shaqadan yaan lagaaga hormarin 2025 | Video Editing $300

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 9. 09. 2024

Komentáře • 506

  • @GelleBashir
    @GelleBashir  Před 3 měsíci +69

    Course Cusub
    Video Editing in CapCut | Beginner to Pro | Desktop + Mobile
    Waxaan Academy-yada kusoo darnay Course lagu baranayo Video Editing-ka gaar ahaan software-ka Capcut.
    Xirfadan Video editing ayaa baahi weyn looga qabaa suuqa shaqada maadaama aad loogu soo biirayo Content Creation-ka sidoo kalana ganacsi kasta u baahan yahay Team editors ah.
    Maanta waxaa qasab ah in aad taqaanid Video editing-ka waayo Content Creation-ka waa qayb nolosha ka mid ah maanta.
    Hada Dalbo
    📞 WhatsApp link wa.link/zjb442

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 Před 3 měsíci +32

    M.a ustd qof qalbi wanaagsan oo aan xaasid ahayn ayaaa tahay ustd geelle

  • @shantagees9425
    @shantagees9425 Před 3 měsíci +6

    So proud of you Gelle, mar walboo aan arko qof Somali ah oo wanaag u haya dhalinyarada Somaliyeed. aad baan ugu farxaa. As a community we need to introduce to our people how to be productive and take advantage of the social media instead of using it for a negative content.

  • @jamasalah613
    @jamasalah613 Před 24 dny +2

    Mahadsanid waligaa waxa aad qofka dhaanto hala bakhaylin cimri dherer iyo Barako ayaad ka helaysaaye wllo

  • @IkraamMoha-gp5hf
    @IkraamMoha-gp5hf Před 2 hodinami

    Tnx mclin talo fcn ka qatay wakugu so war celin dona marka guleysto i.a❤

  • @HassanMadobe410
    @HassanMadobe410 Před 2 měsíci +4

    The first video to I watched to day .. i will stay intact until I get more ideas from you.. big upnigga

  • @Engmaxamedcabdiraxmaan1
    @Engmaxamedcabdiraxmaan1 Před 3 měsíci +15

    Wlhy video yadaada daawashadooda waxaan ku jeclahay waaa ediing awoowe ❤❤❤❤

  • @Somfamilyfun
    @Somfamilyfun Před 3 měsíci +3

    Thanks akhii runtii waxbadan baan kaabaranay allah yubaarik fiiki

  • @Justsport-999
    @Justsport-999 Před 2 měsíci +3

    Sxb vidio editing aqoon u leyahy sare lkin qof igu xir pls exam diyaar u ahay

  • @Gole_sports-or3zt
    @Gole_sports-or3zt Před 3 měsíci +9

    First 🥇 view and first like.

  • @Abdalla3920
    @Abdalla3920 Před 3 měsíci +5

    I have at least four years of video editing experience. My last job was working at a TV station.

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Před 3 měsíci +2

      good bro

    • @Abdalla3920
      @Abdalla3920 Před 3 měsíci

      @@GelleBashir Thanks bro

    • @mesuthassan
      @mesuthassan Před 3 měsíci

      Can you help me ?😅 currently I want to start that job u had effort the whole last years

  • @user-mq3hz6zc9l
    @user-mq3hz6zc9l Před 3 měsíci +3

    Thank you so much for sharing this curious information.

