay soomaliya waa Ka kaç dağ itoobiyanka 77 ayay filim been ah ka sameeyen soomaliya waa Ka badinay dagaalkaas ayay yiraah shacabkooda ayay been usheegen soomaaliya 24 saacadood ayaanku qasan karnaa ayuu yiri abiy axmed. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌️💙💙💙

  • @husseinabdirahman6265
    @husseinabdirahman6265 Před 16 dny

    Hambalyo saxb. War jawaasista Ethiopia banaanka ayad keentay. Wallal arintan dardargeli madama sirdonka Ethiopia ayaa diyaariyey dadkan.

  • @mayowomarr5123
    @mayowomarr5123 Před 16 dny

    Adeer Masar waa kaalmaysnaynaa sidaad Ruushka iyo Kuubaanka aad u kaalmaysateen oo kale. 😢

  • @user-wb1zk6ko5g
    @user-wb1zk6ko5g Před 13 dny

    Somali fahmaya waxa qaranimadu tahay waa badan yihiin
    Wadankana waa ladaa facaa in sha allahu.

  • @XawoShugri
    @XawoShugri Před 16 dny

    Somali guul wcn😊

  • @G4STV2858
    @G4STV2858 Před 16 dny +1

    Waaruntaa wll waa Ethiopian afka inalabartay waziirka umuuraha dibada Ethiopia ayaa imika bogiisa Twitterka wuxuukusooqoray Somalia goaan waxey qaadatay qar iskatiurnimo ah masar oo Somali soogasha anagu hadan Ethiopia nahay waxiidhaca masuul kama nihi amnigeenaa khatar kujira ayuu meesha kusoo qoray dowlada Somalia waxalagaraba jawaabtey kabixin laheyd jawwaab nool baa kaasugeynaa inshallah

  • @AbdikaadirMahamud-mf5yx

    Axmaar waa cadowga ummadda somaliyeed

  • @Ramadan-ng4lb
    @Ramadan-ng4lb Před 8 dny +1

    Allah Akbar

  • @huseenxasan3553
    @huseenxasan3553 Před 11 dny +1

    Wahaysaa sxb walahi waruntaa

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi Před 16 dny

    LUUQADA AF SOOMAALIGA,
    XABASHI,
    FARABADAN AYAA KUHADASHA,
    WAXAA LAGA YAABAA INEEY MEESHA KUJIRAAN
    #SIRDOONKA XABASHIDA IYO MAREEYKAN,
    AY U HADLAAYAAN
    SOOMAALI,
    USHAQEEYSA SIRDOONKA SHISHEEYE.

  • @fahmoyeelo5371
    @fahmoyeelo5371 Před 16 dny +1

    Kkkkkk kuaan waa Eithopia afka bartay yaney idiin dhuman

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg Před 14 dny

    Arrintan waa loo baahan yahay in somalida ay kala bartaan, Masar waxay na saacideen 1964 & 1977dii. Jawaasiis Soomaali ah islamarkaana Ethiopian.

  • @user-gf2qo9ly8k
    @user-gf2qo9ly8k Před 16 dny

    Live Ma Ethiopian Baa Mise Wa Somalibaaa

  • @hawaabdiwarsame851
    @hawaabdiwarsame851 Před 16 dny

    Waa kheyr wallaahi haddaad ila aragteen Itoobiyaanka Soomaali iska dhigaya.
    Qodwalba oo Soomaali ah haha hadlo.

  • @cigecumar951
    @cigecumar951 Před 16 dny

    Illahay khayr ha ku siiyo

  • @YAQUBPRO1
    @YAQUBPRO1 Před 16 dny +4

    Waa Oromo saxib nacalaa dalayey

    • @HanadCismanAadan
      @HanadCismanAadan Před 16 dny +2

      Af somali sax wll dalay ma ah ee waa dhalay

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann Před dnem

      OROMO SI FIICAN HALOO FAHMO. OROMO WAA CADOW WAA CADOW

  • @boqordagedo1655
    @boqordagedo1655 Před 16 dny +1

    bisinka ataxad maraba aa o somali badan ked wa ataxad aniga dowlad ma arag ataxadba dowlad no aga masha allh

