XAFLAD DOONTA KORKEEDA AAN KU QABTAY XAFLADII 2M

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 19. 05. 2024

Komentáře • 2,9K

  • @user-vx6sw1uu4x
    @user-vx6sw1uu4x Před 13 dny +2128

    Indhaha ha kaa dhacaan hadaad ila dhaftid liketa😂😂🥺💔

  • @Maxamedmubaarik11
    @Maxamedmubaarik11 Před 13 dny +445

    Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga aamiin yaa rabbi 🤲 😢😢😢😢

  • @NassimaXusen
    @NassimaXusen Před 13 dny +169

    Horta kusaliya nabigen maxamad ❤scw scw scw scw scw

  • @FarhiaMohamedahmed-gf8fp
    @FarhiaMohamedahmed-gf8fp Před 13 dny +82

    Asad xaajiyow xalay adoo socdaa ku ruyooday oo adoo soceeyzp noo soo duubtay illaaheey lugahaafa inaa ku socoto alle hakuu kaso caafimaad taam ah alle haku siiyo iinsha allaah

  • @FAYSAL231
    @FAYSAL231 Před 13 dny +356

    Waad raxaysaatenee salaada ilahy aa ilaawinaa Team 27 together ❤️

    • @Fathiibrahim5245
      @Fathiibrahim5245 Před 13 dny +12

      Talo kawangsn majirtooo❤

    • @khadraali5225
      @khadraali5225 Před 13 dny +3

      💗💗♥️🤏

    • @AmiinDeAlberto23
      @AmiinDeAlberto23 Před 13 dny +4

      maku tusi lahaayen ileen waajib uu ilahy kuleeyahy waye qof walbana lagu leeyahy meel lagu tukadana way leedahe meesha

    • @roodacqaadir3207
      @roodacqaadir3207 Před 13 dny +1

      salada waa mandatory wax la ilaawi karo mahan.

    • @SaraaSayid
      @SaraaSayid Před 13 dny

      اخبيعغييعتحقق٨بسس ببكييييي غبي قسس سسي٥🎉٦بيف٧قيي😅😅😅😅😅

  • @drrana6881
    @drrana6881 Před 13 dny +204

    Walal u duceeya asad 3M inuu gaadho isagoo lugihiisa ku soconaya wlhi si qalbiyana ayaay iiga so goday cawa 2021-2024 waxaan ka mid ahay Team27 aaynu halmar u wada ducayno asad hagio🤲

    • @manohassan5650
      @manohassan5650 Před 13 dny +5

      Allaahumaa Aamiin Rabi agtiisa Waxba Kama Aha In uu Dib Caafimaadka lugahiisa uu u Helo Rabiyoow Adaa Awoodid Caafimaad u sii lugahiisa Allaahumaa Aamiin🤲

    • @maisamacaney4683
      @maisamacaney4683 Před 13 dny +1

      Aamiin insha allah

    • @abdisalancismaanxirsi1260
      @abdisalancismaanxirsi1260 Před 13 dny +2

      Amiin

    • @user-qv8sm6gr6d
      @user-qv8sm6gr6d Před 13 dny +2

      Aamin Aamin ya rabi

    • @Nimco-ds3we
      @Nimco-ds3we Před 13 dny +2

      Ilahay ha natuso dhmtenba asado lugihisa ku socda alahuma amiin 🤲

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 Před 13 dny +119

    Mid walbo kamida wuxu kaso jeeda qabiil gooni ah markii laga yimado walalaha waa waxan kujecladay team 27 saxiibtinimadooda waa mid kafog is hayb sooc iyo jaahilnimo qalbiyada umada somaliyed ayaad hanateen saa isugu duubnada ❤❤❤

  • @xoorxoor8404
    @xoorxoor8404 Před 13 dny +60

    Wlhy waxaa kaqurux badneed inaad quraan shidTaana khamiisyana soo gashataan zxpayaal ama walalayaal ❤❤ hambalyo adunyo ayaad kusameyseene hanbalyadiinee 😢😢🎉🎉

  • @Abeera..Cade..
    @Abeera..Cade.. Před 13 dny +466

    KU sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋😢😊❤❤

  • @ifraahifka292
    @ifraahifka292 Před 13 dny +103

    jah sidaa ufaraxsanow wllky asad cimri dher iyo cafimaad allaha ku siiyo🥰

  • @princesmalyuun1768
    @princesmalyuun1768 Před 12 dny +14

    11:45 Samiya oo ciyaareyso maanta iikow ah😂cabsi way Isla deysy yaah alla sundus malmahan quruxly bay noqty m.a❤🎉 congratulations 🎉👏 asad all team 27 guuleysta i.a cimri dheer iyo cafimd I.a

