$500 Ganacsi aad ku bilaabi kartid 2022

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 9. 09. 2024

Komentáře • 120

  • @cnajiibahmed
    @cnajiibahmed Před 2 lety +2

    Ustaad sidee ka ugu fiican ku heli karaa
    Mana iga caawin kartaa saan soomaali u helilahaa
    Kampala keenta alaaabaha 🙏
    Waxaan ra jeenayaa inaad iisoo jawaabtid

  • @cibarofficial163
    @cibarofficial163 Před 2 lety +9

    Asc wall ugu horen so dhawaw 1seken oo ad calamad cas ku cadeso gambalelkana ku furtid hadi walalkaga ay farxad galineso maxa ka wanagsan inad kaga farxisid Mahadsanid hadad sartay wll qali gulesan ku leyahay

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 Před 2 lety +3

    Geele Bashir gob gob dhashy noolow Alle haku barakeeyo Wll

  • @suldaanxasan8536
    @suldaanxasan8536 Před 2 lety +5

    Thanks teacher

  • @maryanahmed2089
    @maryanahmed2089 Před 2 lety +1

    wax badan ba ka faiday allah ku xafido wll mida kale cali baba wax wan ka iibsan wayay waxba iga qaldan ma ii ibinkarta hadey macqulthy yes hada iso dhahdid numarkeyga ku so diraa thanks wll

    • @Khayre5
      @Khayre5 Před 2 lety

      PayPal waa ku bixin kartaa

    • @abdiqanigadhyare7973
      @abdiqanigadhyare7973 Před 2 lety

      Wax aad weyn maaha hadaad shirkad cargoyah isla hesho iyo qaabka looga gato

  • @nawalabdirashid1688
    @nawalabdirashid1688 Před 2 lety +2

    Gelle habo illahay qeyr haku siiyo mar dhaw ayaan kugu so biiray hooyo wax baratay Ayan ahay inan shaqeystana jecl caruur heysata aad ayaan ooga Helay barnamijadada

  • @gamaadiidmedia9553
    @gamaadiidmedia9553 Před 2 lety +2

    Maasha alaaah alle hakaa abaaliyo saaxiib geele bashiir

  • @mustafecali6148
    @mustafecali6148 Před 2 lety +9

    Asc sxb waxan raba inad fikrad naga siisid qofka cilmiga software engineering ama programming bartay sida uu shaqo ugu heli karo hab online ah isaga oo Somalia jooga mahad sanid

  • @sumayasaylar2055
    @sumayasaylar2055 Před 2 lety +5

    Thnks wll
    Lkn qaabka loo isticmaalo see ku baranayaaa miyaad ka soo hadli kartaa

  • @suldaanxasan8536
    @suldaanxasan8536 Před 2 lety +6

    Thanks teacher and pro

  • @SOMALIBADBOY
    @SOMALIBADBOY Před 2 lety +3

    Wll geele fikradaha ganacsi inoo soo badi

  • @nouraaay6163
    @nouraaay6163 Před 2 lety +2

    جزاك الله خيرا أخي❤️

  • @Em_barre
    @Em_barre Před 5 měsíci

    Thanks U ❤
    Wllka 🙏🏼🙏🏼

  • @lifewithsadiqo1043
    @lifewithsadiqo1043 Před 2 lety +3

    Mansha allah waa fikir wanagsan

  • @relaxingstressmusic354

    Mclin een dropshipping faah fahin buuxda mnaga sin krtaa adoo raliya

  • @ayuubnairobifilms3492
    @ayuubnairobifilms3492 Před 2 lety +2

    Hada laba shirkadood ka shaqeeya midna waa 11 mid waa 12

  • @raiizosman1852
    @raiizosman1852 Před 2 lety +3

    Wcs Bro Nabad iyo Cafimad ahaw ✌😎

  • @somaliwaqoygalbetdurdur

    As cm sxb aad ayaan udonaya waxaana u bahany tarerin

  • @calicade3834
    @calicade3834 Před 2 lety +2

    Msh allh sxb gelle casharadada wan kudhib mudan jira sababto ah nin Aqon leh ma ihi lkn manta shaqo Aan fahmaya itusisa Aad umahdsantahy sxb

  • @user-kn2bd8zh5e
    @user-kn2bd8zh5e Před 7 měsíci

    Qaab sidee ayuu ushaqeya macalin waxoga xog naga sii

  • @abdullahisaidbaandha2669
    @abdullahisaidbaandha2669 Před 2 lety +2

    Wa ku salaamay zxb ninyahow nin ficn ba tahy galkcyo ba kugu arki jiray waagaa joogi jirtay ommar samatar ba dhigan jirtay

  • @abdilatifabdullahiisse2851

    Masha'allah Ustaadi Wa Shaqo Abuur Fudud Lkn Ustaadi Waxan u Bahna Lambarka ad ku isticmasho whatsappka

  • @momienahmed6207
    @momienahmed6207 Před 2 lety

    mahadsanid Gelle Qofka ugu horeya ee imika isku dayya ayaan noqonayaa I.a Xageen Kaala soo xidhiidhaa Hal Su'aal qabaaye?

