Shaqada koowaad ee ITga (Service Desk Analyst)

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 9. 09. 2024
  • Video gaan waxaan ku sharaxeeynaa Shaqada koowaad ee ITga (Service Desk Analysts)
    Tartarkaan wuxuu dhamaanayaa 30/07/2020 ( Maanlinta Ciid )
    Booqo Website ka Hurbad: hurbad.com/
    CONNECT WITH US ONLINE
    Facebook Link: / hurbad
    Twitter Link: / hurbadit
    Instagram Link: / hurbad
    LinkedIn: / abdirizak-hersi
    LinkedIn: / hurbad

Komentáře • 250

  • @fuadsheikh7184
    @fuadsheikh7184 Před 2 lety +4

    waa Mahad santihiin ustaad waxaan rajeynayaaa inaan ka faaideysano adiga iyo team kaagana ajar allah idin ka siiyo

  • @abdullahimohamed2373
    @abdullahimohamed2373 Před 4 lety +12

    I always do this not because i want the the price but because i love doing it coz i want to encourage you to make new course or new video everyday

    • @salemanqrw
      @salemanqrw Před 2 lety

      Waxaan kaloo idinka rabaa in aad isiisaam right way oo ah hadda waxaan technical of CCTV and telephones oon ku qabto by eyes and by hands anoon soo bararan insku filnasho ayaan rabaa ee courses ka sey iskugu xigsi karo ayaan in kaga baahanay mhdsnd

  • @abdiwahabhassan9399
    @abdiwahabhassan9399 Před 2 lety

    Hadii ay jirto qaab aan u iibsan karo anigoo jijiga ku nool ilawadaag macali. Wan idin salaamayaa dhmn bahda Hurbad.

  • @deeqahubeey5949
    @deeqahubeey5949 Před 2 lety +1

    Maansha alaah cilmiga aad nasiinayso alaha kuu siyaadiyo anagana alaha noo fududeeyo

  • @sarhasanyare8943
    @sarhasanyare8943 Před 3 lety +2

    masha Allaah waan ku soo biiridoonaa insha Allaah.

  • @farhanfiyoore1879
    @farhanfiyoore1879 Před 4 lety +2

    Masha Allah thanks eng

  • @ismailibrahim6190
    @ismailibrahim6190 Před 10 měsíci

    Hurbad Thanks brothers

  • @xamsejoogo9323
    @xamsejoogo9323 Před 3 lety +2

    Igu dar walaalkay

  • @Samiir881
    @Samiir881 Před 4 lety +1

    mnzha allaaah
    Uztad abdi rizak allaah ha ku dhawro my teacher 👏

  • @hassanmo7849
    @hassanmo7849 Před 4 lety +1

    Thanks maclin

  • @aaminabdinur2392
    @aaminabdinur2392 Před 2 lety +1

    Runtii aad ayan ujeclahay kulliyadan
    Inan ka guul gaaro insha allah

  • @MohamedAbdisaiid
    @MohamedAbdisaiid Před 4 měsíci

    Masha aalah

  • @aweismohamedabdulle1643

    Aweis Mohaned
    Hurbad aad ayaad muhadsantihin
    IT aad ayaan u xiiseyaa in aan idinku so biiro ayaa jeclahy mardhaw insha allah

  • @UbaxUbaxyusuf-is2kg
    @UbaxUbaxyusuf-is2kg Před 5 měsíci

    Thanks ustad❤

  • @salahsalad1678
    @salahsalad1678 Před 4 lety +3

    Thanks for the video I’m taking the challenge

  • @caliboorowyaabilow2355
    @caliboorowyaabilow2355 Před 4 lety +2

    Masha allah xaqiiqdiii chanalkan waan la dhacay ilahey ha,idin ka abaal mariyo dadaalka aad umada somaliyeed u wadaaaan mahadsanidiiiin

  • @yahyemahamud6393
    @yahyemahamud6393 Před 3 lety

    M.a waad mahadsantin macalimiintayna sida quruxda badan aad fursada noo siiheysiin aad ayaan u jeclaa in aan barto cilmiga itga wxaan rajeyna in aan ku guuleysan doono insha allah

  • @abdullahigaraad699
    @abdullahigaraad699 Před 3 lety +1

    Thank you very muck

  • @AbdisalemABS
    @AbdisalemABS Před měsícem

    abdisalaam kalif ahmed

  • @mohameddiraac43
    @mohameddiraac43 Před 4 lety +1

    hoyga aqoonta iyo horumarka Hurbad Institute Technology halagu xirnado waxbadan baa laga fa.idaya horumar wacan dhamantiin macalimintena

