Video není dostupné.
Omlouváme se.

AfSomali - Sidee LinkedIn Profile loo samaystaa? (Koorso dhamaystiran)

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 08. 2024
  • LinkedIn Complete Course
    koorsadaan waxaad ku baranee sida loo sameeyisto LinkedIn Profile, iyo sida profile kaaga loogu sameeyo configuration si uu u noqdo mid Professional ah.
    00:00 Intro
    00:22 waa maxay LinkedIn Profile?
    01:07 Dulmar guud LinkedIn Profile.
    06:30 sida loo sameeyisto LinkedIn Profile
    09:32 Location and Address
    11:08 Shaqada aad ka shaqeeyso hada
    14:04 sidee dad loogu darsadaa LikedIn Profile kaaga
    16:15 Sidee loo galiyaa masawir kaaga LinkedIn Profile ka
    18:00 sida loo qurxiyo Profile Picture ka
    22:01 sidee loo badalaa Profile Background Photo.
    23:35 Shaqada waqtiga aad biloday.
    24:10 Sidee loogu daraa Waxbarashadaada LinkedIn Profile.
    25:58 kudar Skills (Xirfadaada) kaaga LinkedIn Profile kaaga.
    27:39 kudar summary (About u) LinkedIn Profile kaaga.
    29:00 Gali Shaqooyinka aad horay usoo qabatay LinkedIn Progile kaaga.
    31:26 waxbarasho kale ama iskuul kale ood horay usoo maratay gali.
    32:54 Skills iyo Endorsements badan sii gali
    34:06 sidee loogu daraa koorso aad horay usoo baratay.
    37:43 sidee loogaliyaa Post LinkedIn
    39:46 ogeeysii in aad shaqo raadistahay shirkadaha dadka shaqaaleeysiiya.
    41:42 sidee qof loogu darsadaa LinkedIn Network gaaga.
    43:48 magacaaga sidee loogu dhawaaqo gali.
    44:39 LinkedIn Profile Headline cusub gali, ama badal midkii hore.
    46:40 LinkedIn Profile Settings & Privacy.
    48:56 Comment and Share Posts
    49:45 Gunaanad ka Koorsada.
    Booqo Website ka Hurbad: hurbad.com/
    CONNECT WITH US ONLINE
    Facebook Link: / hurbad
    Twitter Link: / hurbadit
    Instagram Link: / hurbad
    LinkedIn: / abdirizak-hersi
    LinkedIn: / hurbad

Komentáře • 60

  • @mohamed6401
    @mohamed6401 Před 3 lety +17

    Videowgan dadkeyga muhimada uu leeyahay hadey ogaan lahayeen, 1M views ayuu yeelan laha lakin niinki ya qaano ayaa yaqaano. TiKtOK ayaa noo balan aah!!.

    • @Hurbad
      @Hurbad  Před 3 lety +2

      Sxb aad baad u garasho dheer tahay, adigoo kale ilaahay hanoo badiyo.

    • @mohamed6401
      @mohamed6401 Před 3 lety

      @@Hurbad Adi ayaa mudan sxb. Shukran in badan.

  • @Mohabashir44
    @Mohabashir44 Před 3 lety +1

    Informative video. Thank you ustad Abdirizak.

  • @abdirazakmohamedibrahim2281

    aad ayaa umahadsantahay Professor Abdirizak HIrsi. this is a powerful and helpful lesson.

  • @al-cadaalachannel3194
    @al-cadaalachannel3194 Před 18 dny

    Very helpful. Thanks ❤

  • @safiawarsame7120
    @safiawarsame7120 Před 3 lety

    Mashaa Allaah bojan haneenbarkaen Ayaan la kulmay Runtii waa ku farxay jisaaka Allaahu qayraan

  • @caydaruusxusen
    @caydaruusxusen Před 11 dny

    Waad mahadsan tahay macalin waxaad tahay macalin soomaaliyeed

  • @mariya5605
    @mariya5605 Před 2 lety

    Very helpful video many thanks.

  • @abdiqafaaryuusuf1287
    @abdiqafaaryuusuf1287 Před 3 lety

    Wll abdirizak video gaan aaduu ii anfacey waadna mahadsantahay ,guuleyso wll

  • @husseinyousuf8111
    @husseinyousuf8111 Před 3 lety +2

    Ustad qaab fikirkaygii ayaad baddashay , alle xooga io maskaxda hakuu barakeeyo aakhirana janatul firdaws ku dakeee, idamka ilahay.

  • @xuseen9616
    @xuseen9616 Před 3 lety

    Waad mahadsantahay macalin waxaan kaa sugenaa video gaan oo android mobile ah kheer Allah haku siiyo aduun iyo aaqiro

  • @shamsudinabdi1288
    @shamsudinabdi1288 Před rokem

    Waa mahadsantahy ustaad, allaha ku barakeeyo

  • @ahmedabdullahi793
    @ahmedabdullahi793 Před rokem

    Aadbaan u raadinaayey thank you ustaad

  • @sharmarkenur8398
    @sharmarkenur8398 Před 2 lety

    mahadsanid macalin waa cashir faaido leh

  • @mohamedhassan8224
    @mohamedhassan8224 Před 3 lety +3

    Vedeo-gaan aadbuu muhim uyahy lkn dadkeena dhankaan wey ka mashquuleen siiba dhalinta social media qaab aan haboonen ine u isticmaalan ayey la qabsadeen.
    Baraarug tayeysan ayn urajeeyna dadkeeyga inshaAllah

