TANI WAA GAF XUN MANA AHA INAN U DULQAADANO, SHIIKHA MAXA HELAY, IGA GAADHSIIYA DHALINTA SOOMALIYED

Sdílet
Vložit

Komentáře • 361

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf Před 19 dny +49

    Wiilka aan Haryarta u ahay waa Nin Rageed Habaryar Allaah haku ilaaliyo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @hamdiabdullahi3855
    @hamdiabdullahi3855 Před 19 dny +16

    Ilaahayow xaqa nagu suug
    Adigana ilaahay haku xifdiyo❤❤❤

  • @saidfarah189
    @saidfarah189 Před 19 dny +20

    True Patriot of every sense of the word! We need folks like Boodhari. and his platform to continue to encourage our people to be proud and keep their heads high . Hopefully, our broken society will heal in the end. " Live long brother man and prosper the rest of your life." Amen

  • @myfowsy8079
    @myfowsy8079 Před 19 dny +22

    War ninyahow masha alah bad tahayee. Nin karti iyo aqli iyo wadaninimo isku darsaday bad tahyee.
    Mad wadanka madax noga noqotid.

  • @ruqiyadihad3624
    @ruqiyadihad3624 Před 17 dny +7

    Ilahow cebetena asatuur wadanakayagi iyo dadkayagiba waa babay 😢😢😢😢😢

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv Před 18 dny +5

    Gabadhaha somaliyeed oo meel xuntagan waligey ma arag illaahey na imatuso xumaantoda wanaagoda moyee

    • @fardosa1236
      @fardosa1236 Před 18 dny +3

      Hadii aad gabdho adi aad aabo u tahay kudadaal inaad aqoontooda Diin iyo maadiba ku dadaal iyo in aan looga faa iidaysan lacag iyo jacayl been ah. Una sheeg caruurtaada in aad jeceshay marwalba waa hadaad caruur leedahay

  • @bellakinshirehussein6194
    @bellakinshirehussein6194 Před 17 dny +2

    Adiga intaa ku maqan tahay dumamaka soomaaliyeed ka hadal caruuta soomaaliyeed oo gajada ku leday ok

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 Před 18 dny +12

    Boodhari oo madaxwayne noqdaa wlhi wax wanaagsan ayuu qaban lahaa somalia insha Allah kheyr

  • @MahirMahadi-zy4rm
    @MahirMahadi-zy4rm Před 18 dny +6

    Wiilkan Nin gesi ah weyan 🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk Před 19 dny +4

    ALLOW XAFID RAGGENA SOMALIYEED MEELKASTA JOOGAN, SUBXANALLAH
    SHEYDANKI HEER WAXA UU GAAREY
    SHEEKHINE IYO DUMARKI SOMALIYEED BISINKA.
    ILLAHOW NACAFI

    • @ROPERTOBAGIO
      @ROPERTOBAGIO Před 18 dny

      🎉❤🎉❤amiin iyo haweenkayo DHAMAANTAYO

  • @duniyalang1285
    @duniyalang1285 Před 18 dny +1

    Naagihiina iyo ilmihiina dayacan asturta hadaad niman tihiin. Meelkasta naag iyo ilmo ayaa ku dayacan.

  • @rahmamohamed4096
    @rahmamohamed4096 Před 19 dny +4

    C/fitaaax ewelba Adig kaxanuunsan jiray gabdhaha eedaafac

  • @ROPERTOBAGIO
    @ROPERTOBAGIO Před 18 dny +2

    BALAN TEENU WAA SHAQO BALANTEENU WAA SHAQOOOOO BOODHARIYOOW 🎉❤🎉❤BEDIXDEEY KA BOODAAN GAADH BIDHAAN BIDH BIDHIYAA BALAN TEENU WAA SHAQO BALANTEENU WAA SHAQO OOOOOO🎉❤🎉🎉

