Aad baad u mahadsan tahay mudane waxbadan baan kaa faaiiday runtii aqoonta allah kuu barakeeyo walal inaan kula soo xiriirana waan jeclahay see baan kuu helayaa adi mudane geelle
Wllo waad mahadsantahay wastern union express wey kutaal hargaysa lkn dhibka ihaysta waxa weeyi inay iyidhaahdaan lacagta Alibaba soo dhex mari markan form ka buuxi idhaahdana wuxuu leeyahay soomaaliya macquul maaha sidee loo xalinaya.
Asalamu caleykum wll wad mahadsantahay wll waxan daganahay somaliland horeyna waxan dagana uk hadi aan lacagta ka bixiyo credit card keyga iyo halka Alabta leygu kenaya way kala duwan tahay xalad miyeey ka imaankaraa thank u wll wan ka fa’ideystaay khayr ayan ku rajeynaya
Thanks brother Geele that was very interesting and helpful for a business beginner, like me, jazakallahu khyraan barakallahu fiika
Asc
Walaal mansha allah aad iyo aad baad umahas san tahay waayo
Waxaad nafahn siisay sida loo isticmaalo wabsaydca alibaba ❤❤❤💯💯💯✋✋✋
masha allah wll geele bashiir waa cashar aan aad uga faaidaystay in badana waan doonayay jasaa akallaha wll
Thanks wll
Aad baad u mahadsan tahay mudane waxbadan baan kaa faaiiday runtii aqoonta allah kuu barakeeyo walal inaan kula soo xiriirana waan jeclahay see baan kuu helayaa adi mudane geelle
Thanks bashiir gelle walaal jira jazaka allah
Ustaad Bashir
Mahadsanidiin shein shopping online
Mashalah wll ilahey haku xafido wa barnaamij fiican wax badan ka faaiday mahadsanid
Thank you for your explanation
Masha ALLAH, mahadsanid walal.
Geele Bashir wll khayr alle haku siiyo waxbadanbaa kaa faaiiday
Adaa mudan wll
Asc ma ka dalbaty wll xn rabaa inan alaab la dalbado sidee ula xidhiidhka wll
Mahadsanid ustaad bashiir
Seeloogataa
Saaxib sabiyo sidee wax looga tuur taa❤❤❤❤❤
Mahadsanid Wll Aad bn kaaga faaidnay
Mahadsanid mr geele
Ada Mudan wll
ina wax ka gataa raby wll vesiogiina fahmi wayyy
thanz wllo😊
Thnks a lot mr bashiir
Ada mudan bro
Wax badan baan kaa fahmay sxb thank you
Taleefankaaga
Productga aan rabo kg seenku ogankaraa markaan ibsanayo si aan u qimeyo lacagta deliveryga
Shukran walkeey
Thanks abowe
Mahadsanid
Thank you so much 💗
Asc geele bashiir ugu horonta waadmahadsantahay teeda kale waxaan rabaa lambarkaga mahadsanid
Ok, Thanks :)
Waad mahadsantay
Shugran geelle Bashir
Bashiirow sideen ugo dalbadaa bro
Mahasanid wall illahay hala ajarsiiyo
ustad DHL kismayo ma keeni karaan
Wall apka alibaba inaa sing greyo ama ciwan a sameyo mu iha rabaa mahdsanid🥰
Thanks bro💯👍
runtii aadba u mahadsantahay wll dhowr wax yabo hada ubahanahahy sidee hal dukan ugu wada dalban karaa si mid walbo hadhow markii somali ka donanayo mid kista lacg legaga qaadan muqal kalo ugu hadlesid no so geli plz wllo
Maclimuu adigoo waxa ka iibsanaaya oo lcgta u shuwaayo video mnoga soo sameen kartaa
thanks alot
oo lacagtan ku iibsadey tan an deliveryga sinaya ka badan😅
🎉
Thanks wll
Haa
Masha allah! Ustaad kheyr badan allaha kusiiyo.
Asc ustaad geele bashiir premier bank ma loo isticmaali karayaa alibaba ? Isoo jawaab mahadsanid ustaad .
gob baad tahay geele bashiir
Wll Ani waxa laygu dhacay alibaabaa tuug ah waxan rabaa sida lagukala garanaayo kasxda ah iyo katuuga ah
wllo suaalo badanbaa ku yaalaaoo anga
nahaysta marka wllo sigaara in kuulasoo hadlo doonayaa
5 pair ma iibsan kara
Tanks
Xagen kala so xiriira wall
Wll.dubia.alibaba.isheg.gacan.amiina.xawalad.sida.dahabshiil
Uganda anoo jooga wax maka dal ban karaa wll
Haa wll .
waa mahadsan taga
Walal Sharaxaaad IGA siii sida loo barto application iyo sida loo sameeyo.
