Video není dostupné.
Omlouváme se.

$500 Sidee Canva Oga Sameyn kartaa | Canva Full Tutorial

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 20. 11. 2021
  • SALAAM GUYS
    JOIN OUR TELEGRAM GROUP t.me/gellebashir
    AQRI- 5 Online Passive Income gellebashir.com/2021/06/25/5-...
    JOIN MY 1 WEEK COURSE gelleschool.thinkific.com/cou...
    FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
    SUBSCRIBE GUYS
    THANKS

Komentáře • 187

  • @vikramcade4556
    @vikramcade4556 Před rokem +1

    Thanks ustad gelle Bashir

  • @mahmoudmproduction161
    @mahmoudmproduction161 Před 2 lety +4

    Masha Allah my brothers

  • @dhugmaallyrics
    @dhugmaallyrics Před 2 lety

    Mahadsanid saaxiib #gele Bashir

  • @marwaamaax2337
    @marwaamaax2337 Před 2 lety +1

    Macalin geele bashiir waan ku salaamay

  • @SHARMASTUDIO612
    @SHARMASTUDIO612 Před 2 lety +1

    Dhiri galiyaha Dhalinta🔥

  • @siciidahmedmohamoud9120
    @siciidahmedmohamoud9120 Před 2 lety +1

    Mahadsanid wll

  • @mohameddahirhassan3682
    @mohameddahirhassan3682 Před 2 lety +1

    Sxb mahadsanid keep going

  • @mohamedhussein6533
    @mohamedhussein6533 Před rokem +2

    runtii waa cashar qimo badan aadba umahadsanty zxp.
    bishanbaa bilaabi rbaa sida looga shaqaysto online ka wadankii dadka jooga markaa zxpylow ducada nagu soo taageera inteena kale. thnks

  • @abdirizakosman8285
    @abdirizakosman8285 Před 2 lety +4

    Asc ustad Card Bank 💳 ina Debit kasoqato ama Credit Keeba wanagsan Markarabo ina Freelance u isticmaalo

  • @djkarro
    @djkarro Před 2 lety

    Zxp fursadan wn sugayey inaad na barto aad baad u mahadsantahay zxp hore u soco

  • @Dr-Hashimi
    @Dr-Hashimi Před 2 lety

    Thank you bro

  • @kingyasservlogs2651
    @kingyasservlogs2651 Před 2 lety +3

    Thanks ustaad.

  • @mustafaadanshumug1196

    Thanks my dear friend

  • @mohaabdul5789
    @mohaabdul5789 Před 2 lety +1

    Ka sameey maxumee lacagta aad shaqeysey sideed uga saaran kartaa lacagta aad shaqeysey jawaab wacan

  • @sommedia8122
    @sommedia8122 Před 2 lety +2

    Website aad sheegto maha wax soomalia ka soconaaya ee wax cusub keen

  • @xogsidemedia8648
    @xogsidemedia8648 Před 2 lety +2

    Mahadsanid mcalin

  • @CabdiCawil-on2ce
    @CabdiCawil-on2ce Před 9 měsíci

    Macalin geele bashıir hore u soco

  • @muniiraxasan1287
    @muniiraxasan1287 Před rokem +1

    Lkiin Mastercard ka ugu ficaan dalka ee aad ku iibin karto design nada premium ka ahi waa kee dalka.

  • @armaan7498
    @armaan7498 Před 8 měsíci

    Mahadsanid macalin

  • @samemediads3662
    @samemediads3662 Před 2 lety

    Asc sxp 1 suaal ayaan raba ina kuweysiiyo ee halkeen kaala so xiriira ijwb ado mahdsan🙏

  • @hiraabdi1952
    @hiraabdi1952 Před 2 lety

    Asc wllkeyqli mahad sanid wll computer mahaysto telka ma uga samayn karaa please 🙏

  • @anwaryare4079
    @anwaryare4079 Před 2 lety +1

    Sxb mcne paypal accuonka markii aan sameeyay qaybta linkga aw iga diiday marcard kii marka sxb xaan sameya tankale meel lagaala soo xariiro maledahay sxb ii jwb adoo mahdsan