  • @Engabdinaasir1
    @Engabdinaasir1 Před 4 lety +2

    M.a walal waxan baranooya IT
    Waxan karaba inaad ii sheegto
    Qofka it ga baryay somlia wax iuga dhaqaynaayo

  • @EngAlimoalinsuleimaan

    waan rawaay ustaad waan kaheli

  • @ogaaldunida7149
    @ogaaldunida7149 Před 3 lety

    Magaceyga wa m.qadar ali

  • @caanoosman6639
    @caanoosman6639 Před rokem

    Masha alah waa wax aad u fican

  • @shiilka14
    @shiilka14 Před 4 lety

    keeep going
    bro hurbad

  • @hashifoyaanvlogs527
    @hashifoyaanvlogs527 Před 4 lety

    Aad bn u mahadsanthy inan kula so xirriiro ayaan u baahanahay

  • @abdiztech9350
    @abdiztech9350 Před 2 lety

    nimcaan naasir cali waxaan doonayaa IT Valmatari

  • @mariaahmed9018
    @mariaahmed9018 Před rokem

    Thank you

  • @xasandheere9775
    @xasandheere9775 Před 3 lety

    Raage Maxamed
    Koorso c# maleedijiin

  • @adamsuleimanadam1033
    @adamsuleimanadam1033 Před 4 lety

    Masha Allah

  • @dhuubanema1126
    @dhuubanema1126 Před 3 lety

    HalkeeA kaalasoo xiriiraa hurbad

  • @aaminaismaaciil6273
    @aaminaismaaciil6273 Před 3 lety

    Jaamac ismail jama

  • @Hassanzakir130
    @Hassanzakir130 Před 3 lety

    Mashaa allha allaha ha idin sharfo

  • @nasricabdul8961
    @nasricabdul8961 Před 3 lety

    Thnks teacher

  • @abdifatahyahye8046
    @abdifatahyahye8046 Před 4 lety

    Abdifatah ali Hassan

  • @mohamedhabibullahi9296
    @mohamedhabibullahi9296 Před 3 lety +1

    sharaxad masha Allah si fudud loo fahmi karo

    • @Hurbad
      @Hurbad  Před 3 lety

      walal
      +252 615 070 785, +252615630707, +252615989514
      ayaad WhatsApp ka kala xariir kartaa waxwalboo kusaabsan Koorsooyinka iyo Caawinta Macaamiisha Mahadsanid.

  • @abdidekmuhumed4510
    @abdidekmuhumed4510 Před 2 lety

    Ma hadal umbaanu saaraan hal example oo practical ah la idinkama hayee, sidii wax la idiinka gadan lahaa kujirtaane

  • @advertisingagency6245
    @advertisingagency6245 Před 4 lety

    Thanks brother afartaba waan aqaana

  • @mowliidnuur5923
    @mowliidnuur5923 Před rokem

    Mowlii nuur warsame course Free baan rabaa

  • @abdulle1005
    @abdulle1005 Před 4 lety

    masha allahustaad mahadsanid

  • @hassanamin5900
    @hassanamin5900 Před 3 lety +2

    Where it locate please

    • @Hurbad
      @Hurbad  Před 3 lety

      Walaaal hadii aad doonayso in aad kusoo biirto hurbad.com, lagaagana caawiyo sidii aad isku diiwaan galin lahayd fadlan nagala soo xariir numberkaan WhatsApp ka
      +252615070785
      +252615630707
      +252615989514
      Gacmo furan kusoo dhawaw

  • @fartunjamac8790
    @fartunjamac8790 Před 3 lety

    Xagee joogtan wadankee

    • @Hurbad
      @Hurbad  Před 3 lety

      fadlan nagala soo xariir numberkaan WhatsApp ka
      +252615630707
      +252615989514
      +252615070785

  • @libanabdullahi3749
    @libanabdullahi3749 Před 4 lety +2

    Asc magaceygu waa Liban Abdullahi Muse waxaan ahay arday dugsiga sare ka qalin jabinaya sanadkan waxaan rabana in aan si qoto dheer u fahmo IT fundamentals.
    Waxaan idinkaga mahad celinaya dadaalka dheer ee aad galiseen barida ardayda Soomaaliyeed cilmiga computer ka qeybihiisa kala duwan mahadsanidiin Hurbad.

