Video není dostupné.
OmlouvĂĄme se.

Diversity Visa (DV) Lottery Marka ku Guulaysato side loo Xaraysta Waraaqaha?

SdĂ­let
VloĆŸit
  • čas pƙidĂĄn 8. 09. 2022
  • Ali Abdirahman waxa uu ku guulaystay DV lottery sanadkii 2018. Ali degenyahay wadanka Maraykanka imika.
    Requirements and Instructions for Diversity Visa DV Lottery 2024 👇🏿
    travel.state.g...
    DV Lottery Entry Link
    travel.state.g...
    SUBSCRIBE
    Instagram: @Abdiaarpodcast
    #SomaliPodcast #Maraykanka #Qurbaha
    Waxyabaha Isticmaalo ! Products I use!
    Camera 2: Sony a7ii
    www.amazon.com...
    Mic: SM7B
    www.amazon.com...
    Audio Interface: Solid State Logic SSL2+
    www.amazon.com...
    Cloudlifter: sE Dynamite
    www.amazon.com...
    Insect Trap
    www.amazon.com...
    School Backpack
    www.amazon.com...
    Hair Line and Style Fiber
    www.amazon.com...
    Camera 1: Sony a7iii
    www.amazon.com...

Komentáƙe • 358

  • @AbdiAarPodcast
    @AbdiAarPodcast  Pƙed rokem +51

    Barta instagram ka nagala soo xidhiidha haddii suaal haysan idinka oo cod soo duubaya @ abdiaarpodcast

    • @rafiidark5658
      @rafiidark5658 Pƙed rokem +1

      Mxaa kugu qoran

    • @deqoali2720
      @deqoali2720 Pƙed rokem +1

      Asc wllo sida ba ku hali kare inshallah

    • @anashassanali900
      @anashassanali900 Pƙed rokem +1

      Wll bal kwrn qof qaxootiga kenya jooga , xaalkiisa iyo axwaashiisa kwrn, passport hadaanan haynin, shalay oo jimco ah 7 october 2022 ayaan xareystay.

    • @rahmaahmed231
      @rahmaahmed231 Pƙed rokem +1

      Wll somalida rer jigjiga kawaran

    • @najmaabdullahi7672
      @najmaabdullahi7672 Pƙed rokem +1

      Linkiga oogu soo dir beejka oo larabo

  • @maxdar11
    @maxdar11 Pƙed rokem +69

    Inanka waraysiga qaadaya legend wllahi inta suaal ee aad waydiisayba way iga dhex guuxayeen mahadsanid wllo

  • @ayanmohamedjaamac177
    @ayanmohamedjaamac177 Pƙed rokem +6

    Massha allah waa laba inan oo dagan oo legend ah sida sualaha laysku weydinayo Logana jawabayo,Masha alllah 💯👏👏 Alo Abdirahman well done Thank you so much .🙏

  • @cicfantastic6699
    @cicfantastic6699 Pƙed rokem +2

    aad baa u mahadsan tahay adiga iyo wiilka wareesiga quruxda badan nasiiyay waxaad ii bayaa miseen arimo badan oo aan ubaah naay mar labaad thanks very much

  • @alcowdafarah307
    @alcowdafarah307 Pƙed rokem +8

    Weli maxareysan lkn wan rajeynaa isbucaan inan xareysto
    Guul wxan ahayn rajeyn maayo
    Insha allah weligay maguul dareysan ducadii hooyo mcn ayan wataa ......đŸ€ČđŸ€Č my mom allah mercy on you ❀❀

    • @asmajokarasmajokar9375
      @asmajokarasmajokar9375 Pƙed rokem

      Insha allah dhamantena guul rajenena walal allah noso bixiyo walal ducada no badiyaa allah noso bixiyo yaaa allah