  • @xikmah4811
    @xikmah4811 Před 2 lety

    waa Shaqa Abuur Fudud An qarash Badan kaa galaynin

  • @xikmah4811
    @xikmah4811 Před 2 lety +2

    ASC Mr Gelle Ad ayad u mahadsan sida wanagsan ad nala wadagtay wana kaga mahad celinayna walal

  • @caasimadagarowe2669
    @caasimadagarowe2669 Před 2 lety

    Ustaad mashiinkaas dubai maka heli karah

  • @shueybjeele7303
    @shueybjeele7303 Před 2 lety

    جزاك الله خيرالجزى

  • @zuldanyare7317
    @zuldanyare7317 Před 2 lety

    Wallo shukran noo soo Badi iyaga oo badan wax badan ayaan ka faaiidnay hore uu soco Lkn wallo Ali baba kama dalban karo ee Adoo raaliya ma igu xidhi karta qof dhalin yara oo jooga china

  • @motimacade1
    @motimacade1 Před 2 lety

    Mahadsanid ustaad soo badi muuqaalada

  • @qiimeiyoqurux4466
    @qiimeiyoqurux4466 Před 2 lety

    Mahad sanid Gelle bashir fadlan nala soo wadaag fekradaha noocan oo kle ah

  • @MuscabDesign30000
    @MuscabDesign30000 Před 2 lety +2

    Xaqiiq sxb aadbaan kugu mahdcelinayaa xaqiiqatab waxaan la aa wax aan maalgashto oo aan awoodi karo mhdsanid bro waa shaqo aad inoo anfacayso

  • @najaxaxmed8557
    @najaxaxmed8557 Před 2 lety

    Masha Allah gelle

  • @fmproduction4980
    @fmproduction4980 Před 2 lety

    Legend➡️📌

  • @abshirsoft4952
    @abshirsoft4952 Před 2 lety

    Mahadsanid masuul sare Fikradahan noocan ah noosoo badi oo wafankeena ku Cusub walaalo

  • @saifreactionvlogs9627
    @saifreactionvlogs9627 Před 2 lety +3

    Masha Allah Horey usoco Ustaad

  • @sumayasaylar2055
    @sumayasaylar2055 Před 2 lety +1

    Waxad kaloo ka soo hadashaa inta maro ee lagu samayn karo thnks teacher

  • @alhudaquraancenter1635

    Mr geele sidee kula soo xdhiidhd zxp
    Waxaan jeclahay inan ku weydiinyo suaalo ganacsi oo muhiim ah

  • @M_OSMANI
    @M_OSMANI Před 2 lety

    IDEA 💡 physical ka soo badi

  • @abdalasaiid5559
    @abdalasaiid5559 Před 2 lety

    Wll Dan baa kaa leeyahaye xagee kaala soo xiriira

  • @daacadalleaamin1757
    @daacadalleaamin1757 Před 2 lety

    Wll xagee ayaa aan kaala soo xidhiidhi karaa

  • @Cabdirisaaq1o
    @Cabdirisaaq1o Před 2 lety

    Mansha allah bro thank you

  • @kaledakent..953
    @kaledakent..953 Před 2 lety

    M.a wlhi waa loo baahan yahay waanan bilaabayaaa

  • @abdullahimasuulside411

    Mahadsanid wallkay qali

  • @amiraturkish9307
    @amiraturkish9307 Před 2 lety

    Jasaakallah khair, wll machine ku ma buufinayaa shandadaha hablaha ey ku xaragoodaan

  • @empireshow1
    @empireshow1 Před 2 lety +2

    Gelle Bashir💔

  • @M_OSMANI
    @M_OSMANI Před 2 lety

    Thabks

  • @naimasaedkunle9436
    @naimasaedkunle9436 Před 2 lety

    Mahadsanid walal

  • @mohamed-nb4vk
    @mohamed-nb4vk Před 2 lety +2

    Sxb noosoo badi fikaradaan oo kle wlhi hadaa dhalinyaro nahay waan ubahanahy

  • @mkey4k829
    @mkey4k829 Před 2 lety +3

    Thanks 😊 xamar ayaa joogaa xal isiii

  • @aqiilartsgroup8383
    @aqiilartsgroup8383 Před 2 lety

    Sxb sida aad u moodid maaha machine waa sida Feerada oo kale ee wax ma daawaco qalabkale ayaa sameyo sawirada iyo qoraalka machine waa dhajiye oo kaliya

  • @alihassanhussain905
    @alihassanhussain905 Před 2 lety

    Masha allah ustaad

  • @luckyboy7785
    @luckyboy7785 Před 2 lety

    Qofka markaad reply ugalayso ama su,aashiisa si vcn ooga jwb ama iskagatag waaxay thanks wll🤦‍♂️
    War nagatag wxba thanks wll hanoogu soo galin replyga

  • @madeywadankiofficial6932

    Mushiinka magaciisa sax da ah soo qor istaad mahadsnid

  • @Bashiir12398
    @Bashiir12398 Před 2 lety

    M.Allah wll wxn rajaynaynaa inaad noosoo badiso fikradahan oo kale

  • @abdiqanigadhyare7973
    @abdiqanigadhyare7973 Před 2 lety

    Guuleyso laandheere

  • @sacidahmed1299
    @sacidahmed1299 Před 2 lety

    Qabkee loogu shaqaynayo maanay aqoon ubahnsyn mhadsnid

  • @abdikaniyassin5651
    @abdikaniyassin5651 Před 2 lety

    Lkn ustaad miyaan laa Baahnayan qof Eng oo shaqadaas oo dhan qabta ,haddi cilad Timaado .

