Sidee Alibaba Lacag Looga Sameya | Best Prodcuts
Vložit
- čas přidán 29. 06. 2023
- Salaam
Hadaad jeceshahey in aad website laguu sameeyo , ama Course rabtid, fadlan number kan nagala soo xiriir +252905582875
👉 Services gellebashir.com/
👉 Kusoo Biir Course - gellebashir.com/lms/
👉 Kusoo Biir Telegram Group t.me/gellebashir
👉 Aqri Maqaalkan - gellebashir.com/blog/
👉 Register Binance - accounts.binance.com/en/regis...
✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
✅ SUBSCRIBE GUYS
Gelle Bashir Academy:
👉 gellebashir.com/lms/
Mahadsanid
Mahadsanid macalin
thanks wll
Ustaadow aad ayaa umahad santahay marka xigtana product koowad noocyada guryaha somaalidena ila ma ahan kuwa iib sanaya macalin
Sxb course ka lagu Barto sida alibbaba wax looga iibsado meeqa yaad siineysaa
Hadiise aan course da aan qaato waan dalba karaa miyaa meel kasta oo aan soomaali ka joogo?
Mahadsanid walaal waa qalabyo wanagsan
thanks wll
Ustadi likiga Aad artikalka ka aqrinayasid ma kaaheli karnaa oo halkan repaly ahaan noogu soo dhig✌
Mahad sened pro
Ustaad waad mhdsnthy
thanks wll
Sxb iga rali ahow wxn ku waydiiyey youtube sidee COMMUNITY LOOGU FURTAA PLEASE
Waan sugaynay ustaad
thanks wll
Wcs Su.aal🎉
Shipping waa expensive baal explain please
Sxb waxan ku weydiina imasa xabo ayaa la dalban karaa? For example waxaan rabaa 12 saacadood camal
Intaa rabtid
Ok
Fiidyawyada sifican noogusoo bilaw oo an wax kafahan no
Maashaa alaah
thanks wll
Marka waxad so shegta inta kilowad u isticmalayo😊
Weli kama hayno waxan rabnay wax fican la kalay
Niyow wax u shego adu ninka
Sxbow soomaliya korontada ayey ka dhimatay
Hadana dhalinti maa ciriirisay
Asc wllo waxan ubaahan ee course
Number kena description yaalo nagala soo xirir wll Ama website kena
M.a
thanks wll
Sxb koorsada free miyaa
may wll lkn hada qiimo dhimis weeye
Wadanka dhibta kajira waxa weye korontada aya qali ah
Gelle bashir iyo warsame bade mar walbo waa is copy gareysan umadana wax lafahmi karo uma soo gudbi bisan
Muhiimadina kowaad kaliya waa side course kiina loo iibsa karo
Lkn waxa mooda in dhalinyaradu idin fahmeyso maalinba maalinka kadanbeysa
Taasi waxa cadeyn kugu filan views kaga 1k hal maalin
Hadalkina madax iyo majo u yeela ✌🏾
Sidee lacgta loogu diraa wlal
Master card wll
Or Visa card