  • @XamdiAli-st6nf
    @XamdiAli-st6nf Před 12 dny +20

    Ala ilaahow asad Lugi hiisa u soo ceeli😢😢😢

  • @IscoRax
    @IscoRax Před 13 dny +228

    Waa soo gashee ku sali nabiga (scw)🤲🤲🕋🕋🕋🕋🕋

  • @aarkamudugofficial28
    @aarkamudugofficial28 Před 13 dny +82

    Hogaamiye Asad Hagio
    Abdullahi Hagio 🦁
    Arrimaheena Hagio 🦁
    Armaan Hagio 🦁
    King 🤴 Ceyda 🦁
    Cumeer Big Fan 🦁
    I Am.K 🦁
    Xazaazi Bulle 🦁
    KoKo Bulle 👸 👑
    Amiiro Qurux 👸 👑
    Sundus Ayaanle 👸 👑
    Saamiya Dagan 👸 👑
    Dhamaanba Waan idin Wataa

  • @Waddaag
    @Waddaag Před 10 dny +4

    I am proud to have a brother like Abdalah, whose strength and kindness inspire me every day

  • @zuhuurahmed4523
    @zuhuurahmed4523 Před 13 dny +14

    Tagerida Team 27 kuma qasarin malin wlba hormar dheerad eh bey samayen masha allah wadajira my team❤

  • @yusraibraahim1277
    @yusraibraahim1277 Před 13 dny +129

    Wallalayal this Dunya is temporary stop blasting music in the ship and think of your akhira and work for it rather than simply enjoying the worldly affairs and my Allah subhanahu wata'alla guide us all❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i Před 13 dny +233

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️

  • @zamuudajume4946
    @zamuudajume4946 Před 13 dny +17

    Heesta zemzem baa iga gadan yes xaflad walba magacayga waa ka maqlay team 27 my fv team❤❤❤🎉🎉🎉

  • @ZakiLangadhe.
    @ZakiLangadhe. Před 9 dny +2

    Asad hagio got the best video of the month and tourism in langkawi, Congratulations Asad hajio🎉🎉

  • @Deamay2323
    @Deamay2323 Před 13 dny +601

    Hadi nabiga scw ad jeceshoho❤ like Saar commentigan [ASAD ABTI IPAD IGAD PLZ ]😢😢

    • @user-uf6dp3jk9n
      @user-uf6dp3jk9n Před 13 dny +4

      Scw

    • @AmranAxmed-mt2cz
      @AmranAxmed-mt2cz Před 13 dny +3

      Scw scw scw scw scw❤❤❤

    • @Museser7
      @Museser7 Před 13 dny +2

      Scw❤

    • @user-kv9oh9go9n
      @user-kv9oh9go9n Před 13 dny +3

      Scw scw scw

    • @mohameddayib2894
      @mohameddayib2894 Před 13 dny +1

      Warya qarafaysiga aad kubaryotabaysid jooji. rasuulki ilahay ee udgona maaha mid lagu qarafaysto ee ilahay aya dortay SCW.maxaa iskagalay raasuulki ilahay SCW iyo liktaada.

  • @abdimohamedDahir
    @abdimohamedDahir Před 13 dny +83

    Fiidiyoowgan meel dheer dheer dheer ha gaadho fadlan hambalyo hambalyo hambalyo team 27 dhamaantood oo aan ani ugu horeeyo walahi somali strong is asad saaxib balan weeye ajaanibta inaan la tartano ❤❤❤❤we love you asad strong man❤❤

  • @sabriyemaxamud5931
    @sabriyemaxamud5931 Před 13 dny +14

    xdaa comentgayga aragto cfmadkada allah ku siyadsho wll ana iiso duceyy maanta sariir saanarhy 😢😢

  • @user-md8uh1eo5q
    @user-md8uh1eo5q Před 12 dny +3

    M.a asad hagio allh farxada hakuu siyaadiyo wllhi xalay waxaan ku riyooday adigoo lugahaaga ku socda allhhana tuso dhamaantiin farxad nolosha kudhamaysta ugu bambayn hambalyo hambalyo mr 2 milion❤❤❤

  • @Ayan-th5qz
    @Ayan-th5qz Před 13 dny +138

    Waxaan score wuu dhaafay aayaado qaabil laacay niin aayaado daad loo jaawaa bin laagaaray 2Millionen 🎉🦁👑👑👑💯💯💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✍🏾Hambaalyo

