DHALINYARO 500 DOLLAR 4 TAN FIKIR KAGA SHAQEE ( DO YOU HAVE 500 DOLLARS DO THIS)

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 09. 2024
  • Kusoo biir Telegram group keena : t.me/zakariyeA...
    suuqaturkiga@gmail.com
    🌍 Booqo Website kayga 👉 suuqaturkiga.com/
    ► Social Media igala soco!
    📸 / zakariyecaawiye
    📖 / sakariyecaawiye
    🐦 / zakariyecaawiye
    💛 / zaki-sool
    👊 Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
    ► www.paypal.me/...

Komentáře • 294

  • @najahchannelnc2570
    @najahchannelnc2570 Před 2 lety +57

    Wada mahadsan tahay wll sakeriye fakerka maalin walbo aad lana wadaagto🌍❤️

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 Před 2 lety +47

    1 taxi delivery
    2 brogaramin
    3feliben ( dilaal)
    4 beer ( fram )
    5 calafka xoolaha

    • @khalidmuxumed4042
      @khalidmuxumed4042 Před 2 lety +1

      Wll aad iyaan u jcelhy ganacasiga plze wli ima surtobin ilhy hy i hirgaliyo in sha allah 🤲

  • @abdullahihagi7741
    @abdullahihagi7741 Před 2 lety +19

    Fikraddii u dambaysay oo beer kirayso waa fikrad aad iyo aad u qiimo badan, in one year waxaad ku iibsan kartaa beer gooni kuu ah, suuqa Soomaaliya waa maranyahay oo wax laquuto dibadda aa laga keenaa.
    Maantana cilmiga beeraha youtubka aa laga helikaraa iyo aqoonyahanno Soomaaliyeed.

  • @abdirahmansheikhibrahimali7779

    Zakariya Cabdullah macalinkega dhinaca hormarka dhaqaalaha aya ii tahay mashaaric aad nala wadaagtay aya bishan mid kamid ah hirgelin rabaa wana kula so ciriiri donaa wll an iloobi karin aya tahay dadaalkaaga rabi ajar hakaa siiyo wll aamiin

  • @mohamedbashi1622
    @mohamedbashi1622 Před 2 lety +6

    Qofki ugu horeyay oo video gan dawado ayan ahay cawo

  • @kingson5639
    @kingson5639 Před 2 lety +4

    U are becoming my mentor , may you receive blessings from Allah for the good ideas

  • @xasanmursal8824
    @xasanmursal8824 Před 2 lety +16

    Horo usoco wll waxyaabo badan kaa faa iday runtii waxaa tahay macalinkayga ilaaheey haku barakeeyo aakhiro iyo aduunba guulayso wll Mar walbo waan ku daawadaaa dhalinyarta ku gu xiran kamid ahay 👏👏🥰❤️

  • @dhiijeycaana5353
    @dhiijeycaana5353 Před 2 lety +20

    Mahadsanid masul wlh nin yahoow ajar badan Allaha kasiiyo

  • @yaqubburhan7858
    @yaqubburhan7858 Před 2 lety +12

    Hambalyo walaal Zakariye muddaa iigu kaa dambaysay, waan ku faraxsanahay horumarkaaga, guushaada iyo dadaalkaagii aan kugu aqaannay ood wali waddid.
    Guul baa inoo balan ah insha'allah.

  • @siciidcawil9894
    @siciidcawil9894 Před 2 lety +4

    Wali caawad u darantahay anagii lahaynba ibiineyey marki ninki nowadays iyo anigiba waxab ku weyney taxsi wadanka faaiido maleh

  • @maalgashicom4290
    @maalgashicom4290 Před 2 lety +69

    Aniga Udemy coures badan kadhamaeeye like dropshipping digital marketing free lancing insha Allah next month i wanna set-up ma first Facebook ads And i Wish i'll get alot of sales through Facebook Ads ✍️🤲

    • @abdikadersaladali7219
      @abdikadersaladali7219 Před 2 lety +5

      Meel aan kaala soo xidhiidho ii reeb sxb

    • @coller5469
      @coller5469 Před 2 lety +3

      Inshalah bro keep bro ani laftigagygu sidaa doo kalaan ahay
      Waan dhameeyay Digital marketing hadana waan kushaqa bilaaby🥰🥰

    • @eliesa.4728
      @eliesa.4728 Před 2 lety

      @@coller5469 Kawaran sxb sidaad rabtay manoqday oo faaiido makahaysaa…xageese kaalasoo xidhiidhaa bro..

