Beesha HG iyo Daahir Calasoow oo xaal mariyay Farmaajo kana shalaayay in Muqdisho laga saaro.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 2. 08. 2024
  • #ayaanle
  • Zábava

Komentáře • 93

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 Před 22 dny +13

    Sc rooble wuxuu ahaa qofkii ugu caqliga xumaa qof madax aha oo.qof kale ugu deeqay.moo xiiddda cunay.
    Waa layaaab bal waraysta habargidireey wuxxuu rabey.
    Mr rooble.

    • @sahramohmed3409
      @sahramohmed3409 Před 4 hodinami +1

      Farmaaj0. Guuuuuuuuuuul 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad1393 Před 22 dny +7

    HADALKA DAAHIR CULUSOW WAA DOQONI CALAF MALEH

  • @mariammahamed4016
    @mariammahamed4016 Před 21 dnem +1

    Thankes Mahamed

  • @user-nx3tp3zk4s
    @user-nx3tp3zk4s Před dnem

    Xassan Sheikh wuu saxan yajay Waàin Shacabka ay ka baxaan Goobaha Dowlada

  • @nasramohamed4229
    @nasramohamed4229 Před 22 dny +2

    Somali waxaa baabiyay oo halaagi nacayb xasad xiqdi iyo nifaaq balaayaa kudhacday xasbunallah wa nicmal wakiil goormay dadkani wax fahmi doonaan

  • @Cadar49
    @Cadar49 Před 22 dny +2

    Doqon baa tahay Daahir dabaal iyo mooriyaantii uu watay

  • @Ayan-le4hb
    @Ayan-le4hb Před 21 dnem +2

    SOOMAALI WALI MA BISLAANIN QARAN IYO DOWLADNIMO WAXAY KA DOORTEEN QABYAALAD IYO HAWIYIISIM LAAKIIN AAKHIRKII WAA KU LUGO'EEN LAAKIIN WALI LAMA KULULAAN FARAMAAJONA HADUU BARI SOO NOQDO WALI WAA QABYAALADII BAA IDINKU SOO NOQONEE EE SEE BUU KU SOO NOQDAA.???????

  • @MaxamedCismaan-bd6cy
    @MaxamedCismaan-bd6cy Před 21 dnem +1

    Waa abaalmarinta ayleedahay qabyaalada farmaajo qabiil ahaan yey ugukaceen wuxuu taro miyey wabo umuusan dhimin marka ogaada qabyaalada xumanta ayleedahay

  • @madinamahammedabdi6038
    @madinamahammedabdi6038 Před 8 dny +1

    Kuwaan waxaan dhihi lahaa dhaaf ee weli waxaa u dhiman meshii ay shalay ay ka soo hayameen ha u noqdaan shalay waa kuwii qabiil ku raacdeyay mudanaheyna xabibulmalayiin ay ku wada raacdeneen ee kuwaan ilaah ha naga qabto intii ay kuwaan ay jiraan soomaliya ma degeyso ee mooryaanta ilaah ha naga qabto idinka ilaah ee ilaah ha noo celiyo soo nabad qabo idinka ilaah

  • @tolmonomar1656
    @tolmonomar1656 Před 22 dny +3

    No more MAhmed CAbdul farmajo No more INSHA ALLAH

    • @sadiyaali9508
      @sadiyaali9508 Před 22 dny

      MARKAAD DHAHEYSID NO MORE MA WADANKA ATAAD KA XIGTAA HAWIYE WAA CAWAAN LA SOOMAALIYEEYEY OROD TURKAANO KU LAAWO FARMAAJO WAA SOOMAALI MARKUU DOONO AYUU SOO LAABAN YAA ADIGA WAX KAA WEYDIINAAYA NO MORE HAWIYE BAD GATE NO MORE XASAN BAKHTI GAALEED U SUJUUDE

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 Před 22 dny +5

    VIVA MW FARMAAJO SOO LAABO ADOO NABAD AH GUUULEYSO ISHOODA ALAHA KAA ILAALIYO GUUUUUULEYSO MW FARMAAJO XAQII AYAA DILAACAY

  • @user-yl9ln8kr2m
    @user-yl9ln8kr2m Před 18 dny

    Farmaajo guuuuuuuul

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 22 dny

    SHARE

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 Před 19 dny

    Habargidir Daahir calasow mamatalo kumana hadlikartid afkooda .