  • @halimoab1221
    @halimoab1221 Před 19 dny +5

    Boodhari wd so daahdey Sheekha wxu ka hadlay channel Badbaado so daawo hadalkiisa wa laso jaray dad hor fadhiya ayu u waramayey wu kaftamayey mrka dhexda laga so jaray

  • @user-vs1sy6sd3n
    @user-vs1sy6sd3n Před 19 dny +6

    Maasha allh

  • @Bilicsan-gp6yt
    @Bilicsan-gp6yt Před 17 dny +2

    Wallaahi laba jeer oo Kala duwan ayaa laba nin oo midna suudan yahay midna nayjeeriyaan waxay ugu dheheen waxaan rabnaa gabdho soomaaliyeed

  • @sakiamino1261
    @sakiamino1261 Před 19 dny +2

    Masha allah allah ku barakeyo allah ku xiiftiyo

  • @user-yj5fd9vl4m
    @user-yj5fd9vl4m Před 18 dny +2

    كلامك ف الصميم ي مدير 🫡🫡🫡

  • @fahima6186
    @fahima6186 Před 17 dny +2

    بسم الله الرحمن الرحيم
    Intaan BENI AADAM arkaayayey weli kan cid ka caqli xun oo ka jaahilsan Wallahi inaanan arag🫢🫢
    Wallahi kuwa aan dhalay unaanan dhihi karin xagee jirtay? 😢 “ hooyo nin weyn baan ahay” ayaa laiigu jawaabaa! Markaasuu sidii qof madaxa looga hiro waxuu leeyahay naag islaameed oo weliba Europe hoogta hala garaaco oo nin eey calmatay halaga celiy❗️🫢🫢🤔🤔
    Heedhe suuqa tag oo MASKAX soo iibso😅

  • @Bilicsan-gp6yt
    @Bilicsan-gp6yt Před 17 dny +1

    Soomaali baa diin jecel hayga harto haday diin jecelyihiin mey kudhaqmaan dumarka muslimiinta ah ee aduun jooga markaan U fiirsaday kuwa soomaaliyeed ayaa ugu akhkaaq xun raguna waa maranyihiin isma dhaanto iyo dhasheeda diintuna waa afka baarkiisa waa oromada labaad ee Africa Muslim bay sheegtaan habeen iyo maalin dhiig dulmi iyo xaaraan ayey faraha kulajiraan

  • @Ms.4ever33
    @Ms.4ever33 Před 14 dny +1

    Naag somaliyeed hala hadlin ee nimanka somalyeed ee dayacay la hadal. walahi ninkan wuu iga qosliyay ciilka hayo😂

  • @sofiibrahim77
    @sofiibrahim77 Před 19 dny +3

    Hooyo waa runta allaha ku barakeeyo

  • @hodanitanajmanita6664
    @hodanitanajmanita6664 Před 18 dny +1

    💝🌴ماشاء الله🍀تبارك الرحمن عليك💝
    🌴👑 Abdifatah Boodhari 👑🌴
    Exactly that's true 💯👍 ... Xaqiqada ayad ka hadashay
    ALLAH " جلا جلاله " aya Mdx weyne Dariqa Xaqa ku rida ka dhigaya insha'ALLAH

  • @sakiamino1261
    @sakiamino1261 Před 19 dny +4

    You very very smart Masha allah. Intas dad baan garanay

  • @nasramohamed4229
    @nasramohamed4229 Před 19 dny +9

    Dee nimankii somaliyeed haday wada dayuus noqdeen aan damiirlahayn oo dad iyo dalba dayaceen maxaa diidaya in waxwalba lasameeyo adigu ajinabi baad sheegaysaaye sowtan lagaaloobay oo qoomu luud lanoqday ciyaara iskadaaya ama waxbadala oo umada sida udhaama ama iska daaya nac nacda

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 Před 18 dny +3

    Anigu nin jamaican ah baa cid iga reebta waayay laakiin Hooyaday baa maagtay iminka wuu idaayay😂

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 Před 18 dny +3

      Ninna kuma dabo galeen haddaad sida aad kasoomaliga ah u jikaarto aad ujikaari lahayd. Intaad isku maldhakhiso ayaad leeday wuu iga hadhi waayay.

