Sidee Freelancer $500 Sameeyo U Noqon kartaa | 4 Qodob

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 16. 09. 2022
  • Salaam
    Na Gaarsii 200K Subscribers - Mahadsanidiin
    👉 Register Binance https: accounts.binance.com/en/regis...
    👉 JOIN THE COURSE gellebashir.com/all-courses/
    👉 JOIN OUR TELEGRAM GROUP t.me/gellebashir
    👉 Read - this article gellebashir.com/freelancing/
    ✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
    ✅ SUBSCRIBE GUYS
    Gelle Bashir Academy:
    👉 gellebashir.com/all-courses/
    --Join The Giveaway-
    1. Like The Video
    2. Comment anything under the video
    Related Videos:
    • App-ka Sweatcoin Lacag...

Komentáře • 95

  • @Haykal5
    @Haykal5 Před rokem +6

    The best person ever the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad صلى الله عليه وسلم🫀

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 Před rokem +40

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️❤️💟

  • @mkofficial9915
    @mkofficial9915 Před rokem +1

    Thanks bro dhiira galin wanaagsan baa nasiisay.

  • @laylajama503
    @laylajama503 Před rokem +8

    Thnks wll gelle bashiir online business waan kuso biraynaa kana faidaysanaynaa runtii shaqo la,aantaasi way jirtaaa wadanka waad ku mahadsantahay fursadaha shaqo ee aad nala soo wadaagtid💯👑👑

  • @yassinizze2537
    @yassinizze2537 Před rokem

    Thanks my teacher gelle thanks for help to learant mory work

  • @xikmaawiproduction1967
    @xikmaawiproduction1967 Před rokem +1

    Keep forward pro Gelle Bashir.....🤩

  • @livershayga6169
    @livershayga6169 Před rokem +2

    Sxp waan fahan waanad ifahmi kartaa
    Online shaqoyin sharaxaad ku dar qaabka aad uga shaqeysan karto sidaa wax u soo galin karto lacag lagana ugala bixi kartit dhamaan waad ku mahadsan tahey dad badi waxey ubadan yihiin daawayaal uun balaadhi sharaxaada sxp

  • @abdinasirhusseinmohamud4802

    Mahadsanid sxb

  • @Maadpro
    @Maadpro Před rokem +2

    waan dareemikaraa dhalin yara baad mar walba ku celcelisaa balse marka lagulaso hadlo Qidmad oo qofka aawoodin baad ka qaadeeysa .wa dareemikara iyo qidmad keen meel islama gasho ee luqada iska haagaji wallaalo ,haddii dareemidaadu ka daacad tahay dadka marka ay kulaso hadlaan qidmad ha waydiin ee si toos u caawi

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Před rokem +1

      WAX FREE AH ADUUNKA MA JIRAAN BRO. SCHOOL KA AAD AADID BILAASH MIYAA KU DHIGATAA.

  • @baazinuur5371
    @baazinuur5371 Před rokem

    galle keep going

  • @cabaasenew2011
    @cabaasenew2011 Před rokem +1

    Ustaad geele bashiir coomin soon 200k
    Shaqo fcn ayaa noo heysaa

  • @moha786
    @moha786 Před rokem +1

    Mahadsanid Gelle Waad Nadirigalisay, Waxan Ahay Graphics designer and photo& Photo editor, wankusobiri

  • @SoftDreamanddeepsleeping

    Thnkz teacher

  • @Cabaasqaneditor
    @Cabaasqaneditor Před 5 měsíci

    Thanks pro

  • @maandeeq5715
    @maandeeq5715 Před rokem +5

    Ilaa haatan kuma fahmin wll maxa la iga rabaa
    Maxan barta xageen kabartaa goormaan bilaabaa

    • @bashirabdirahman5161
      @bashirabdirahman5161 Před rokem +1

      waxba kama faideysid waxan uu ka shekeynayo kaliya waxuu rabaa inuu courses uu duubay ka iibiyo.