    • @user-fr8kw7vy9m
      @user-fr8kw7vy9m Před 4 dny

      kkkkkkk daahir qudha maaha kuligood baa miidiuaha ka ooyaya adeer daahir jamal xilguntade wasiirka cadaalad tooxoow iyo shacab kale oo badan xataa odayaal baa midiyaha kalahaa soomaloueey nadhexgalah anaga iyo abgaal oo asy xasan sheekh ulajeedeen kuli idinma matalaan miyaa laakiin marka daahir dadka kale caayayo waa baqorkiina awalbanan dameer caqli kasugaan anigu

  • @RaaxoFarax-dk2sb
    @RaaxoFarax-dk2sb Před 19 dny

    Habaar qabtaan

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 22 dny

    SHSHORT

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 22 dny

    SHORTS

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 22 dny

    LIKEDS

  • @user-de1io6nk8s
    @user-de1io6nk8s Před 22 dny

    Miskiin salahi dared kkkkkkkkkkkkkk😂😂😂😂😂😂

  • @abdelgadirabdollhi3760
    @abdelgadirabdollhi3760 Před 21 dnem

    Farmaajo waa kan baa'BI'IYAY Soomaalida kale kobciyayna Habar Gidir.-

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 Před 19 dny

    Farmaajo waxmatare shabaabka ushaqeeye 5sano oo qasaartay ayuu joogay.

  • @user-le9nu2db7o
    @user-le9nu2db7o Před 22 dny

    Hg fowdada ilaa intee baad wadeysaan guryaha dowladda haddey u baahato sarcigeeda haloo jogaansamo

  • @RaaxoFarax-dk2sb
    @RaaxoFarax-dk2sb Před 19 dny

    Habargidir waxay rabto hanaana sidaan rabo la iiyeelin waan dhiiqeysan

  • @user-jt7cm6cv9r
    @user-jt7cm6cv9r Před 21 dnem

    ❤❤❤❤mnsha allah allaa mahadleh hadaan cunada badan jecleyn an ogahay in llaga qado callol xanuun abo nollow intay nolol jirto❤❤❤❤❤❤

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 Před 21 dnem

    Farmajo haduu dadka rat meel buu I samayn lahaa maatada cagaf cagaf buulashooda iyo waxa yar EE isu keen keenen oy nolosha Ka raadinayan

  • @user-tc9xv6vr5r
    @user-tc9xv6vr5r Před 22 dny

    Kkkkkkkkkkkkkk wuu jabay daahir calasow

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar7285 Před 21 dnem

    Wadaka.soomaaliya.waxa
    Madaxweyne.ka.ah
    Ismaaciil.geele.taa.Ku
    Biyo.caba.
    Xasan.sheekh.waa.maqaarsaar.awdal.ested.waxay.u.taagan
    Tahay.midnimada.soomaliya

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 22 dny

    LIKE

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar7285 Před 21 dnem

    Farmaajo.dadka.soomaaliyeed
    Rajo.ayuu.galiyey.haday
    Dhaqaale.tahay.iyo.ciidan
    Somali.wuu.dhisay

  • @mulkiosman7828
    @mulkiosman7828 Před 22 dny

    SOMALIYEY waad u Jeediin HOOYADA iyo 2 da Wiil o Yar ku Kor OOYNAYAN 😭😭😭💔💔💔 SOMALIYEY HURDADA KA KACA 🙏 🙏🙏 Hassan Dhiiqo Wadankii wuu Bur Buriyay e iska Qabta 😡😡😡

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 22 dny

    LIKEWIS

  • @zonadue10media75
    @zonadue10media75 Před 18 dny

    Guryaha dowlada halag baxo dhib maa ku jirey farmaajona adinka ayuu vilada idinkag juri waayey

  • @user-le9nu2db7o
    @user-le9nu2db7o Před 22 dny

    1:17

  • @abdullabdul8785
    @abdullabdul8785 Před 21 dnem

    Dhulka doowlad ayaa iska leh xassan iyo farmaajo midna maleh farmaajo hadii uu soo laba lahaay wuu idiinka rari lahaaay

  • @user-tc9xv6vr5r
    @user-tc9xv6vr5r Před 22 dny

    Doqonimo baa faa iiday

  • @osmanali308
    @osmanali308 Před 21 dnem

    Doqo imo aan dhammasho leyn howye caqli dameeer shalay maxaa las khaldsnay markaada neuseen lacagta saciid dani xasan tuug waa idiin abaalariyay xamar qaxooti ku ahaada

  • @user-qt2ug3xt7x
    @user-qt2ug3xt7x Před 22 dny

    Daahir Calasoow cabaadka jooji tuugo aruurtay oo biliqo isku raacday hadifaacin dabdamiska baray maaha

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 22 dny

    LEGETA

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 Před 19 dny

    Candha calaseey maxaad lacabaadeysaa farmaajo waakan wiilashiinii inta guryaha ugutagay kulaayay maskiinyahow ilkaha budaaqsan

    • @mrniceguy8663
      @mrniceguy8663 Před 5 dny

      Saadiq joogbaa lawaayey goormuu mareexaan noqdey Saadiq Joon iyo hassan Ali kheyre