  • @DayHighlights2024
    @DayHighlights2024 Před 3 měsíci +4

    Waxaa thy runtii macalin mudan inlagu daydo🫶🤍
    You are Good teacher ❤ 🤝

  • @zakariyekubad6494
    @zakariyekubad6494 Před 3 měsíci +2

    Maanshaa"alaah keep going allaah haku barakeeyo ustaad

  • @Azadgameng
    @Azadgameng Před 3 měsíci +1

    best teacher cilmi fiican ayaan ka faaiday maclin

  • @Daacibashiir
    @Daacibashiir Před 2 měsíci +1

    Thanks teacher you are active

  • @Oinshaar
    @Oinshaar Před 3 měsíci +4

    Yaa laiga tagin omar waye❤

  • @ABDULLAHIABDIRAHMANALI-et6so
    @ABDULLAHIABDIRAHMANALI-et6so Před měsícem +1

    Thank you Mr Geelle

  • @hassanapdullahi1236
    @hassanapdullahi1236 Před 3 měsíci +2

    Thanks macalin aat baan uga helaa dhiiragalintada🫡🤝

  • @qacqaac.M
    @qacqaac.M Před 2 měsíci +1

    thank you masuul gelle

  • @AbuuSaamiya
    @AbuuSaamiya Před 3 měsíci +2

    Aniga Video Editor baan ahay qofkii in shaqo loo qaban rabo haila soo xariiro❤❤

  • @CrisaaqMaxamednuur
    @CrisaaqMaxamednuur Před 3 měsíci +2

    Good teacher

  • @Yuusuf_editor
    @Yuusuf_editor Před 3 měsíci +6

    Editing waan ku fiicnahay halkee kaala soo xiriiraa

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před 2 měsíci +3

    Thankyou

  • @abdirisackkhalifmirrow3191
    @abdirisackkhalifmirrow3191 Před 3 měsíci +1

    Ustaad Gelle sxb waxatahay qof wanagsan oo wanaagana la jecel wallalada somaliyaad, aniga ka abdirisack ahaan wax badan ban kafaiday waadna mahadsantahay ❤

  • @MohamedAbdirahmaan-yk1it
    @MohamedAbdirahmaan-yk1it Před 3 měsíci +1

    ASc Gelle Bashir Wll Ana Iga Shaqaalaysii Xirfadan Video Editing Waxaan Ahay Very Profitional Test Waad Iga Qaadi Kartaa Waliba Aadna Waad Umahad Santahay Ustaad

  • @CabdikaafiCali-xy9li
    @CabdikaafiCali-xy9li Před 2 měsíci +2

    😮mobel wataa macalinkaygii masameyn karaa

  • @yonisapukar2308
    @yonisapukar2308 Před 3 měsíci +1

    Legendry of the legendry vedio loo baahnaa waaye soo badi vedioska nucan ookale

  • @HIndaIsmael
    @HIndaIsmael Před 3 měsíci +2

    mahadsanid ustaad waxwalba waan heystaa kaliyata waxaa iga dhiman in aan bilabo insha allah waan dadaali

  • @lolmaxamed6845
    @lolmaxamed6845 Před měsícem +1

    ❤Asc soomaliye wani isoorac

  • @abdihafidmohamad
    @abdihafidmohamad Před 3 měsíci +2

    Thanks ustaad ❤

  • @OsmanBarqadle
    @OsmanBarqadle Před 3 měsíci +1

    Zxb computer 🖥️ miya mise waa laptop 💻

  • @abwaancalinuurshiine3464
    @abwaancalinuurshiine3464 Před 3 měsíci +2

    Waxaan caawa maa faaiday WORMHOLE 6 sano ayaan muqal duubis ku jiraa ma maqal. Mr hudrdaaye

  • @5somtv
    @5somtv Před 3 měsíci +2

    Asc Marka Hore Mahadsanid Ustaad Marka Xigta Qofkii Raba inuu CZcams kaygan ka Shaqeeyo ha ilaa Soo Xiriiro🤝

  • @CrisaaqMaxamednuur
    @CrisaaqMaxamednuur Před 3 měsíci +3

    Thank you good idea

  • @faxadis44
    @faxadis44 Před měsícem

    Digniin !!!! wuu hadal macaanyahay geele bashiir laakiin hadaad ubaahato caawimo muraayadaha ayuu kaadalacanayaa
    haku dagmina oo aad uga fiirsada wakiisa warkiisa