  • @abdirashidroble8961
    @abdirashidroble8961 Před 16 dny

    Waa kashifan yihiin. Somaliyana danteeda maanteey fahamtay. Ethiopia waa enemy nr.1. Waqtiga adagna cadowgaaga cadowgiisu waa saaxibkaa. Masar waqtigaan isku danaan nahay. Insha,alah Ethiopia waxeey noqon doontaa yogoslafiyada bariga Afrika

  • @sofiaabdulle2923
    @sofiaabdulle2923 Před 16 dny

    Wa sax jawasiis waye Allah naga qabto

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 Před 16 dny +4

    Masar somali inay difaacdo uma imaan ee daneheeda ayaa nasoo galay, xassana inuu xilka kusii joogo ayuu ukeensaday ummada kale ayuu ukeensaday inuu ku xasuuqo.

  • @jeanroyalabdi
    @jeanroyalabdi Před 16 dny

    Waa runtaa waa cajanibi waana Ethiopien

  • @Michealfot
    @Michealfot Před 16 dny

    Social mediaha wax kasto ha aamini dadkaan Somali. Eel yar ey ka joogaan

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr Před 16 dny +1

    🇪🇷🇸🇴🇾🇪🇩🇯

  • @akhalif579
    @akhalif579 Před 16 dny +1

    Waxaan waa jawaasiis waa on lalaayo. E xabashi kalkaal weeye. War jin ayaan adeegsaneyna. Hadii ay la safaneysaan

  • @hachidirir1890
    @hachidirir1890 Před 15 dny

    Waa kuuwii ku beermay burburkii somaliya oo ah imaka sirdoonka itoobiya

  • @fadumoisse6634
    @fadumoisse6634 Před 13 dny

    Cidna uma bahnin Somaaliya Somaali ba leh cod kasta wa daneyste e ha naga baxaan. A.S.W.T ha u kalmayo Somaliya, Xita Madaxweyne Xassan Sheikh wadani ma ahan
    Barlamanka iyo Rasalwasaruhuba wa masawir e kuligod Alle ha na dhafiyo. Madax Diinta iyo dalka iyo dadka u naxaysa Alle ha no keno wa bilshi tafiq.

  • @Sheikhabdala
    @Sheikhabdala Před 14 dny

    Asc wad mahasantahay waa oromo baratay afka somaliya

  • @issackhaasan6450
    @issackhaasan6450 Před 14 dny

    Ma rabno hawiye masaari noo adeegsato

  • @user-tx4nt1ql5l
    @user-tx4nt1ql5l Před 15 dny

    Waa horaan ogaadey aniga kaligood waa ithobiyaan afka somaliga yakhaan dax joogta somali iska dhigta beelaha ayey kala matalaan waxba kama jiraan waa mashruuc xiriirsan ay ithoobiya iyo sirdonkeeda wataan waa nalaku milanyahay somalay hala tooso

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 Před 16 dny +1

    ANiga.Waxaan.La.Jiraa.Ciidanka..Masar.GuuuuuuuuuuuuuuL

  • @user-gf6mu3fr3v
    @user-gf6mu3fr3v Před 14 dny

    Moraal media aad baad u fahantay dad aan soomaali ahayn,dad taggersan muuse bixi,dad taggersan deni,dad taggersan lefta gareen i.w.m aya isku diraya soomaalida ee ha leyska ilaaliyo.

  • @user-nj1dy1kl8t
    @user-nj1dy1kl8t Před 16 dny

    Aniga waxaan u heystaa dad aan mareykan keenin ma imaan karaan masarna isagaa keenay itobiyana badda isagaa u wada , hadey diriraana ujeedada Waa in dabka dhexdeena la sii huriyo oo la Rabo in inta itobiya garab lasiiyo laga dhigo in ay masar ceyrsaneyso oo Saas ay Somaliya Ku qabsato orgiga boroorta ka weyn .