  • @zonadue10media75
    @zonadue10media75 Před 18 dny

    Calaal jileeca jooji iyo qabyaalada

  • @ahmedmohamedibrahim5674
    @ahmedmohamedibrahim5674 Před 21 dnem

    🤣🤣🤣🤣🤣😂😂 HG Ballan ma laha !!!
    HG hunguri markay aragto xusuusta ayaa ka tagta !!!
    HG waa dhurwaay hilib arkay !!!
    HG ma xeeriso islaam
    HG ma xeeriso deris
    HG ma lahan cahdi iyo miithaaq,
    Ha la fasaxo yaan lala shuraakoobin..
    Waxba yaan Somalinimo yaanay
    Kusoo gabanin

  • @FadumaAhmed-cn7wi
    @FadumaAhmed-cn7wi Před 21 dnem

    Tool late

  • @zakariamaftux278
    @zakariamaftux278 Před 21 dnem +2

    Waad baqaysaa nabsigii baa idin haya hawiye xukun ma yaqaan waa in la xukumo

  • @RaaxoFarax-dk2sb
    @RaaxoFarax-dk2sb Před 19 dny

    Beentood weeye ha ka dhageysan habagidir hadaan cubeynin aan ciideeyo

  • @mohamedomer8126
    @mohamedomer8126 Před 12 dny

    Hawiye waada kuu fishilaten daalka iyo ka qabuu tuge xarane cuunoha

  • @AbdullahiAli-pn8kh
    @AbdullahiAli-pn8kh Před 21 dnem

    Kkkkkkk shaleey mxt uga bixiseen 😅😅😅😅

  • @mohamedomer8126
    @mohamedomer8126 Před 21 dnem

    Xasan waa tuugada hawiye guubu cuni

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 Před 22 dny +1

    NO MORE HAWIYE NO MORE ABGAAL ILAAHEEY HANAGA HOR LEE XIYO HAWIYE BAD GATE XASAN TUUUUUUUGO AAMIIN

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 Před 22 dny +3

    Waligeed badcalaacashan waxba minanxoreen moryan bad ahaydeen

  • @RaaxoFarax-dk2sb
    @RaaxoFarax-dk2sb Před 19 dny

    Ey ogol baa lugu sahniyaa

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Před 22 dny +2

    Farmaajo Waxuu Ka Xanaaqsanaa Abgaal 3 R/wasaare Mareexaan Ee Xilka Ka Qaadeen, Sheikh Shariif Farmaajo Uuka Qaaday M/w H Sh Saacid Iyo Yuulak Uuka Qaaday, Farmaajo Jaceyl Uu U Qabo Mursade Iyo H/g Jaceyl Uu U Qabo Uma Magacaabin, Ee Ciilka Abgaal Uu U Qabo Ee Aheyd Haduu Abgaal R/w U Magacaabi Lahaa Farmaajo Ilaa Hada Xilka Wuu Haay Lahaa Ileen Mursade Iyo H/g Dhul Ee U Dhalan Kuma Difaaci Karaan Farmaajo,

  • @FaraxhajirSiraaje
    @FaraxhajirSiraaje Před 22 dny +1

    Jeebkii rooblle ayuu imaaraad idunkushuubay lacagtee rooble keendhaha jeebkaadaan uwada dhibanahay hadaan hg nahay???

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Před 22 dny +2

    Eedo Dhulkii Dhagaxa Ku Laabo Aaka Timid Muqdisho Farmaajo Malaha Adigana Ma Lihid Abgaal Aaleh Muqdisho Waan Aragtaa Qabiil Ku Difaacana Ma Heysatid Maskiin,

  • @Cadar49
    @Cadar49 Před 22 dny

    Hhhh walee beenbeen aad rabtaan ku noo laadaan iyo farmajo oon idiin qasbi karin saaxiib meesha Abgaal aa joogo aan waxba idiinka tuugeeyn Xasan Shiiq Maxamuud president for ever ee edab yeesha xaaraan jeceel yahay moriyaaantaa

  • @abdullahihassanhirsi-gs7kq

    Banaan bax been ah beerta geeybugtii hangov bilaabatee.qabiuliyo bee haduu wax kuu tarayo waad soo marten ee somaalida la social.