  • @djiboutiali2637
    @djiboutiali2637 Před 3 měsíci +1

    Am tired of driving truck.
    Am transitioning to cybersecurity.
    Looking for easy way to get into it.
    Learning security +, network + also A+ of comptia.
    Is very hard Learning and driving truck.
    Inshallah make dua for me so I pass those entry level certifications.
    Thank you all & may Allah swt bless you all

  • @Sahilmaphi
    @Sahilmaphi Před 3 měsíci +1

    Mahadsanid Wll Sare Xirfadas Inan barto ayan ku rajo weynahey Ustad lkn qof I caawiya ma heysto Wllhi

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 Před 2 měsíci +1

    Thanks

  • @user-qe3se5by8l
    @user-qe3se5by8l Před 3 měsíci +1

    Shp geele bashiir video editing professional ah xaa ka bartaa by online???????
    Inaad iisoo jawaabi doonto Baan rajaynayaa Insh aalah

  • @drshaaweeye4211
    @drshaaweeye4211 Před 3 měsíci +1

    Allha barakeeyo sxp sare

  • @user-th6qu6mj1z
    @user-th6qu6mj1z Před 18 dny

    Maasha Allah libx wax badan baan kaa fahmay

  • @ph24channel83
    @ph24channel83 Před 2 měsíci

    Manshllh m.n brother aad baad umahadsan tahay falowgeeda waan galayaa chp

  • @MudalibAlcazal
    @MudalibAlcazal Před 25 dny

    𝐌𝐚𝐡𝐚𝐝𝐬𝐚𝐧𝐢𝐝 𝐙𝐱𝐏 🙏

  • @maxamudosman5154
    @maxamudosman5154 Před 3 měsíci +6

    Ustaad crypto rabbaa❤

  • @Muxtawa
    @Muxtawa Před 17 dny

    editing waa ku fcnahy xagee ka bilaaba ama kaala soo xiriiraa

  • @cadceedofficial3220
    @cadceedofficial3220 Před 2 měsíci

    Mahadsanid ustaad, xagee lagala soo xiriiri karaa.

  • @user-yu3px3up7s
    @user-yu3px3up7s Před měsícem

    Mahdsan wll

  • @AbdiazizAbdullhi
    @AbdiazizAbdullhi Před 21 dnem

    Anigaa sameeyay youtubeka sameeynayi

  • @salmaabdilahi3449
    @salmaabdilahi3449 Před 2 měsíci

    Mhdsanid wl majiro qof sidada wax usharaxaa adnh ilhy dhaqadaada haku siyadiyo

  • @feysalabdulaahisheikh1185
    @feysalabdulaahisheikh1185 Před 3 měsíci +2

    Editing waa aqnaa ee yaa I aqbalayo

  • @SUAADSaid-n1q
    @SUAADSaid-n1q Před měsícem

    Mash Allah ❤

  • @user-cz8gl1bw6b
    @user-cz8gl1bw6b Před 15 dny

    Ustaad editing waa aqanaa ee shaqo Ayaan ubahanahy🙏

  • @gaandaa8852
    @gaandaa8852 Před měsícem

    waad mahadsantahay sxb waxa lanawadaagtay cahar muhiima.

  • @Shirwacboy-g5x
    @Shirwacboy-g5x Před měsícem

    Mahadsnid wll Inah alh wx bdn Wan kaa baran Doona
    Wxnn rajaynaya inan helo melan Kaala soo xiriiro

  • @AliTair-yy7yd
    @AliTair-yy7yd Před 2 měsíci

    mash allha wallkay mahadsanud

  • @SahraMohomed
    @SahraMohomed Před 2 měsíci

    Intee kabartaa 😢❤

  • @HaajaraCabdikariim
    @HaajaraCabdikariim Před 2 měsíci

    Asc wr wb ustaad qaali si daacad ah ayaad u hadasha allah haka raali noqdo 😊

  • @user-yp8mz2zg8x
    @user-yp8mz2zg8x Před 3 měsíci +3

    War geelow zxb waa kusalaamay War nio aniga waan aqaanaa makula shaqayn karaaa. Zxb mcn

