SIDEE ALIBABA ALAAB LOOGA IIBSADAA ADOO WADANKA JOOGO

SdĂ­let
VloĆŸit
  • čas pƙidĂĄn 9. 09. 2024
  • Salaam
    Hadaad jeceshahey in aad website laguu sameeyo , ama Course rabtid, fadlan number kan nagala soo xiriir +252905582875
    👉 Services gellebashir.com/
    👉 Kusoo Biir Course - gellebashir.co...
    👉 Kusoo Biir Telegram Group t.me/gellebashir
    👉 Aqri Maqaalkan - gellebashir.co...
    👉 Register Binance - accounts.binan...
    ✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
    ✅ SUBSCRIBE GUYS
    Gelle Bashir Academy:
    👉 gellebashir.co...

Komentáƙe • 277

  • @GelleBashir
    @GelleBashir  Pƙed 10 měsĂ­ci +31

    đŸ”„Ogeysiis đŸ”„ Kadib codsi dhalinyar badan iyo ganacsato iga timid , waxaan sameeyey course balaaran oo lagu baranayo Alibaba qaabka ganacsi faa'iido badan looga sameeyo loogana soo adeegto qaabka sax ah oo fudud . fadlan course number kena kasoo dalbada +252 905582875

    • @user-qz7dg3xt1m
      @user-qz7dg3xt1m Pƙed 10 měsĂ­ci +1

      Ok😊😊

    • @mariyocadeycadey6350
      @mariyocadeycadey6350 Pƙed 9 měsĂ­ci +1

      Wll inan waxa ka dalbado rabaa ma iga sacidayn karta

    • @dahircali1797
      @dahircali1797 Pƙed 9 měsĂ­ci +1

      😊

    • @amirabashiir4435
      @amirabashiir4435 Pƙed 3 měsĂ­ci

      Sidee shein looga dalbadaa adoo qofna ku caawineen

    • @feysalcabdulahi9146
      @feysalcabdulahi9146 Pƙed 2 měsĂ­ci +1

      Maariyo abayo ma ogaatay qaabka wax looga dalbado anna waan rabaahe😱​@@mariyocadeycadey6350

  • @rahumamohamed7093
    @rahumamohamed7093 Pƙed rokem +69

    Thanks wllo video kagii horee ayaa ka faiiday Wana kaso iibasaday jasaka allah 🙏 😊 💖

    • @LeoMessi-zb3ks
      @LeoMessi-zb3ks Pƙed rokem

      Wll qaab ugu iibsatay ma iisheegi kartaa adiga oo mahadsan

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Pƙed rokem +3

      masha allah wll thanks

    • @YazuuMawliid
      @YazuuMawliid Pƙed rokem

      Wll plz iso sheeg sida wax Uga ibsatay

    • @hamdakaise3975
      @hamdakaise3975 Pƙed rokem

      @@LeoMessi-zb3ks walal cashurta iga caawi sida lo sameyo

    • @jumaikzh8714
      @jumaikzh8714 Pƙed rokem

      Wllo ilaso xidhiidh si aad iga cawiso

  • @inageeljir
    @inageeljir Pƙed rokem +10

    Mahadsanid walaal, xog badan oo faahfaahsan baan ka faa'iiday

  • @ganacsigaxirfadahaguud1203
    @ganacsigaxirfadahaguud1203 Pƙed 3 měsĂ­ci +2

    Aad bad u mahadsan thy ustad geelle bashiir❀

  • @mahaddajiye6436
    @mahaddajiye6436 Pƙed rokem +5

    Macalin aad baad u hansatay
    Habfikir badashay iyo mustaqbal qurxoon
    Allah hakaa abaal mariyo

  • @Mohamed16830
    @Mohamed16830 Pƙed rokem +17

    Wllhi saaxib shalay ilaa maanta Ayan ku daalay aad iyo aad ayaad umahadsantahy saaxib guulayso.❀