    • @coller5469
      @coller5469 Před 2 lety +2

      @@eliesa.4728 haa bro alle mahadii waa xirfad cajiiba hadaa baratana boqor baa noqonysaa adaa laguu wada baahnaya marka hadii aad jeceshahahy barashadeeda isku day inaad hadda bilowdo

    • @thegloriousquran1208
      @thegloriousquran1208 Před 2 lety +2

      Dropshipping iska ilaali waa xaaraane

  • @rodajama7111
    @rodajama7111 Před 2 lety +27

    Love it how you are encouraging our kids to do their best🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-ee6ig1ft3y
    @user-ee6ig1ft3y Před 2 lety +2

    Asc hooyo isojawabe waxan donaya beer bilise Ijawab Mamo

  • @shortsRecap4321
    @shortsRecap4321 Před 2 lety +16

    Dhaweye delivery aya kalacag badan taxi ga wlhi malinti waxy shaqyeyan 400,000Shln Somaliland
    40-50dollor ah ljin wa shaqo adag runrii 😁

  • @marwaazacademy1000
    @marwaazacademy1000 Před 2 lety +3

    walaal aad baad u mahadsan tahay runti wxn aad u xiiseeyaa muuqaalada beeraha ee aad soo gudbiso fdln chanelkeyga mar soo booqo qalabka beeraha ayaan u baahanahay. mhdsnd.🙏

  • @cwabdulrahman5945
    @cwabdulrahman5945 Před 2 lety +6

    Thanks bro online ka sida wax loga barankaro oo fahfaahsan noso geli sida debloma 2sano ah kle

  • @farduusabdi2380
    @farduusabdi2380 Před 2 lety +3

    Mansha allah wllo wa fikrado qurux badan waxa tahay dadka dhifta ah ee dadka u faaideeya
    Mahadsanid bro

  • @user-ee6ig1ft3y
    @user-ee6ig1ft3y Před 2 lety +1

    Asc Mamo bilise isojawab beer. Aya rabaa Dada Mamo bilise bilise

  • @abdisalanyoung4019
    @abdisalanyoung4019 Před 2 lety +7

    Fikirka dhaweeyaha ah ayaan isku dayaa sanadkaan inaan xaqiijiyo

  • @sabrinali8538
    @sabrinali8538 Před 2 lety +2

    Masha alah bro thanks aad baad u mahadsan tahay walalaha soomaaliyeed walalken Zakaria waqti badan ayuu na siiyaa anagana waxaan filaaa inta video gaan kaliya daaawatay waa almost 40000 views ah like na waxaa siisay 4.4k marka please aaan like ta wada siino sidaan u daaawano isagana dhiirii gelin ha u noqoto thanks all Somali weyn asc

  • @mohamednorckrin2146
    @mohamednorckrin2146 Před 2 lety +2

    Manta ayan channelka kusobiray isoo dhoweya

  • @AbdinasirPs-oq9mg
    @AbdinasirPs-oq9mg Před rokem +2

    Allaha ku barakeyo wllkey

  • @mohashafec429
    @mohashafec429 Před 2 lety +3

    Masha allah aad iyo aad u mahadsan tahay sida aad fikradaha dhaxal galka ah marwaliba noola wadaagtid

  • @mohamedcm4848
    @mohamedcm4848 Před 2 lety +4

    5 sano ka hor ayaan ka shaqeyn jiray hargeisa waa raaxo taxi 🚕 lkin hada wadanki ma joogo

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 Před 2 lety +14

    Asc walka kheerka jecel muraadkiina Allaha Idin saqiro Amiin yrp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin jimco wngsn kheerkeda allaha nawaafajiyo amiin

  • @muhamedahmedmeyow6445
    @muhamedahmedmeyow6445 Před 2 lety +4

    From baydhabo janaay sxb mahadsanid

  • @luckynur7538
    @luckynur7538 Před 2 lety +3

    Zakriye hun jjga etopia kaso hdl gancsiyda ka banan iyo arimha hadad wax ka ogtahy

