DHARKA ASIM LOO KEENAY IYO SIDA SHEIN WAX LOOGU DALBADO

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 9. 09. 2024

Komentáře • 308

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 Před rokem +93

    Team amiira codsigega ii yela pls 500 bas aya iga dhiman waxaba xagiina maka ahan youtube igarsiya 1000 ❤❤❤

  • @muslimaah124
    @muslimaah124 Před rokem +75

    Dunida maso mari qof lamid ah nabigeena muxamad scw ❤❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před rokem +91

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)☝️❤️😥

  • @carafaad25
    @carafaad25 Před rokem +37

    kusalin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)☝❤😥

  • @KhadarXariir-rh9nh
    @KhadarXariir-rh9nh Před rokem +80

    Hadad qoralkayga amusnaan ku akhrinayso like hayla dhaafin 😂😢😢😢

  • @MustalifaFarah
    @MustalifaFarah Před rokem +23

    Mashaallah tabarakallah ilkahow guur xalal jeceyl naxaris wata iyo awlaad bariya akabarya isodyceya asxabta ad Aya ujeclahay ina hooyo noqdo inta heysan allaha kubarakeyo inta heysanin allaha nowada sahlo inshallah

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 Před rokem +35

    Asiima cafimaad ku xiro maamo amiin yarabi dharka mid la noco malahan mashaAllaah🥰🥰🥰

  • @naruronalka
    @naruronalka Před rokem +26

    Masha Allah Kuli Qurux Waaye Dharka illah haku xafido baby Asim❤❤

  • @Iman-321
    @Iman-321 Před rokem +15

    All waa ka heley illahow wiil curad iga dhiig allah ku dayo asim ❤

  • @user-qd7vx9yi8r
    @user-qd7vx9yi8r Před rokem +10

    maasha Allah Amiira wilkaga isha allaha kaga xijaabo Abaayo Allaha ku,xafido☝️🕋🤲🤴❤

  • @OSMANGAMMER
    @OSMANGAMMER Před rokem +19

    KÙSALIYA XABIIBKEENA صلَّى الله عليه وسلَّم ❤

  • @fardowsofardus9206
    @fardowsofardus9206 Před rokem +5

    Qurux waaye abaayo msha Allah next qiimahooda noosoo sheeg pls totally

  • @aaminoaadan8789
    @aaminoaadan8789 Před rokem +2

    M.a allow hooyadiis haka qaadin hooyo marwalbo waxey jaceshahay inuu wiil keeda uxarakooda oo caruurta ka dhexmuuqdo m.a alle cimri iyo caafimaad oo ku qaato ha kuusiiyo abaayo ❤m.a allow kuu barakeey oo kaaga dhig baari barakeysan 💖🥀🦋❤️♥️💋💝😘💕🫂💞🥰🥰😍🤩🥳

  • @shankaron4094
    @shankaron4094 Před rokem +2

    Mashaa Allaah kuligooda kalama 😍dhacaan illaahey ha siiyo cimri iyo cafimaad u kudhamesto kuna labisto

  • @SharmaSheeko
    @SharmaSheeko Před rokem +37

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeyo hadii aad janalkega boqato 😢😢😢 AMIIRA QURUX PIN 📌

  • @nataashaamohamad4486
    @nataashaamohamad4486 Před rokem +8

    Hooyo naxariis badana baby Asim caafimaad ku xero habo macn❤❤❤

  • @amaalahmed5012
    @amaalahmed5012 Před rokem +20

    ما شاء الله 🥰 ❤

  • @Filsanaxmed-pf2lf
    @Filsanaxmed-pf2lf Před rokem +1

    M.a alle haa kula koriyo wakhti badan alle ha isku kiin dhafo cafiimad na haa ku xidho dhaar ka amiira wlhi hooyo fican thy m.a alle haa ku xafiido baaby asiim💢💛😇

  • @deeqomaxamed2323
    @deeqomaxamed2323 Před rokem +7

    Amira waxan silaha hadan awodo bilada hoyada ugu fican sanadkan❤🎉🎉

  • @Hacabsan99
    @Hacabsan99 Před rokem +13

    Waa baran kartaa luqada English-ka qof go'aan leh noqo, vedio ayaa soo dhigey caawa ka faaideyso wll😊❤

