Hurbad Crash Course - Sidee loo sameeyaa YouTube Channel miro dhal leh - AFSomali

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 9. 09. 2024

Komentáře • 123

  • @laas123laac
    @laas123laac Před 3 lety +8

    aad baad umahasantahay walaalo, sida fiican eed dadkaaga ugu faaiidaynaysid aqoontaada, allena hakuu barakeeyo

  • @abdullahinadif6516
    @abdullahinadif6516 Před 3 lety +13

    Maasha’allaah walaalkay marna macallinkayga qaaligaa C/risaaq Xirsi Isxaaq , ilaahay caqliga iyo cilmiga ha kuu siyaadiyo , aad baad u mahadsantahay .

    • @Hurbad
      @Hurbad  Před 3 lety +1

      Mahadsanid Abdullahi

    • @nordirie4524
      @nordirie4524 Před 2 lety

      Wall somaliya anoo joga masamesankaraa

    • @bandhigamedia3860
      @bandhigamedia3860 Před 2 lety

      @@Hurbad sxb anigoo soomaaliya joogo masameysan karaa

  • @asadsom324
    @asadsom324 Před 2 lety +2

    Waxtar iyo dhaxal aad uga tagtay dadkaaga Soomaaliyeed weeye xaga diintana sadaqa jaariya kuu ah oo qofkii kasta oo hal eray ka faa iida aad adigu ajarkeeda leedahay hadaad aduunka joogto iyo hadaadan jooginba. Subscriber ayaan kuu noqday Like na waan kuu saaray at least waa intaan kugu taageeri karo oo ugu yar in kastoo waxa ugu weyn aad Rabbi ka helaysid. Allaha ku barakeeyo brother in faith

  • @AbdulAhmed-gx2rh
    @AbdulAhmed-gx2rh Před 9 měsíci +3

    Asc...Macalin C/Risaaq..Maanshaa Allaah, si la yaab leh oo cilmiyaysan ayaad koorsadan inoogu sharaxday. Miizaankaaga xasanaadka ee Aaqiro Allaah hakuu saaro. Waa koorso u qalanta in lacag lagu bixiyo lkn bilaash baad inoogu deeqday Mahadsanid Macalin...

  • @galladtech1289
    @galladtech1289 Před 3 lety +5

    Allah haku barakeeyo wax badan ayaan kaa faa'iday

  • @abdirizakfarah3200
    @abdirizakfarah3200 Před 3 lety +4

    Mahadsanid bro wax badan ayaad ii faaiideysay

  • @motivationibnucajab3471
    @motivationibnucajab3471 Před 3 lety +2

    manshallah axpayal allah haydin xifdiyo go forward

  • @somalicreative3096
    @somalicreative3096 Před 3 lety +2

    masha allah sxp wan ka helay casharkaan noo soo badi sxp casharadan oo kale

  • @Axmedbulsho
    @Axmedbulsho Před 9 měsíci

    Mhdsnid ustaaat alllah cilmiga iyo cimriga hakuu barakeeyo

  • @saalaxshariif5165
    @saalaxshariif5165 Před 3 lety +1

    Masha allah

  • @Tixle_
    @Tixle_ Před 2 lety +1

    Thanks sxp gclie waxa tahay shakhsi daacada oo jecel inuu caawiyo walalihiis somalied waxa aad samaynaaysana waa wax laga helo shakhsiyad dhifa oo ah kuwo wannagsn

  • @BroDeveloper13
    @BroDeveloper13 Před 2 lety +1

    Ustaad qiimo LeH
    Wxan ka barteY wax aan dadka kale ka waayey Thank you 🙏

  • @hiigsitech2449
    @hiigsitech2449 Před 3 lety +11

    Masha Allah well explained thank you instructor God bless you ❣️

  • @aliyare6864
    @aliyare6864 Před 2 lety +1

    Aad baad u mahadsantahay wll 🙏

  • @alxakiim8561
    @alxakiim8561 Před 2 lety +1

    mahadsanid ustaad

  • @Khadarhaallla
    @Khadarhaallla Před rokem +2

    Thankz zxp

  • @cabdiqanicabdisalan2959
    @cabdiqanicabdisalan2959 Před 3 lety +2

    Thnks shaqo muhiim ah baad qabateen wll keep going

    • @Hurbad
      @Hurbad  Před 3 lety

      walal
      +252 615 070 785, +252615630707, +252615989514
      ayaad WhatsApp ka kala xariir kartaa waxwalboo kusaabsan Koorsooyinka iyo Caawinta Macaamiisha Mahadsanid.

