Sidee Fiverr Account Cusub Looga Sameystaa ? Fiverr Registration Full Tutorial

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 18. 07. 2021
  • SALAAM GUYS
    JOIN OUR TELEGRAM GROUP t.me/gellebashir
    AQRI- 5 Qaab oo Online lacag oga sameyn kartid gellebashir.com/2021/06/25/5-...
    Fiverr www.fiverr.com
    JOIN MY 1 WEEK COURSE gellebashir.com/academy/
    FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
    SUBSCRIBE GUYS
    THANKS

Komentáře • 56

  • @GelleBashir
    @GelleBashir  Před 3 lety +19

    5 shaqo oo Fiverr ka qaban kartid czcams.com/video/pUUgXqEwedQ/video.html

  • @abdallasaabirdukow7759
    @abdallasaabirdukow7759 Před rokem +4

    Masha Allah macalin wanaag waxbarasho iyo dadjeceel isku darsaday masha Allah

  • @mohamedadan8445
    @mohamedadan8445 Před 6 měsíci

    Thanks for your support bro

  • @abdirahmanmohamed9707

    Thanks legend 😊👍

  • @ismail-yd4gm
    @ismail-yd4gm Před rokem

    G00D USTAD

  • @Sahalyare24
    @Sahalyare24 Před 2 lety

    Shukran walal

  • @qadhib5stars558
    @qadhib5stars558 Před 3 lety +4

    Good waa jawaabta aan kaa sugaayay macalin shukran

  • @Bashkamovies
    @Bashkamovies Před 3 lety +1

    Thanks sxb wallahi in badan baan sugayey mawduucan

  • @whoareyou2928
    @whoareyou2928 Před rokem

    Sxp codka dheere marwalba waad gaabisaaye

  • @axmettmoxed232
    @axmettmoxed232 Před 10 měsíci +1

    Soodigii Doortay maha Graphic Design maxa Marka Ku Geeyaya marka Inad Wax Translate garayso? mise Waxba Iskama khuseeyan.

  • @raysofficial7329
    @raysofficial7329 Před 2 lety

    Wll sual account cusub markad samysato kadib accountka ma lacag ayad ku shubaysa mise markad shaqysato ayuu isagu lacag ki siinaya jawab insh wllo

  • @user-vg4xw5bu9u
    @user-vg4xw5bu9u Před 3 lety +1

    Shb geele su'aal ayaan rabaa inaan ku waydiiyo
    Marka aad cusubtay ilayan qof horeba umaad shaqayan oo bage ka u danbeeya ayaad galaysaaye sidee ayey noqonaysaa suuqaagu
    ilayan dadku waxay eegayaan qofkani imasa qof oo hore ayuu u shaqeeyee

  • @user-hy3cb5nk8t
    @user-hy3cb5nk8t Před 5 měsíci

    Sxp ii soo jawab plz mesha adledahay profelka ku dhufo imawa soo baxaye maxa ku dhacay hadaba

  • @myfamilychannel6863
    @myfamilychannel6863 Před 2 lety

    Dee walalo yaaa wax ka maqlaya wlhi aniga sidad wax uwado man fahmin shashada wey naga fog tahya adna hos ayad u hdleysaa

  • @hazamiahmet7253
    @hazamiahmet7253 Před rokem

    good job , 200k subscribe coming soon

  • @ubaxfanny814
    @ubaxfanny814 Před 3 lety +1

    Shukran wllky

  • @Jarmali.boy7777
    @Jarmali.boy7777 Před 24 dny

    Biliis icaaawi waxa iga jaahilsaartaa xagee qof ka ugu shaqaynayaa marka aan taleefoon isticmaalaayo fiverr ka

  • @shamsocabdimaalin1701
    @shamsocabdimaalin1701 Před 2 lety

    icaawi gelle bashir

  • @Cbdiwali
    @Cbdiwali Před 6 měsíci

  • @ILSARACADEMY3676
    @ILSARACADEMY3676 Před rokem

    E innaga hagaaji pro

  • @zakariyecabdi2373
    @zakariyecabdi2373 Před rokem

    See tahay

  • @aadamosmaan5543
    @aadamosmaan5543 Před 3 lety

    Nabadone aad aya u mahadsan yhye sideen kula soxirina oo maclumad ku weydiina adoo mahadsan iyo arimo kale