  • @abdallamohamoud903
    @abdallamohamoud903 Pƙed rokem +6

    Wll Shugrn hawl an ubahana bad xoog iga si say alle haku xafido 🙏

  • @taatiko9307
    @taatiko9307 Pƙed rokem +22

    Thnks Wll Xaqiiqdi Waxa Badan Ayaa ka Faaidesany Waresigan 🎊 🎉
    Waxaa kale oo kaasugnaa Waa Dhalinyaro kale Oo Asc Lottery Winners ah io Qisadooda Iyo Waayo aragnimadooda Lottery ga Si ay Noogu Noqdaan Rule Model
    Markale Thnks Wll Qaali Abdi Aar đŸŒ·đŸ†đŸ™

  • @ayaaninaugaasofficial7995
    @ayaaninaugaasofficial7995 Pƙed rokem +1

    Mnsha allah si wanagsan ayaad noga jail bixisen allow iso bixi ya rabi anii iyo intii muzlim ahđŸ€ČđŸ€ČđŸ€ČđŸ€ČđŸ€Č

  • @isseelmooge8545
    @isseelmooge8545 Pƙed rokem +7

    Qof walbo uu Qeer ugu jiro Alle ha u Fududeeyo đŸ€Č

  • @abdiazizm.hussein9358
    @abdiazizm.hussein9358 Pƙed rokem +5

    Abdi aar aad ayaad u mahadsantahy.
    Weligaaba nin dedaal badan ayaad ahayde sidad noogu faaidaysen adiga iyo wiilka kale ku mahadsanidiin

    • @AbdiAarPodcast
      @AbdiAarPodcast  Pƙed rokem

      Mahadsanid wll 🙏🏿🙏🏿

    • @mahatsalat8348
      @mahatsalat8348 Pƙed rokem

      ​@@AbdiAarPodcastasc bro ani dv winner for 2024 AhA Marka maxa xaal ah from Kenya

  • @keyfladan673
    @keyfladan673 Pƙed rokem +3

    Masha allaah full video information waaye ilaahy ajir ha idinga siiyo oo bilaa xisaab ah allahuma ameen yrbi

  • @Aliinaliiban1780
    @Aliinaliiban1780 Pƙed rokem +4

    Addisababa ilaahay ima geeyo dad ka waa lagu dhibaa jabuuti ayaa fcn❀

  • @mahadguray4241
    @mahadguray4241 Pƙed rokem +4

    Thank you asxaabta
    Waanu fahanay wax badan
    Waanan idin hanbalyaynayaa
    Lkn halkaan wax ka bilaabaaa
    Aar ciyiyaaa indr thanks

  • @xikmad7
    @xikmad7 Pƙed rokem +2

    Good information brother aad ayaad umahadsantahay waana kafaaidnay xogta

  • @cabaashalac7652
    @cabaashalac7652 Pƙed rokem

    Mashaa Allah ad iyo ad aya uu Mahdsantihid sii wacan aya wax Noo Fahsidaye

  • @jamiilmubaarikjamac
    @jamiilmubaarikjamac Pƙed rokem +2

    l am Trying this year l will winn incha allah đŸ€Žâ€đŸ™

  • @abdinasirmohamed4012
    @abdinasirmohamed4012 Pƙed rokem +1

    Aderkay Ali iyo adigaba waan idin salaamay

  • @ibrahimabdirahman9586
    @ibrahimabdirahman9586 Pƙed rokem +1

    Mahadsanid Cali Cabdiraxmaan iyo Abdi Aar.

  • @salaxseed3879
    @salaxseed3879 Pƙed rokem +1

    Mahadsanid cali sxb sida wacan eed noogu sharaxday

  • @abdallaabdurrahman2825
    @abdallaabdurrahman2825 Pƙed rokem

    Video aad uqiima badan aad iyo aad ayad umahadsantihin.. ilaahay ha urumeeyo qof kasta rajadiisa

  • @engabdirahamanomar6565
    @engabdirahamanomar6565 Pƙed rokem

    Thanks for your information.