  • @Samrosimin
    @Samrosimin Před 13 dny +49

    Ayy muqalkii ugu quruxda badnaa abid asad hamblayo 3m kurajeynaa😊😊😊😊😊

  • @hanadyare6197
    @hanadyare6197 Před 12 dny +5

    Waxaan layaabanahay umadan Kunaxsan Tim 27 oo aan wax fahmenin
    Iskudirka aya melqaldan kagalay kadhaxbaxa iyaga isfahansan waa Tim isjecel marka kadhamada ❤❤❤❤❤❤

  • @MohamedAmin-ix8wb
    @MohamedAmin-ix8wb Před 13 dny +5

    Masha allh asad wankugu faraxsanahay in gadho 2m insha allh intan inka badan wanuku gaarsinayna wana u qalanta wllky asad hajiyo hanbalyo hanbalyo🎉❤ team 27❤❤

  • @Kokobulle18799
    @Kokobulle18799 Před 13 dny +185

    Dunidaan masoo marin ruux ka qeyr badan nabi Muhammad scw ❤❤❤❤❤

  • @AasiyaAbdirahman-zy2dq
    @AasiyaAbdirahman-zy2dq Před 13 dny +78

    Maxaa samayseen😮 number one Somali CZcamsr ❤🎉Asad hagio
    3 million dawadayasha dalxiis gee😂😂😂

  • @makohassan-kk2zq
    @makohassan-kk2zq Před 13 dny +2

    Masha Allah horey u soco Asad HaGio and Team 27 😘💌GUUL 💯 Incha allah 3M

  • @NaaniCade-nl4pw
    @NaaniCade-nl4pw Před 12 dny +7

    Team 27 hal codsi aa wataa ee abeera aan 500k aan gaarsiinoo❤

  • @user-pc9lq4dj8y
    @user-pc9lq4dj8y Před 13 dny +121

    Wali dareemeheyga waxey isheegayaan in aaan meesha idinla jooogo wadajira tiimkeygiii hambalyo asad ❤

  • @user-xq9cr4yu7o
    @user-xq9cr4yu7o Před 13 dny +70

    Ninkaan cimaamadiisa ma haysto 🎉🎉🎉 congratulations my brothers & sisters

  • @user-oo2tf3ji3v
    @user-oo2tf3ji3v Před 8 dny +1

    Asad xaajiyow xalay adoo socdaa ku ruyooday oo adoo soceeyzq noo soo duubtay iilaaheey adoo lugahaaga Caafimaad kuusiiyo baaba garab team ah alle haku siiyo iinsha iinsha allaah 2malyuuun

  • @fazzuomar156
    @fazzuomar156 Před 13 dny +1

    Mshalllah tabarakallah ❤❤❤
    Faraxsanaada marwalbo sidaan iyo ka wanaaagsanba .
    Congratulations abti azad hajio❤ 🎊 🎉🎉🎉

  • @Akim_1794
    @Akim_1794 Před 13 dny +54

    Xafladii Ugu Shidneed Wlhi Cadowgiina Cagta Hoos Congratulations Team27 We Can't Wait 3M

  • @uniquegirl-pv8mp
    @uniquegirl-pv8mp Před 13 dny +94

    Xaflad waa dhaaftay tan hdad ka heshay like♥️👍😘

  • @canabcumar95
    @canabcumar95 Před 13 dny +1

    Waaane jeclahay ❤alaahuma barik ❤❤🎉congratulations 🎊 ❤

  • @sabirweli875
    @sabirweli875 Před 13 dny +1

    mashaalh congratulations Man. You deserve it.

  • @hiboclaahi9064
    @hiboclaahi9064 Před 13 dny +62

    Cabdulahi hagio waa laf dhabarta asad.walaalkii ka wayn kaliya maha lkn.waa.awoodisa.dhan.ilaahay ha isku.kiin.dayo ❤

  • @axmedcade2840
    @axmedcade2840 Před 13 dny +90

    Kusali nabiga scw scw scw scw scw ❤

  • @YuslimJeylaani-bc2ch
    @YuslimJeylaani-bc2ch Před 13 dny +1

    I liked wallahi wax lagama qaban karo intaan dalxiis somali aa fiirsanaye somalidii ugu dalxiiska shidneyd ayaa tihiin 3M ayaan sugeynaa iinsha allah ☝️❤️👍

