Internetka ka fa’ideyso

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 9. 09. 2024
  • Telegram t.me/+oRXsv_uT...
    Courses courses.facako...
    Instagram / warsamebade
    Facebook / warsamebade
    Tiktok / warsameb

Komentáře • 51

  • @ayanomar1085
    @ayanomar1085 Před rokem +4

    Mashaallah tabarakallah walaalahya aad ayaad noo dhiiri galiseen barakallahu fiik jamiican

  • @AmeinAdem
    @AmeinAdem Před 9 měsíci +2

    Mansha allah

  • @abdullahiabuukar5360
    @abdullahiabuukar5360 Před 2 lety +9

    Ustaad Geela bashiir waan daawadaa thanks inta badan lkn dhaliil baan uhayaa ustaadka

  • @sirfunny9406
    @sirfunny9406 Před 2 lety +7

    Hadii aad lacag ka sameyseen dadka tusa dashboard si live hadii kalana beenta ka daaya

  • @hanadcali2086
    @hanadcali2086 Před 2 lety +13

    Run ahaanti waa xirfado waa weyn qofki bartana o aduunka wax badan uga qabsan karo koley anigo inkasto an wali gaarin heerka labadan nin o kale lkn wan aqaana wana ku faa'iday alxm

    • @axmedcolow3784
      @axmedcolow3784 Před 2 lety

      Aad io Aad lkn zxb qof sidada kala war bixin ama ka faidysta ubahanhy kwrn hadaa isa so qabno kolay waxbaa kala faidynaa

    • @ibrahimhussein8990
      @ibrahimhussein8990 Před 2 lety

      Numberkaaga iso qor

    • @filsanmaxamed5576
      @filsanmaxamed5576 Před 2 lety

      Wlhy ani wxan wali maba amisni lacagta onlineka wx sameyayna wali ma arkin

  • @alihassanhussain905
    @alihassanhussain905 Před 2 lety +4

    Masha allah mudanayal waad mahadsantihiiin

  • @NasriTech
    @NasriTech Před rokem +1

    Alxamdulilaah. Hadaanan qof wax akhriyo oo si maalinle ah wax u akhriyo ahayn Geelle Bashiir iyo Warsame Bade ayaan sidi dad Onlineka aqoon u leh u dhagaysan lahaa.

  • @starlanguagesacademy3571
    @starlanguagesacademy3571 Před 3 měsíci

    MashaALLAAH rag culus ayaa meeshan isku helay

  • @raadraacreviews5560
    @raadraacreviews5560 Před 2 lety +7

    12:00 - 20:00 Daqiiqada Dahabi ah
    1. Easy
    2. Simple
    3. Meesha lagu kala haro waa...
    * Innovation
    *Delievery Time
    *Customer servive (Reviews)
    *Create a Community(Content creator on Social media Platform)
    By Raadraac

  • @hadooshmk6386
    @hadooshmk6386 Před 2 lety +10

    Ustaad wad mahadsantiin
    Balse qoloyinka qurbaha joogta internet kii wa laga dhargaydaa say hayaan dhalinyartii wadanka joogtayna waad ogtihiin oo si yaaba badan surta gal uma aha inay wadan keena kaga dhexshaqaystaan appskan wax kale iska daayoo lacagta qaabki laysugu dirayyabaa xitaa caqabada badan kala kul mayaan markaa dad kaa maxad la damacdeen ma inad niyada laga hiikiciyo oo wax aan suurtagal u ahayn looga sheekeeyo wadan kiina la nacsiiyo?!

  • @marwaansiciid7330
    @marwaansiciid7330 Před 11 měsíci

    Ustaad 👍🏿

  • @asadasiis7727
    @asadasiis7727 Před rokem

    Mnshaa allh

  • @yusufabdullahiyusuf3363
    @yusufabdullahiyusuf3363 Před 2 lety +1

    Maalgashi samee waan ku hubaa inaa adiga oo horadit inaa sameysid lacag

  • @fadumoalkani4057
    @fadumoalkani4057 Před 2 lety +3

    Asc wllo warsame lacag seen kusamaynkara online anigoo somaliya jooga waxan ahy xirfadle cafimad lkn shaqalan ba jirta

  • @user-lp2xg5bp2l
    @user-lp2xg5bp2l Před 2 měsíci

    Ustd warsame waxan ka mid ahay dadka kigu xeran waxan jeclaan waxan jeclaan laha in an skills Barto side ku heli kara couses ka plz ii so jawaab ust mahadsanid 💯🙏