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 Pƙed rokem +2

    Maashaa allaah wll guulaysta

  • @Rawdia_
    @Rawdia_ Pƙed rokem +1

    Thank you

  • @somalistars1320
    @somalistars1320 Pƙed rokem +15

    Ano guleystay halkan Wan Iman dona insha allah

  • @ArkadAli
    @ArkadAli Pƙed rokem

    Thank you pro waa xog muhiim ah👍

  • @arabe9921
    @arabe9921 Pƙed rokem

    Thank you brothers

  • @mn_-oc5hi
    @mn_-oc5hi Pƙed rokem +6

    da.deydu wa 18 wa marki 1aad an xaresto sanadka ilahy ha i garab galo insha allah🙏

  • @usernotfound162
    @usernotfound162 Pƙed rokem +3

    Bro Bring on more dv lottery winners interview 🙌

  • @princessamina9363
    @princessamina9363 Pƙed rokem

    Thanks brothers

  • @mohamuddiriye8962
    @mohamuddiriye8962 Pƙed rokem

    Masha allh suaalo badan oo loo baahnaa ayad weydisay wxn rajayn in wax badan laga fahmay

  • @abasibrahimcc2817
    @abasibrahimcc2817 Pƙed rokem

    SAAXIIB AADBAD U MAHADSAN TAHAY XOG BADAN AYAANU WALAALKAN KA FAA'IDEY. ILAAHAY HA BARAKEEYO.

  • @socdaal252
    @socdaal252 Pƙed rokem +1

    Jazakalh bro

  • @najmamaxamed7369
    @najmamaxamed7369 Pƙed 7 měsĂ­ci +1

    Wllo anigoo shahado dugsi sare hysan ayaan hadana high school iska qortay markan xarynayya ee shahado masaman karaa haduu isoo boxo

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 Pƙed 5 měsĂ­ci

    Mahadsanid mudane

  • @haldoor9159
    @haldoor9159 Pƙed rokem +1

    Thank u

  • @naturallyandmotivation6884

    Masha allah good information wlhi

  • @abdallaahmednour9600
    @abdallaahmednour9600 Pƙed rokem

    Thanks brother🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @abdiwakiildek8915
    @abdiwakiildek8915 Pƙed rokem +8

    Wow , dhawr su'aalood oo xagaa danbe ah ayaan ka faaiday inankan , waxan kamid ahay dadka balanta sugaya ee 2023 gulaystay , wali dhanka caafimadka iyo interview-ga ayay iiga dhiman tahay wiilkaas numberkiisa hadaa haysana nala wadaag wll si private ah inaan isu waraysano ayaan rabnaa