  • @AliAli-fd9hd
    @AliAli-fd9hd Před 2 lety

    ASC asxaabta xageen idinkala xiriiri karaa

    • @Hurbad
      @Hurbad  Před 2 lety

      Asc walal, +252 615 070 785, +252615630707, +252615989514
      ayaad WhatsApp ka kala xariir kartaa waxwalboo kusaabsan Koorsooyinka iyo Caawinta Macaamiisha Mahadsanid.

  • @munaabdilahi123sano3
    @munaabdilahi123sano3 Před 3 lety

    Waan ubaahanahay wll tartanka via qaybgaliya

  • @awaysxaajiaxmad9288
    @awaysxaajiaxmad9288 Před 3 lety +1

    Road map waxaa rabaa in aan scyper security full ah

  • @munaabdilahi123sano3
    @munaabdilahi123sano3 Před 3 lety

    Waxaatihiin school waxbarashafiican

  • @munaabdilahi123sano3
    @munaabdilahi123sano3 Před 3 lety

    Sidiiq abdilahi abdi

  • @xamsejoogo9323
    @xamsejoogo9323 Před 3 lety +1

    Wan ku sugaa wll

  • @aaminaismaaciil6273
    @aaminaismaaciil6273 Před 3 lety

    Ihave no email

  • @maalinkastaiyofarxad5197

    Ustaad, Hadaan arkay anigu inaad isiisaan baan rajaynaya, insha allh

  • @hashifoyaanvlogs527
    @hashifoyaanvlogs527 Před 4 lety

    Mohamud jaama ismaciil

  • @abdiwahabhassan9399
    @abdiwahabhassan9399 Před 2 lety

    Waxaan joogaa magaladaa Jijiga, ee somali state, mana awoodo inaan si' online ah u iibsado Cashirada aad bixisaan kuwaasoo aan aadna ugu baahananay.

    • @Hurbad
      @Hurbad  Před 2 lety

      WhatsApp nagala Soo xariir +252615070785
      Hello Cash, sahay ama ebbir ayaad kubixin kartaa

  • @UbaxUbaxyusuf-is2kg
    @UbaxUbaxyusuf-is2kg Před 5 měsíci

    Ubaxubaxyusuf. wan kuxirnhy inbadan Hurbad waxana raba ardeyda Hurbad inan kuso biiro insha Allh

    • @Hurbad
      @Hurbad  Před 5 měsíci

      WhatsApp nagala Soo xariir
      +252615070785

  • @gaanaguwaya4970
    @gaanaguwaya4970 Před 2 lety

    Waan ubaahanahay cashirada ee ayago dhameystiran entee kahelaa

  • @abdinaasirr7993
    @abdinaasirr7993 Před 2 lety

    Xage idinkalasoxidhiidha software engineer ubahanahay hurbad

  • @maxamedibrahem4099
    @maxamedibrahem4099 Před rokem

    Asc bahda hurbad. Nabad ku ahaada meel walba idanka Alle.
    Waxan rabay inaan ogaado, course-dan qofkii raba inuu barto, ma wuxu ubaahanyahay networking background?

  • @armaanhussein6401
    @armaanhussein6401 Před 4 lety

    Aad ayd u mahdsnthy ustaad hdn dhameyo koorsada shahado ma helaa 👍

    • @Hurbad
      @Hurbad  Před 4 lety

      Haa

    • @abdoumeigag9351
      @abdoumeigag9351 Před 4 lety +1

      wax bilaa shahaado ah ma jiraan wll waad helaysaa shahaadada Hurbad Institute of Technology

  • @abdiazizhassan9740
    @abdiazizhassan9740 Před 4 lety

    Aad ban idinka mahadcelinaynaa

  • @xamsejoogo9323
    @xamsejoogo9323 Před 3 lety +1

    Hayga Reebin

  • @AhmedAli-vz5gk
    @AhmedAli-vz5gk Před 3 lety +1

    Asc magaca waa Ahmed Ali hassan waxan ahay arday cusub weekan ku dahiisa ayaa bilaabe jamacad waxaana bilaabe jamacad facalt tiga Businesses information technology marka waxaa rabaa faah faahin in aa ikasiiso walal mahad sanid wll

  • @refugeeasylumseeker
    @refugeeasylumseeker Před 3 lety +1

    Anu A+Ban Ka Bilabay Anoon ITF+ Ka Booday Ma Wax Dhib Ah Bay Igu Keneysa Soyalkeyga WaxBarasho Mahadsanid.