  • @azuuabdirahman1024
    @azuuabdirahman1024 Před rokem +1

    Ilahy haysku kiin daayo hooyo iyo cunugeedii
    Dunida wx ka farxad badan mlhn markad haysato hooyo
    Bbe cafimad ku xidho wada farxa ❤🥰

  • @loveisbeautiful6494
    @loveisbeautiful6494 Před rokem +1

    Masha allah mcnto dhamaan waa wada qurxan yahiin cimri iyo caafimaad oo ku xirto allaha siiyo anagane owlaad iyo guur wanagsan allaha na siiyo

  • @nasteehohusein313
    @nasteehohusein313 Před 11 měsíci

    maleesiyo iyo yurub isku dhar maaha miyaaa wlhi dharkaan dhaan u qurxoon shien kuma arkin masha allah

  • @user-ns8nz8by2m
    @user-ns8nz8by2m Před rokem

    Abaayo mash allaha allah no xifdiyo waxa ii joogo asiim will ku fac ah mash allah waan u baahnaa dharkaaan waxan joga somalia

  • @Barwaaqohussien
    @Barwaaqohussien Před rokem +5

    Wxn ahy qofkii kugu horeeyey ee community ka zoo qora😂❤

  • @ibraahimsaed2925
    @ibraahimsaed2925 Před rokem

    manshlllh ha dharku mid midka folxumi ma jiro wll kuli way waada quruxbadanyihiin wlhi

  • @iftinjiinoow2166
    @iftinjiinoow2166 Před 10 měsíci

    M..a alle haku xafido Asiim❤❤abaayo amiiro kuli dhalka Qurux waye❤

  • @sahraluul5339
    @sahraluul5339 Před rokem +1

    Masha allaahqurux aziim caafimaad iyo cimri dheer allaha ku siiyo hooyo mcn❤️🥰

  • @farxiyoindhoyare-cm1xn
    @farxiyoindhoyare-cm1xn Před rokem +1

    Amiiro tageero ku ahyy 3sano from puntland🇸🇱😭🖤🖤

  • @zahraosman9448
    @zahraosman9448 Před rokem

    Wlh caadi ma ahan Aad u qurux badan midba midka kale wa ka qurxoon yhy ma aqaan goor u dhamaaday vediowga waaaaaaaw kale ii sii dhimaneed bee 😂😂10/10 waye

  • @mariamabdiqadir3072
    @mariamabdiqadir3072 Před rokem +1

    Lacgta noo sheeg mcnto All wa ka helay wlhy ilahy ha u barakeyo❤

  • @ilhaanqaasim3288
    @ilhaanqaasim3288 Před rokem +2

    Mansha allah baby asim hoyadis allaha u dhafo❤

  • @user-xt2ni7ve9l
    @user-xt2ni7ve9l Před rokem +1

    amira abaayo baby azim vidio iyo challangeyo nooga soo duub please🤤😭

  • @xasanjibriil9751
    @xasanjibriil9751 Před 9 měsíci

    Walahi waxad tahay qof ilmaheega daryelaya❤❤❤❤

  • @nasronasab918
    @nasronasab918 Před 7 měsíci

    Gabadh qalbi wanaagsan ❤

  • @user-vo4xl7jx4k
    @user-vo4xl7jx4k Před rokem

    Salallaahu calayhi wasalam

  • @user-yr7nt8qv4c
    @user-yr7nt8qv4c Před rokem

    M.a habo caafimaad ku xiro bybi asim❤abyo❤alha kuuu barkeeyo

  • @user-kc9uq7dz1s
    @user-kc9uq7dz1s Před rokem

    Dharka qurux waaye Lkn meeqa weeye amiiro noo sheeg bal ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SANTIKUMI1
    @SANTIKUMI1 Před rokem +2

    #Masha_allah,
    #Wow 😂 inaa zugto inta uu imaanaa #Azim larabay #wow sow u dhahaa arki laheynne 😂,
    #Qiyaas ahaan #qiimaha waa $1,500 ilaa $1,700 dollar,
    #dharka nacdo inta kartoon ku shubto dadka #somaliya jira oo xeryaha #qaxootiga ku jira kuwa aaadka u daran halasiiyo dhado wiilka hakuugu #duceeyaane,
    Kuwa kofida leh midka gududkaa ayaa #shidan nooh,
    Video qurux bdn waaye Thankz #queen👑💎,
    Codka #Fathoum iyo #hooyo maqlaa e waan #salaamay🤝.