    • @nimcomaxamed123aadan6
      @nimcomaxamed123aadan6 Před 18 dny

      @@NewsFusion24 Walaal Haaye Afar Maalmood ayuu lacag iyo hadyado qaali ah isiiyay waa ceeb qof hadya ku siiyay in aad maagto laakiin Hooyaday ayuu ka xanaaqay wuuna iska tegay hada 1bil ma arag hooyaday kulahaa car aan kugu arko

    • @ahmedabdi684
      @ahmedabdi684 Před 17 dny

      yaaaaahu. Balaaayo kugu dhacday nin miyaaaa weyday waxyaha uraysa
      Waxaaa taqaaanid guurso waxaaa taqaaanid baaa dhalaysaaaa

    • @zayaamad3080
      @zayaamad3080 Před 16 dny

      ​​@@nimcomaxamed123aadan6 oo hadyadda iyo lacagta maxaad uga qaadanaysa ma his girl friend ayaad tahay. Naa u celi ninka wixiisa. Waa iga talo ajanabi ha eegin. Waddankii qabo inaaderrka soo guurso

    • @raashkakulmiye213
      @raashkakulmiye213 Před 16 dny

      Nin somali ah wax kuu dhaamo malaha

  • @hassanabdi3502
    @hassanabdi3502 Před 18 dny +4

    Adeer ciladu waa dumarka somaali iyagaa kuladagaalamaya,haddii aad ninka ajinabiga ay wataan lahadshidba,marar badan yay aniga igudhacday.

    • @zayaamad3080
      @zayaamad3080 Před 16 dny

      Nin kasta ayay tahay inuu dumarka familygiisa ilaaliyo ayaa fiican.

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq Před 15 dny

      😂😂 zxp inan iaalino weeyaan ileen waxa caqli Kuma jiree 😂😂 waa caruur raad weyn
      Haduu caqli jiro nin 100 geeela kabixinaya ayay ka ordeeb digaagna way u yaaceen 😂😂

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 Před 19 dny +5

    Absolutely 😮

  • @somaliboy9874
    @somaliboy9874 Před 16 dny +1

    Kkkkkkkk yes ok thanks macalin dhodan abahaba runta kuusheegaa waligod waxlaqarinjireybad runta usheegtey kusoco ❤❤❤❤❤❤ wadnoqon doontaa qof ka ugu horeeye kudoortey waa aniga libaax jirojog cadowga hajabo amin amin amin iyo jimcamubarik ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xamdiislam9551
    @xamdiislam9551 Před 18 dny +1

    Raga soomaaliyeey naftooda ha hagaajiyeen horta adeer wixii khaldan duamraka Soomaaliyeed Soomaaliyeed mawada meelaan la soco eedo🤔🙄

  • @piixez7425
    @piixez7425 Před 19 dny +1

    Masha alaah elahey haku xeftiyo

  • @rukiadiriyo3611
    @rukiadiriyo3611 Před 18 dny +2

    Manshaallah ❤❤❤❤❤darallah ayan kujelahay🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @farxiyaalisalat8481
    @farxiyaalisalat8481 Před 18 dny +4

    Aduu kaaa dagiwaayay qaranka waxaa tahay qabiileste

  • @user-xq7il8en7v
    @user-xq7il8en7v Před 23 hodinami

    Manshalh boodhari dhiiga kugu jeclahay allah ku daayo fariiid baa tahay guuleeyso

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 Před 19 dny +13

    Boodhari Nin Somaliyeed.
    Naagaha Somaliyeed iyagaa xoolo ah oo u jajaban ragga Ajaanib ah.
    Waa xoolo bilaa aqli ah.
    Waa Dameero.