Kuma fahmin wll
Sida loo barto mobile app ee ku jiro play store.
walal mahaystaan b
Wllo waad mahadsantahay wastern union express wey kutaal hargaysa lkn dhibka ihaysta waxa weeyi inay iyidhaahdaan lacagta Alibaba soo dhex mari markan form ka buuxi idhaahdana wuxuu leeyahay soomaaliya macquul maaha sidee loo xalinaya.
anba waa halka aan ku wareerey wlloh
Qof dubai ama melahaas kale jooga buux buuxi ku dheh
Mahadsnid
One kg $10 for delivery what is the profit can I have?
Waa saa’id qaali
Meel looga baxsado ma heysaa
$10 waba raqiis
@@mohamedhassanahmed1378 if you need the origin things you must be paid more money
Asc Zxp Geele Bashiir Haddan Bank lacagta ka diro ma sii dhexmarysaaa mise Company-ga aan ka Iibsanayo ayaa si gooni ah ugu dhacysaa
labo bari kadib company ga helayo wll
sxb hal wax ma ka iibsan karaa mise jumlo lee wye
Qaabka la igu keenayo iyo sida goorta ii imaneso
ETHIOPIA Gaar ahaan Jig jiga makadalpan karaa Mclin
Walaal si gaar ah inaan kula hadlaa raabaaa ee suuragal matahay inaan helo meela kala hadlo
Asc
thanks for information
❤
Walalkey mobel ayaan rabaa ina ka dalbado qaabkee ugu dalbadaa
Meel aan kaala Soo xiriiro aan rabay wll
Zxp waa mahadsan tahay ee halmid ii samey waxaan G29 inaan dalbado ee isoo samey zxp video la dalbanaayo
Wallaale caadi noogu fasir sida alibaaba wax looga dalbado
czcams.com/video/0UMCMELhLjk/video.html daawo wll ka
Aad baad umahadsantahay wll
Ee halkeen kala xariiraa dhalinyarada china joogta
Aniga si fcn Uma fahamin Lakin xageah kalso xarira
westren union somali wey ku tala sxb
Bro freight maxa lga wada
Seebaa loo dira lacagta
DHL xagee ku yaala Mogadishu ustad
Asc walaal Geelle Hal Shay kaliya marka aan Ka iibsanayo dariiqadeen maraa
Westernunion Hargiesa Way Ku taala
pro laptop yadiisa tayadooda kawaran waxaan rapaaa inaan laptop ka gato
Telkeega waxaa masoo saraye maxaa qaldan
sideen isu heli karnaa wllo jawaab ilasoo wzdaag
👍👏🏽👏🏽👏🏽
*Koorsadii ma furan tahay ustaad waan rabaye mise waa xiran tay?*
Wey furan tahay wll
✔wllo waad mahad santahy lakiin qaybta diyarad kamadan hadlin oo marwalb oo aan alibaba galo shipping bay odhanayaan oo qaabka diyarad loo doronay kamadan hadlin plz isoo jawaab wllo
Video kale bn ka sameeyey daawo wll
Inshallh wll
Linking isoo dir aan dawade
IPhone Malagad al bakaraa
Western Union Muqdishu ayey kutalaa bro.
Ascm wll
Numbarkaga whtspka ma kala sohadlikara pls
Shutterstock maxu yahy, maxa laga faa'iida, sidena loo isticmala sxb
Waa online platform sawirada iyo content lagu soo bandhigo. Lacag walaga helaa hadii sawirada la gato wll
@@GelleBashir fadlan video kaso samee
Ok wll
Macalin delivery gu hargaisa maso Gari kara waxa kafuran hargaisa dhexdeda dhl
Pro Gelle bashir waxan ka codsanaya inaad noo so samayso video
Kusaabsan stock market ka sida loogashaqaysto marka pro no sosame
Waa codsi ✋
Thanks bro
kartaa maadama aan asxaabtaada ku jiro
Geele zxp hadaa rabo inaa 1mopil kaliya soo gato maxaa xal ah
wll hadan ubaahanay kwrn 2shey
Asalamu caleykum wll wad mahadsantahay wll waxan daganahay somaliland horeyna waxan dagana uk hadi aan lacagta ka bixiyo credit card keyga iyo halka Alabta leygu kenaya way kala duwan tahay xalad miyeey ka imaankaraa thank u wll wan ka fa’ideystaay khayr ayan ku rajeynaya
Jawabi an rabey wan ka dhex heeley wll thxxx u
Western unión somali we ku taal
Wll hadii aan lacagta u tuuro a maa la igu boodaa
Wll gelle ad bd u mhdsan tahy sida wngsan ad noogu iftiimisay wll wxn kaa rapaa number what's app kaaga si garan wx kuu waydiinayaaye
Instagram kayga igala so hadal bro .
Garaad ka doh iyo doolo
hadaanan aqoon qof china jooga
Ilahayban kugu dhaarshe ila soo xidhiidh walaal waxban ku weydiinaya wll qli waxna wan kuu ogalahay.
Hee
Mohamed barre soo dhawaaw
aniga zigaara maylasoo xidhiidhi
isbarakasaa laguma iibsankaro
Shutterstock fadlan warbixin naga sii ?
ok wll