1.Sidee freelancer ku noqonkaraa? waa maxay sharuudaha la iga rabo?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 9. 09. 2024
  • part 1. Casharkaan waxaan ku qaadan doonaa sharuudaha laga doonayo qofka noqonaayo freelancer. Waxaa jira qodoba ilaa 10 gaaraayo oo laga doonayo inaad buuxin kartid. La soco qaybaha dambe ee casharkaan.

Komentáře • 24

  • @AbdirahmanMohamedHusein-nt6pw
    @AbdirahmanMohamedHusein-nt6pw Před 3 měsíci +1

    How to Freelancer
    1:Language English Study
    2:Software Skills Study
    3:Tool's >Camera,laptop, Internet, Office at home Etc

  • @xasanonline1
    @xasanonline1 Před 2 lety +4

    Waad ku madsan tahay walashey allha ku xafido wax badan ayaan kaa faa,iday wllhi

  • @ShucaybAhmed-d7m
    @ShucaybAhmed-d7m Před 17 dny

    Mansha allah waa mahadsan tahay abaayo

  • @suberstar8911
    @suberstar8911 Před 2 lety +2

    Macalimad waxbdn og Wanku Salamay Mrka hore 👏 Wlhi waxa Raba ina online kashaqeysto anigo inbdn Fahansan Kaliya goaanka ina qato aya iga dhina lkn mrka CZcams kga arkay isbuuci hore aan dawaday videos bdn waxan goan saday ina online-ka lcag kasameyo Wxyabo bdn ina Noso gudbiso Rajeyna

  • @homedesigner63
    @homedesigner63 Před rokem +1

    Wll m.a si wacan ayaad ku socotaa thanks balse hal talo ayaan kugu darsanayaa oo ah Playlist inaad soo gelisid taxana yaasha tusaale human soft iyo freelancer mahadsanid ❤❤

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 Před 2 lety +1

    Maashaa allaah wll guulayso macalin Halwo mahadsanid

  • @somali-happyfamily5514
    @somali-happyfamily5514 Před 2 lety +1

    Mashallaah Halwo Ali mahadsanid sister

  • @ismogabe5913
    @ismogabe5913 Před 5 měsíci

    Keep going sister ❤

  • @khadrahassan2349
    @khadrahassan2349 Před 2 lety

    ASC walaalsh hore u soco Ilaahi ha kulaqobto dadaakaag.

  • @osmansaid1782
    @osmansaid1782 Před rokem

    Very informative video thanks sis soon world will be digital even money so be wachfully.

  • @user-zf6tj7gy4d
    @user-zf6tj7gy4d Před 8 měsíci

    Waa arimo loo baahnaa mar hore inlasameeyo balse hadana dhibmalahan oo hadaan samaynaynaa insha allaahu

  • @user-hb7ii3es4o
    @user-hb7ii3es4o Před 9 měsíci

    Masha allah shukrn

  • @ShucaybAhmed-d7m
    @ShucaybAhmed-d7m Před 17 dny

    Macalimad mrkaad wax sharxeysid luqada af somali ubadi

  • @abdirizakmohamed1751
    @abdirizakmohamed1751 Před 2 lety +1

    Mahadsanid wll

  • @AbdulkadirhashiYusuf-gp8bb
    @AbdulkadirhashiYusuf-gp8bb Před 6 měsíci

    Its.good.....

  • @AriimAli
    @AriimAli Před 11 měsíci

    ManshAĺlah abaayo Allaha ku barakeeyo

  • @ubaxayaan4811
    @ubaxayaan4811 Před rokem +1

    🙏Mss halwa you channel growing up now adays 🙏 masha allah

  • @XayaatXaaji
    @XayaatXaaji Před rokem +2

    Abyo please icaawi o meel Anka so xriiro isheg ifhansii sida online lcg log smeeyo

    • @HalwoAli
      @HalwoAli  Před rokem +2

      Xayaati soo dhowoow walashay email iga la soo xiriir. halwo12@gmail.com

    • @Dancingpizza2015
      @Dancingpizza2015 Před 9 měsíci

      ​@@HalwoAli waan kula soo xariiray by mail waiting your answer

  • @haajiabdishire
    @haajiabdishire Před 28 dny

    maama horta waad mahad san lknse veido iska hagaaji shucaac ayaa ku furan

  • @anfactvproduction2743
    @anfactvproduction2743 Před 10 měsíci

    Mansha Allah wllo waxaad tahay qof ku daysho leh

  • @yasinomaar8608
    @yasinomaar8608 Před rokem

    Asc wllshy fivvr waku wareey seen usamaystaa

  • @siyadabeybulle9582
    @siyadabeybulle9582 Před 9 měsíci

    Abyow sidhen Forex kubarta