  • @khalidsillah4525
    @khalidsillah4525 Před 2 lety +2

    Likta wa iga horeyasaa tagerayasha wan ugu horeyaa

  • @Cadar200
    @Cadar200 Před 2 lety +4

    thanks wllo wllo xaga gabdhaha iyo salon nada kwrn yacni xaga ganacsi ahaan please

  • @qaareyxusencabdi7412
    @qaareyxusencabdi7412 Před 2 lety +2

    SXB Sakare sxb lacag la an baa naheyso sxb shaqo iisheg

  • @alihaji7822
    @alihaji7822 Před 2 lety +1

    Thanks mr Zakariye,
    Mudane Barnaamijka Royal Q xog inaga sii, Shukran

  • @hassanmahdi8901
    @hassanmahdi8901 Před 2 lety +2

    masha allah.waa wax aad u wanaagsan barnaamijyada nuucaan ah

  • @sabaaliyemahamed7069
    @sabaaliyemahamed7069 Před 2 lety +2

    Wlle qaali waan ku salaamy runtii fakradahaaga aad baan ugu fa iiday

  • @abdiwahaabmohame315
    @abdiwahaabmohame315 Před 2 lety +3

    Yacnihi badeecadeyda waxa ay ubaahanyihii. Kortoonada xakee
    Laga helaa

  • @hassanomar6701
    @hassanomar6701 Před 2 lety +1

    Walal wxaad tahey mid illahey usoo direy dhalinyarta somaliyed oo aan ku xeeldheerey business idea and development.

  • @mohiadin9355
    @mohiadin9355 Před 2 lety +1

    War Wll.ZakariyE Noo Soo Badi Muqaalada Waxoga Nagu Raagtaye

  • @ayubebashir
    @ayubebashir Před 2 lety +13

    Horta Waan Ku Salaamay Wll Sakariye Marka labaad Waxaan kaaga Mahad celinayaa Video-yadan Tayada leh Ee Dhalinyarada Somaaliyeed Wax tarka u leh Hadda Aniga ahaan Mid AYaaN Ka codsanayaa Wllky Waxaan Bilaabayaa Ganacsi China Alibaba Hab Online ah inaan wax Uga Gato Markaas Waxaan Kaa Rabay Wllky inaad wax Nooga Soo taa-taabato Mahad sanid

    • @Nurayn-z9k
      @Nurayn-z9k Před rokem

      Wll miyaad bilowday aniga raba ina bilaabo ganacsigaase

    • @hoothoegeh6113
      @hoothoegeh6113 Před rokem

      Walal hamigyga weye sida loo barto fadlan sidad u barty iga caawi

  • @miskicumar2849
    @miskicumar2849 Před 2 lety +1

    Waa mahsantahy Walky waxan jeclahy inaan gancsato noqodo blse ma heli karo waxan rajaynaya inaan 2022 gaaro💪🥰

  • @maxamedaadam3354
    @maxamedaadam3354 Před 2 lety +1

    Sakariyow sxbow hadaan barto xirfadaha graphics design qaabkee ugu shaqeysan karaa

  • @shukrifaysal6429
    @shukrifaysal6429 Před 2 lety +3

    Mnsha alh Wll Mhdsnd in badan fikrado qurxoon baa nala soo wadaagtaaa
    Lkn waxaan jeclahay in aan ka shaqeeyo decorationka qaybihiisa kla duwan in aan galo ganacsi ah
    Sideee baan ku bilaabi karaaa????
    Mhdsnd wll sakariye

  • @MmmMmm-ui7ep
    @MmmMmm-ui7ep Před 2 lety +4

    Waa aqli qurbo moog, malaay ama kaluun bada kujira in xawaashkiisa lalunto

  • @yassinosman3303
    @yassinosman3303 Před 6 měsíci +1

    Xirfad cusub isbuuc maa lagu baran karaa zxb

  • @master_som
    @master_som Před 2 lety +6

    Masha Allah 👍

  • @korodhsoaqoon
    @korodhsoaqoon Před 2 lety +4

    Masha Allah

  • @Catboy834
    @Catboy834 Před 2 lety +1

    Wll sakariye macquul maaha gaadhigu intaa masoo saaro ee ku noqo annagaa ku shaqaynee❤

  • @hamdahassan1360
    @hamdahassan1360 Před 2 lety +1

    Jazaka Allah khayr walal khayrka aad nala wadaagtay.