    • @nonamenoface2957
      @nonamenoface2957 Před rokem +1

      Masha allah fikradada wngsn waaa m.a talo waaa tii rbi talo wllkaane waa lo baahanyhy

    • @SANTIKUMI1
      @SANTIKUMI1 Před rokem

      Mahadsanid wll qaliya 👍.

  • @maanocusman9451
    @maanocusman9451 Před rokem +1

    Baby asim wad Jeceshahy Allah Haku dayo

  • @MsryanCali-vs9mk
    @MsryanCali-vs9mk Před rokem

    Maansha allah amiira cadeey dooqaada caadi mahan

  • @princesmalyuun1768
    @princesmalyuun1768 Před rokem +2

    Amiiro dharka qurux waye lkn dawo gaab ayaa u badan sarwalada blz sarwal oo lugihiisa u qarinayo u xir marka bananka u wadaysid xafada marku joogana haif jee u xir I.a 🎉❤

  • @SanjuRose1
    @SanjuRose1 Před rokem

    Masha allah dhar qurxoon alalh kuu dhaafo asim waxo helay hooyo wangsn allah noo dhaafo hoyoyinkena ❤️ 😍 💖 ❣️ 💕

  • @ajmalexsaas2927
    @ajmalexsaas2927 Před rokem +1

    Masha Allah dhamantood way qurux badanyii ilaha ha nocifdiyo bebe Asim 💞💞💞💙🖤💜

  • @amuun_ahmed_11
    @amuun_ahmed_11 Před rokem +3

    Baby Asim kal iyo laab aa lagu hagar baxe this my man 🔥🔥🖤

  • @user-by2bw3qd2g
    @user-by2bw3qd2g Před 8 měsíci +1

    They are Soo beautiful ❤❤❤❤

  • @nimcoclaahi9717
    @nimcoclaahi9717 Před rokem +2

    Wlhi waa qurux m.a ❤ amiira ilmahenu way is leeg yihiin isku marpa dhalnay ee ma igu dalbi karta wllo intada itustay oo dhanba wan ka helaye somaliland baana jooga wllshy ila soo hadal amba lambar aan kala soo xidhiidho isoo sheeg

  • @mustalifasalah3648
    @mustalifasalah3648 Před rokem

    Masha aad bay uqurx badanyihii cimri u ku xirto ilahay ha siiyo ❤❤

  • @maslaxmaxamed7481
    @maslaxmaxamed7481 Před rokem +2

    Amiira big fan wlhi

  • @najmakhaliif8608
    @najmakhaliif8608 Před rokem +5

    Masha Allah dharka inaba caadi maahan wlhi quruxdooda hadii lay dhaho 100$ waaye xitaa way uqalmaaan Masha Allah balse lacagta waxaa ku qiyaasaa 50$ markay ugu yartahay Marka ugu badnaan tahay nah 70$ anyway Allah inoo dheereeyo cimrigiisa babe Asim caafimaad aan ka. Dhamaan allaha ugu daro cimrigiisa abaayo baari nah allaha kaaga dhigo❤

    • @neeyruuscadey4248
      @neeyruuscadey4248 Před rokem

      xbbty ana maleysia jogo 50 dollar yanyo lee lagu so gataa dhar magoyso

    • @najmakhaliif8608
      @najmakhaliif8608 Před rokem

      @@neeyruuscadey4248 waan ogahay maleysia qarashkeeda saaid inuu yahay balse maadama ay dhahday amiira shein ayaan ka dalbaday discount nah way sameyaan sidaas darteed ayaa udhashay 50 hadii uu 100$ uu yahay nah wuu uqalmaa dharkaas abaayo