  • @khadiijamohamed4478
    @khadiijamohamed4478 Před 3 lety +2

    Mnsha allah ustaad ilaahay haku xafido 💕🙏👍

  • @Ducohooyo
    @Ducohooyo Před 3 lety +1

    macalinkayga mustaqbalka mahadsanid

  • @naydarchannels4884
    @naydarchannels4884 Před 2 lety

    Manshaa alaah wall qaali waad kumahadsantahy soda fiican aad ubaraysid dadwaynaha

  • @itssuwaida
    @itssuwaida Před 7 měsíci

    asc aad ayaad umahadsantahay sida hagar la anta aad usharaxday ilhy khair fara badan haku siiyo

  • @BAAHIYEGROUP
    @BAAHIYEGROUP Před rokem

    Hurbad Hoyga cilmiga

  • @Hassan_haji.
    @Hassan_haji. Před 6 měsíci

    Mahadsanid 🙏 ustaad ❤

  • @husseinaddow4570
    @husseinaddow4570 Před 3 lety +1

    Waa mahadasantahay macalin.

  • @inamolid5019
    @inamolid5019 Před rokem

    Mashallaah dadaal walall guùl ayn kuu rajeynayaa

  • @khadraabukar9300
    @khadraabukar9300 Před 2 lety

    Mahadsanid wallaal waxbadan noo faaidaysay jasaakallahu kheyr

  • @ilaqaxwee
    @ilaqaxwee Před 2 lety

    Wll mahadsanid sida quruxda badan aad usoo tabinaysid , wax badan baan kaa faaiday. Alaha kuu barakeeyo cilmigaaga.

  • @geeseystudio
    @geeseystudio Před 3 lety +3

    soo samee muuqaal kusaabsan idm ama internet download manager please!!!

  • @mohamedaweys2630
    @mohamedaweys2630 Před 3 lety +1

    Maashaa Allah

  • @URCristiano7-h6v
    @URCristiano7-h6v Před rokem

    All viewed very smart worked and well organised.

  • @shaafofficial
    @shaafofficial Před 2 lety

    thanka u ustd abdirizak this video is importan

  • @AbdullahiYasinAbdiID
    @AbdullahiYasinAbdiID Před 3 lety

    M.Allah ustaad waad mhsantahy kun iyo kow jeer ENG ABDIRISAK

  • @AxmedWiilsoomaali
    @AxmedWiilsoomaali Před 8 měsíci

    Wad mahadsanthy ustaad

  • @Haldoor-1
    @Haldoor-1 Před rokem

    masha allah

  • @xiddigbeershiya3065
    @xiddigbeershiya3065 Před 3 lety +1

    Maansh Aallh keep going

  • @SalaamIslamic
    @SalaamIslamic Před 11 měsíci

    Mahadsanid

  • @aishayosef160
    @aishayosef160 Před rokem +1

    Wcs, Mahadsnd wll👌

  • @zakariye2037
    @zakariye2037 Před 3 lety +1

    Masha allah, Mahdsanid

  • @academicsoul1957
    @academicsoul1957 Před rokem

    Cajiib waye. Mahadsanid.