  • @hibowehliye1316
    @hibowehliye1316 Před 2 lety +1

    Maasha allah allaha kuxifdiyo miisankaga xasanaatka allaha kuugu kabo

  • @sheikhsheikh8514
    @sheikhsheikh8514 Před 2 lety

    MaanshaAllaah Tabaarakallaah aad baa u caawisey dadka.
    Allaah ha ku caawiyo Jazaakallaah kheyran

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 Před 2 lety +2

    Masha Allah, Wxn ka helay sir meesha Saacadaha shaqada

  • @cismangurey5733
    @cismangurey5733 Před 2 lety +5

    Walaal mahadsanid ilaahay hakaa ajarsiiyo

  • @xalmoxuseen3999
    @xalmoxuseen3999 Před 2 lety +1

    Waad mahadsantahay Walaal qofkıı danaynaya bajaajta joogana muqdısho lambarkıısa hoos ha ııgu reebo waan lasoo xarıırayaa.

  • @abdiwahaabmohame315
    @abdiwahaabmohame315 Před 2 lety +3

    Walaalow ma iga caawin kartaa kartoonada

    • @abdiwahaabmohame315
      @abdiwahaabmohame315 Před 2 lety

      Walaalow Maad IGa caawin kartaa kartoonada iyo mashiinka bacda lagu dhajiyo meelaha aan ka kadankaro muuqaal kasoo samee please please fadlan fadlan waa Ii muhiim

  • @fahadsaid5189
    @fahadsaid5189 Před 2 lety +2

    Sxpyal waxaan ahay xaasle shaqada lagasoo buriyay xaas iyo caruur biil igasugaayo meelwalbo lacag laga heli karo waan galay wlhi qof 30$ iga caawin karo hdo jiro deen xitaa waan siinaa wlhi ilaahey dartiis halii caawiyo

  • @ghostveiwer4649
    @ghostveiwer4649 Před 2 lety +4

    Aniga wxn damcay sanadkan inan coding ama programming barto balse jamacad ayan 24/7 aqrista ina isku keeni wayo ayan ka baqe sidas aya isaga hakiye😢

    • @Amin_96
      @Amin_96 Před 2 lety +1

      Sidaas ma aha sxb, anigaa IT barta marka hadiiba aad daneyneysid waqti uma waayayso hal saac ka yar maalintii waa OK

    • @hamdahapi8932
      @hamdahapi8932 Před 2 lety

      @@Amin_96 wll coding kaas io programmingkaas mad ui yara faah faahin web design ban rabaa in aan bartee

  • @thereds7223
    @thereds7223 Před 2 lety +5

    Pro beeraha marba si. Waaye anaa 500 giliyey 400 isoo noqotay swbta wee iska jiraneeysaa tomato da swb iyo bocorka bahal nuuc kale aa galaayo 🙄😒🙄🙄

    • @aamirmatiasofficial5353
      @aamirmatiasofficial5353 Před 2 lety +3

      Never give up bro do it again waxaad heshay khibrad dalaga xiga ma khasaarayo

    • @sevenjetsales4821
      @sevenjetsales4821 Před 2 lety +1

      wll qof cilmiga beeraha bartay la kaasho a

    • @sevenjetsales4821
      @sevenjetsales4821 Před 2 lety

      9200$ ayn ka sameyay sanaadkii tagay beer 1 hater ah mantana alx laba ganacsi ayn lehayya

    • @homeofquran7134
      @homeofquran7134 Před rokem

      @@sevenjetsales4821 wll xageen kala soxeriira waxba ka waresan lahaayee

  • @AhmedMohamed-mg7tw
    @AhmedMohamed-mg7tw Před 2 lety +15

    Waan ku slaamy wll sakariye.
    Wll waxad iga caawisaa waxan ahy ardey jamacad ku jira lkn waxan isku dayey inan ku shaqeeyo shaqooyinka freelance(watching CZcamsvideos, viver iyo qaar kle ) kadib lacg ayaan shaqeeyay waxany igu direen lacgtaas PayPal accountkyga.
    Markaa wll lacgtaa inan la baxo isku dayey lkn bangiyada wadanku waxy i dheheen anagu waxan ku siin karnaa Mastercard kaliya kumasiin karno depit card aad lacgtaada kula baxdo.
    Markaa wll arinkaas xal maloo heli karaa oo lacgtaas qaabkee ula bixi karaaa