  • @maxamudcabi1655
    @maxamudcabi1655 Před 2 lety

    Wcs sxb ad iyo ad ayan ufahmay wayna igu jirtay fursadan shaqo ee wanagsan balse ila iyo hada ma bilawin

  • @hubaalyare4270
    @hubaalyare4270 Před 2 lety +2

    Swapnex ka soo hadal waa ay kacen waxaa ku xirnaa lacag dhan 5Bilion dollar iyo 34k members

  • @tusaalegentleman5298
    @tusaalegentleman5298 Před 2 lety +1

    Zxp gelle wxan ku weydiina magacyada xarfahooda machine ka miyaa wato iga so jawaab walal mize wad so gadanaysaa

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Před 2 lety +1

      Haa machine computer buu leeyahay kaas baad ku qoreysaa magaca marka hore kadib print dhaheysa saas buu Machine magaca ku sameynaa

    • @tusaalegentleman5298
      @tusaalegentleman5298 Před 2 lety

      @@GelleBashir zxp wxan rapa inan qorshahaan kudhaqaaqo kaliya dhaqaale ayan radinaya wxa igu adkaan doonta kaliya sida aan machine ka kuheli laha asagana wanku dadalayaaa mahdznd wll

  • @Barkhad181
    @Barkhad181 Před 2 lety

    Blogging casharo kasoseme.Gelle bashiir.wan kutagera wlhi....

  • @Awalemustaphe1717
    @Awalemustaphe1717 Před 2 lety

    Geele legend

  • @maymuunmohamud8347
    @maymuunmohamud8347 Před 2 lety

    Asc walal mechineka magaciis

  • @ismailabdiiman8015
    @ismailabdiiman8015 Před 2 lety

    Zxp gelle Bashir waad mahadsanthy lkn alibaba wax badan ayuu soo saraya sideen ku kala garanaya oringal iyo fake

  • @amiirafamilyyoutube7494

    Huuno aniga rabo iswedan ayan joogye sidan u fahami karaa mishiinka takale marda laga sameenayo funanadaha xagan kaso hellayans

  • @nawaalosman1223
    @nawaalosman1223 Před 2 lety

    Macalin icaawi plz 🙏

  • @faraxoffical2148
    @faraxoffical2148 Před 2 lety

    Yu

  • @wararkadahsooniyokashaqayn3969

    Waaa mahadsatahy

  • @gurfaanchannel6958
    @gurfaanchannel6958 Před 2 lety

    Sxb so badi idea yada busineska lacagaha yar yar lagu bilawi karo

  • @maxamedxasan6191
    @maxamedxasan6191 Před 2 lety +1

    Webstie and applications mzl

  • @XaliimoDufle
    @XaliimoDufle Před 2 měsíci

    9😊😊😊😊😊😊

  • @maxamedfarmabooy2410
    @maxamedfarmabooy2410 Před rokem

    Sodhawoow wll

  • @foozia426
    @foozia426 Před 2 lety

    Waycasayd wankuu cadeeyey

  • @bishaarabdirashidbashkabas3729

    Wad mhd san thy

  • @maxamedxasan6191
    @maxamedxasan6191 Před 2 lety +1

    Mzl waxaan karabaa ganacsi yar aan ku bilaabikaro then successful unaqonkaro

  • @hanuuj1744
    @hanuuj1744 Před 2 lety

    Wax xirfad ah muu ubahanyhy qofka rabo inuu bilaawo ustaad

  • @umusalmanyarechannel9875

    Wll inte kala so xariri Kara plz

  • @al-muraadchannel2568
    @al-muraadchannel2568 Před 2 lety +1

    business wll soo daa

  • @yxbi5092
    @yxbi5092 Před 2 lety +1

    Wanku wata

  • @user-kr8hi4gw6y
    @user-kr8hi4gw6y Před 2 lety

    Old business waye we need new innovation broh 🤔

  • @alimaxamad7075
    @alimaxamad7075 Před rokem

    Nubar kaada isoo dir

  • @lacagysocryptolearningchan7568

    Website aad ka samayn KARTO $108. czcams.com/video/jGgdJKY4yOU/video.html

  • @xusuusoallah3048
    @xusuusoallah3048 Před 2 lety

    asc wr
    gelle see lugula sooxririiraa?
    message ban instagramka kugu soo diray majawabaysid .baka noo sheeg ugu sahlan .
    waa mahdsnthy
    waa.

  • @bicirchanel
    @bicirchanel Před rokem

    Zxb wahtsappka number ii sheeg