  • @Bigj-n8d
    @Bigj-n8d Před 16 dny +1

    These people are not Somali 😂🤦🏾🤦🏾. Definitely Oromo 😂😂

  • @boqordagedo1655
    @boqordagedo1655 Před 16 dny +1

    dadkan wa dad wada ito biyan ah o gumeysi lagu hayo xabsiyada lagu wada rimiyay wiil kas waruntis wa wada itobiyan

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 Před 14 dny

    Reer waqooyiga uma sinna Ethiopia iyo Somalia waqti hore ayey sheegteen inay Oromo yihiin

  • @FadumoHasan-c1h
    @FadumoHasan-c1h Před 16 dny

    Waa etooboyaan dhamaantood waa jawaasiis ee tuugaday ha ha qabto waa amaro injirleey

  • @Baaruuda2024
    @Baaruuda2024 Před 16 dny

    We love ❤ Ethiopia❤

  • @BasheHuseen
    @BasheHuseen Před 16 dny

    Masar danteeda aye wadataa, 1988kii hubka aye Hargeisa dayuurada masar keenayeen ayaa dadkayaga laguna laayey ..

  • @AxmedGurane
    @AxmedGurane Před 11 dny

    SOMALIDA ❤❤❤❤❤

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi Před 16 dny

    Itoobiya iyo SOMALIWEYN
    Maxaa kadhexeeya Waa
    #2- Dal oo kaladuwan.
    Teedakalena
    #Ciidamada Xabashida Ee
    #2006-dii
    Soomaaliya,
    Kusoo duulay,
    #Mareeykan,
    Ayaa SOO KIREEYSTAY!!
    SI AY Uladagaalamaan
    #Shacabka Soomaaliyeed Iyo "DIINTA ISLAAMKA"
    Weeyna Kujabeen!!
    Duulaankii Soomaliya.

  • @user-tj2pj4ok2t
    @user-tj2pj4ok2t Před 16 dny +1

    Hadaa ma masarbaan walaalo nahay itoobiya ayaa ina xigta masar meel ay gashay lamamahadin waxna umaytarin falastiinbay wax ùtarilahayd Xaaraan Xaaraan dhashay weeye masar

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 Před 16 dny +1

    Kuligod waa Ethiopian is ka ilaaliya weeyna soo bateen

  • @Imaan92546
    @Imaan92546 Před 16 dny

    Quwaan wey iska cadahey in ay ethobiyaan yahiin anagana afkooda waan garaneyn aan isku diro sidey isagu Kaya dirayaan

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz Před 11 dny

    DAL. KA. SOMALIA 🇸🇴 DADD KA AQOON. BAAN. U LEEYAHAY DADD SOMALI SHEEGTA. BAA. LASOCDAY. MENGISTU HAILE MARIAM

  • @faadumamohamed4130
    @faadumamohamed4130 Před 13 dny

    Waxaa loo waayey kulligood Xabashida jawaasiistiisi mana mudna loo jawaabo.

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 Před 14 dny

    Aniga waxaan kasoojeda somali galbeed waxanan jooga jigjiga somali nimada igu wayn aniga itoobiyana ma arki karo dagaalna waa naga dhaxeeya wiilka ugu danbeeya ee soo af jaraya hadal ka ayaan la rayi ahay

  • @saeedisa9798
    @saeedisa9798 Před 16 dny

    Maanta arin waayn oo Somalidu ay moogaayeen ayaad fahamtay. Waxa Somalida 40tankii sano isku diraayay waa Amxaar Somaliga bartay oo jaajuus ah.

  • @FadumoAbdi-b5j
    @FadumoAbdi-b5j Před 16 dny +1

    Ethiopian ayaanu raacayna goormaan noqonay masaari falastiin baa u baahan hadday cid wax tarayso.

    • @kenedidhadi8701
      @kenedidhadi8701 Před 16 dny +1

      Ethiopia haa ku dubayso ee lajoog adiga . Anagu soomaali baa nahay oo masar aya walaalo nahay
      ❤🇸🇴🇪🇬❤

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann Před dnem

      OROMO SI FIICAN HALOO FAHMO. OROMO WAA CADOW WAA CADOW

  • @khadrasalebaan2080
    @khadrasalebaan2080 Před 16 dny

    Etopaia❤baxbeenleyoho
    Etopia❤

  • @CabdisaaanYare
    @CabdisaaanYare Před 9 dny

    Wasax walaalkeey gibigod waasirdoon gacmaha isqabsada soomaaliyeey

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 Před 14 dny

    Masaradi waa dad islama oo ina xiga wana wax lagu farxo

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille Před 16 dny +1

    Masar hadaysan Naftooda isdaafici Karin, ooysan yuhuuda iskacelin Karin, Masoomaalibay daafacayaan? I don’t think soo