  • @know3374
    @know3374 Pƙed rokem +11

    Shukran teacher 🙏

  • @yahyemuuse983
    @yahyemuuse983 Pƙed rokem +4

    Si wanaagsan ayaad u sharaxdey mahadsanid

  • @kaltuundaahir9156
    @kaltuundaahir9156 Pƙed 4 měsĂ­ci +1

    Wapsite halken k taga wa fhmi wayay icawi bshir pls😊

  • @CABDIKANICAWILIZMAACIIL
    @CABDIKANICAWILIZMAACIIL Pƙed 4 dny +1

    Course maka diyarisey ustaad

  • @sahraibrahim702
    @sahraibrahim702 Pƙed rokem +2

    Shukran ustd

  • @Mk.C38831
    @Mk.C38831 Pƙed rokem +2

    Shukran jazakallah usdaad wax bdn ka fa i day

  • @mustafecabdirashiid2518
    @mustafecabdirashiid2518 Pƙed 14 dny

    Teacher markaad alaabaha dalbanaysid maa muqaal nooga soo sameeysid si aan u aragno iyado praticall ah

  • @mohamedcodey6427
    @mohamedcodey6427 Pƙed rokem +1

    Mahadsanid macalimu wax bdn ayaan faa,iday thnaks teacher

  • @kooshinderi731
    @kooshinderi731 Pƙed rokem +3

    Mahadsanid balse pointigan ubaahnayn waa delivery ga qolyaha ugu fiican

    • @abukarmali9982
      @abukarmali9982 Pƙed rokem

      Vidioga oodhan intaas ayan udaawanayay kamana uu hadlin, sxb ku noqo oo waxaad noo sheegta shirkadaha delivery ee somalia xafiisyada kuleh aniga waxan ka aqaanaa rolling cargo waxkale nagu biiri