    • @casalasal6466
      @casalasal6466 Před 19 dny +2

      Adiga naagihiina ayaa dameero ah duliyahow xayawaanka ah

    • @lail111
      @lail111 Před 19 dny +3

      Adiga ah dayooth nagaha kale rag be haystan ilashaada

    • @user-qp1mx3sz6n
      @user-qp1mx3sz6n Před 17 dny +2

      Nin waliba wuxuu yahuu kumoodaa caaac uu aaa waaa adi

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc Před 19 dny +2

    Raga soomaali waa rag 2af ushaqeeya waan udhamaatey

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 Před 19 dny +2

    ALLAHU AKBAR haa inan dumarka ilashano wiir 🏹

  • @ZahraHassan-xm2dh
    @ZahraHassan-xm2dh Před 17 dny

    Mashaallaah tabaaraka rahmaan illahow gullee willkaan walaalkeen caaqil caaqil dhaley😊

  • @imanhaji7166
    @imanhaji7166 Před 18 dny +1

    One has to say this gentelman is among afew individual of our people who cant accept any harmfull action taken by our enemy toward us and he always paid tension any movemenet of our enemy aiming to harm our people,may Allah protect you from any harmfull creature exist on this world.(aamiin)

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed9115 Před 18 dny +2

    That’s true keep going guuleyso

  • @Umo580
    @Umo580 Před 17 dny +1

    Waadhab inragii masuuliyadi ay Garden carurtodi Bay gabeen❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @hanayusuf2262
    @hanayusuf2262 Před 19 dny +2

    ❤❤❤❤❤. İl & Carwraba Alle kuma Tuso. Manshallah Maskax Badanaaa❤️💕❤️❤️👍🌹🌹🌹🌷🌷🌷🙏🙏🙏🙏🙏🙏🌷🌹🌹🌹👍👍🥰🥰🥰🥰🥰😊

  • @fartunabdulahi8449
    @fartunabdulahi8449 Před 18 dny +2

    Dhinacwaliba soomlidii waa uluntay🎉

  • @wanaagmixedchannel
    @wanaagmixedchannel Před 18 dny +2

    Mash allah boodhari guuleyso❤❤👏👏👏

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před 19 dny +3

    geesi geesi dhalay usheeg runta dayuusiinta soomaalida sheegta

    • @ayoubfarahallaleh286
      @ayoubfarahallaleh286 Před 16 dny

      nin Somali hoostada kamasul maha waxaga ilasho soo anaga lee nagu wareerisayn marka laga waniyo

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Před 18 dny +2

    Wcs walalkey bodhariga casha ku jecliya libax ❤ umadan allh haso hanuniyo subxanllh subxanllh yaab

  • @abdisitarabdihamid7803
    @abdisitarabdihamid7803 Před 19 dny +6

    Asc wll boodhari allaha ku xafido inta aad garatey dad badan oo rag & dumar isugu jira ayaan garan balse wlle dhibka raga somaliyed kaliya maahe wxaa u sabab ah bur burka wadankena ku yimid xiligii aan dowlada aheyn ma jirin wxaas & wax lamida oo dumarkenu wey dhowr soonayen oo dumarka guryaha ayey noo jogen oo waanu ka war qabney balse bur burki ragii wey shaqo beeleen oo dumarkaas aad arkeyso ayaa ragii & reerihiiba wax ka sugayaan sidaa darteed dowlad reerka & ragaba shaqo siiso allaha noo sahlo wadankenana nabad allaha nooga dhigo mhdsinidiin.

  • @faizam523
    @faizam523 Před 18 dny +1

    Boodhari aftahan damiir leh baad tahaye soomaali kaalin weyn baad ugu jirtaaye allah ha ku xifdiyo.