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Před 3 měsíci +2

      bro hada labo qof ila shaqeyso ayagaa igu fila wll

    • @marwoabdalle682
      @marwoabdalle682 Před 3 měsíci +1

      Tiktokta samyso ku xayaysiso wll

    • @kingmudu9773
      @kingmudu9773 Před 3 měsíci

      Zxp xirfad bad leedahaY Adiga halaguso raadiyo

    • @mahadibrahim1628
      @mahadibrahim1628 Před 3 měsíci

      Bro numberkaada ii Soo dir waan ku baahanahay

  • @abdisamedahmedarab2061
    @abdisamedahmedarab2061 Před 2 měsíci

    Than k you brother wax badan isku ke darsana hada neh xalkooda wan ka heley 💖🙏

  • @khadiijodalmarhonest1895
    @khadiijodalmarhonest1895 Před 3 měsíci +1

    Masha alah walakey 🎉🎉

  • @sahidAbdihakimAhmed
    @sahidAbdihakimAhmed Před 16 dny

    Great ustaad

  • @aadamciise131
    @aadamciise131 Před měsícem

    Ustaad hal su aal ku waydiina majiraan websites aad kaga shaqaynsan karto video editorka

  • @yasiin-guray
    @yasiin-guray Před 3 měsíci +1

    Mahadsanid Gelle bashiir

  • @user-qp5qo9zd7v
    @user-qp5qo9zd7v Před 3 měsíci +1

    Xasidka ma af laxo aa hora loo dhahay wlhi geele Bashir waa wil dhlin yrda horu markoda jcel hory uso wll chin ba ja ba hanahy🙏🙏

  • @user-tg5mm1ym8v
    @user-tg5mm1ym8v Před 3 měsíci +2

    M.a ustd

  • @Haashim895
    @Haashim895 Před 2 měsíci +1

    Mahadsanid ustad

  • @misszuroleyyy
    @misszuroleyyy Před měsícem

    Halkee kala so xiriri karaa ❤

  • @barwaaqomaxamed4033
    @barwaaqomaxamed4033 Před 3 měsíci +2

    Guul banku rajaynaya

  • @Mudalibadbirahman2124
    @Mudalibadbirahman2124 Před měsícem

    Thanks Ustaad

  • @abdirizakno9273
    @abdirizakno9273 Před 29 dny

    Thanks zxb wxbadn ba ka faiday

  • @XamseSiciid-dj5yd
    @XamseSiciid-dj5yd Před 27 dny

    Mahdsanid macalin

  • @mohaninho
    @mohaninho Před 3 měsíci +2

    waxan ahayd video editor hadad u bahantahay ila so xidhiidh, short videos iyo long videos labaduba

  • @user-ew5ob6wx6c
    @user-ew5ob6wx6c Před 3 měsíci

    Ustaad waad mahad santahay qof daacadana waad u eegtahay oo aqoonleh anigu wax aqoon ah umalihi eidintka ee yutube saw lagama baran karo

  • @abdallasocialist4058
    @abdallasocialist4058 Před 3 měsíci +1

    Sxib what's up kada ayn ubahanahy

  • @Mohamedabdimalik72
    @Mohamedabdimalik72 Před 2 měsíci

    Thanks tilmaan fiican baad siisay dadka kugu xidhan

  • @kingmaan1
    @kingmaan1 Před 3 měsíci +1

    dhiirigaliye wanaagsan💯❤

  • @Smartimprovement971
    @Smartimprovement971 Před 2 měsíci

    Asc, I'm a Capcut editor and I would like to work with you, how can I apply?