    • @nasteehohusein313
      @nasteehohusein313 Před 11 měsíci

      yaaa 50 aaa ma dharkaas tirada badan😂

  • @munahassan7327
    @munahassan7327 Před rokem +1

    Alla weyshidanyihin Masha allah❤❤

  • @sabirinsalaad4976
    @sabirinsalaad4976 Před rokem +2

    Amiira mcnto markaa dharkaada lagu keenayo hal video noo gusoo duub❤

  • @user-lu1dy9iw2u
    @user-lu1dy9iw2u Před rokem

    Ilaahay hakuu barakeeyo habo soobarbaar

  • @ShaacirMuqtaar
    @ShaacirMuqtaar Před rokem

    Maasha allaah amiiro dharka qurux waaye ileehey hakuudaayo asim

  • @user-sr3kn4gr7l
    @user-sr3kn4gr7l Před 8 měsíci

    Qurux waaye Itelugugada

  • @Kafiaali5281
    @Kafiaali5281 Před rokem

    Ayyyyyyyu ilove it wlhiiiii masha alllah saaaid ban uga hely wlhiii❤🎉😮

  • @Khadropadal
    @Khadropadal Před rokem +1

    Haa waa qurux ❤

  • @ayaan7732
    @ayaan7732 Před rokem

    Mnshllh tabarakallah Bybee asim caafimad kuxiro waxan ku qiyaasilahaa lacagtpda 500$ ilaa 600$

  • @nastehobottan9024
    @nastehobottan9024 Před 3 měsíci

    Scw scw scw

  • @user-ff8co5ss9v
    @user-ff8co5ss9v Před rokem

    Masha Allah

  • @umuomarumucabiira337
    @umuomarumucabiira337 Před rokem

    Maasha allha qurux waaye allh xfdo

  • @najmakhaliif8608
    @najmakhaliif8608 Před rokem +1

    Qofka ugu horeeyey ee communitga ayaan ahay jah❤

  • @user-vi7qf6pw9x
    @user-vi7qf6pw9x Před rokem +1

    Ethiopia Malaga dalbankaraa abaayo

  • @maiida809
    @maiida809 Před rokem

    masha allah asem habu ❤❤❤

  • @Ruusa-tq4pu
    @Ruusa-tq4pu Před rokem +2

    Amira 1m halagarsiyo 😊

  • @najmocali6389
    @najmocali6389 Před rokem

    Masha allah baby asim darad dhow la dhale cayow 2sano u buxsante masha allah alle haku dhaafo mcney😊❤👏🏻

  • @roodoabdi7517
    @roodoabdi7517 Před rokem

    Masha Allah dharkoo dhan lamahad likar waayo waynuroyan
    M.a bay by Asim alle hadayo ❤

  • @umuzahra3864
    @umuzahra3864 Před rokem +1

    MashaAllah Abayo ❤❤❤❤

  • @Raaniya187
    @Raaniya187 Před rokem

    Mnshallah hooyo waa qali illhow undaa

  • @aminaabdirasaq826
    @aminaabdirasaq826 Před rokem

    MaanshaAllah Hooyo waacan ayaatay Allha haku barakeyo ♥️❤️💋💐💐💐

  • @CafiifoXagaafe-qx4lk
    @CafiifoXagaafe-qx4lk Před rokem

    Mansalaah ilaahey hakuudeysto abyi cunuga yarkaaa

  • @sihamabdirahman1200
    @sihamabdirahman1200 Před rokem

    Amiiro shein hool soo badi

  • @Missgalmudug121
    @Missgalmudug121 Před rokem +1

    Maasha Allaha waaye qurux waa dhaafay waa quruxyaalo ❤❤🎉

  • @sahrasheikh4373
    @sahrasheikh4373 Před rokem

    masha allah Orange ❤

  • @jamilafashe5629
    @jamilafashe5629 Před rokem +2

    Maasha Allaah dharka aad ayuu u qurux badan yahay

  • @neimaniina5009
    @neimaniina5009 Před rokem +1

    Macha Allah hadal makarayan dhamantodod ❤

  • @sadiasiad2186
    @sadiasiad2186 Před rokem +1

    All clothes are very beautiful you have the choice dooqaaga cajiib waaye

  • @user-gs5kl1lp9s
    @user-gs5kl1lp9s Před rokem

    Masha Allah qurux waye wlhi ❤❤❤babay Asim ilahey haku xaafdiyo ❤❤❤

  • @user-ng7ct8hn7o
    @user-ng7ct8hn7o Před rokem +1

    Masha allah nabad iyo cafimaad ku xirta wallo❤
    Dukaanka dharkiisa waxaa ku jira madooyin aan jidhkena iyo cafimaadka u fiicnayn in aad naftada ama ilmaha wax uga iibiso ha badsan qali