    • @kooshinderi731
      @kooshinderi731 Pƙed rokem

      @@abukarmali9982 masuul hadaan helo mid fiican waan kusoo booqan doonaa

    • @ayeeyofarojanno
      @ayeeyofarojanno Pƙed rokem

      Isoo bookho wll

    • @xafsomuuse4168
      @xafsomuuse4168 Pƙed rokem

      @@abukarmali9982 wll ma heshay kuwa abata Somalia kena

  • @Al-TaqwaMedia
    @Al-TaqwaMedia Pƙed rokem +2

    Sxb delivery ga waaye mu hiimade halkee xarun ku leyihin muqdisho

  • @mushti.cabdinasir
    @mushti.cabdinasir Pƙed rokem +2

    mahadsanid wll wax badan baan kaa faiday runtii

  • @kismamedia6719
    @kismamedia6719 Pƙed rokem +2

    Alibaba waa jumlo ee tafaariq ma aha good point Mahadsnd taas ma ogayn

  • @kaarshe141
    @kaarshe141 Pƙed 9 měsĂ­ci

    Asc Ustaad courses free ah ma bixisaa khayr alle haku siiyee❀

  • @ismaaciilmohamed3575
    @ismaaciilmohamed3575 Pƙed rokem +1

    Thanks brother

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 Pƙed rokem +2

    Aad iyo aad u mhdsantay wll alle haku barakeeyo Wll

  • @claahiibnumubaarak4220
    @claahiibnumubaarak4220 Pƙed rokem +4

    Wllo waxaan doonayaa inaan tafaariiq u helaa 😊

  • @fadumozahra4492
    @fadumozahra4492 Pƙed rokem +2

    Shukran wll

  • @cawomohamed6644
    @cawomohamed6644 Pƙed rokem +1

    Thanks wllo jasaka Alleh kheyr waad noo faaidaysay thanks

  • @Idmaan.
    @Idmaan. Pƙed 25 dny +1

    Abow igu cawii skicre aa kadalban lahaay

  • @mohamedelabe3356
    @mohamedelabe3356 Pƙed rokem +2

    Mshalh mahadsanid

  • @amaanbadan571
    @amaanbadan571 Pƙed 4 měsĂ­ci +1

    Ustad MasterCard hesta maka dalban Kara product Alibaba please iso jawab

  • @ommazhar2829
    @ommazhar2829 Pƙed rokem +1

    mashallh mawduucan aaad ban ugu baahany

  • @user-dp3cl8sc1l
    @user-dp3cl8sc1l Pƙed rokem +2

    Mahdsanid mudane❀

  • @hani1457
    @hani1457 Pƙed 11 měsĂ­ci

    Jazaka allah

  • @hiboayan2951
    @hiboayan2951 Pƙed rokem

    Gelleh bashir

  • @maxamuudcige5539
    @maxamuudcige5539 Pƙed 21 dnem

    Shanddo

  • @alfarajbakar438
    @alfarajbakar438 Pƙed rokem

    Masha allah

  • @user-dk5cc9le8w
    @user-dk5cc9le8w Pƙed 11 měsĂ­ci

    Adomahdsan sxb jizakulah sxb sari

  • @bb-bell
    @bb-bell Pƙed měsĂ­cem

    thanks

  • @inageeljir
    @inageeljir Pƙed rokem +4

    Habka lacag bixinta Bank yada Soomaaliyeed ma aqbala yaan?

  • @Sihaameyy_
    @Sihaameyy_ Pƙed 6 měsĂ­ci

    thank you

  • @iqraahmed-856
    @iqraahmed-856 Pƙed rokem +7

    JazaakaAllah I really needed this video 💯

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Pƙed rokem

      welcome wll

    • @yahyehassan1645
      @yahyehassan1645 Pƙed rokem +1

      Qoraa Ai u adeegso, aad ayuu kaaga caawin doonaa.

    • @muxsincabdulaahimaxamad8226
      @muxsincabdulaahimaxamad8226 Pƙed rokem +1

      Saxiib waxaan ku wareray qiimaha tusaale waxaw leeyahay 100-700 dolar marka maxaa laga wadaa beec fadhiya ma ahan

    • @yahyehassan1645
      @yahyehassan1645 Pƙed rokem +1

      @@muxsincabdulaahimaxamad8226 sxb 1000 eray si bilaash ah ku qor, kaddib 5 doollar bishii waaye

    • @farhiamohamed4688
      @farhiamohamed4688 Pƙed rokem

      @@yahyehassan1645 xagee weeye meeshaasi walaal

  • @LeoMessi-zb3ks
    @LeoMessi-zb3ks Pƙed rokem +1

    Macalim tafaariiq noo sida pcđŸ–„ iyo TV sidee ugu iibsan karnaa

  • @hiboayan2951
    @hiboayan2951 Pƙed rokem

    Gelle bashir

  • @user-nx6di6lw2s
    @user-nx6di6lw2s Pƙed 10 měsĂ­ci

    Mclin sifcn nofansi qer alle hakusiyo

  • @Zakaria-Ad
    @Zakaria-Ad Pƙed rokem +1

    maanshaa allah caawa igu horaysa wax badan ayaan kaa faaiiday sxb waxaan rabaa inaan online wax ku iibiyo

  • @phaadimamohamedhusen3071
    @phaadimamohamedhusen3071 Pƙed rokem +3

    Geele mahadsanid wa fahaney alibaba Amazon kaso hadal africa sida uga shaqeso jazaka allah kheir walaal

  • @ugpatmoh2438
    @ugpatmoh2438 Pƙed rokem +1

    Dhalin yarada halkr laga helaya

  • @somalia250
    @somalia250 Pƙed rokem

    ugu yare dhow video aad alibaba ka diyarisay waan dawaday hal xabo waan ka fahami waye lkn allhamdullillah hada sificn u kala fahamay markaan dawaday video wiil kale diyaariyey oo ka sgegayo wax walbo ugu muhiimsan, waxaan ku dhihi lahaa wax hadda dadka u sheegayso wixii ugo muhiisan usoo qabo usheeg. mahsanid