  • @yaracasse8870
    @yaracasse8870 Před 3 lety

    Course kasta lacag gaar ah miya lagu dhiibayaa hayaay waxaas wa waali

  • @nafaabdi3546
    @nafaabdi3546 Před 3 lety +2

    Intee laga la so xariiri karaa ustaad?!

    • @Hurbad
      @Hurbad  Před 3 lety

      Waxaad nagala soo xiriirtaa website Ka www.hurbad.com walal

  • @ayubgeilani
    @ayubgeilani Před měsícem

    Bro igu dar waa u baahan nahay

  • @soomaalinimo9100
    @soomaalinimo9100 Před 4 lety

    Macalimu casharka horudhaca barashada computerka 5 ma jireee meel ku sheega

  • @maxamedmcn6543
    @maxamedmcn6543 Před 2 lety

    Sidee EVCPLAS LOO IBBSAN KARAA

    • @Hurbad
      @Hurbad  Před 2 lety

      Asc walal +252 615 070 785, +252615630707, +252615989514
      ayaad WhatsApp ka kala xariir kartaa waxwalboo kusaabsan Koorsooyinka iyo Caawinta Macaamiisha Mahadsanid.

  • @maxamedcabdilaahi51
    @maxamedcabdilaahi51 Před 2 lety

    Wlahi nio qofka sheekada lagu baleemay waa aniga waliba laba jeer geeri ka badbaadey waa aniga cidna imey wareysan balse waa sheeko dheer wakhti xaadirkana waaxaan jogaa somalilnd balse nio cid wareysataa raadinayaa insha allah kheyr rajeynayaa kaliya marmarsiyaa laga dhiganaayey analysis balse dhabaato badan marey waayo nio somalida inta badan waxba ma fahanto heer waxa lagaa dhay markan dhulkeygii hooyo tagey nin arkey magaladii oo dhakhtaro been ah guriga daganaan jirey laga dhisay xataa hadii la i wareysto arintu markaaba way cadaan lahayb balse aduunka qof iga nasiib xun ma jiro waayo qof wax isheegay ma jiro qof walba oo somaliya dharbaa la so ibiyaa waa farxaa heer waxaan gaadhay nolosha garaba aan waayo hada wakhti xaadirkan gabileybaa jogaa balse gabiley waa mugdi oo seddex bilood kohor intanaan iman baa
    Gaadhi maalinta cad leydh kuso soconaya lo sameyeey dhakhtero kiniino been ah ibinaya lo furey xataa wadadii baa leydh orange ah logu dhigey ma oga iney dhiig xaaraan ah tahay xataa masaajidka markan ku tukanaayo mararka qaar wan yabaa waayo adiga diin ahaan iyo waxa la igu so diley magaca analysis inta la i isticmaaley xataa cidwalba garab ka waayey waayo hadii la iwareysanlahaa arint dibada iman lahay lakin hada illhay caafimaad sariica ha isiiiyo magacayguna waa abdifatah
    Hadii aad qoraalkeyga aragto adoo raaliya shere garee waayo ilin ayaa iga daadaneysa waa waxa laga yabaa inaad kaliya sawirkayga aragtey balse wali maad arag anoo xuquuuqdeyda la idhicinAyo
    Waad maqli jirtey qurbaha xuquuqba taala waxan gaadhay heer la igu yidhahdo halb nin baa tahay halbina gabadh
    Balse qadarta rabi way igu dhacdey waayo
    2022.maris waan caafimad qabay oo waan shaqeysanayey balse dhibtan badan ee marey waxa laga yabaa inaad sheeko ku maqashay in sax ah iyo in qaldan
    Balse ducada so badiya

    • @cabdikariimcisman4181
      @cabdikariimcisman4181 Před rokem

      Kuma fahmin walaalo balse any wey hadalkaada waxan ka dareemay inaad dhibaato kugu dhacday hada ma fiicantahy walaalo😢

  • @saidahmed2544
    @saidahmed2544 Před 4 lety +1

    Salaam
    SIR Abdirisaq xashe sir intaaan waanbaratay hada waxaan wadaa MD 100 waan wada Hada waxaan su gayaa MD 101.
    sir marka waxaan doonayaa inaa noqo system administer.
    Marakaa maxaa le karaaa inaa barto ?
    Mahadsanid .