  • @marwansuufi1401
    @marwansuufi1401 Pƙed rokem

    Abdi aar walaal sawirka seen kuugu soo dira sawirka aad iga jeegareeside

  • @safiyokofiro1105
    @safiyokofiro1105 Pƙed rokem +1

    Masha Allaha

  • @hererimedia9023
    @hererimedia9023 Pƙed rokem

    Thanks man

  • @cawocumarjamac4597
    @cawocumarjamac4597 Pƙed 4 měsĂ­ci

    Ilahyow igu gule amiin ya rabi

  • @maxamadcabdi1045
    @maxamadcabdi1045 Pƙed rokem +2

    Anaa waxn ku dhex jora walahi sifiican ayaad u bayaamiseen

  • @apdikadir.halgan8388
    @apdikadir.halgan8388 Pƙed rokem

    Ali legend

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Pƙed rokem

    Mahadsanid Sxb✊

  • @mohacker_7
    @mohacker_7 Pƙed rokem +4

    Walaal abdi aar runtii waxaad u qalantaa intan iyo inakabadan Go 4 Ward 🙏💯

  • @user-tk9sd3xj2q
    @user-tk9sd3xj2q Pƙed 4 měsĂ­ci

    Tnx brothers

  • @Hameed502
    @Hameed502 Pƙed 4 měsĂ­ci

    Ilaahey Haisoo saaro 4/5/2024 sugayah❀

  • @capdiraxmaan3957
    @capdiraxmaan3957 Pƙed rokem +4

    Part 2 kasugeyna inzhlaah wana nga codsi e si faah fahzan ugazo hadla

  • @zuhaypcadde5147
    @zuhaypcadde5147 Pƙed rokem

    Inta su’aal eed waydisay way iga dhex guuxayeen “ mahdsanid wll 👏👏

  • @hamsemohamed1668
    @hamsemohamed1668 Pƙed rokem

    Mahadsanid wll

  • @tawxiidchannel1906
    @tawxiidchannel1906 Pƙed rokem +1

    Link...ga soo noo dir. Fadlan. Iyo xilliga la xereeyo

  • @nuurhusseinafrah8262
    @nuurhusseinafrah8262 Pƙed rokem +1

    Mahadsanid bro Abdi aar sida quruxda bdn aad nogu falaqeesay su, aal Aya ku weydiin laha school iyo xirfad tona malihi barnaamijkan MA iqadan karaa mise la iima bahna Gabi

    • @AbdiAarPodcast
      @AbdiAarPodcast  Pƙed rokem

      Wllo wax walba wa suurogal horta inka kadib dhib kuuma keenayso inaad marka hore iska apply garayso kadibna ka fikirto shahaado iskuul ama khibrad sidii aad u heli lahayd.

  • @ayanyusuf6942
    @ayanyusuf6942 Pƙed 9 měsĂ­ci

    mahadsanid wll sifiican ba hada u fahmay suaal walba iga dhex guuxaysay wan helay jawaabteedi 2021iyo 2022 laba daa sano wan waayey sannadkan in helo ayaa rajeenaya Insha Allah ani iyo family Insha Allah.

  • @glacier4783
    @glacier4783 Pƙed rokem +12

    If you have enough money can you sponsor yourself.
    Would’ve been good question bro đŸ™‹â€â™‚ïž

    • @AbdiAarPodcast
      @AbdiAarPodcast  Pƙed rokem +4

      Good point. You cannot sponsor yourself even if you got the money. You need an address and someone sponsor you!

    • @zaki799
      @zaki799 Pƙed rokem

      @@AbdiAarPodcast cidna kama garanaayo Abdi aar haddaan tusaale ahaan ku guulaysto wlo

  • @Dacar11
    @Dacar11 Pƙed rokem +2

    Runtii Waraysigan wali Ma arag qof sidan u sharxa almost dadka ka hadlaa waxay ka hadla. Habka loo buuxbuxiyo un balse Even haddi uu kuso baxo kama Hadlaan.
    Abdi Aar podcast shukran akhii

  • @najahcali8178
    @najahcali8178 Pƙed rokem

    Ali abdirahmaan waa saaxiibkay isku ciyaal ayaanu ahayn hargaysa
    Gaar ahaan new hargaysa salan gaara sxp

  • @halabuurcabaascabdiraxmaan1678

    Inshllh this year I hope to be selected

  • @aasiyanuur393
    @aasiyanuur393 Pƙed rokem +1

    Walalyaal ii faham siiya please qof walba ma xaraysan Kara mise qofkii wax bartay oo basa

  • @khaalidcheesto7483
    @khaalidcheesto7483 Pƙed rokem +1

    Hadad qof maraykanka joga aad garanan maxaa sameynaysa

  • @bedradinmahaari6572
    @bedradinmahaari6572 Pƙed rokem

    Insha Allah sanadkan baan tijaabiyay nasiibkeyga
    Kheyr baanan karajaynayaa

  • @hodmanibraheem4718
    @hodmanibraheem4718 Pƙed rokem +1

    Wll hadaan guulaysto tickets yaa iga bixinaya

  • @salmanabdirahmanabdullahi7582

    Nosoo badi sxp barnaamijkan DV lottery dadka ku guuleystay wareysigooda oo dhiiragalin u noo ah