  • @halimamuse975
    @halimamuse975 Před 18 dny +2

    Masha Allah habo guulayso

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq Před 18 dny +6

    Naagahaan Somaaliyeed lama Xukumi karee, ragooda dayacay ayagaana ugu wacane, inay Ajanebi raacaan, Saas darteed yaan laysdaalin, Marhadaynu Dal iyo Dowlad midna haynin, Rageenina Siyaasi Waalan oo qabiliiste ah kaliya kasoo haray, Wayku qasbanyhihiin gabdhuhu inay shisheeye racaan, Marhaduu Muslin yahay😊🤔🤔

    • @maxamedabdirahman8603
      @maxamedabdirahman8603 Před 18 dny

      Ma mid baa kuu balansan gabdhaha kale ee wanaagsan hagaalafan ee adigu kaaga wado

  • @amaalmohamud6639
    @amaalmohamud6639 Před 17 dny +1

    Masha Allaah ❤

  • @mahamedabdiaar2257
    @mahamedabdiaar2257 Před 19 dny +3

    Absolutely

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Před 15 dny +1

    Waa ku salaamay bro ,sadex baa isku keen raacday

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 Před 19 dny +1

    Abwaan gabdhuhu waxay qabaan cudur ajnabi iyo kalsooni xumo dadkooda iyo dalkooda intaas waxay wareegayaan masaajidada iyo meelaha lagu caweeyo iyagoo raadinayo jameekaan iyo marookaan ka dibna soo cabaadaan. Waa duul u fahmay ilbaxnimada in la hoos galo ajaanib.

    • @ahlanahmed8860
      @ahlanahmed8860 Před 19 dny +2

      Nimanka somaalida marooka naago karaadsada duli baatahay naag baa qalbada kusoo jabisay markaasada naagihin somaaliyeed ku khafiiftay 😂😂😂😂😂😂

    • @user-oc3xv6ku2k
      @user-oc3xv6ku2k Před 18 dny

      Malayaabtay​@@ahlanahmed8860

  • @rukiadiriyo3611
    @rukiadiriyo3611 Před 18 dny +2

    Manshaallah 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AminoAbdullahi1
    @AminoAbdullahi1 Před 16 dny +1

    You are amazing man wallaly

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Před 18 dny +2

    waa run

  • @zainababdi781
    @zainababdi781 Před 18 dny +1

    Haduu dhihilahaa nimaka soomaaliyeedaw shaqaysta oo dhaqqalihiina kor uqaada markaa afar afar guursada waan fahmilahaa laakiin afar naagood ayuuto ha galaan oo hal nin ha gataan ma farming faa iidada ugu jirta nimanka waaba qawaamnimada halagaa dilo oo halagu gato adiga aniga saas bay iila egtahay

    • @calimaxamed3786
      @calimaxamed3786 Před 18 dny

      Abuu juurufaba soo kuwa ayuutadooda ku guursnayo

    • @zainababdi781
      @zainababdi781 Před 18 dny

      @@calimaxamed3786 dee waa qalad inay waxaa samaeyaaan waxaasi guur maaha tumasho todoba ayuu haystaa buu inoo shegay waa diintee taasi

    • @hanadyare4735
      @hanadyare4735 Před 18 dny +1

      Kan 7da isku wato umajiided miyana yaab anaga aragnqy😢

  • @minariii09
    @minariii09 Před 19 dny +1

    Ninkan waxan maqlay oo dad garanayan igu dhaheen dadkii turkey u guuray ayuu lacago waaliya ka qaadijiray oo naftuu u keenay walahi dumar u dhowbaa ii sheegay

  • @abdiahmed9590
    @abdiahmed9590 Před 19 dny +4

    Wiil hoog

  • @AyanAhmed-mk5nv
    @AyanAhmed-mk5nv Před 19 dny +1

    maanta dumarka maad ku taagan tahay sey wax u jiraan boodhariyow waan ku taageeri jiree

    • @AbddiUhu
      @AbddiUhu Před 19 dny

      Sharaftaada ilaalso miyaa xumaan noqotay? 36 sano ayaad aduunkan ku leedahay 20 sano dhalinyaro ayaa tahay 16 sano miyaad adoon iyo wax ka liita nolol ka raadinaysaa....

