Sidee Visaha Ardayda Maraykan F1 Mustafe ah ku Helay? -p2 |

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 9. 09. 2024
  • Mostaphe Abdikadir is a former Sheikh Secondary School who is currently dual majoring in computer science and economics at Berea College, Kentucky. In this segment, Mostaphe talks about the visa and interview processes after students are accepted into American universities. He shares students with ways and tips to maximize their chances of getting an F1 student visa.
    Mustafe Abdiqadir waa arday ka soo baxay dugsiga Sheekh ama SOS loo yaqaan imikana dhigta jaamacada Berea ee gobolka Kentucky. Mustafe waxa uu halkan kaga hadlay habka ay ardaydu marto marka jaamacada laga soo aqbalo iyo sida loo helo visaha ardaydinamada ee loo yaqaan F1 ka.
    For podcast, promotion, all other inquires
    please email:
    abdiaarpodcast@gmail.com
    --------SUBSCRIBE-------------
    Instagram: @Abdiaarpodcast
    #somali #podcast #maraykanka
    Qalabkayga | Gear
    Camera 1: Sony a7iii
    www.amazon.com...
    Camera 2: Sony a7ii
    www.amazon.com...
    Mic: SM7B
    www.amazon.com...
    Audio Interface: Solid State Logic SSL2+
    www.amazon.com...
    Cloudlifter: sE Dynamite
    www.amazon.com...
  • Zábava

Komentáře • 68

  • @zuhaibabdirizakofficial1495

    Masha allah wll dhalin yaro aad u wanaagsan baad tihiin sidaad informationka fiican ugu soo gudbineysaan dadkiina jecel waxbarashada alle haydiinka abaal mariyo 👑👑🥰

  • @fadumoabdi3316
    @fadumoabdi3316 Před 2 lety +8

    well done guys ,what an Amazing, smart and brilliant student! . thnks for this beautiful explanations. adiguna waad mahadsantahay cabdiraxman waxaad uwax uwaydinysa sidii qof aan waxan fahamsanyn si ay aradyda kale ufahmaan awgeed mhdsanid wll. waraysi kale oo qiimo badan ban kaa sugyna please hadii la helikarona dhakhtirta iyo takhasusaadka kala duwan noso casuum iyo sida looga diyariyo maraynkanka.

  • @ayaanleaxmed3454
    @ayaanleaxmed3454 Před 2 lety +3

    Inshaalah waan hawlgalaynaa

  • @mohmd_0
    @mohmd_0 Před 26 dny +1

    wll mrkd multiple college xreenyso waivers ma helaya application fee lama bixin karo every single school

  • @AbdiAarPodcast
    @AbdiAarPodcast  Před 2 lety +11

    🚨 Haddii suaal hayso instagram ka cod noogu soo dir. @abdiaarpodcast.
    Sidoo kale xogtan la wadaaga ehelka, asxbta, iyo kale ee u baahan.
    Share this with friends, family, and whoever else it benefits. Thank you ❤️🙏🏿!

    • @mohacamakey9825
      @mohacamakey9825 Před 2 lety +1

      Warqadaha safaarada loo qaadaayo imisa waaye ustaad warqada 1-20 iyo warqada admissionka wax kale loo qaadaayo maa jiro ustaad

    • @amiinboos7632
      @amiinboos7632 Před 2 lety

      Wllo Cabdi Aar arinkii #financial aid waan ka hadlayaa ayuu video dhahay wllo Mustafe adiguna haye ayaad tidhi
      Kamana hadlin
      Arinkaa wllo ka soo hadla

    • @AbdiAarPodcast
      @AbdiAarPodcast  Před 2 lety

      Wllo join the facebook group! InshAllah halka ayaan ku soo gudbin xog buuxda!

  • @somaliforex7744
    @somaliforex7744 Před rokem

    Masha Allah guuleysta

  • @Gashanle02
    @Gashanle02 Před 2 lety +3

    Coming Son

  • @ahmetaden7557
    @ahmetaden7557 Před 2 lety +5

    Is it true that you can use somaliland passaport to go American Uni

  • @Mahmoud-kb8di
    @Mahmoud-kb8di Před 2 lety +3

    Shalay ayaan safaarada maraykanka interview ku marayay, video-ganna schedule-kiisa waan arkay oo wuxuu soo dhacayay 10saacadood ka dib balantayda aad buu ii anfiici lahaa lkn wakhtigayga interview-ga ayaa kasoo horeeyay, alx khayr bay ku dhamaatay

    • @AbdiAarPodcast
      @AbdiAarPodcast  Před 2 lety

      Are you a student?