  • @muxzinxajjixariir5788
    @muxzinxajjixariir5788 Pƙed rokem +1

    Waxd weydisaa dad badan maan ugu xareyn karaa gmail keyga wax dhiba may iga imaneysaa

  • @raabimajiid9709
    @raabimajiid9709 Pƙed 10 měsĂ­ci

    Intaan dhagaysanaayey dadkii ku tagay waa ninkii ugu macquulsana xog macquul ah raga heli karo

  • @hnatShow
    @hnatShow Pƙed rokem +2

    Waxn ku idhi kawan gofku hadu qaraneyn English ka ma cagbad ayey ku nogoneysaa bal zp adoo mahdsan iga soo jawaab tnkis

    • @aadanabdi4909
      @aadanabdi4909 Pƙed rokem

      Walal Mya Wax Caqabad Ah majirto Wa Xareysan Kartaaa Ado Aqonin Luqada🙏🙏🙏

  • @jamalhajji1677
    @jamalhajji1677 Pƙed rokem +1

    Barnamijyada lottery ga inoo soo badi wll

  • @abdullahiyasinelmi
    @abdullahiyasinelmi Pƙed rokem

    Somalia qofka jooga sidee uxerayn karaa fadlan iigasoo jawaaba?. Abdullahi Yasin-Garowe

  • @najahmahamed4783
    @najahmahamed4783 Pƙed rokem +1

    Intee soconayaa please isoo sheega

  • @duufaan6300
    @duufaan6300 Pƙed rokem

    Hadii qof qaxooti ku jiro kaar qaxooti haysto uu buuxsado uu ku guuleysto usan heli karin passport Somalia adagtahay inu helo sidee ayu ku bixi karaa bilaa passport UNHCR maka cawin kartaa wuxu ku dhoofo madama qaxootigaba bilaa passport uu dhoofo marku wadan qaato

  • @aminayasin5638
    @aminayasin5638 Pƙed 6 měsĂ­ci

    Asc wll wad mahadsantihiin marka hore wllo laakiin suaal marka balanta laguu qabto ee kuu soro gali waydo wakhtigii balanta eed ka daahdo ma balankale ayaad sugaysaa mise tii hore

  • @saciidafqarshe8782
    @saciidafqarshe8782 Pƙed rokem

    Said mohamed afqarshe

  • @ummhaneen7401
    @ummhaneen7401 Pƙed rokem

    Tolow qofka hadoo heysan shahado ama shaqo u warqad ka heysto muxuu sameyn
    Hadee u sameysto shahado iskuul ma ku gudbi karaaa fadlan iga so jawaaba??????

  • @user-fj1tg1do3f
    @user-fj1tg1do3f Pƙed 3 měsĂ­ci

    Hada ma xaraysan karaa

  • @khadijamohamedamin9283
    @khadijamohamedamin9283 Pƙed rokem +2

    Walaalkey sawir aan horay ugu xareystay hada maku celinkaraaa

  • @aishaahmed4400
    @aishaahmed4400 Pƙed rokem

    Wow

  • @asiyaahmed9027
    @asiyaahmed9027 Pƙed rokem +1

    Wllo link iyo time pls

  • @fatuhahmet6303
    @fatuhahmet6303 Pƙed rokem +2

    Wllo hargysa somaliland qof xraystay soo qabo please iyo steps uu maray

    • @khadarmoxmed.4906
      @khadarmoxmed.4906 Pƙed rokem

      Ninkan laweraysaanayo waa Ciyaala reer Hargeisa wll sida Qof Muqdisho jooga u xaraysto ayaad u xaraysanaysaa.
      Markaa somaliland ma aqoonsana sidaa ulasoco.