    • @user-kd6nr4hz7n
      @user-kd6nr4hz7n Před 19 dny +1

      @@AbddiUhuilaahey wuxuu farqi aan taqwada ahayn idiinma dhaxeeyo qof kibir ku jirana jano magalo mana noqdo muumin ilaa uu walaalkiisa muslinka ah la jeclaado waxa uu naftiisa la jecel yahay kuligeen adooma ilaahey baa nahay ee yuusan shaydaan iskiin tusin walaal

  • @Ayan-le4hb
    @Ayan-le4hb Před 19 dny +7

    TAAS MA MAANTAAD ILA DAREENTEY BOODHARIYOOW INAAD GABDHAHA SOOMAALIYEED SIDII DOWLAD LA'AANTU NOOGU DHACDEY INAAN TIMIR XABAAL TAALA NOQONEY WAALID MA JIRO CULIMO IYO AQOONYAHAN KUWAKURSIGA UUN ISKU LAAYA CIDNA NOOMA MAQNA CEELNA NOOMA QODNA LAAKIIN ILAAHAAY BAAN LEENAHAY.

  • @zayanasabsohane2218
    @zayanasabsohane2218 Před 19 dny +2

    👏👏👏

  • @AbdirashidAhmed-dj9pe
    @AbdirashidAhmed-dj9pe Před 16 dny

    Walala was lagin aniga aye igu dhacad oo joga soomaaliya ixatiram xuumad waa said uumadan allah isu keeno illahowo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @MrMoe612
    @MrMoe612 Před 17 dny +1

    Salalaahu caleehi wasalam Salalaahu caleeehi wasalam ❤❤

  • @MaanKadeeqa-mm8oo
    @MaanKadeeqa-mm8oo Před 9 dny +1

    Salallaahu calayhi wasalam

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay Před 9 dny

    Somali Iyagaa Meesha isdhigay Kuwaana Waxkamatarikartid.
    Waa Gus Doon iyo Xoola Doon .

  • @cumaryuusuf7836
    @cumaryuusuf7836 Před 9 dny

    Waa runtaa gabdha soomaliyeed maalin walbo waxay taaganyihiin misaajidida hortood ayay taaganyihiin

  • @adan5209
    @adan5209 Před 19 dny +3

    👏👏👍

  • @iamgoodgirl1776
    @iamgoodgirl1776 Před 16 dny +1

    War ninkaan 1 gabar oo somaali bis ayu arosay wayna kala tageen ee waxa markia hore so hubso dumar kale wuu qabay lakin somaali maysan eheen
    Teda kale shiikh hadu rali kalin bixiyo maxa ku jaban kuleybo nin ayuuto lo galo nin maheen waa mid marki horebo masuuliyadi iyo karamada ALLaha Siyay gabay

  • @waryaaofficialchannel3323

    Dumarka somaliyeed waa shisheeye kal kaaal naagta habashida ayado jirkeeda gadeeyso beey ragooda si xad dhaaf u hushmeeyaan

    • @MaxamadCqaadir-x9b
      @MaxamadCqaadir-x9b Před 17 dny

      ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉😊😊😅😅😅❤❤❤❤❤🎉🎉😢

    • @Beingme541
      @Beingme541 Před 15 dny +1

      Rag Ku xushmeya ba la xushmeya guurka ajanjbibana wa banana yahay Kan somliga ee 50kabadan gursada furay bilalsta Kaso hadla wanadkas SA ubirburisen dumarkina ubirburisen guurkiba waxd Ka dhigen tiiranyo an naxarislehen halakala danesto