  • @abdifatahhassan9842
    @abdifatahhassan9842 Před 2 lety

    Mida kale sxb waxa ad iso shegta surveys Sido loga shaqeya wan isku dayey Ila hada waxa khaldan ma fahmin

  • @mccofficial133
    @mccofficial133 Před 4 měsíci

    Thanks My uncle 💞

  • @BSRRELAXING
    @BSRRELAXING Před 2 lety

    Asc sxb waxaa Doo nayaa in aan su aalo qaas ah kuwey diiyo waxaa Doo nayaa meel aan kaa lasoo hadlo

  • @abdifatahhassan9842
    @abdifatahhassan9842 Před 2 lety

    Sxb scarlet click wan samaystay Ila hada wax fidhyow ah ima so sarin wada wabsayd ayu iso saraya

  • @AbdulkadirhashiYusuf-gp8bb
    @AbdulkadirhashiYusuf-gp8bb Před 3 měsíci

    Well done 🎉🎉🎉

  • @fatheroffacts8195
    @fatheroffacts8195 Před 2 lety +1

    Sxip kasoo hadal nft iyo forex

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 Před 2 lety

    Binance ayaa laacag kaga soo diray cjostle iyagiina ma gaarii binance ban wa kasoo baday maxaa xala

  • @abdihanadliver3996
    @abdihanadliver3996 Před 2 lety

    geele Bashir waa kuslaamay sxp

  • @abdulkadirosman6165
    @abdulkadirosman6165 Před rokem

    Saxpiyaal ma jiraa qof barnaaminkan ku biiray oo lacag Ka sameeyey?

  • @Uluufochannel
    @Uluufochannel Před 2 lety

    Ustad adfly side lacag logu sameya

  • @Munasar-lt7cn
    @Munasar-lt7cn Před 2 lety

    Ustad somalia ano jogo miyan oga sheqaysan karaa canvana

  • @qaysqayser789
    @qaysqayser789 Před 2 lety +2

    Macalin waxad kaso hadashaa clickbank sida loo sameeyo adoo somalia jooga waayo waxaa loo baahan yahay EIN

    • @abdallefantastic7843
      @abdallefantastic7843 Před 11 měsíci

      Sxpow what's up kada ma heli kara adoo mahad san wax ban ku weycdiin laha

  • @user-rj2jb5ed7e
    @user-rj2jb5ed7e Před rokem

    Thnks pro

  • @clfataaxclqaadir5267
    @clfataaxclqaadir5267 Před rokem

    Wll qaali adoo mahadsan appka document tiyada iibsada oo oo lacag badan laga sameeyo layiri kuwo cadaana ku arkaye kasoo hadal oo soo xaqiiji please ustaad adoo raaliya intaas kaacidsanayaa magiciisuna waa studypool

  • @xalaalquutemaqasaaro5287
    @xalaalquutemaqasaaro5287 Před 2 lety +2

    Asc canva wax yaqaan o somali ah adi lee ka arkee mashalah wad casharada website wa designer ani wan isticmaala lkn kuma shaqeysto lafaheyga u istimaala social media waxa jeclahay ina background qurux badan ina ku isticmaalo madama an jaclayn sawirkayga ina saarto dadka ka xishooda sawir saarashada sideyda o kale ku yaaca sawiro qurxoon bad gacantiina ku suubsaneysan thanks adna walal bar somali sida internet ka loga shaqeysto with out skills and invesment good job ku leyahay 😊👍

    • @shafiilaki1057
      @shafiilaki1057 Před rokem

      Sxb progrmkm kan rba ina online u shaqesto mana i bilowna sxb mad icawis qabka wax loga dhacsn kro iyo mesha lga so galo iga sxb qaliya plz🙏

    • @nadiyasaid123
      @nadiyasaid123 Před rokem

      Wllo investment aya ilahada garan wayey mel lagu malgashto

  • @tooxowwalaalk8608
    @tooxowwalaalk8608 Před 2 lety +2

    Macalin mhdsnd
    upwork na sharaxaad fiican nagasii

  • @MaxamedSiciid-ij7sx
    @MaxamedSiciid-ij7sx Před 4 měsíci

    Ustaad slaaman❤😊

  • @shukriciise6475
    @shukriciise6475 Před 2 lety

    Waa suaale dadka Somalia jooga ma ka sameyn karaa mase wadama gaar ah qof ki og iso jwb plsw