    • @fatuhahmet6303
      @fatuhahmet6303 Pƙed rokem

      @@khadarmoxmed.4906 hye wll mcn lkn shahaadada somaliland ee dugsiga sare ma wx cadyn so raaci lay oranayaa oo federalka ah

  • @nagipibnuahmed311
    @nagipibnuahmed311 Pƙed rokem

    Wll waxad noo waydisaa sida loo samaysanayo warqada dhalashada ee loo bahanyy adigoo mahadsan

  • @fahiimoceydrus5412
    @fahiimoceydrus5412 Pƙed rokem

    Asc abdi walale

  • @Kubutaaciofficial
    @Kubutaaciofficial Pƙed rokem

    Aad iyo aad baad u mahadsantiin runtii wax badan baad noo iftiimiseen sxp thanks

  • @kimsanju2774
    @kimsanju2774 Pƙed rokem +2

    Visaha jeebkaga miya mise ayaga kaa dhibayo iisheg

    • @AbdiAarPodcast
      @AbdiAarPodcast  Pƙed rokem

      Ma fahmin. Lacagta haddii aad u jeedo qofku isaga ayaa jeebkiisa ka bixinaya.

  • @mohamettsamadon3987
    @mohamettsamadon3987 Pƙed rokem

    Interview wamaxay markas

  • @najmanajuu1420
    @najmanajuu1420 Pƙed rokem

    Allow nagu guulee dv lottery đŸ€ČđŸ€ČđŸ€ČđŸ€Č

  • @fuadamiir6785
    @fuadamiir6785 Pƙed rokem +1

    Wll hadan dhaho kwrn high shool No dgree oo aan ku gulesto kwrm hadii uu iso baxo hadhow maken san karaa warqada cadeenta ah inan school ka dhiganayay walalow iso jwb

    • @AbdiAarPodcast
      @AbdiAarPodcast  Pƙed rokem

      Haa waa keeni karta hadhaw marka aad school dhamayso. Kaliya waa in shahaadadu soo baxdo marka aad buuxinayso process ka haddii aad ku guulaysato.

  • @cabdulwehab5166
    @cabdulwehab5166 Pƙed rokem

    Diyaarad nool keeda ma iyagaa qaba mise qofka isu qaba miyaa

  • @yahyetech8823
    @yahyetech8823 Pƙed rokem

    Wllka waxaa kuwaydiina meeqa qarash kaaga baxayso diyaarada illaaa green cardka

  • @ayaancumarabokor637
    @ayaancumarabokor637 Pƙed 10 měsĂ­ci

    Hadanad wax baran ama aan shahada ahayn hadana uu uu kuu soo baxo

  • @abdirahmanadam7400
    @abdirahmanadam7400 Pƙed rokem

    I.a inaan kaguuleysto rajeynaa

  • @abdinoormohamed6878
    @abdinoormohamed6878 Pƙed rokem

    Su aal ? DADK SHARCIYADA U URUB HAYSTA PASPOR SOMALI MA LOGA BAAHAN YAHAY ?
    MISE DEGENANSHAH dalka aya joogan ayaa ku filan iyo warqada dhalashada fadlan jawan ban idinka sugayaa

  • @fatimamohaahmed726
    @fatimamohaahmed726 Pƙed rokem

    Waad mahdsantahy wllo shahadada ma hdeer bn galinaya mise ds260 mrka lgadho ku buuxinyaya

  • @su-bare6601
    @su-bare6601 Pƙed rokem +2

    Qofaan waxbarasho soo Marin maxaraysan karaa zxp

    • @AbdiAarPodcast
      @AbdiAarPodcast  Pƙed rokem +1

      Waa inaad haysataaa xirfad ama khibrad shaqo ugu yaraan 2 sano.