  • @Reer-Guuraa
    @Reer-Guuraa Pƙed rokem

    Adu maad ka iibsatid nimanyahow wax aydaan samaynin ooydaan tijaabinin umadda haku wareerinina

  • @FarxiyoAxmedNuur-tz6wk
    @FarxiyoAxmedNuur-tz6wk Pƙed 3 měsĂ­ci

    Sideen ku heli karaa wall xarun ma ku leydihiin mudisho

  • @abusalmaan4709
    @abusalmaan4709 Pƙed rokem +2

    Hadaa China 🇹🇳 alaab ka keeneyso kenya 🇰đŸ‡Ș aad keeneysid lasoxariir golden Gate cargo

  • @user-dq8zc3rt3l
    @user-dq8zc3rt3l Pƙed rokem

    Waadmahadsantahay wll guuleyso

  • @user-gl6tr3dp1m
    @user-gl6tr3dp1m Pƙed rokem +6

    Bedank voor deze video maar hoe moet ik de geld betalen als ik in somali ben . En ik heb veel begrijpen van je video bedankr❀

    • @ugaasbarre5166
      @ugaasbarre5166 Pƙed rokem

      Jo, Die man spreekt somalisch taal dus waarom spreek je nederlands ? Ben je gek 😂

  • @lailahassan1600
    @lailahassan1600 Pƙed 10 měsĂ­ci

    Shuukarn wllđŸ„°

  • @sacdiyoxasan7988
    @sacdiyoxasan7988 Pƙed rokem +1

    Kenya joga wll ee maiga dalbi kartayo maleygu keena meshan jogo

  • @alpo__ppt4796
    @alpo__ppt4796 Pƙed rokem +3

    Master card malugu bixin kara lacagta somalia se maka shaqeya master card sidee alaab kala duwan inta dalbado halmar liigu keni karaa😱 pls jawab ganacsigas inaa bilaba rabaye

    • @Hammi123
      @Hammi123 Pƙed 11 měsĂ­ci

      Huno intee joogta amah ku noshahy ma heshay please Iso jawaab

  • @ayanmohamed5165
    @ayanmohamed5165 Pƙed rokem +5

    Mahadsanid wll waxan raba inan dhar ciided dirsado xawaladahan calamiga ahna malihin waxan joga ethiopia jigjiga maigacawinkarta san ugadeegto alibaba anoo adiga kusoo marinaya lacagta

  • @saarabintumustafaa3415
    @saarabintumustafaa3415 Pƙed rokem

    Waxaan doonayaa inan waxkaiibsado lkn lacagtaseen ugudiraya😼

  • @jamabashir7390
    @jamabashir7390 Pƙed 8 měsĂ­ci

    Asc

  • @hanadhanad3301
    @hanadhanad3301 Pƙed rokem +2

    plz icawiya Alibaba aya raba ina wax ka dirsado

  • @2Pacshak
    @2Pacshak Pƙed 2 měsĂ­ci

    Alibaba Ayan Rabaa in an kadalbado mobile s24 Ultara

  • @user-jc3ht9hf6z
    @user-jc3ht9hf6z Pƙed rokem

    I Want To Knou The Price of borehole drilling machine

  • @cabdirisaqcabdulahi200
    @cabdirisaqcabdulahi200 Pƙed rokem

    Macalin intee kabaran karaa

  • @nourhassan1524
    @nourhassan1524 Pƙed rokem +1

    Legend

  • @user-mx3mw9fm7v
    @user-mx3mw9fm7v Pƙed 21 dnem

    Mobile ka ma laga dalban karaa mise labton uun ba

  • @SakariyeAbdisamed-op6fm
    @SakariyeAbdisamed-op6fm Pƙed 11 měsĂ­ci

    Zxp lanbar what's appearing malee dahay

  • @bonkeynasiibwangan271
    @bonkeynasiibwangan271 Pƙed rokem

    Asc axb sare gelle labragag Ayan jclhy in ad ii shegot hdi ay maqul tahy

  • @Mahaawi122
    @Mahaawi122 Pƙed 8 měsĂ­ci

    waa ku salaamay wllkey Alibaba App lala soo dago miyaa tan kale luqadaha caalimiga maleh miya Yacnii English bes miyaa ii so jwab mhdsanid