  • @runway5394
    @runway5394 Před 2 lety

    Telegram group ka isoo dir bro pls waan daneenaya cashiradada jazaaka lahu kheer

  • @ciisexasan1399
    @ciisexasan1399 Před 2 lety +4

    Ninweyn wan ku salamey

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Před 2 lety

      thanks wll

    • @mssmaanka6800
      @mssmaanka6800 Před 2 lety

      @@GelleBashir wllkey in aan kula soo xiriiro ayaan rabaa ee intee kala soo xiriiraa plz

  • @kamaalyareofficial2285

    Ustaad xagee kala soxariiraah adaa umahadsan tahayeh

  • @shugrimaxamed8295
    @shugrimaxamed8295 Před 2 lety

    Textbroker video kaso samey plz ustad

  • @suldaansacaytuunofficial9923

    Azc zxp wllhy Hal wax kaama faaiidin dad Badan ayaa kugu xiran marka aniga dad waxn saaxiin nhy farabadan wax lahubo ayaan ugudbin karaa waxna ku gaarsiina karnaa 50k zxp marka nagu caawi online business

  • @RAHMA.ABDI.ABUBABAKR
    @RAHMA.ABDI.ABUBABAKR Před 11 měsíci +1

    personal emailkaaga side u heli kara sidaan kula wadago some challenges oon kala kulmay lacag lta sia lola baxo G2 ga

  • @runway5394
    @runway5394 Před 2 lety

    Bashir walaal mobile ka managu tusi kartaa wll si aan ufahano

  • @abdihaitham8513
    @abdihaitham8513 Před 2 lety

    coach wxn raba inan kula soo xariiro pls halke ayan kaa heli karo mhdsnt

  • @xogsidemedia8648
    @xogsidemedia8648 Před 2 lety +1

    Upwark teacher

  • @abdulahiosman2193
    @abdulahiosman2193 Před 2 lety

    macalin noo soo badi casharadaan

  • @awilabdi6131
    @awilabdi6131 Před 2 lety

    Comment waxn kaso bixin karaa mrka aan arko oo aan practical u sameyo wllka
    Mahadsanid hhh

  • @maajidcade91
    @maajidcade91 Před 2 lety

    Sxpow waxaa kaga yabay qodobo badan Aya Rabtaa hal vidio inaa ugu hadasho halki vidio halqodob kahadal pro txn

  • @madarabdirisaqaadan8180

    Waxaan ahay new student

  • @mohamedaamin296
    @mohamedaamin296 Před 2 lety +1

    Sawiranta aan canva kuso sameeyey side fiverr udhigi kara mcalin

  • @madaqadasare3133
    @madaqadasare3133 Před 2 lety

    Niyow dadka lu gooyada ka daa ama wax itus oo itaabsii ah u keen oo dhamaystiran

  • @alensameofficial1840
    @alensameofficial1840 Před 2 lety

    Soomaliya ayaan jogaa sidee kaararka lcagha lgula baxo u heli Karaa
    Sida PayPal ama MasterCard

  • @animalmating8370
    @animalmating8370 Před 2 lety

    Geelaw sxp lacagta noso dir Abu ban game kaga dhelaynaa ninki NAAJIb abdirisaq aha malab bu noqday

  • @moocadde1563
    @moocadde1563 Před 2 lety

    Mobilka inad noogu sharaxdo ayaa fcneyd

  • @on-next2687
    @on-next2687 Před 2 lety

    qabashada iyo sida aad u shegeyso ismalaha nio 500$ iyo carva

  • @somict1277
    @somict1277 Před 2 lety +1

    Ma jiraa qof Channelkan video ah sida online lacag looga sameeya ka daawaday oo lacag ka sameeyey

  • @haykalmoha7351
    @haykalmoha7351 Před 2 lety +1

    Mcalin Ad ayn ugu bahney inan kula soo xriiro ee mxan sameyaa

  • @abdihayisheikh555
    @abdihayisheikh555 Před 2 lety +2

    Anaa ugu horee nio waku dawada lacagna ma sameeyo waku daalay vedioyadadi faldan ka ugu fudud ii sheeg