    • @maandeeq5715
      @maandeeq5715 Před rokem

      @@fj_official4785 wan ujeedaa zxp ninkan mantoo dhan waxbuu sheegaya wax aad kudhaqaaqi kartana masheegayo

  • @axmedoctober3352
    @axmedoctober3352 Před rokem +1

    manshaa'allah mudane

  • @ibrahimismail8414
    @ibrahimismail8414 Před rokem

    Gelle bashir Runtii inbadan waan la socdey videos kaaga sidee ayaan Horta ugu soo biira suuqa una noqdaa ardey oo aan u bartaa walal haddaa iga caawin karto

  • @roblemedia45
    @roblemedia45 Před rokem

    Ustaad talo ma iga siin kartaa affiliate marketing qaabka aan uga shaqeyn karo anoo website lahayn. Thank

  • @SHAMSAN.S
    @SHAMSAN.S Před rokem

    Asc Gelle waad mahadsantahay sida ad noo dhirigalinaysid sxb

  • @HassanAhmed-tx2wu
    @HassanAhmed-tx2wu Před rokem +2

    Walal gelle aad iyo aad ayad umahadsantahay,walal waxan rabaa in aan blogger student noqdo qaabkee waxan rabaa in aad Iga cawiso In Sha Allah

  • @skryecalicabdi4794
    @skryecalicabdi4794 Před rokem +1

    Freelancer sidee lo sameyaa lacag nolaga shaqeya

  • @ZakarieMohamud635
    @ZakarieMohamud635 Před rokem

    sxb sare geele bashir waxa kaga baahna ugu horeen ina ii sameesid adigo raali ah paypal account

  • @MuscabDesign30000
    @MuscabDesign30000 Před rokem +1

    Xaqiiqdii mar hore ayan xirfadaha bartay fivver wan soo dajistay wana iska diwaan galiyey lkn suuq ma helo sababta ma aqaan

  • @asadxaajiyoow8426
    @asadxaajiyoow8426 Před rokem

    Wll waxan ahay arday 7 Sano an ku shaqeyn waxa an barty marka sxb hadi ad hayso halka kala soo xarira tnxz wll

  • @suldan_mohamed_
    @suldan_mohamed_ Před rokem +1

    Sxp fecbook peg sidee loo soo dhisaa

  • @skryecalicabdi4794
    @skryecalicabdi4794 Před rokem +1

    Wapset mana qano sida lo sameyo

  • @NoblePath-1
    @NoblePath-1 Před rokem +1

    Quranki away wall

  • @japaneclick
    @japaneclick Před rokem

    Sir Gelle Waan Leeyahay Xirfadahaas Oo Dhan Sida Sayamnta Websiteda Logo Designka Waxaan Rabaa inaan idinla shaqaysto

  • @Wildlifeof
    @Wildlifeof Před rokem

    w ar sxb waan ku dibanahay is siwaan galinta course because waxaan joognaa Ethiopia xawaaladu huna madiraan dollars &lacag aan ta Ethiopia ahayn maxaa xal ah marka

    • @official7456
      @official7456 Před rokem

      qof.wadanka Jooga Lacagta U dir aaad garanayso Si Ii iyaga Ugu Diro

  • @abshirismail1055
    @abshirismail1055 Před rokem

    Thanls

  • @shamudinyaremahamed4950

    It's possible that I used this platform in my country kenya

  • @mahmetaamin1291
    @mahmetaamin1291 Před rokem +1

    Pank aad online lacagta lagugu so diri karo fiidyow ka so samee

  • @khadraaadan2168
    @khadraaadan2168 Před rokem

    Waxaaan rabaa course blogger ah ustaaad Halkee kala soo xariiraaa

  • @mucjisoboy3513
    @mucjisoboy3513 Před rokem +2

    Walal Waxan gabaryeynaa inaa shaqo fudut ee lacag badan aa helo 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴 ooo somali aqonsan bilis🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @fariidaadmi8436
    @fariidaadmi8436 Před rokem

    Sweatcoin maxaa iska bedelay steps kiisa sxb

  • @nurxasan6781
    @nurxasan6781 Před rokem +1

    Mahad sanid wll

  • @moztaphe4334
    @moztaphe4334 Před rokem +1

    Ustaad Waxaad kasoo hadashaa Update cusub Ee #Sweat coin

  • @geeljire1658
    @geeljire1658 Před rokem

    Xagga wax sharixidda iska toosi!!!!
    Sharaxaaddaada sheeko ayaa la moodaa!!!
    Teaching methods ayaa kaa maqan!!!