  • @hamdiscorner5286
    @hamdiscorner5286 Před 3 lety +4

    Ustaad waa ka faaideystaay casharkaan illaa 3 jeer dawaday, youtube qurux badana wan samaystay Allaha kaa abaal Mariyo. Hada waxaan ubaahanahy sida website (educational) ah loo samaaysto. Plz sida aad kan usoo tafaftir oo kale . Mahadsanid 😍

    • @Hurbad
      @Hurbad  Před 3 lety

      fadlan nagala soo xariir numberkaan WhatsApp ka
      +252615989514
      +252615070785

    • @nadiyasaid123
      @nadiyasaid123 Před 2 lety +1

      @@Hurbad wllo talaboyinkan hadan qado wan samaysan kara miya ano hargeisa joga

    • @nuuradin1maxamuud235
      @nuuradin1maxamuud235 Před 2 lety

      @@nadiyasaid123 yes

  • @NaturesBestOne
    @NaturesBestOne Před 8 měsíci

    THANK U❤❤❤❤

  • @barashadahigaaddaiyotajwiidka

    Mahadsanid wll

  • @abdisalanyasin
    @abdisalanyasin Před 3 lety

    mazhallaH
    MahadsaniD ustaad

  • @abuukarmaxamedkurbi5551
    @abuukarmaxamedkurbi5551 Před 2 lety +1

    koley abaalkaaga ALLAH meel aadan ka filayn hakaaga abaal mariyo mucalimow

  • @sheikhmaxamedamiin9
    @sheikhmaxamedamiin9 Před 8 měsíci

    Masha allaah mahadsanid

  • @luuqofficial3730
    @luuqofficial3730 Před 2 lety

    Mashallah

  • @Zakibinxaaji1
    @Zakibinxaaji1 Před rokem +1

    🤝

  • @MustafaAliina
    @MustafaAliina Před rokem

    Thnks brother ❤️❤️🙏🙏

  • @fayecooking
    @fayecooking Před 3 lety

    Mashllah Super Macalin Jzkllah 💕💕💕

  • @Ayuubtech
    @Ayuubtech Před rokem

    Ustaad Cilladan sidee loo xaliyaa " Daily limited upload videos reached." Ciladaas ustaad noo soo xali adoo raaliya .

  • @Camaarbashiir
    @Camaarbashiir Před 3 lety

    Macalimiinta Mustaqbalka iyo maanta jiroo joog

  • @omermahamoud6462
    @omermahamoud6462 Před 3 lety

    Thanks

  • @abdikhaliqfaisal5050
    @abdikhaliqfaisal5050 Před 3 lety

    Aduu horta youtube ka midho dhali

  • @khaalidofficial6352
    @khaalidofficial6352 Před 2 lety

    Zaxip somalia kuma jirto

  • @fayecooking
    @fayecooking Před 3 lety

    jzkllah kheyr

  • @eng-mahadgeddixiish1369

    m.a waan dhameystay waana kula sameey allaha kusharfa

  • @FarhiyaHaaji844
    @FarhiyaHaaji844 Před 8 měsíci

    Ustaad qeebta country resident somalia kuma jirto somali ayan jooga maxa xal ah 🙏jwb wcn

  • @hamdiscorner5286
    @hamdiscorner5286 Před 3 lety

    Lifesaving video. thanks ustaad

  • @madaryare9009
    @madaryare9009 Před 3 lety +1

    Macalin cabdirisaaq aaway barnaamijkii live ka ahaa ee hard talk isniinta bixi jiray 🤔🤔❤❤

  • @cabdixakiinmaxamed5433

    Hurbad wan tageeraa makusoo biraa

  • @maxaamuudcilmibootaan8589

    Sxb way adagtahay qaabka aad casharkan usoo gidbisay samaynta ut chanel art bannerka iyo watermark si ka fadud mahaysaa og soonoow oo ku tala gal in dadbadani mobile istic maalayaan meeshaad click siinayo hamuuqado qada isticmaal

  • @moohaanmaankaofficial3581

    Moohaan

  • @hassanyare1275
    @hassanyare1275 Před rokem +1

    Asc Ustaad waan sameestay
    Laakiin ma ii sobaxayo maxaa dhacay
    See usoomuuqan karaa youtube channel
    Aan sameestay