    • @Hurbad
      @Hurbad  Před 4 lety

      Wcs walal, Magaca Macalinka waa Abdirisaq Xirsi, mida kale sida loo loqdo System Administrator video ah waan soo deeyin doonaa inshallah. Mahadsanid

  • @cabdiraxmanxasan914
    @cabdiraxmanxasan914 Před 3 lety

    Wlllkay aniga ayaan ubaahan xageen kahelee

    • @Hurbad
      @Hurbad  Před 3 lety

      +252 615 070 785, +252615630707, +252615989514
      ayaad WhatsApp ka kala xariir kartaa waxwalboo kusaabsan Koorsooyinka iyo Caawinta Macaamiisha Mahadsanid.

  • @hodanabdisamadmaxamud3772

    Adinka zhahada ma bixisan

    • @Hurbad
      @Hurbad  Před 3 lety

      course waliba shahaado ayey wadataa mahadsanid

  • @Hurbad
    @Hurbad  Před 4 lety +22

    Ciid Mubarak dhamaan asxaabta Hurbad CZcams channel kuxiran.
    OGAYSIIN
    Tartankii Koorsada FREE ga waa dhamaaday, waxaana ku guulaystay *Name: Abdijibar Yusuf* *Email: warside1001@**gmail.com*
    Fadlan Email kaaga fiiri, fariintaan kuugu soo dirnay

    • @itsmeyahye4904
      @itsmeyahye4904 Před 4 lety +1

      Asc, Hurbad Institute of Technology, Aad iyo aad ayaad u mahadsantihiin, sida wngsn ee aad casharada, Institute ga, iyo waxwalba u wadaan.
      Marka xigta, Wxn jeclaystay inaan idinla wadaago talo/arin kaasi oo ah:
      In hadii ay jiraan tartamo/Challenges kale oo aad qabanaysaan, Inaad tartamada/Challenges ka dambe aad kordhisaan oo aad ka dhigtaan dhowrkii biloodba mar (if possible), dadka tartamayaashana ee ku guulaysanya (Free Course ka) aad kordhisaan oo meelahaa dhowr qof iyo meelahaa aad ku dhawaysaan ama aad ka kordhisaanba (if possible) maadaama dad badan idinku xidhan yihiin.
      F.G. Ma aha qoraalkygan/taladaydani mid aan idinku qasbayo (Hurbad Institute) mana aha mid aan ujeedo gaar ah ka leeyahay balse waa arin aan is yidhi ama aan u arkay inay muhiim tahay, idinkuna wxn filayaa inaad ka soo falcelisaan.
      Mahadsanidiin.

    • @munaabdilahi123sano3
      @munaabdilahi123sano3 Před 3 lety

      0633689420

    • @munaabdilahi123sano3
      @munaabdilahi123sano3 Před 3 lety

      Sidiiq abdilahi abdi

    • @munaabdilahi123sano3
      @munaabdilahi123sano3 Před 3 lety

      Waa wacantahay ICT coaresdaasi waan ubaahanahay wll

  • @adamsuleimanadam1033
    @adamsuleimanadam1033 Před 4 lety

    Name Adam Suleiman

  • @hadafiyohayaan5179
    @hadafiyohayaan5179 Před 4 lety

    Namberkiina iso qora

  • @Dcxnews
    @Dcxnews Před 3 lety

    ano jamacda computer science corsadahan ma kaqeeb galikara

    • @Hurbad
      @Hurbad  Před 3 lety

      Haa walal, fadlan booqo website Ka www.hurbad.com oo iska diwaan gali koorsadaad rabto mahadsanid

  • @abdifataxmuuse4651
    @abdifataxmuuse4651 Před 4 lety

    Macalin 10 dollar lacag maahan ee ka waran hadaan labaxo toban dollar bilwalba soo baran maayo computer aas-siyadkiisa

  • @mohansuwaa7686
    @mohansuwaa7686 Před 3 lety

    Shahaado ma bixineysaan course hadan iibsado

    • @Hurbad
      @Hurbad  Před 3 lety

      aad iyo aad course waliba shahaado ayey wadataa mudane

  • @adamsuleimanadam1033
    @adamsuleimanadam1033 Před 4 lety

    Ustaad course Kan wn ubahanahay plz

  • @abdulwahidaweis6245
    @abdulwahidaweis6245 Před 4 lety

    Subscribe na horaan u saaray Engineer

  • @abdallamohamed9414
    @abdallamohamed9414 Před 4 lety

    horumar wanaagsan macalin cabdirisaq
    subs/like ka badan ayaa naga istaahishaan

  • @abdiqani7080
    @abdiqani7080 Před 4 lety +2

    Asc hurbad Masha allah madsanid macalin = name = abdi qani muxumad ismaan = email = ceegsane666@gmail.com janada allaha kawarawiyo allaha kuxafido allaha ii zahlo macalin insha allah

  • @caskawiilkaabdiaziiz4415
    @caskawiilkaabdiaziiz4415 Před 3 lety +1

    magaceygu waa abdiaziiz abdullahi shire gmail:saskaboy99@gmail.com

    • @Hurbad
      @Hurbad  Před 3 lety

      +252 615 070 785, +252615630707, +252615989514
      ayaad WhatsApp ka kala xariir kartaa waxwalboo kusaabsan Koorsooyinka iyo Caawinta Macaamiisha Mahadsanid.