  • @BirimoBeelo-ql1wl
    @BirimoBeelo-ql1wl Před 13 dny +1

    Wwwww the best dalxiis hampalyo congratulation 🎉🎉🎉

  • @saadaqcllaahisuudi___8728
    @saadaqcllaahisuudi___8728 Před 13 dny +103

    Ku sali Nabi Maxamed scw💕

    • @xawomaxamed1531
      @xawomaxamed1531 Před 13 dny

      صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ صل الله عليه وسلم ❤

    • @AmranAxmed-mt2cz
      @AmranAxmed-mt2cz Před 13 dny

      Scw scw scw ❤❤❤

    • @SheekeeyeSheekeeye-mo4gu
      @SheekeeyeSheekeeye-mo4gu Před 13 dny

      scw scw scw

  • @user-zh9fq1bt1e
    @user-zh9fq1bt1e Před 13 dny +73

    War Team 27 CZcams kiiba iyaga La wareegay😂 M.a Horay u socda my Team❤❤

  • @JuweeriyoAhmed
    @JuweeriyoAhmed Před 8 dny

    Azad xaajiyoow walal han balyo han balyo mashalah waxaa kurajenaa intaan iyo inka badan❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉 han balyo walal🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @haniihm
    @haniihm Před 12 dny +3

    Kaamiradn ma safarto waloo soo safraa Video gii oo hadlaya micnahaa🫡😍😍😍😍✍️✍️✍️ Ishii bugtaaaay ku bikaacso Inaba caadi mahan amazing habalyo team 27dhamaan farxad aan dhamaan idiin rajeena allhmdlh ina nahy teamka ugu quwada weeyn team 27 🎉❤asad congratulations 🎊 👏

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 Před 13 dny +78

    Wow war umada qurqurxana masha Allah dhaha❤️❤️😍😍™️27 liketa👌👌😇👏

  • @masbal9180
    @masbal9180 Před 13 dny +60

    Allow teamkan isha dadka dhinac kamari ya rabbi one love team 27🎉❤❤❤❤❤❤

  • @Shaafie
    @Shaafie Před 13 dny +1

    Hanbalyo Asad Hagio keep forwarding 3Million In Sha allah.👏👏👏🤗

  • @anisaabdi3872
    @anisaabdi3872 Před 12 dny

    Masha allha🎉🎉 congratulation congratulation walalkey asad🎉🎉🎉

  • @Cayuni1
    @Cayuni1 Před 13 dny +37

    Waligay ma arkin xfld ka shidan congratulations million times Asad Hajio ❤🤴

  • @LuulIbrahim-nt8zb
    @LuulIbrahim-nt8zb Před 13 dny +18

    Sideeeda oo kle maku raaxeysta daawasha muuqalka omg 😮❤❤ Asada Waa I waashay wale ❤

  • @user-xe2xh2gh7n
    @user-xe2xh2gh7n Před 13 dny +1

    Asad & team kisa guulo badan & farxd Intan ka badan nii rajeyna insha allh❤

  • @maryanmxamed7270
    @maryanmxamed7270 Před 13 dny +7

    Intaan arkaayay team waa kii ugu akhlaaqda badnaa teamkaan❤

  • @Fathiibrahim5245
    @Fathiibrahim5245 Před 13 dny +28

    Ilaaahow xasadka isha bani adamka inkahaaaay plz plz talo salada waqtigeda ha hilmaaaamina dhalinyyaronimo yay inlatagin❤❤❤

  • @mukhtarzhaafi3952
    @mukhtarzhaafi3952 Před 13 dny +61

    Kusali nabi maxamed scw ❤❤

  • @saidaiskufilan2166
    @saidaiskufilan2166 Před 12 dny

    M.allah hore u socota Hambalyo Hambalyo bn idin leyahy ❤❤

  • @mohamedburhaan4007
    @mohamedburhaan4007 Před 2 dny

    Meel lagu dalxiiso badaa ufiican, wiliba wadankeenu xeebo qurux badan buu leeyahy, iyo laba badood oo khayraadku buuxo, kaliya dooma sidaano kale uhabaysan baa ka dhiman waana fursad maalgashi oo banaan, team 27 hambalyaan idin leeyahy sidaa dunida noo bara🎉

  • @user-ud3kj3fi3s
    @user-ud3kj3fi3s Před 13 dny +21

    Oh my God walahi kokoh caawoh quruxbadanaa animaa dhale mashalah caawoh koofideeda iyo dharka iida wey is sosaren mashalah walahi ❤❤❤