  • @Ducohooyo
    @Ducohooyo Před 3 lety +1

    macalin waxaan kaa codsanayaa inaad video ka soosameyso video tamleed sida loosameeyo

  • @mohamedabdirahmanbule2060
    @mohamedabdirahmanbule2060 Před 5 měsíci +1

    MAHADSANID WLL

  • @yaxyecawil2851
    @yaxyecawil2851 Před 3 lety +2

    zxp mad copyrightka ku so dartid

  • @arashgeming111
    @arashgeming111 Před 2 lety

    Asc

  • @saalaxshariif5165
    @saalaxshariif5165 Před 3 lety +1

    Sxb waan jeclahay ina samesto lkn sii fican u maan fahamin

  • @nasirgedi2811
    @nasirgedi2811 Před 8 měsíci

    Asc macalin lacgata CZcams qaabkee aan uhelikara macalim lacagta anigoo somalia jooga

  • @abdogalab6714
    @abdogalab6714 Před rokem

    Seede ciiwan logusame ya vidéo ga youtoub ka

  • @safaaliibaan1326
    @safaaliibaan1326 Před 3 lety +1

    Short video ka hadal inan sameeya raba fahfahin ka bixi

  • @hagio27
    @hagio27 Před 2 lety

    Hallo

  • @khaledblacki3201
    @khaledblacki3201 Před 2 lety

    Wll wadamada marka la dooranayo somali kuma jirte see wax yeelna

  • @farxada
    @farxada Před 2 lety

    Waxaa fiicanayd inaad viewers-ka u sheegtaan in somalia ku jirin residents dropdown list-ga.

  • @nadiyasaid123
    @nadiyasaid123 Před 2 lety

    Wllo qaabkan hadan raaco miya kugulaysanaya in an furto waxkale loobahanaya majira wllo fadlan ii jawab

  • @nadiyasaid123
    @nadiyasaid123 Před 2 lety

    Wllo ijawab hadan sidan uraaco mansamaysan karaya

  • @saddam_bulle
    @saddam_bulle Před 3 lety

    aaway baso xaraarkeeni😁😆😆

  • @user-cm3cv6dr6d
    @user-cm3cv6dr6d Před 2 lety

    Waxan rabaa CZcams Facebook page fadlan maisaynkarta

  • @xikambigfunofficial
    @xikambigfunofficial Před rokem

    Zxpow aniga channel keyga ayaa cilad iga heesta in aad iga caawiso ayaan rawaa ma iga caawin kartaaa

  • @fayecooking
    @fayecooking Před 2 lety

    Scw haddii uu iga lumo Nambarka sirta Youtubka muhiim miyaa? Haddii uu iga lumo maxaan sameyn karaa?

  • @cabdicasiisrooble8005
    @cabdicasiisrooble8005 Před 3 lety +1

    War niyow ma timahaan iga so jartid

  • @annaapdi5638
    @annaapdi5638 Před 3 lety

    Sidee windows 11 loogu shubtaa loona isticmaala ustaad

  • @barofarshaxanka6780
    @barofarshaxanka6780 Před 2 lety

    Wllo sidan waxba wankufahmiwayee i course majira youtoup ah oo step by step ama free ad noobarikarto mibilka kan wa laptop waxba wankafahmiwayey waxyar mahane

  • @mohajr6105
    @mohajr6105 Před 2 lety

    Lknse ustaad halmid wadankeena kuma jiro regestrationka Wadan kale Madooran karaa

  • @user-ro3ph8xy3g
    @user-ro3ph8xy3g Před 2 lety

    Asc wll adigu ma iisamayn kartaa channel adigoo raaliya

  • @abdizalanahmed2030
    @abdizalanahmed2030 Před 3 lety +4

    Wlhi bilhy si runa u dhaarte CZcamsr kaa fcn oo sidaas wa ii fahan siiya ma arag
    Balse waxaad tahay qof fcn ilhy haka Abaal maryio wlkyow

  • @cabdiqanicabdisalan2959
    @cabdiqanicabdisalan2959 Před 3 lety +1

    Teacher channel baan sameeyay markii aan CZcams kabaarayna waan la ahay ee xagee laga haystaa

    • @Hurbad
      @Hurbad  Před 3 lety

      walal
      +252 615 070 785, +252615630707, +252615989514
      ayaad WhatsApp ka kala xariir kartaa waxwalboo kusaabsan Koorsooyinka iyo Caawinta Macaamiisha Mahadsanid.