  • @sheimacabdi8633
    @sheimacabdi8633 Pƙed rokem

    Wll waxan doonyaa inan si khaas kula soo xidhiidh please isheeg meel aan kala soo xidhiidh 🙏🙏

  • @Ladan12345
    @Ladan12345 Pƙed 10 měsĂ­ci

    Dadku zamir badana ani manaziip fcni 3 sano xareyey wanan wayey marka wanka niyad jabey

  • @omaari155
    @omaari155 Pƙed rokem

    Formka waxa la isku weydiinayo maxey noqone

  • @naturevideo1170
    @naturevideo1170 Pƙed rokem +1

    Asc asxabey su'aal ban wadaa we cidii garaneysa ha iiso jawaabto shahaado secondary wan haystaa lkn natiijadeyda ama dhibcaheygu aad bay u hooseeyaan oo D ban haystaa marka saameyn ma igu yeelaneysaa
    Qof ku tagay ama qofad taqan haduu ki tagay iisoo jawaaba
    Aad bad u mahadsan tihiin Allah(swt) guul ban inooka baryay aduun iyo aakhiraba

    • @ElmaOfficial01
      @ElmaOfficial01 Pƙed rokem

      Wlle qof ku tgay oo aan aqaano ma jiro lkn wan hubaa inaysan grade kaga fiirinayn kliya documents ka aad wadato sax aahanshihisa ayay eegayan yacni in dowladda uu si toos ah uga yimid marka grade kaga cidna ma ku mashqulayso niyadda ha iska galin bro ama sis hadi aad ku qancin jawbtayda wxd instagram ka ama tiktok ga ka waydisa dadka ku tgay lottery sida Abdalla muhya tiktogiisa wa lottery guy sidas ku radi kadib waydi
      Nasiib wcan ku rajaynaya

    • @naturevideo1170
      @naturevideo1170 Pƙed rokem

      @@ElmaOfficial01 Aad bad u mahadsan tahay sharafey

  • @Top_G_forever
    @Top_G_forever Pƙed rokem +3

    Cabdi bro waxaad samaysa lottery ga isogo tutorial ahaan ah wiilku isago samaynaya so gali. Tusaale formki isogo buuxinaya. Marka uu buuxiyo issues ka hor iminaya iyo siduu u xalinyo. I hope u got it bro.

  • @barlinali2080
    @barlinali2080 Pƙed rokem +2

    Brother da’deyda wa 20 passport keygana 18 igu qoran marka ano 20 jiro mku xresan kara 20 jiraa passport kana yhay 18 iso jawaab walal plz

  • @halac2532
    @halac2532 Pƙed rokem +2

    Mahadsanid waxbadan ayaan ka fa'iiday xaqiiqddii . lakiin annuu waxaan jooga china marka 2024 bisha jun ayaan ka qalinjabinayaa jamacadda waxaan radabay inaan ogaaddo haddii aan xareeyo 2023 anoon haysan shahadadda jamacadda ma waxan fiican inaan kaliya shahadadda dugsiga sare ku xareeyo mise ilaa ta jamacadda waan ku xareeya madamoon shahaddada heli doonno bisha jun 2024 ?

    • @AbdiAarPodcast
      @AbdiAarPodcast  Pƙed rokem

      Haa wlal waad xaraysan kartaa!

    • @yahyekhaliifali874
      @yahyekhaliifali874 Pƙed rokem

      Zxb wan kuu baahanahay hadaa joogto China waxaa ahay arday rabo inuu China wax barasho u aado mrka meel aan kaala soo xariiro isheeg.
      Instagram ama Facebook ama xtaa what’s app

    • @hamseahmed3754
      @hamseahmed3754 Pƙed rokem +1

      Maya sxb haddii aad jaamacada wadid dooro "Some university courses" intaa haddaad dhamaysid hadhaw uun baad Ku daraysaa formka

  • @jamaadsalaad7004
    @jamaadsalaad7004 Pƙed rokem

    Hadaan xareyso oo iiso baxo aan donan shahada ma kiskeyga waa la iga kan cancel wll ii soo jawaab