  • @user-sk5nj7mq6l
    @user-sk5nj7mq6l Pƙed 10 měsĂ­ci

    Wllkey somali Meya ku hada lana ika mase afa jinesa le ku hadalana

  • @djpro9944
    @djpro9944 Pƙed rokem

    Wll hal mar kasoo hdal "you have anew friend Suggestions " Maxuu ka wada qofka kuusoo dirayo sawabta usoo dirayo maxa wye pls iga soo jwp

  • @salmasalah7119
    @salmasalah7119 Pƙed rokem +1

    M.a Ustaad Allaha ku sharfo 👍

  • @raaqiyas1116
    @raaqiyas1116 Pƙed rokem

    Mahadzanid wl

  • @fardusamohamed9130
    @fardusamohamed9130 Pƙed rokem

    Walal plss Alan kgu dharShe yurub ayan joga side u adeegta

  • @mohaicardi1216
    @mohaicardi1216 Pƙed rokem

    Ustaad adi makaa helayaa saliida bidaarta

  • @SomalikingFF
    @SomalikingFF Pƙed 6 měsĂ­ci

    Alaabtu hadey yartey ka warran oo aan Air dalbado

  • @calishariif3074
    @calishariif3074 Pƙed 8 měsĂ­ci +1

    Waxaan raba qoraalka aad kadiyaarisy seen ku helaaa

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Pƙed 8 měsĂ­ci

      Gelle bashir Alibaba ku qor google ka website kayga kuso baxayo

  • @Abdalla_252
    @Abdalla_252 Pƙed rokem

    Product-ga inta killo uu yahay see ku ogaan karaa inta aanan qaabka delivery-ga goan ka gaarin.

  • @abdirahman5566
    @abdirahman5566 Pƙed rokem +1

    Ustaad alaab kali ah (tafaariiq) iyadoo laga soo gadanaayo kasoo hadal

  • @aankeyofficial3542
    @aankeyofficial3542 Pƙed 8 měsĂ­ci

    Ustaad Geele sidee ufurun karaa Account Alibaba mise Account umaba baahno jwb ayaa kaga fadhiyaa ustaad.

  • @shukrihazzan2366
    @shukrihazzan2366 Pƙed rokem

    Xagee kala xiriiraa

  • @najiipmajagab257
    @najiipmajagab257 Pƙed rokem

    Waaaaaaw

  • @zaynuuherbalproduct
    @zaynuuherbalproduct Pƙed rokem +1

    Baabuurada muu ii biyaa

  • @_maryam_mohammed1
    @_maryam_mohammed1 Pƙed rokem +1

    Asoo mobile looga dalbanaayo soo samee wll

  • @user-ih4kg9zs4i
    @user-ih4kg9zs4i Pƙed 8 měsĂ­ci

    wllo casharkaan aad ayaan u fahmay thanks suaasha aan rawo inaan kuwaydiiyo waxay tahy product hadaan soo iibsado maku sii iibin karaa qaab online ah

  • @najiibmohamed3774
    @najiibmohamed3774 Pƙed rokem +1

    tnks mclin đŸ€š

  • @sacdiyoxasan7988
    @sacdiyoxasan7988 Pƙed rokem

    Wll dad ad ogadalabty Alibaba ohelay alabtodi majiran

  • @Faariz-Abdi
    @Faariz-Abdi Pƙed rokem +2

    Thank you ustaad
    Wax badan baan kaa fa,iday
    Lkn sidee dhalinyarada ku hela contact gooda