  • @mssroma428
    @mssroma428 Před 10 měsíci

    Thanks for sharing teacher❤😊

  • @cabdicasiiscali5526
    @cabdicasiiscali5526 Před 3 lety

    Thanks teacher
    Alle haku xafido

  • @abdulkadirkhalif5192
    @abdulkadirkhalif5192 Před 3 lety

    Thank you bro wax badan ka bartay

  • @user-sg2ye2wc8z
    @user-sg2ye2wc8z Před 6 měsíci

    Jazakllah ustad👏

  • @aminanour3950
    @aminanour3950 Před 3 lety

    Thankz brother 👏

  • @nimcojaamac1528
    @nimcojaamac1528 Před 2 lety

    Manshallah waxa fiicn wll

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Před 3 lety

    Mashallah bro hore usoco

  • @yadofaa5427
    @yadofaa5427 Před 3 lety

    thngs ustad

  • @abdisalanyasin
    @abdisalanyasin Před 3 lety

    Thnks ustaad

  • @marathondulle1792
    @marathondulle1792 Před 3 lety

    thank you bro

  • @somtradeideas9523
    @somtradeideas9523 Před 3 lety +1

    First one view

  • @Abdi-Raxmaan
    @Abdi-Raxmaan Před měsícem

    Shurkan teacher

  • @Bwalde
    @Bwalde Před 3 lety +1

    Aad & aad baad u mahadsantahay, Eng. A. HERSI HURBAD

  • @mokhtarmohamudalasow6315
    @mokhtarmohamudalasow6315 Před 3 lety +2

    Wlhi uPdate naga dhigtay mr abdirizaq

  • @jameswilliam5247
    @jameswilliam5247 Před 3 lety

    Walaae mahadsanid

  • @mahirfarhan5079
    @mahirfarhan5079 Před 3 lety

    Firs one ku sali xabiibka

  • @abdul3030
    @abdul3030 Před 3 lety +3

    Data scientst iyo devobs eng
    Live stream kaa sugayanaa macalin👍✋

  • @salmamohamed256
    @salmamohamed256 Před 2 lety

    Asc wll qaali allah haku barakeeyo anoo aqonin ayn buuxbuxiyay wxana dortay inaan shaqo doon ahay

  • @saddam_bulle
    @saddam_bulle Před 3 lety

    sadaqadaa labaxday caadi maaha 🙂
    ustaad deeqsi ah mahadsanid

  • @mumtasdayib4856
    @mumtasdayib4856 Před rokem

    Ardaynimo walaalo markle usamee adigoo mahadsan

  • @Samiir881
    @Samiir881 Před 3 lety +1

    M.a casharkaan ustaadka ka sugaynay

  • @motivationalshorts2695

    Aad iyo aad ayad u mahadsantahay macalin waxbadan ayan kaa faideystay.

  • @salmamohamed256
    @salmamohamed256 Před 2 lety

    Inan shaqo don ahay ayn dortay picture masaranin mxaa dhacayo

  • @muxsincade2520
    @muxsincade2520 Před 2 lety

    Aad baad umahadsanthy

  • @riyaanchannel5556
    @riyaanchannel5556 Před 3 lety

    Wxnoo dhn ano aqon ulehen aya hada ka hor iska buxbuxiyay wna smyay blse provisional inu yahy ma ogi

  • @NalkamohaHassan
    @NalkamohaHassan Před 7 měsíci

    Wll inoo sheeg qaabka linkedin ka sida lacag loogu sameyo

  • @mumtasdayib4856
    @mumtasdayib4856 Před rokem

    Wllo ardayad ahay hada jamacada dhigata job without degree maka heli karaa

  • @riyaanchannel5556
    @riyaanchannel5556 Před 3 lety

    Hadana company uso shaqenin mxa smyna

  • @abdilahihusseinofficial2458

    Asc macalin waad kumahadsantahay LinkedIn inka
    Suaal baan doonayaa.
    Courses ka diyaar ka ah xagga onlineka kuwee baa kamid ah?

    • @Hurbad
      @Hurbad  Před 3 lety

      Wcs walal, booqo website Ka www.hurbad.com oo eeg courses Ka diyaarka ah.

  • @user-bu3nt3pe3o
    @user-bu3nt3pe3o Před rokem

    9:5 haddu kaa diido waddanka mxaa lagu xalin karaa👏

  • @drahmed410
    @drahmed410 Před rokem

    ustaad summary maxaa lagu qoraa?

  • @user-bu1cq3sw7c
    @user-bu1cq3sw7c Před 10 měsíci

    Asc

  • @haajiabdishire27
    @haajiabdishire27 Před rokem

    Xaqiiqdi mana aqaan linked anigoo ogeeyn ayaa iska samayay

  • @abdimohamed6386
    @abdimohamed6386 Před 3 lety

    Haduu ku sameysan yahay sudee dib ugu update gareen kartaa saad xogtaa ugu darsato

  • @aljaliilasmar4770
    @aljaliilasmar4770 Před 3 lety

    Data Analyst Associate ma bixisan course kas

  • @kamalfarah7598
    @kamalfarah7598 Před 3 lety

    Walal talefonkayga man ku hagajinkara

  • @hassandaacad9859
    @hassandaacad9859 Před rokem

    Mhd zanid

  • @ahmednaji1238
    @ahmednaji1238 Před 2 lety

    Dadka ma bartaa

  • @ilaysonlineflims8203
    @ilaysonlineflims8203 Před 3 lety +2

    2:00 Calaamada Ama calanka Kuwa Gay ga Ah😑🤥😑😉