  • @amranyasin6840
    @amranyasin6840 Před 13 dny +24

    hanbalyo asad hajiyow farxada alaha ku siyadiyo sanad ka danbe iyo tree milyan iyo adigo lugahaga ku socdo inshaa allaah amiin❤❤❤❤❤

  • @Amiina_Mohammed
    @Amiina_Mohammed Před 12 dny

    Ilaahay Farxada ha kuugu wado. Weligaa noo faraxsanoow Asad❤

  • @user-ur3ok4iz1i
    @user-ur3ok4iz1i Před 12 dny

    Mansha allaaah tabaarakallaaah Hambalyo dhammaantiinna ❤👏 Gacmo wadajir ayey wax ku gooyaan si gaara hambalyo Asad Hagio ❤

  • @user-do8gd5zm6t
    @user-do8gd5zm6t Před 13 dny +72

    Team 27 oo kliya aya isri kra Love ❤ wa.idin wata ❤

  • @IqroMuqtar-vg1st
    @IqroMuqtar-vg1st Před 13 dny +20

    Illaahoow Isha cadowga ka reeb aad ugu farxay wiligiina faraxsanaada asad hambalyo Hambalyo Hambalyo

  • @AdanYussuf-2627
    @AdanYussuf-2627 Před 13 dny

    Wow wow wow what a wow ,What a nice video ❤ Congratulations Asad once again

  • @BurhanCawil
    @BurhanCawil Před 8 dny

    Masha Allah sxb Allah haku siyaadiyo farxada caafiimadka iyo hormarka aad Nolasha ka samaysay ❤❤❤

  • @nimoomer6290
    @nimoomer6290 Před 13 dny +23

    Waxaad tahay qof ilaahay ku manaystay maskax manshallah, ilaahayna wuxuu garbahaaga dhigay dad badan oo ku jecel manshallah.
    Farxad waarta ayaan ku rajaynayaa adi iyo team27 ❤

  • @bushraindhadeeqa212
    @bushraindhadeeqa212 Před 13 dny +25

    Wow m.a waa Muqal Quruxbadan dhalinyaro Quruxbadan Alle haysku kiindayo Guulaysta❤🎉

  • @falxadcisman6768
    @falxadcisman6768 Před 12 dny

    Masha allh hamblyo Hamblyo time 27 farxd ku damashada asad hagio cafimat taam ah iyo hormar wanksan ayaa ku rajyna wllhi farxd kali inaa idinla jogo ayaa umalynayi

  • @INSHAARSHOW
    @INSHAARSHOW Před 13 dny +2

    The Gout 🐐
    Social Media
    Full Respect Walky
    Farxadda na deeqda walky

  • @Axmedmawlidclaahi-fm3gc
    @Axmedmawlidclaahi-fm3gc Před 13 dny +42

    Kusaliya nabiga maxamed scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @Farhiyacdy-4035
    @Farhiyacdy-4035 Před 13 dny +20

    Omg dadkan Somali miya Team27 wa hormarka dhalinyarada somaliyeed one love hore usocda my team 🎉❤️

  • @saredomoussa7629
    @saredomoussa7629 Před 13 dny

    Masha allah hamabalyo hamabalyo asad xajiyo wll hore oo soco dhantin team 27 wan in salam

  • @abdirisakfrance1605
    @abdirisakfrance1605 Před 12 dny +1

    Asad hagio wa isku qalmaan dabal dega iyo 2m yanka nin walba meeshii uu joogo ayuu kugula qaday farxada waxa inoo balan ah 3M keep going guys ❤❤

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 Před 13 dny +42

    Saamiya waa inan xishood iyo edaab badan hablaha reer waqooyiga waa saas ❤

  • @najmanajuu5272
    @najmanajuu5272 Před 13 dny +27

    Am happy i don't why😢 congratulations Asad Hagio Team 27 forever❤🎉

  • @najmoxasan3802
    @najmoxasan3802 Před 12 dny

    Hambalyo asad hajio intaan inka badan waad uqalantaa❤❤🎉

  • @KhadramohamedaliSaafi

    masha allh wllhi dad aan jeclhy ❤❤

  • @hudafuture1330
    @hudafuture1330 Před 13 dny +50

    Cabdilahi sidee ugu qancisen inuu dharkiinoo kale xidho😂😂😂

  • @user-lw4uu7zd9e
    @user-lw4uu7zd9e Před 13 dny +51

    Sundus in ay Duriyadii Daarood tahay quruxda iyo suurahaba ku garo❤❤

  • @museabdilllahi9320
    @museabdilllahi9320 Před 12 dny +6

    insha allah waxan kuso biiri doona team 27 wallhi markasta waa ku riyooda anigo nigu soo biiray😢😢😢