    • @cadeycabdule9129
      @cadeycabdule9129 Před rokem

      Asc abayo madoyinkas maxawaye, bisinke noga faaiday qeyr alhaha kusiyo walshay baby hadiyed raway i naa ugu dalbo

    • @user-ng7ct8hn7o
      @user-ng7ct8hn7o Před rokem

      @@cadeycabdule9129 wallo quruxey waxaa badhitaan dharka SHEIN ku samaysay uruur ama shirkad jarmalka ku taala Greenpeace la dhaho waxaa la ogaaday madooyin mamnuuc ka ah yurubta in ay isticmalan oo cafimaadka qofka ama hurmunkisa dhib ku keeni kara Ftalater maado la dhaho ayaa ka mid ah waxyabaha ay isticmalen waxaana asal ahaan loo isticmaala waxyaabaha caaga ah madaadas sita tuubada biyaha kabaha dacaska lakiin iyaga dharka ayaay u isticmalen waxayna ftalater sabaabta qofka in uu uur yeesho in ay adkaato
      Waxan wallo kugula talin laha ilmo waxba hawga gadan inta aad is leedahay dhar jaban gado ilmaha wax sun ah haw xidhin adna wax haka gadan aniga 2022 ogaaday dib dhar ugama gadan naf jacayl😂😂

  • @user-qk9lq8hw2e
    @user-qk9lq8hw2e Před 9 měsíci

    M.a❤❤❤

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 Před rokem +3

    Keep going amira❤

  • @user-rl9dv3ov9f
    @user-rl9dv3ov9f Před rokem +3

    Masha Allah❤❤

  • @user-xn9cf1tp6m
    @user-xn9cf1tp6m Před rokem

    Woow mashal hoyo shaqaysta markdb tahy waa sidan❤❤❤

  • @mohamedmayowabuukar2825

    Maasha allah alle ha kuu xafido baby asim xabibtii 🥰🥰

  • @filisbintuulusow3288
    @filisbintuulusow3288 Před rokem

    Amiira qar allah ku siyo wlhi wn ka faiiday marki ugu horeysay ee shein sida waxlogo dalbada sogelinaysay

  • @HamdaMohamed-nv3dz
    @HamdaMohamed-nv3dz Před rokem

    Msh allh waa dhar quruxbadan amiira

  • @nimcohersi9246
    @nimcohersi9246 Před rokem

    Dharkaan top waaye m.a

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Před rokem +1

    Manshaallah 😍 kabaha Jd cadan madw ❤👌

  • @ShamsaSalah-hf1yl
    @ShamsaSalah-hf1yl Před rokem

    Kusaliya subanahena Mohamed scw scw scw scw scw scw scw

  • @Mohammet24
    @Mohammet24 Před rokem +3

    Keep going my big sister ❤❤

  • @najuuzahel3306
    @najuuzahel3306 Před rokem

    Woxoo dhan way qurux badan yihiin dookhbaad leedahay wlhi😊

  • @umumumtaz4880
    @umumumtaz4880 Před rokem +1

    Wow abayo

  • @sabaaxsabaaxmaxamad6065

    Wooow

  • @user-nw8ez7pv9h
    @user-nw8ez7pv9h Před rokem

    M.a amiiro waxasdhan wa qurux badan yihiin m.a

  • @khadro6801
    @khadro6801 Před rokem

    masha allah waye cafimad ku xiro bbe asim❤❤❤

  • @luulsabriye3421
    @luulsabriye3421 Před rokem

    Masha allah doqaga waan kahely woow ❤

  • @happyofficiall
    @happyofficiall Před rokem

    Masha Allah abayo aziim allaha no xafido

  • @hudaahmed4639
    @hudaahmed4639 Před rokem +1

    MashA alah ❤

  • @mustalifomohamett4719

    Omg green and whiteka ban ku haystaa ani❤️🫶🏼

  • @user-dl5xd1xr5d
    @user-dl5xd1xr5d Před rokem

    ماشاء لله 😊😊😊😊❤❤