  • @user-vz5qh5xk1r
    @user-vz5qh5xk1r Před 3 měsíci +4

    M.a ustaad gelle bashiir
    Ustaaadka dhalin yarada gulayso ustad gelle

  • @user-xy4tx6qo5g
    @user-xy4tx6qo5g Před 27 dny

    Ani redy ahhay zxp

  • @Sbrpro85.
    @Sbrpro85. Před 3 měsíci +1

    Adobe premiere hada mar baratao cupcut dad aan isdhibin aa isticmaalo

  • @isakhusseinadanshali9936

    Asc

  • @omarkayad633
    @omarkayad633 Před 3 měsíci

    Ahey sidee ku heli karaa goobtan lacag🎉

  • @CabdiShakuur-he6ps
    @CabdiShakuur-he6ps Před 2 měsíci +1

    Xagee kaala soo xariiraa pro

  • @saidmuhumed8492
    @saidmuhumed8492 Před 3 měsíci

    Masha allaah ustad xagaan kalasoxariri karaa in aan talo babadan isisan rabaye

  • @AriijCabdi
    @AriijCabdi Před 3 měsíci +1

    Thanks ustaad

  • @basnaahabiib9689
    @basnaahabiib9689 Před 3 měsíci +1

    Ustaad se ku ogaane in u san edit gerysnayn muuqalku?

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Před 3 měsíci

      Editing hadad taqanid ama baratid, wad ogaan karta muqaalkan edit u baahan iyo kan kale , tusaale, Hada muuqalkan waa edit gareysan yahey.

  • @user-wz6ep5wg8o
    @user-wz6ep5wg8o Před měsícem

    Mahadsanid ustaad inadan kula socdaa insha allah laptop 💻 hada ma,aboodi inaa soo iibsado lkn inaaa barto waan jecelahy waana iibsan doonaa hadan wax helo

  • @MaxamedaadanMaxamed11
    @MaxamedaadanMaxamed11 Před 2 měsíci

    Uguhoran Asc zxp maantawaxabadan baankafaiiday 😢 dadkaiskumidmaahan walaahi wax badan baan kyhamenaayay inaan Barton vedio edit maintain xaqiiqada band itostay wll mahadsanud ❤❤❤=

  • @BalqisaAli-nz2wr
    @BalqisaAli-nz2wr Před 3 měsíci

    Aniga waxan ahy ardayad ku cusub editing ka waxaana kamid thy dhirigaliyasheyda waana balan in aan noqdo video editor waana ku mahadsanthy sidaad iidhirigalisay🥰🥰

  • @djborow4917
    @djborow4917 Před 3 měsíci +1

    Tnx mudane🙏💯

  • @F-PShow
    @F-PShow Před 3 měsíci

    Best video, i hope inay dhalin yaro badan ka faaiidaystaan waana ku mahd san tahay ustaad🙏

  • @faaiidodiineed6924
    @faaiidodiineed6924 Před 3 měsíci +1

    Thank you

  • @khaalidsacad958
    @khaalidsacad958 Před 3 měsíci +1

    Thank Macalin Sare

  • @AshrafHakiimi-y5h
    @AshrafHakiimi-y5h Před měsícem

    Mahadsanid ustaaad

  • @Fahadcaynaan6
    @Fahadcaynaan6 Před měsícem

    Legend thanks 😊

  • @RaqiyoCadey
    @RaqiyoCadey Před měsícem

    Jaamacadna waan dhameeyey

  • @user-xy4tx6qo5g
    @user-xy4tx6qo5g Před 27 dny

    Aniga vidio editor BAAN ahay zxp qofki in lo qabto rpo ustaad ha ila so hadlo

  • @SacdiyoCawale-x7s
    @SacdiyoCawale-x7s Před měsícem

    Bilis wllaky sidaan yutub ufurto isoo sheeg wll mcn

  • @ahmednur8327
    @ahmednur8327 Před 3 měsíci +1

    Fadlan wax lagaala xiriiro soo qor