    • @mohetfarah1290
      @mohetfarah1290 Před 10 dny

      Dadki caanka aha aya lagu adkeye adna mxa ahed😂😂

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 Před 12 dny +3

    Masha Allah hambalyo hambalyo asad hagio guuleso 🙏🙏💝💝❤️❤️

  • @zaamosman7203
    @zaamosman7203 Před 13 dny +30

    The best video i have ever seen weye videogan asadow kuwi hore been team 27 forever 🫶❤️🔥👍🏻

  • @user-hq3vv5qe3h
    @user-hq3vv5qe3h Před 13 dny +24

    Fidiyogan wan ku su celeye 100 jer❤❤❤❤ masha alah hambalyo asad 2m❤❤❤

  • @abdourahmanali3571
    @abdourahmanali3571 Před 10 dny

    mashallah from Djibouti keep going nest level 3 million

  • @user-kg2ps4dq7i
    @user-kg2ps4dq7i Před 12 dny

    Asxabtan wlhi wad iga walosin siwaliba idin tagera m.a ❤❤❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 Před 13 dny +17

    waa xaflad qurux badan dharka cad iyo meesha na way isku soo baxeen wana ku qurxan tihin dharkaan cad gaar ahaan Amiira waa wareey Amiira quruxdeeda masha Allah ke dhahaynaa war kale ma leh saamiya xataa qurux waaye ❤ Ani waa Arkay Amiira iyo Adna saaid bay kugu soo baxan dharka cad ❤

  • @Feuu3jssj
    @Feuu3jssj Před 13 dny +14

    M.a kuweyga horay usocda asad guuleyso waligaa gadaa hamarin asad calankaa madhaco ciidankaaga majabo dhamaan walaheyga Isha nacabka idinka dadan intaa iyo kabadan waad uqalantiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sheegowphotography2786
    @sheegowphotography2786 Před 11 dny +1

    Team Asad Hagio caadi AA noogu waalosin wlle 3 million kuu rajeenaa Asad Hagio I a next 2025pro keep going

  • @sadiaahmed6583
    @sadiaahmed6583 Před 12 dny

    Mansha Allah tabarakallah ilahay ha idin xifdiyo Amiin dhamantin 🎉🎉❤

  • @AyaanXuseen-tk1to
    @AyaanXuseen-tk1to Před 13 dny +43

    Kusali nabiga maxamed scw scw ❤🎉

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 Před 13 dny +16

    Asc asadoow illaaheey ka baq ,Meeshu waa bad illheey awoodiisa buu idin tusinkaraa ,habo qof ku jecel baa ku waaniya .Heesaha waa xaaraan .ar asad waa cuntada ugu caafimaad badan ,Soomaalida maleey kaliyeey ka yaqaaniin.Meeshaan joogno qaaliguu ka yahay .

  • @amiirahabdi2565
    @amiirahabdi2565 Před 13 dny +3

    Dadka vedio wee iska fiirsanayan lkn ani ilin farxaded ku dhameesete wlhi wax kalana wee ii sawirmayan insha Allah 3m nabad ku gaar asad Wll nolosha kuma xumeeso boqorkena ❤

  • @Firlocaddey111
    @Firlocaddey111 Před 13 dny +1

    Mnsh allaah ilaaahay farxada iyo damaashaadka aad kujirtaan ha idiin siyaadiyo caafimaad iyo dheer ha idinkugu daro

  • @user-vj1lo6oh8i
    @user-vj1lo6oh8i Před 13 dny +13

    One of the best video I have even see 🎉🎉🎉🎉 hampalyo hampalyo kun jeer Mrs 2M
    from 🇩🇯
    We can't wait 3M

  • @raxma-mohamed1.13
    @raxma-mohamed1.13 Před 13 dny +20

    Woow qurux badanaa muqaalku Never Give up Team 27 marwalba sida kor u ahaada❤🎉

  • @KowsarAli-mb5qj
    @KowsarAli-mb5qj Před 9 dny +1

    Mar walbo guleso allah kadhigo mid war walbo faraxsan walakey asad xajiyow love you ❤❤❤

  • @user-lv2xq6jo2i
    @user-lv2xq6jo2i Před 12 dny +1

    Wwwww m.a congratulations asad🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