    • @Mahmoud-kb8di
      @Mahmoud-kb8di Před 2 lety

      @@AbdiAarPodcast it was IV visa wll lkn interview ayuun buu ahaa su'aalaha ayaa yara kala duwanaa

    • @Mahmoud-kb8di
      @Mahmoud-kb8di Před 2 lety

      @@AbdiAarPodcast it was IV visa n't student visa wll,

    • @asli218
      @asli218 Před 2 měsíci

      ​@@Mahmoud-kb8diwll qarashka bank statement lagaa rabo iisheeg midkle inteed ka xareysatet pls

    • @Mahmoud-kb8di
      @Mahmoud-kb8di Před 2 měsíci

      @@asli218 dv lottery buu ahaa wll visaha aan qaatay

  • @adkealawaash2910
    @adkealawaash2910 Před 2 lety +2

    common app iyo chevining scholership kasoo diyaari muqaal thnks

  • @khaliifabdirahman2297

    requirementska waxa kamida in photoska sizeskoodu yahay 600 times 600 sidee looga dhigayaa ma cameramanka ayaa ka dhigaya mise aalad la isticmaala ayaa jirto oo kaaga dhigaysa

  • @khayrchannel2466
    @khayrchannel2466 Před 2 lety

    Keep going

  • @mamacalimamacali8875
    @mamacalimamacali8875 Před 6 měsíci

    Walalo Yaa oqoonsan aan doontee

  • @amenibrahim9596
    @amenibrahim9596 Před 2 lety

    Sat and act ka soo waram wall farqiga u dhexeya iyo halkee lagu galaa

  • @Mohamettmedia
    @Mohamettmedia Před 11 měsíci

    Sidee loo xarestaa f1 anaa rabay sanadkan schol dhameyay jamacad urabay sidee kuhelikaraa zxp f1 visa

  • @guuleedmohammed4921
    @guuleedmohammed4921 Před 2 lety +3

    "Ma sha'Allah, se ma qayb kale ayaa ino hadhsan ustaadii?"

  • @qaalidqeys135
    @qaalidqeys135 Před 2 lety +2

    Arday kaal tube

  • @samiiraqalanjo1204
    @samiiraqalanjo1204 Před 2 lety +3

    Wllo meel aan kaala soo xariiro iisheeg

    • @AbdiAarPodcast
      @AbdiAarPodcast  Před 2 lety +1

      Ku briir group chat.. chat ka waxa laga helaya instagram kayaga @abdi aar podcast

    • @nimcomohomed4290
      @nimcomohomed4290 Před 2 lety

      Instgram chats miya wloabdi whats upka mai sheegi karta

  • @geedi1132
    @geedi1132 Před 2 lety

    Waad mahadsntihiin masuul. Waxaan rabay inaan ogaado deeqdan waxbarasho ma tu totally free ah baa mise waa tu adi aad nolashadaa iyo cuntadaada adi qabtid oo waxbarashada uun lagaa bixin baaa.... Mida kale common appka inaad link noo soo dhigtaan jeclaan lahaa ka saxda ah kuwo badan oo beena baaa iska jiree

  • @amirajibril2087
    @amirajibril2087 Před 2 lety +2

    Wiilka iwaydii imesa buu ku qate Visahaa

  • @user-gu9om2il8u
    @user-gu9om2il8u Před 21 dnem

    Bro I have full scholarship, good family ties sincxe my family is in Somalia, but I am afraid I might not get it coz "Concerns About Non-Immigrant Intent" do you recommend I go for Ethiopian passport, or I have a chance and just go with somalia passport

    • @AbdiAarPodcast
      @AbdiAarPodcast  Před 19 dny

      Why would you do that? Having a family in the U.S. is not a reason to be disqualified from being an F1 student in the U.S. You just have to make it clear to them that you are going there for school and plan to return to your country after you complete your studies!