  • @omarmohamudomar718
    @omarmohamudomar718 Před 3 lety +1

    Asc wllayaaal aad baaad u mahdsantihiin ddka wax fcn baad u do gudbisasaan waana u dadaalysaaaan
    Wllyaaal su'alo baaan rabaaa in la iga jawaabo
    1=Hurbad hdan iska diwangaliyo casharadeda maladegi karaaa halkii course
    2=Hadii aan ladagi karin casharada ma iga xirmayaan hadaan dhameeyo mise xiligaa rabo baan gali karaa
    Lkin lama dagikaro...

    • @Hurbad
      @Hurbad  Před 3 lety +2

      Jawaab 1: maya Download lama ogola
      Jawaab2: Maya kaama xirmayaan waligood waa life time access

    • @omarmohamudomar718
      @omarmohamudomar718 Před 3 lety

      @@Hurbad wllyaal waad mhdasantihin intaas baa iga dhineed
      🙏

  • @afgooyecade2033
    @afgooyecade2033 Před 2 lety

    Afsoomaali muu ku baxayaa ama English language

  • @nugaalburtinle7961
    @nugaalburtinle7961 Před 3 lety +2

    how one can argue that you are not the best youtuber ever according to somaalis!!!!

    • @Hurbad
      @Hurbad  Před 3 lety +2

      We are NOT CZcamsrs walal, Hurbad is Educational institution. Mahadsanid

    • @nadiyasaid123
      @nadiyasaid123 Před 2 lety

      @@Hurbad wllo youtoup sax ah ma ibarikarta ama tacliinta ad bixisan ma kujira youtoup buuxa

  • @maxamedsahnuun2810
    @maxamedsahnuun2810 Před 2 lety

    Mahad sanid

  • @sidalosameeyo
    @sidalosameeyo Před rokem

    Walaal waxan ka mid ahay saxiibada channal kaaga ku xiran waxan u baahanahay youtube channal mana samaysan karo adigo mahadsan ma i samankarta walaal?

    • @Hurbad
      @Hurbad  Před rokem

      Adeeg nucaas ah mabixino Walaal, naga raali noqo

  • @abdimalikmohedabdi3004

    lanbar somalia maku samesan kara mala iqabili
    teeda kale lacagta you tube laga sameyo ma waxay ku xiran thay dhaqalaha dalka jogto

  • @tamimi1546
    @tamimi1546 Před 3 lety

    Telephone malaga sameysan kara CZcams channel sxb

    • @Hurbad
      @Hurbad  Před 3 lety +1

      Haa walal

    • @tamimi1546
      @tamimi1546 Před 3 lety

      @@Hurbad waxaan jeclaan laha hadad Janis u hesha telephone qabta logu furta cashar ku saabsan natusta insha Allah

  • @farhansheik9645
    @farhansheik9645 Před 3 lety

    Wan leyahay lkn lacag sidee logu sameyaa xaga lacata Ayan kadhacsana hay

    • @Hurbad
      @Hurbad  Před 3 lety

      Daawo video GA dhan

  • @SomaliLegalForum
    @SomaliLegalForum Před rokem

    Mahadsanid ustaad

  • @mohamohanski
    @mohamohanski Před 3 lety

    Masha Allah

  • @MudakarMudakar
    @MudakarMudakar Před 2 lety

    Asc

  • @h.c.mbarwaaqo4288
    @h.c.mbarwaaqo4288 Před 3 lety

    Masha Allah

  • @cawaalexamse9195
    @cawaalexamse9195 Před rokem

    Mahadsanid sxb