  • @ismaciilibrahim9255
    @ismaciilibrahim9255 Před 2 lety +1

    Ustaad luqadaudu xoog malaha inaan buug akhriyan warabaa XIRFADAHA a inaa oduwaaahaliyaa rabaa

  • @cabdishakuurshakuur8737
    @cabdishakuurshakuur8737 Před 2 lety +4

    Sweat coin balaga sameeya

  • @cabdiyuusuf5090
    @cabdiyuusuf5090 Před 10 měsíci

    👍

  • @carfixareed6318
    @carfixareed6318 Před 2 lety +2

    Hada wll wllhi dhiri galin wanaagsan waad na siseen ee please cashiradaa xagena ka bartaa

  • @abdikafarabdullahi603
    @abdikafarabdullahi603 Před 2 lety +5

    How can i reach bashir to help me on online bussiness?

  • @carfixareed6318
    @carfixareed6318 Před 2 lety +1

    Wll gelle bashiir lanbarkiisa xageen ka hellaa please igu caawiyo

  • @abdiasiscali7410
    @abdiasiscali7410 Před 2 lety +1

    Nio courseskii xageelaga helaa

  • @engabuukar
    @engabuukar Před 2 lety +9

    Asxbey horta waan lagu wareerideen business online mana arko cashir biloow ilaaa iyo dhamaad

  • @abdikafarabdullahi603
    @abdikafarabdullahi603 Před 2 lety

    Bro i attended about mentorship but just learned WordPress but i have problem on webcreation

  • @somict1277
    @somict1277 Před 2 lety +6

    Adigoo hurda ayaad lacag online samayn kartaa kula haa miyaad kuriyoon markaa, war online lacag waad kasamayn kartaa lkn hurdo kuma yimaadee dadaal iyo shaqo ayuu ku yimaadaa

  • @muscabdesaid8558
    @muscabdesaid8558 Před 2 lety

    Xirfadahas xageen kabaran kraa wll

  • @Halandgamer99
    @Halandgamer99 Před 2 lety

    m.a diyar ahay

  • @etmanabas9259
    @etmanabas9259 Před 2 lety

    M.a

  • @luckygeming1383
    @luckygeming1383 Před 2 lety

    Atomic hapats

  • @daauudztar599
    @daauudztar599 Před 2 lety

    Haday runtahay noo cadeeya

  • @wanaagsidechannel657
    @wanaagsidechannel657 Před rokem

    Dadka waxey ku adagtahy aan aqoon
    Marka xageen wax ka bilownaa
    Noo soo fah fahiya ilahay haidin sharfee

  • @facarab2762
    @facarab2762 Před 2 lety

    Codka haway hee la aaan wye beeh

  • @abotiochannel6893
    @abotiochannel6893 Před 2 lety

    Labo lagend

  • @inacali9465
    @inacali9465 Před 2 měsíci +1

    TIKTOK ADDS KA MUUQAAL KASOO SAMEE WLL KAYOW

  • @mahamoudmahdi8293
    @mahamoudmahdi8293 Před 2 lety

    robert mugaabe wuxu yidhi afrikaanku waxay qoraan buug ah sida lacag loosameeyo hadana waxay waayaan lacagtii buuga lagu daabicilahaa

  • @Ismail.Abdullahi
    @Ismail.Abdullahi Před rokem

    Waar waanu isku fahanaye runta ka hadla masaakiinta aad dhacaysaana iska dhaafa Kaliya waxaad samaysaan inta yar ee runtaa u sheega anigu waxanu ku shaqaynaynay fursadaha aad ka hadlaysaa mudo badan (Been badan oo aad isku camirtaan inyar oo runa ayaa ka fiican)

  • @alihassanhussain905
    @alihassanhussain905 Před 2 lety +1

    Buuga Atomio intee laga hela ustaad

    • @Smartstories143
      @Smartstories143 Před 2 lety +1

      Google waxaad ku qortaa google drive meeshaas wazaad ka heleysaa billions books baa ka heleysaa

    • @alihassanhussain905
      @alihassanhussain905 Před 2 lety +1

      @@Smartstories143 mahdsnid sxp

  • @ogaalkadunida9764
    @ogaalkadunida9764 Před 9 měsíci

    Gela bashiir wlhi waa beenaale intaan arkay

  • @ahmedfaahim3787
    @ahmedfaahim3787 Před 2 lety +1

    Hhhhhhhhhhhhhhhh
    Hadaaye dadka wa la orodsiinayey hadana mala seexinyaa anaga yaaab aragnay.