  • @ahmedosmaanibraahim2238

    Axmed cismaan ibraahim 618030984

  • @munasarahmedmohamed6316

    AscEngr cabdirisaq
    Waa aniga oo ah Munasar Ahmed Mohamed waxa la iga heli karaa gmailkeyga. Waxaan diyaar u ahy in aan ka faa'iideysto coursadaani insh"allah.
    cabdow96@gmail.com

  • @himiloph
    @himiloph Před 3 lety

    asc maclin wakaa insh allah 0914967622 facbook ozman himilo email himiloph@gmail.com osman awil yasin

  • @jamaabdirizakyasiin624

    gmail jamaabdirizakyasiin@gmail.com magacayguna waa jama Abdirizak yasiin mahadsanidin hurbad institute

  • @Khader_ab
    @Khader_ab Před 4 lety

    Khadar abdi hassan
    abdik1880@gmail.com
    Runtii hurbad aad baan u xiiseyaa aad na waa ugu xitanhy wad ku mahdsantihiin tabintiina

  • @kingmohamedkingmohamed6800

    Magacaygu waa mahamed emailkaygu waa king4kadhad@gmail.com

  • @khadar5743
    @khadar5743 Před 4 lety

    Magacygu waa Khadar Ahmed Yassin .
    Ciwaankaygu waa khadar13ahmed@gmail.com

  • @ahmedbike6839
    @ahmedbike6839 Před 4 lety

    Ahmed Abdihakim kalif
    Bikejuun2018@gmail.com
    Aad bad u mahadtihiiin bahda hurbad

  • @Farhiya.221
    @Farhiya.221 Před 4 lety

    Farxiyaladan470@gmail.com
    Magacaygu waa fathia Ibrahim husein mahadsanid inbadan engineers

  • @jamacshiikhdon4833
    @jamacshiikhdon4833 Před 3 lety

    Magacaygu waa Jama Sheikhdon ali iimkaygu waa intaa www.reyfe1194@gmail.com mahadsanid

  • @farxaanfantastic158
    @farxaanfantastic158 Před 4 lety

    asc hurbad magaceeda waa farhaan abdulkadir abdi gmailkeda waa farxaanfantastic1@gmail.com waxaan rajeenaa inaan coursekaan ku guuleesto insha allh

  • @bashirmohamed971
    @bashirmohamed971 Před 4 lety

    Mahadsanidiin hurbad institute of technology bashormohamed630@gmail.com

  • @haajirabdulleyallahowr1075

    Mgcygu waa haajir abdulahi yalahow waxan ahay arday dhigta ama barta cse mrka wxn rbaa in aan ka faa'ideyto korsadan emial kyga waa kan haajirabdullahi61@gmail.com

  • @Sahal56516
    @Sahal56516 Před 4 lety

    Mgaceygu wa abdirashiid
    Email=dj055854@gmail.com

  • @hiroabdurizakm8270
    @hiroabdurizakm8270 Před 3 lety

    Mohamed Abdurizak
    Hiroabdurizakm1996@gmail.com aad ayaan ugu faraxsanhy Qaab ka aad wax noogu sharax day ee weliba hagar la,aantu ku jirto

  • @engabdirashidhassan
    @engabdirashidhassan Před 4 lety

    Cabdirashiid xasan caydiid jooga magaalada burco
    Email abdilondon7473@gmail.com
    Aadbaad umahdsantihiim hurbad dhamaantiin

  • @caasimadavlogs3160
    @caasimadavlogs3160 Před 4 lety

    Adnan mohamed shukri
    Aad baan idin kaga mahad celinya Dadaalkiina
    garaaryareshukri@gmail.com

  • @mohamedabdiahmed539
    @mohamedabdiahmed539 Před 4 lety

    Asc hoyga aqoonta hurbad
    Magacaygu waa
    Mohamed abdi ahmed
    Gmail=÷== haajiddhoof12@gmail.com
    Naziip wacan baan rajaynaya mahadsanidin teachars