  • @user-ci1xg4gd2o
    @user-ci1xg4gd2o Pƙed 11 měsĂ­ci

    Wall hal shay makaheli karr

  • @hmca6407
    @hmca6407 Pƙed rokem

    Wll iska xidh ads ka sida ku wa so bandhigaya naago qaaqawan oo dharka hose xayaysinaya

  • @naag-weyn
    @naag-weyn Pƙed rokem

    Ii reeb Meel gaara oo aan kaala soo xidhiidho pls🙏

  • @Beloved___0ne
    @Beloved___0ne Pƙed rokem

    SHEIN wll no so gali

  • @Mujapdirahmaan40
    @Mujapdirahmaan40 Pƙed rokem +1

    Ugu dampayn tijaabo dheer wan kaso iibsaday Ali Baba mahadsanid ustaad

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Pƙed rokem

      welcome wll

    • @dimplequeen6297
      @dimplequeen6297 Pƙed rokem

      Asc wllo MA iga clawing kartaa waan ubaahnaa in aan alaab kasoo iibsado mudo ayaan raadinayaa mana helin ? Ii soo jwb wllo

    • @quuenindho7711
      @quuenindho7711 Pƙed rokem

      @@dimplequeen6297 anaa gabdh kugu xiraya ila soo hadal. Waliba free kugu dalbaysa

    • @adontiialle
      @adontiialle Pƙed rokem

      ​@@quuenindho7711abyo Ana igu xir wn rabaaye

    • @iswaaraahmed7324
      @iswaaraahmed7324 Pƙed rokem

      @@quuenindho7711 wll aniga rabe fadlan ila soo hadal isoo jawab

  • @xaliimociise825
    @xaliimociise825 Pƙed rokem

    Somalia Maa laigu keenayaa wll

  • @skukriali638
    @skukriali638 Pƙed rokem

    Wll ina icaawisa rabaa please

  • @ahmedsahal2942
    @ahmedsahal2942 Pƙed rokem +1

    Thanks zxb wax badan an ka faiday

  • @munaqani8779
    @munaqani8779 Pƙed rokem

    App ali baba ee saxda ah side loo grn karaa

  • @gaabefk9852
    @gaabefk9852 Pƙed rokem +2

    Ustaat waxaan ku waydii haa sual alibaba alaab inta kagato meesheeda ayadoo iitaal masuq gaynkaraa uu ma iihaynayaan intaan sohelayo kastamarkii iga gadan lahaay si online

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Pƙed rokem

      may markad iibsatid waxey kugu qasbayan in aad kuso diraan

    • @ciltire_online
      @ciltire_online Pƙed rokem +1

      Walal wad helaysaa qof Kaa ibsado ha niayd jabin

  • @AbuukarMohamed123
    @AbuukarMohamed123 Pƙed rokem +1

    zxiip war bixinta aad aqrineyso xageen ka heleyna

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Pƙed rokem

      Website kayga wll , article aan ka qorney weye

  • @HooyomacaanRaxmo12344
    @HooyomacaanRaxmo12344 Pƙed 8 měsĂ­ci

    Wax jijiga joga ma jira aan ganacsi Isla bilowne

  • @abdushneen-ly2rn
    @abdushneen-ly2rn Pƙed rokem +1

    Sxb please ali expres video kasoo sameey🙏

  • @aswanali5803
    @aswanali5803 Pƙed rokem +3

    Mahsanid ilaahay ha ka abaal mariyo wll

  • @dulqaadbadane8151
    @dulqaadbadane8151 Pƙed rokem +3

    Ali express kasoo hadal tafaariiq ubaahanahay

  • @IbrahimXasan-eb6mw
    @IbrahimXasan-eb6mw Pƙed rokem +1

    Thanks walhi abalkaga lama Gudi karo