  • @yahyemohamed8860
    @yahyemohamed8860 Před 3 lety

    Arinta facebookaga waan ka sugayna ila hada macalin muqalka ku xiga inoga dhig waliba arin luuqada ku xiran ee la dhahayo soomali lama ogolo

  • @adoonilaahay262
    @adoonilaahay262 Před 3 lety +1

    Sxb geelle facebook page marka shuruudaha la buuxiyo suda 10 kun ee followers waxa kale ee xiga si lacag looga sameeyo noo soo samee, sida paypal loogu xidho

  • @ZumayaZumayadek
    @ZumayaZumayadek Před měsícem

    Wll mopilka ka furo islaha lkin wxn oo dhan mapa soo paxayan mopilka ka zoo hadal

  • @zakariyecabdi2373
    @zakariyecabdi2373 Před rokem

    Asc wll qaali

  • @farsamosoomali
    @farsamosoomali Před 2 lety

    Sxb sre telka make samaysan karaa

  • @somman-wl5zj
    @somman-wl5zj Před 3 lety +2

    shaqooyinka aan ka qaban karo fiverr maxaa ka mid ah

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Před 3 lety

      czcams.com/video/pUUgXqEwedQ/video.html

  • @ForwardTech1
    @ForwardTech1 Před rokem

    Maxakene in Gig anosameste Haden imashaqenayo maxetahay

  • @abdifatahmuseh9609
    @abdifatahmuseh9609 Před 2 lety

    Zxp sidee shaqo loo soo geliyaaa

  • @mudancalicabdi3808
    @mudancalicabdi3808 Před rokem

    Walal Mobil malku isticmali karaa fiver

  • @ILSARACADEMY3676
    @ILSARACADEMY3676 Před rokem

    Codkaaagu zhp marwalpa waa naqus

  • @Hagetech
    @Hagetech Před 2 lety

    Adigu maad ka shaqaysatay wali

  • @shamsocabdimaalin1701
    @shamsocabdimaalin1701 Před 2 lety

    waxa iga cawine fiverr ka

  • @runtawalamahuranmalahubain339
    @runtawalamahuranmalahubain339 Před 10 měsíci

    Macalin inad ufurto ayan raba

  • @ROCK_GEEZYMUSIC
    @ROCK_GEEZYMUSIC Před 3 lety +2

    Pin iisaar

  • @shamsocabdimaalin1701
    @shamsocabdimaalin1701 Před 2 lety

    walalo

  • @zakariyecabdi2373
    @zakariyecabdi2373 Před rokem

    Abaal marin

  • @garyaqaan24
    @garyaqaan24 Před 3 lety +1

    Waxan wa bayn aniga tijabiyey waxbo kama jiran

  • @zakariyecabdi2373
    @zakariyecabdi2373 Před rokem

    Illh ha ku xafjdo

  • @myfamilychannel6863
    @myfamilychannel6863 Před 2 lety

    Googlka miyan ka gali karana

  • @shafkaoffcial8804
    @shafkaoffcial8804 Před 3 lety +2

    Ustaad webite ka la yirhaa do yestor.net ma real baa mise waa fake ustadada

  • @Muadahmed12
    @Muadahmed12 Před 3 lety +2

    ustaad waxaan kaa codsan lahaa in aad halmar webside kaan monthjob.com in uu saxyahay iyo inkale in aad nookala cadeyso

    • @Abdu-ProjectX
      @Abdu-ProjectX Před 3 lety

      Yarkaan aya horay oga hadlay saan aya ugu qorneed somali online money

  • @ZumayaZumayadek
    @ZumayaZumayadek Před měsícem

    Wll mopilka ka furo islaha lkin wxn oo dhan mapa soo paxayan mopilka ka zoo hadal

  • @ZumayaZumayadek
    @ZumayaZumayadek Před měsícem

    Wll mopilka ka furo islaha lkin wxn oo dhan mapa soo paxayan mopilka ka zoo hadal