    • @ahmedmahad5053
      @ahmedmahad5053 Před 2 lety

      Visacard isticmaal

    • @ahmedaar9288
      @ahmedaar9288 Před 2 lety

      Binance samayso kadib Bankiga ku xiro bro

    • @faithfuljourneyhub
      @faithfuljourneyhub Před 2 lety

      wall hadaan kuu sheego hal qodob
      ayaa ah in hadaad digital market ka shaqayso aan si direct ah laysa ku gu dirin lacagta
      waxaa laysa kugu diraa direct bank transfer
      iyo wallet bank online markaa raadso bank online oo aq bala somali

    • @aadanboss1003
      @aadanboss1003 Před 2 lety +1

      Sxb waxaan kaa codsanaya inad iga caawiso sida freelance viver looga shaqeysto mahadsanid

    • @mahamedahmed9312
      @mahamedahmed9312 Před 2 lety

      Hadii aad somaliya jogto Ibs bank Mastercard Koda ayaad PayPal ku xidhiidhsan kartaa kadib wadla bixi kartaa walal

  • @faisaaxmed8095
    @faisaaxmed8095 Před 2 lety +3

    Asc wllo sigaara inaan figrad aan hayo aad talada igadhiman ii kordhiso ayaan raba emil ka igala soo hadal

  • @carabahmed6119
    @carabahmed6119 Před 2 lety

    Wllo halkee kaala soo xidhiidhaa si aad ii caawiso

  • @jamalriise7548
    @jamalriise7548 Před 2 lety +1

    Mahadsanid wllo sakariye sided noo garab taagan tahay jasaaka allah wllo

  • @zakariaahmedmohamed4119
    @zakariaahmedmohamed4119 Před 2 lety +2

    Thank you for your wonderful marketing ideas.

  • @AhmedHersi-jh8gx
    @AhmedHersi-jh8gx Před 4 měsíci

    Mansha alah saxiib guuleyso

  • @mohamedfarax1446
    @mohamedfarax1446 Před 2 lety

    Xagee lagaala soo xiriiri karaa boowe

  • @mohamedshire2940
    @mohamedshire2940 Před 2 lety +1

    Cryptocurenciga mustaqbalka leh kaso hadal gudomiye oo qimaha hoose jooga hada ❤🙌

  • @hibowehliye1316
    @hibowehliye1316 Před 2 lety +1

    Maamo hoyooyinka guryaha jooga maxaad uqorshaysay adigoo mahadsan

  • @aqoontaadakobci7703
    @aqoontaadakobci7703 Před 2 lety +2

    Waa ku salaamay sxp qali ah òo aan youtube saxìib ku nahay waxaan kugu xiranahay mudo 4sano waxyaala badan baan ka bartay wax ka heli karo maaha hada waxaan ka shaqeeyaa qurbaha sòomaliyana waxaa iga shaqeeya
    1.bajàajka labo xabo oo gacanta laygu hayo bishii 600$
    2.share somtel ah
    3.share dakada garacad
    4.dhoofinta aargoosatada bada
    Hadana waxaan bartaaa ITga
    Sxp qiima badan zakariye maskax kobciye

  • @sunrise4459
    @sunrise4459 Před 2 lety +3

    50 jir kor u sii dhaafay ayaa daawado

  • @adamfarah3004
    @adamfarah3004 Před 2 lety +1

    Mahadsanid Walal Zakariye

  • @sadaamjamac8744
    @sadaamjamac8744 Před 2 lety +6

    Wlh waxan qabto aya la ahay shahi was iska bixin la ahay😂😂

  • @maxamedxasan4079
    @maxamedxasan4079 Před 2 lety +2

    Asalamu calaykum sakariye. Waxaa u baahanay PDF shinida iyo malabka saaxib. Mahadsanid

  • @AhmedHersi-jh8gx
    @AhmedHersi-jh8gx Před 4 měsíci

    Mansha alah guul

  • @abukarhajiali5686
    @abukarhajiali5686 Před 2 lety +2

    Berta xagee kakireystaa

  • @caashowardheere3001
    @caashowardheere3001 Před 2 lety

    nairobi baan joogaa if you got a car please help me i got every thing am uber driver