    • @user-gu9om2il8u
      @user-gu9om2il8u Před 17 dny

      @@AbdiAarPodcast All right, I hope to meet you there. THANKS

  • @Mulla-alyusufi
    @Mulla-alyusufi Před 2 lety

    Common app fadlan

  • @obanaiiguro2141
    @obanaiiguro2141 Před 2 lety +1

    What if i don't get accepted after all this hardship.

    • @AbdiAarPodcast
      @AbdiAarPodcast  Před 2 lety +6

      Waad ku celinaysaa! Nolosha wax kasta waa dadaal…

  • @mohamudnadaara3192
    @mohamudnadaara3192 Před rokem

    MAHADSANID SXB QAALI RUNTII AAD IYO AAD AYAAN UGU FAAIIDSAY WALKAN WAREYSIGA AAD KA QAADAY II QIIMAH LEH , WA MARKII LABAD EE AAN DAAWDO MUUQALKAAN

  • @ilhan4447
    @ilhan4447 Před 2 lety

    Wllo hada ma helaa

  • @muaad4440
    @muaad4440 Před 2 lety +1

    Total lacagta waa meeqo walal tankale Somalia Mogadishu miaan ka bixi karaa walal

    • @AbdiAarPodcast
      @AbdiAarPodcast  Před 2 lety

      Ma hubo. Waa ka bixin karta meelkasta!

    • @asli218
      @asli218 Před 2 měsíci

      ​@@AbdiAarPodcastwll lacagta qofka bankstatemngiisa la rabo in ku jirto waa meeqo

  • @1xbethacker997
    @1xbethacker997 Před 2 lety

    10:20 maraykanka abtigay ayaa joogo hadi an jamacada soo dhameeyo.mala joogi karaaa isaga

    • @AbdiAarPodcast
      @AbdiAarPodcast  Před 2 lety +1

      Wllo sharci haddii hesho haa lkn abtiga sharci kuma helaysid. Lkn sharci shaqo aya lagu siin karaa markad dhamayso iskulka

  • @Musalsalmedia1
    @Musalsalmedia1 Před 2 lety

    Ustad linkyda jamacada linkyadooda saxda xagee laga helaa?#

    • @AbdiAarPodcast
      @AbdiAarPodcast  Před 2 lety +1

      Internetka wllo! Waa la google gareeyaa

    • @Musalsalmedia1
      @Musalsalmedia1 Před 2 lety

      @@AbdiAarPodcast Haa sax! tad u bahantahay bad googlr gareynaysa?

  • @obanaiiguro2141
    @obanaiiguro2141 Před 2 lety

    Hadii la isoo diido kawaran

    • @AbdiAarPodcast
      @AbdiAarPodcast  Před 2 lety

      Waad ku celin kartaa! Schedule garee appointment kale!

  • @ahmedsataweibrohim8710

    Diyaarbaa nahay

  • @guuleedmohammed4921
    @guuleedmohammed4921 Před 2 lety +2

    "Asc, ustaadii su'aalihii hayga hilmaamin bishardi."

  • @nuurnuuraan8624
    @nuurnuuraan8624 Před rokem +1

    Kuwan ku mashquulaya pasporka somaliland wa dad buka

  • @abudiosmanahmed1835
    @abudiosmanahmed1835 Před rokem

    Lacagta way badantahaye culees weyn bay nogu noqoneysaa

  • @ceeblamaxamed9921
    @ceeblamaxamed9921 Před 2 lety

    Halke laga buuxiya marka ?

  • @boskamuse1336
    @boskamuse1336 Před 2 lety

    Somaliland goormey passport yeelatay

    • @Mukkeg
      @Mukkeg Před 2 lety +1

      Saaxiib waad hurudaa

  • @najiipahmadfarah2266
    @najiipahmadfarah2266 Před 2 lety +1

    Soomalilad Yaa aqoon San waxaa miyaa nosheegesaa guriga ayeeydaa miyaa usocotaa micnihi 🤣🤣🤣🤣😭🤣🤣🤣

  • @saadaqsayidcali171
    @saadaqsayidcali171 Před 2 lety

    Wll BeenTa iska Daa Aniga baa Layga diiday passport Somaliland Ka dib baan ku Qasbanaaday inaan midka Djibouti 🇩🇯 Raadsado😭😭