  • @faisaabdulahi8264
    @faisaabdulahi8264 Před 16 dny

    Scw waxaan kuu sheegaayaa gabadho aan daris aah jirnay xamar aabahood orromo ayuu ahaa hooyadoodna waxay ahayd oo ay sheegan jirtay yamaniyad af soomaali taqaana islaantu odayga waxay u dhashay odayga 5 gabdhood iyo 2 wiil 7 qofood sow maahan waxay kula barteen af soomaaliga xamar iskooladii ayuu aabahood ku daray way dhameeyeen kuligood marka af soomaliga sow kaama badiyaan kuligoodna waxay ku maqan yihiin dibadaha maxaad ka qaadi kartaan kuwa badan oo xamar kula soo joogay oo iskooladii kula dhameeyey ayaa jiree waxaa jirta kuwo badan oo qarsoon

  • @idilahmed9092
    @idilahmed9092 Před 16 dny

    Dad san Soomaali aheen baa soobaxay oo af Soomaali ku had laaha la yaab🤔🤔🤔🤔🤔

  • @XuseenCali-go2hy
    @XuseenCali-go2hy Před 12 dny

    War gabigood waa xabasho qaar kood

  • @ZakariyeEnowAbdullahi
    @ZakariyeEnowAbdullahi Před 16 dny

    Sax waaye sxp cinwankan 1000 jeer an shakiyay anigo hooray shaki igabuxay somalidena tiin jilecda?

  • @SiciidGees-ui2re
    @SiciidGees-ui2re Před 16 dny +1

    Hooyadaa oromadu kuwastee masar maxaanookeenay itoobiyaan ahaan jaarnahay iskumidabnahay wadanoolahay

  • @ShukriAhmed-z7l
    @ShukriAhmed-z7l Před 16 dny +2

    Anaa ogaadeen ah soomaliya gaguulaysato waan jeclahay talkayga sinjigayga

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 Před 16 dny +1

    Itoobia waa cadawga SOMALIYEED meel ay Joogta ba. Abiy waa kha'in. Badda Somaliland ayuu rabaa inuu xeelad ku qaato.

    • @GoojeCade
      @GoojeCade Před 15 dny

      Hooyda siilka ka was bada hooydaba was

  • @JamalIbrahim-e6s
    @JamalIbrahim-e6s Před 16 dny

    Hi
    Way dhegeysteen simalidu
    Laakiin way hurdaan

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g Před 16 dny

    Masar iyo Etopia meesha aye isku arki doonan waa Somalia.

  • @SahroMaow-oi6bh
    @SahroMaow-oi6bh Před 16 dny

    Alaahu akbar

  • @Qamar-Farmayeeri
    @Qamar-Farmayeeri Před 16 dny

    Kuli waa jawaab xabashi

  • @salimboss1526
    @salimboss1526 Před 15 dny +1

    Wll wad mahad santahay waa saa u fahantay yeysan kaa hoosbixin ninkii ugu dan beeyey waa shax ay dhex dooda ay dhigen maxay ugu qeylon wayen waan gabadhii ay ku qayliyeen

    • @MORAAL-MEDIA
      @MORAAL-MEDIA  Před 15 dny

      Haa waa meesha aan fahmiwaayey 🇸🇴 Somaliiya Allaha badbaadiyo

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann Před dnem

      OROMO SI FIICAN HALOO FAHMO. OROMO WAA CADOW WAA CADOW

  • @HusseinYussuf-w3v
    @HusseinYussuf-w3v Před 16 dny +1

    Waa oromo dhamaantood

  • @daraqoon
    @daraqoon Před 12 dny

    Ninkan kuma eysan qaldamine asigaba seey habeen sameey sababtoo
    Waxoow qabatay shaqadii ugu muhiimsaneed tasoo ah ineey Jiran jawasiis badan oo meel walba joga saan ucabsano
    Talina nagala dhowa walanan goraya howl uga tagen guushena aan kadhiganaya gadaweeynow lipaax 😊

  • @dunka735
    @dunka735 Před 16 dny

    Nin rag ah maasha Allah 😅😅😅😅😅😅