    • @AlAk-bm8dy
      @AlAk-bm8dy Před 7 dny +1

      ​@@Beingme541lkn saas hadeytahay sheekada kuwii gala guri shisheeye hajoogaan dhul shisheeye aniga dhulkeyga uma rabo rag ama dumar shisheeye kadaba nacleeya

    • @Beingme541
      @Beingme541 Před 7 dny +1

      @@AlAk-bm8dy dhulka walada leyahy adba dhul dadow citizen katahy kunoshahay wadankas burburiseyn cidna kama xigtod amisom iskaso sar

    • @AlAk-bm8dy
      @AlAk-bm8dy Před 7 dny +1

      @@Beingme541 aniga waxaan joogaa wadankeyga hooyo dhulshisheeye majoogi walaal subax kasto shaqo raadsadaa oo ilaaheey aa talasaartay lkn shisheeye aniga waan arkay markee soomali shiheeye kadabanacleeya kuwaas wadan madhisaan dadkeedhalaaneh weykafaanaan dadkooda waxaa mar kuarkay kuwa oromo iyo soomali ey iskadhashay soomali wey necebyihiin mar neh kuwa carab jooga meesha Yemen mar aaday aa kuarkay wey kafaanaan tolkooda soomaaliyeed

  • @abdulganinur9062
    @abdulganinur9062 Před 14 dny

    Waa raggan qalad ma leh ,hablihi somaliyeed gus ajnabi baa hor cararay

  • @dhibyarinolowdhulka7697
    @dhibyarinolowdhulka7697 Před 19 dny +8

    waa ruuta Masha Aallah Masha Aallah Masha Aalla good job brother 👏 👍

  • @dalmarcabdilaahi8566
    @dalmarcabdilaahi8566 Před 5 dny

    Walaahi ninkani waa nin dhiigle
    Mashaa alaah.

  • @nimohussein9781
    @nimohussein9781 Před 17 dny +1

    Mansha Allah

  • @user-ci9uc3jf6t
    @user-ci9uc3jf6t Před 15 dny

    Masha allah bodhari ragii horuu kaharay kusoco

  • @rnuura334
    @rnuura334 Před 18 dny +1

    Scw Scw Scw❣️❣️❣️

  • @AncientPharaoh
    @AncientPharaoh Před 18 dny

    Qaxbooyin dunida kale u raqiiis ah oo aanu aragnay 2 naagood ooo Soomaaali ah oo la isla qabo (nin madoow uu wada qabo) 2 Dubai waa ilma adeer laxmi ah iyo 3 nin Mexican ahi wada qabo. Yaan laga bixin naagahan iyagaa halkaa is dhigeye.

  • @warsamemohammed9422
    @warsamemohammed9422 Před 17 dny +1

    Gabdhaha w free guursada ajaanibta.ka carara ragga somalida
    Aniga 3 gabdjood baa ila dhashey
    Waxaa qabo ingris. Mareykan.iyo
    Lubnan. Wanna dhaqdaan wax dhib ah jums qabaan

  • @user-tv2ti4pw9m
    @user-tv2ti4pw9m Před 9 dny

    Allah haku xifdiyo xaqa allah hana tuso

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před 19 dny +2

    wa run

  • @aishaIssa-nw6zc
    @aishaIssa-nw6zc Před 16 dny

    Walaal noolow waligeey nin somaliyeed oo dheeg leh adiga kahor ma arkin waligeeyna waxaan dhihijiray rageeni soomaaliyeed waa dayuuthiin

  • @shamsaabdulle5985
    @shamsaabdulle5985 Před 16 dny +1

    Asc waxaan aniga eeda saarayaa wiilasha Somaliyeed in social media la soo dhigo nimanka soomaaliyeed idinkkay ceeb idiin tahay in ni ajanabi ah halkaas soo istaago oo ka hadlo idinkana la idinka arkay iyo dadnimo xumadiina. gabdhahiina halkaas dhigay oo guur iska dhafee way ka soo caaysaan social media ha, naagaha ajanabiga ahna faaniya oo guursada.