  • @nadanalka4177
    @nadanalka4177 Před 2 lety +4

    Masha allah keep going wllo

  • @mohamesabdirahman8613

    May may waykaa khaldantay sakariyoow sxb arrinkaa dhaweeyuhu

  • @maskaxmaxamed7585
    @maskaxmaxamed7585 Před 2 lety +3

    Midka afaraad baan aad uga helay

  • @maxamedjaamacxassan7861

    Mahdsnid boowe meel laga Soo xiriiro noo sheeg faahfaahin dheeraad ah baan u baahanahy

  • @jamalabdi3900
    @jamalabdi3900 Před 2 lety +3

    Likta ilkaha yaan ku wadaa sxb zaki

  • @abdirahmandaher9562
    @abdirahmandaher9562 Před 2 lety +1

    Asc, zakariya waxan ahay arday.
    Waxan ku waydinaya sidee isku qoraa site on-line aah.
    Tusale coursera, academy khan.

  • @mohamedmohamoud4542
    @mohamedmohamoud4542 Před 2 lety +1

    جزاك الله خيرا

  • @cabdixasan4276
    @cabdixasan4276 Před 2 lety

    Sakariya

  • @bakarmuriidi6155
    @bakarmuriidi6155 Před 2 lety +3

    M.a

  • @CnaasirCiise-px1mg
    @CnaasirCiise-px1mg Před 5 měsíci

    Sakiriyow waxaan kuu sheegaa fursad banaan ooqarashbadana kaagabaxeynin 500$ moto fekon kugadanee rikaab aaiskadiiwaangalinee waad agashaqeysanee waxaa kuxisaabtamee 20 ilaa 30 $ maalintii fikirkaas waamuhiim wllyaal

  • @umuabdi4871
    @umuabdi4871 Před 2 lety +1

    Mnsha allah waa fiiker fiican walkey

  • @cabdifitaaxbashiir6965

    Shukran

  • @eng-mahadgeddixiish1369

    Walaal maskaxda allaha kuusiyaadiyo masha allah wax badan kafaiday kaana qortay

  • @abdinaasir9315
    @abdinaasir9315 Před 2 lety +1

    Thank you Bro Aaad iyo aaad Umahad santahay

  • @maxamedyuusuf516
    @maxamedyuusuf516 Před 2 lety

    Sxib.halkelahala.wakuyabanaa.isoosheg
    Wanradinaa

  • @yusufnaser3047
    @yusufnaser3047 Před 2 lety

    Mahadsanid bro thank you so much

  • @abdelfatahl1111
    @abdelfatahl1111 Před 2 lety

    Thnxs lipah mar aan fogayn guushayda waan kula wadaagaaa thnxs

  • @sooyaalchannel1054
    @sooyaalchannel1054 Před 2 lety +4

    Waa halkee walaal meesha $10 lagu kireeyo baabuurta?
    Tusaale ahaan Burco, Somaliland waa $20.

  • @caamirbille5793
    @caamirbille5793 Před 2 lety +2

    Allh ku sharfo ustaad

  • @ahmedkaafimedia4427
    @ahmedkaafimedia4427 Před 2 lety

    Mahadsanid

  • @sheikhmaxamed2713
    @sheikhmaxamed2713 Před 2 lety

    Wll sakariye جزاك الله خيرا

  • @hassanbwarsame6909
    @hassanbwarsame6909 Před 2 lety +2

    Nasiib darro afarta wax ee aad sheegtay dalkii kama shaqanayan

  • @Maxamedshiine7
    @Maxamedshiine7 Před 2 lety

    Mahadsanid macalin

  • @aadamxarago7901
    @aadamxarago7901 Před 2 lety

    Aad iyo aad baad u mahadsantahy wlo sida fiican ee aad dhalinyarta somaliyeed ula taliso

  • @mohamedadan2711
    @mohamedadan2711 Před 2 lety

    MashaAllah aad iyo aad rag tahay

  • @shuebmohamudabdi7952
    @shuebmohamudabdi7952 Před 2 lety

    Asc

  • @waryadeveloper5630
    @waryadeveloper5630 Před 2 lety +1

    Sxp barnaamijka Royal Q xog maka heysaaa ee shirkad Binance

  • @abubakarchannel1376
    @abubakarchannel1376 Před 2 lety

    Wllky zakariye qof qalbi wgsn xafida kumu laah