Fiverr ka muhiim ayaa u ahay plz ustd hal video bilaaw iyo dhamaad sida loo sameesto sida looga shaqeesto iyo iyo lcgta sida looga xerto iyo looga baxsan kro ilaa dhoor hab aad u arki kartid muhiim ka soo bixi cashir hada complement video lugu fahmi kro ma ahan qeebta baraatikada ubadi
Sp maanta fiverr ayn shaqo ka qabtay marka waxa la i waydiyay meel aan lacagta ku qaato wllo bal kwrn #perfect_money ma ku qaadan karaa plz wllo dagdag iigu soo jawaab
instagram.com/gelle_bashir/
Thnks ustaat
Welcome wll
Ustad sidee sawirada aan sameyay ugalin karaa si aydadka u arkan @@GelleBashir
Ustaadow legend ayaa thy hore usoco lkn courska waa goormee
Waqti cayiman ma sheegi karo wll wayo courses ka duubid badan iyo waqti fiicn bey rabaan . Thanks wll
ustad mhdsnid... ani ahan waxan abuuray ciwan FIVERR.. lkn steps ka ugu dambeyo cules igu noqdy adigo mahdsn qaabka lofurto ciwank naga cawi.... thnks.... wn kula soconaa wax fcn ayd dhalint uqabty... hormar wcn
Thanks wll
Ustaad waxaa iga caawida markan samaystay wax number Bank ah ima waydiin Gmail kayga markan galiyay ayuu horay ka shaqeeyay?
Thanks Ustaad marka laga imaado Google translate ma jiraan website yo kale oo iga caawin kara translation ka .
Kaas baa igu fiicn wll
Bro wnku Salmay ee wxa warbixin nag siisa website ladho offeo hda aqoon uleedahdy adigo mahdsan plz🙏🙏
Tanks shbx wax badan ayan kafaidastay muqalkan muqalo sidan OO kaleh noga so same adugo ku mahadsan 'upwork' iyo 'freelance'
Abti practical maalagaa habaaray
Waxan dadku si ay uu aminan si cad utus dadka tusaale kaliya fahanka fududaanaya adna wax lagaa faa idaya lipax
Lkin sdan wax caadi lo fahmayo majirto
Kii practical ahaa wn so gashey bro
Thanks
ustad course dhamaystiran no bilow oo fiver ah fdln
Inshallh wll
Fiverr ka muhiim ayaa u ahay plz ustd hal video bilaaw iyo dhamaad sida loo sameesto sida looga shaqeesto iyo iyo lcgta sida looga xerto iyo looga baxsan kro ilaa dhoor hab aad u arki kartid muhiim ka soo bixi cashir hada complement video lugu fahmi kro ma ahan qeebta baraatikada ubadi
Inshallh bro thanks
Thanks
Sp maanta fiverr ayn shaqo ka qabtay marka waxa la i waydiyay meel aan lacagta ku qaato wllo bal kwrn #perfect_money ma ku qaadan karaa plz wllo dagdag iigu soo jawaab
Asc wllo
Wllow fiverr sidee sawiraanta usoo geshaa adoo raaliya isoo jawaab
Ama numberkaaga isii please
thanks lipaax gelee
wll waxaan ku weydinayaa MARKii aan account kafurto suuqa sidee islamarkii uhelayaa customor
Waad sugeysaa customer ka wll .
Sxb hadalka inta badan waxaa ku lumisaa waqtiga hadal bilaa macniya
Guleed qorshahaan waa ufaa ido dhalinta m.a lkin inkastooyna muhiim igu ahayn hadana hadana afican ufahanaii dhaalinta kudayashad mutantahy👏👏guuuul mar walbo
ustd qeyr alle hku siiyo isku day inaa koorso nooga so diyariso please
Inshallh wll
Ustadow no so dhamey podcast side udhigi kara cod sidena subscribe ku heli kara iyo sida lcgta logala baxo iyo sida lo furaba
Inshallh wll
Bro Video kle md so wadaa oo la xidhidha clickbank iyo sida loo buuxbuxiyo
Wn duubey already kaas . Soo daawo wll
Sxb waxan ka codsanaaa inaad iga caawiso sidaan profileka u saxan lahaa
Walal waa iimihiim inaan kula hadlo
Sxp waxaan joga turkiga waxaan aad u aqaan luuqada turkiga marka makaga shaqeysan kara fiverr
Haa wll waka shaqeysan kartaa
Saaxiib waxaan kamid ahay macaa miishaada waxaan rabaa inaad dhalin yarada usamaysid koorasyo telagram ah zxp
insha Allah wll
Offerka upp miyaa sxb
Wll waxan kaacod sanayaa inaad dhalin yarada aad wax barasho aad ufurto wll
insha allh wn soo wadaa
Wall anigu ma aqaan engalish carabigan kufiicamahy xooga marka seen iskaga diwan galiyaan mahdsnd
Wll wx weyn maaha. Course waa Af-Soomali. Is diwaan galintana e-mail kaga iyo magaca bad qoreysaa. Link ga course kana wn so dhigey.
fiverr workspace ka soo hadal ustaad
premiere bank malagula bixi kra lacagta wll
Ustaadow squishy cash kasoo hadal web site kaas
Sxb clickbank sida lacagta loogala baxo noogu celi
Ok wll
Wll cicada badan baa ihaysata marka l
Sida layskaga diwan galiyo Ayn rapna bro
Video hore kaga so hadley wll
Sxb Ciwaanka sida loodhameestaro soodooba
Ok wll
Primer pank kwrn
Wallo sidee lacagta ugala baxaaa canva😢
Sxb anigoo arday ah maila oglanaye inaan furto banci acc
Haye zhp lkn somaliland banks ka waran
Haalacag