  • @fadumoabdi3562
    @fadumoabdi3562 Před 6 dny

    War gabadhii khaldantaba dhabigahaloo qoro😂 run run😅

  • @xxultimatexx7057
    @xxultimatexx7057 Před 16 dny

    ❤❤❤❤❤❤ wayahay ee dowlad fican dhisa

  • @Fadumogele1533
    @Fadumogele1533 Před 17 dny +1

    Masuulsere bondhari 🎉🎉🎉

  • @fadumoelmi6895
    @fadumoelmi6895 Před 18 dny

    Boodhariyow marka aad qabyaalad kahadlay sid ma jecli lkn maanta uunbaad wax wanaagsan ka hadashay anigu nin sidaada oo kale u fekeraya ayaan sugayaa insha Allah inta sidayda oo kale guurka ka baqaysa farta taaga ☝️😅

  • @user-xc9vx8uc9x
    @user-xc9vx8uc9x Před 13 dny

    Masha Allah

  • @rukiamohamed6699
    @rukiamohamed6699 Před 18 dny +2

    Scw

  • @abdig6153
    @abdig6153 Před 19 dny

    Boonderi your two funny anyway just want to say Asc bro

  • @Isweydi
    @Isweydi Před 14 dny

    Waa sax siduu sheekha sheegey naagaha tiidaya waxay raban jamaican

  • @duniyalang1285
    @duniyalang1285 Před 18 dny +2

    Ni isku sheeg Somali wuu hoogay sida ay wadanka u hoojiyeen. Naagahooda ayagaaba ceebaha u raadiya 24/7 cay iyo bahdil suuqa ula taagan. Waxaan niman ma ahan. Haday niman tihiin wadankoodu sidaa ma ahaadeen.

    • @hanadyare4735
      @hanadyare4735 Před 18 dny

      Kkkkkk naa xolayahay xolaha lowayay 7naag marku hal nin watay diin noocee waayona huno fucking

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq Před 15 dny

      Naa suilkaaga urayaan badbaadinaynaa ee gabigiisaba 3 xabo ee digaaga laga dhiibayo
      😂😂
      Iraq,Syria,libiya iyo wadamado badan oo muslim ahiba way burbureen maxaa loo wayay dumarkooda oo 3 xaboo digaaga lagu mehersanayo 😂😂

  • @hibaakMohamet-zr5yk
    @hibaakMohamet-zr5yk Před 14 dny +1

    Waa jiib miyaa in aay habluhu guursadan wiil somaliyaa wegeer 😂😂 kaan doono ayn guursaneeynaa cabdi qasaaro

  • @shamlandhaqane9836
    @shamlandhaqane9836 Před 19 dny +7

    اللهم صلي على رسول الله صلى الله عليه وسلم

  • @axlammoha8217
    @axlammoha8217 Před 17 dny

    Cayaar il iyo baal kuyuri 😂😂😅Dhabi aa walahay waan qoslay

  • @UmmuMohamed-rk3hd
    @UmmuMohamed-rk3hd Před 13 dny

    ماشاءالله

  • @MohamedMohamed-qf1xg
    @MohamedMohamed-qf1xg Před 19 dny +1

    Libaax, waankudoortay 😂

  • @AlegoAdam-yw6wg
    @AlegoAdam-yw6wg Před 19 dny

    War qoosol badaan bodaari baaluguyiri😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅 faariiiid

  • @ahlanahmed8860
    @ahlanahmed8860 Před 19 dny +1

    Ninka waa afka noole fuleeyah nimankuu waalayaa

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 Před 16 dny

    walal ciladu waa hooyooinka Soomaliyeed iyagaa cuqadad u qaba Raga oo gabdhahooda ku taageera ajaanibka