  • @jamabashir7390
    @jamabashir7390 Před rokem +1

    Good teacher invitational

  • @Gunaanad123
    @Gunaanad123 Před rokem

    Geele bashiir

  • @abuufaatix6983
    @abuufaatix6983 Před rokem

    Wll kanbuyuutar maheestee seen yeelaa mobilka kwrn

  • @sakariyenuuhapdirahman641

    hadad hargeisa joogtid xagee ka helayaa

  • @dayday3231
    @dayday3231 Před rokem

    Ustaade envato market wax nooga sheeg

  • @user-gc5ld8hh5b
    @user-gc5ld8hh5b Před 7 měsíci

    Wll iso celi page 10 k maraya waaye halmar

  • @abdirahmanabdulle
    @abdirahmanabdulle Před rokem +1

    Keep going sxb meel kala so xariro iishek plz

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Před rokem +1

      Telegram kuso biir wll

    • @abuufaatix6983
      @abuufaatix6983 Před rokem

      @@GelleBashir wll aniga kanbiyutar maheesto ama laaktoob seen idin lajaan qaadi karaa wll

  • @YouTube-creator281
    @YouTube-creator281 Před rokem

    NIYOW metetrade5 makaso Hadasho
    Tan kale ani waligay waku dawanayay walina Meel haldolar an ka Helo kama Helin ee waxaagu waa iska sheeko iyo ina anaga CZcams lacag nooga samayso

  • @1fil-san
    @1fil-san Před rokem

    dadka sifiican wax ugu sharax qofka soomaliga ahi axsaan badan male waa no faaiido

  • @sakariyenuuhapdirahman641

    xagee joogta macanlin

  • @carafaadyaska8521
    @carafaadyaska8521 Před rokem +1

    Lbx mxa dhacay me sweatcion video giisi

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Před rokem

      2 days kahor so galiyey wll

    • @carafaadyaska8521
      @carafaadyaska8521 Před rokem

      @@GelleBashir hye lpx wali mafahmin wallet iyo waxyabo kle kuso daren adu si fudud oo lacagta loogala bixi karo bal isheg

  • @Caleenofficial
    @Caleenofficial Před rokem +2

    Legandry aad baad noo dhiri galisaa zxp

  • @Mmm10334
    @Mmm10334 Před 3 měsíci

    Mhdsanid mcalin

  • @user-zf6tj7gy4d
    @user-zf6tj7gy4d Před 6 měsíci

    Asc

  • @haniabdalla5167
    @haniabdalla5167 Před rokem

    Lkn mast waxaa soma ahan inaa engish taqaan aad aqrin taqaan ani Somali joga mana garanaayo English 😢

    • @queenzaam3007
      @queenzaam3007 Před rokem

      Hi dectionary adeegso qoralka ku taabo somali kugu badala xoga waa fahmi abyo

  • @calmingnaturebyhani2981

    Lakin walale adiga dadka uma.so.jawabtid.waxa fiican dadka in aad cawiso

  • @amiirahassan96
    @amiirahassan96 Před rokem +1

    Wxn seku amina sxb meel lagala so hdlo so gudbi

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Před rokem

      Telegram description yaalo nagala so xirir wll

    • @amiirahassan96
      @amiirahassan96 Před rokem

      @@GelleBashir i dont use tellegram do u have snap or Instgram

  • @calmingnaturebyhani2981
    @calmingnaturebyhani2981 Před rokem +1

    How can I add the vedios from pexel together coz they are too short plss reply I've sent message on your Instagram but I don't know why you taking long timee

  • @firdousa_Ahmed
    @firdousa_Ahmed Před rokem +2

    I liked your videos title😑

  • @sakariyenuuhapdirahman641

    anigu waxan jogaa hargeisa

  • @nawalmabdi716
    @nawalmabdi716 Před rokem +3

    Sweatcoin kaso hadl update cusub

  • @mohamudmahad4117
    @mohamudmahad4117 Před rokem +1

    Thanks bro

  • @macalimadfirdowsa1
    @macalimadfirdowsa1 Před rokem

    Saaxib caqli fiican baad keensatay wlhi 😆🤣

  • @amiirahassan96
    @amiirahassan96 Před rokem +1

    I dont blv this😂

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Před rokem

      sure, it needs commitment and hard work dude, U don't believe coz u don't have any clue

    • @amiirahassan96
      @amiirahassan96 Před rokem

      @@GelleBashir sure how do i believe what someboday says ,i dont even blv ma shadow