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z Před 21 dnem +2

    Xassan gurgurte qof loo hiiliyo abaal loo galo maha masakinta mw ,farmaajo ayu Ku diraya jaran jar ayu Ka dhiganayey😮😮

  • @tolmonomar1656
    @tolmonomar1656 Před 22 dny

    ❌❌❌❌

  • @XaawoCabdimaxamuud-b2t
    @XaawoCabdimaxamuud-b2t Před 22 dny +2

    Adkaysta h.g farmaaja shalay idinkaa ku faanayay anagaa burinay😂😅

  • @azizaabdulle792
    @azizaabdulle792 Před 22 dny +1

    😂😂😂😂
    Naga daaya reer odayoow meel idiin roon ma jirto soomaaliqeyn😅

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Před 22 dny +4

    H/g Waa Xaaraan Ku Nool Waxee Rabaan Dhulkii Dowlada In Loo Dhaafo. Ee Jaceyl Ee U Qabaan Farmaajo Ma'aha Walee Farmaajo Ms Soo Laabanaayo, Abgaal Dastuurka Ee Bedasheen Xilkana Qof Kale Ma Qabanaayo Walee

    • @Maria28832
      @Maria28832 Před 22 dny

      Naaya dhiloy hg afkaaga ka baxi wasaqyahay dawlada wase xasan walaahi madaxweyne noqoneyn mar danbe abgaal waligood madaxweyne loo doraneyn somalia nacas abgaal

  • @seed3966
    @seed3966 Před 22 dny +1

    Hhhhhhhhhhhhkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk xaaji xasan maxamuud hoowshaas sidaas u wad 😎😎😎😎😎

  • @baxsan698
    @baxsan698 Před 22 dny +1

    Narnagalatag warka waxmagaratada cadaqatayalka bililiqeyramene ninki waxkutara waxna kaqada soomaaley hora u soco nagtan waa beenle lasoodiray bililiqey ramtaa farmajo in u madaxweyno waa kaxaran niyadad taa u sheeg

  • @aminaali9944
    @aminaali9944 Před 22 dny +1

    Iimaan laa'an baa halkaas idin dhigtay. Laakin Somaali danbe idin aamini mayso. Saa Roble Baahane baad la shirtimaadeen. Roble taariiqdiisa 100 sano somali ilaawimayso .

  • @user-xb5dh2js1o
    @user-xb5dh2js1o Před 21 dnem

    Araktiga ugu gaawan aan soomaalida kucabirikaro waa taktada iyo timaadada makalataqaano mahadsamadiin

  • @FadumaAhmed-cn7wi
    @FadumaAhmed-cn7wi Před 21 dnem +1

    Sacad hadii qabyaladi idiin noqotey iimaan se laydiin galaa xaasid ku asagaa dib u jaba

  • @fartunkeynaan3781
    @fartunkeynaan3781 Před 22 dny +1

    Hawiye caacle waadinkii lahaa farmaajo waa mariixaan kaxaxabia hawiye xushmad malaha aqoona malaha qabyaalad umbaadtaqaanin garguurte heydinwaso

  • @halimasheikh6140
    @halimasheikh6140 Před 22 dny +1

    Adiga is waydii

  • @rowdanuur4883
    @rowdanuur4883 Před 21 dnem +1

    Viva farmajo 🥰 ♥️ ❤️ 💖

  • @MamaNeymar
    @MamaNeymar Před 21 dnem +1

    Ku darsoo marey farmaaje filad ka Soo bax la aaheeyn farmaaje wuu fahmin sanaa in ey jaajuusayo yihiin wuun ka gaabsadey

  • @CabdulahiqalifNuur
    @CabdulahiqalifNuur Před 21 dnem

    ❤❤❤❤ farmaajo

  • @user-xi3tg5op3y
    @user-xi3tg5op3y Před 22 dny +1

    Farmjo ma aho nindalka iyo dadkab lagaxureyo dahirow balade marexan niceba aya iskubebeten lakin weli waxbadan aya idindhiman elasoco

  • @abdullahihassanhirsi-gs7kq
    @abdullahihassanhirsi-gs7kq Před 21 dnem +1

    Sacad buuqa jooji

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue Před 22 dny +1

    Rooble baahane waa ninkii ugu liitey ee xil sare wadanka ka qabta farnaajona qabiil ayaa lagula dagaalamay wixii ladoonayeyna waa waxa maanta socda ee wax laga xishooda ah dad damiir lihi

  • @MamaNeymar
    @MamaNeymar Před 21 dnem

    Dadka soomalid waxey moodaa in hb farmaaje wax u dhintey aniga waxaan hubaa farmaaje kelya wax umm dhimin dalka iyo dadka iyo diint iyo jinsiyd soomali nimo xataa wax weyn bey u dhintey

  • @UmuaxalaanAbdirahman
    @UmuaxalaanAbdirahman Před 21 dnem

    Maxaa.nooharsu.gunta.joognaa

  • @AbdulNaleie-kc2qe
    @AbdulNaleie-kc2qe Před 22 dny +1

    Farmaajo daalim, doqon, dabadhilf Itoobiya, diin , dadnimo iyo damiir aan lahayn weeye. Kuwa magaciisa sheegayaa waa damiir laawayaal aan xusuus iyo xisaabtan aan lahayn. Qaaqlayaasha igu shubada ah, Soomaaliya waxba laga weydiin ma hayo.

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 22 dny

    SHORTS