  • @nature-vibe9515
    @nature-vibe9515 Před 2 lety

    waxan naag xunooo financial gril ugu qorantahay youtube ayaa nagu wareerisay lacag kasame online qofkasya marka videis yashisa aad daawatid asagii ayaa lacag kaasamenayo lakin runtii waa ixtiramaya aboowahen gelle bashie waa uniiqe youtuber thank u walalkay lakin waxyaabaha aad markasta siagliso waa waxyaabo aanan totatly ka shaqeenenin somalia dadka joooga iyo xata some countries in africa

    • @AmineAmine-nv4jb
      @AmineAmine-nv4jb Před 2 lety

      financial girl ka amba wankula dawadaa oo way iwareerisayba mida kale markaad is dhahdo website ka iska register gareey wadanka somaliaba wad ka waayaysaa somalia hdd joogto kamaba shaqaysan kartid online iiiiiiiiiiiiiiiish

    • @nature-vibe9515
      @nature-vibe9515 Před 2 lety

      ​@@AmineAmine-nv4jb wlhi sas iwarerisay anigana adna gabar lacg side online logasameya ku fikireysa tahay miya haha
      wa run waxyabah online lacg lagasameyo somalia totally waka xiranyihiin, lakin kawaran forex inkasto forex casharo badan iyo faham badan u bahantahay hadane ayada wax dhama somalia maku arkine aniga arday forex barta hadda ahay adi ma isku dayday

    • @AmineAmine-nv4jb
      @AmineAmine-nv4jb Před 2 lety

      @@nature-vibe9515 hhhhh haa ma jecli inaan shaqo mushahar ka shaqeeyo oo han weyni ba halka idhigtay inakastay shaqo la.aanta dhaanto.....wllhi wll forex markay shuyuukhdi dhaheen wa dambi ban ka gaabsaday waayo wa muhim arzaaqdu inay kaso gasho meel xalal ah alle na uuka raali yahay markas ayay ku barakobaysaa horumarna ku horsedaysaa

    • @nature-vibe9515
      @nature-vibe9515 Před 2 lety

      @@AmineAmine-nv4jb haa walal xaranimada forex bal sifiican uso hubso wa runta irsaqad xalal ah allah hanasiyo lakin meel forex dhanta oo lacag loga sameyn karao qof somalia jogo online runtii aniga ma arkinin

    • @Dhambaal55
      @Dhambaal55 Před 2 lety

      @@AmineAmine-nv4jb m.a ilaahay haku barakeeyo wll

  • @sadiyageedi2295
    @sadiyageedi2295 Před 2 lety

    Microphone ka aad isitcmaalayso walal noo sheeg fadlan .

  • @melbet1483
    @melbet1483 Před 2 lety +1

    Macalin itus oo itaansi in aad wax nagu badha fican

  • @Bashkamovies
    @Bashkamovies Před 2 lety +1

    Cryptocurrency kaso hadal sxb aad baad u mahadsantahay

  • @dahirhassanadan8834
    @dahirhassanadan8834 Před 2 lety +1

    Ustaad mhsanid

  • @ikranabdi2114
    @ikranabdi2114 Před 2 lety +2

    Geele abowe telephone ma ku istic mali kara

  • @user-xm7mp9bh4w
    @user-xm7mp9bh4w Před 9 měsíci

    ❤❤❤❤

  • @farx.aancabdi
    @farx.aancabdi Před 2 lety

    Ustaad xgen kagalaso xariir

  • @tiktoksomalifunny1609
    @tiktoksomalifunny1609 Před 2 lety

    Qofkii lacag kasameyay appkan plz lawadaag asxaabta

  • @ayubpro
    @ayubpro Před 2 lety +1

    Wcz wraxam bro

  • @daallomedia
    @daallomedia Před 2 lety

    daa sxb waxad noso galisaa wax somaliya kashaqeyo

  • @naabilofficial2525
    @naabilofficial2525 Před 2 lety

    dhibka jira waxa weeye wll computer ayaadku sharaxda anagana mobile ayaan isticmaalna marka wllow intaa ixsaan noo same qaab mobile ahaan ah

  • @naasirshiine5073
    @naasirshiine5073 Před 2 lety

    Ustaad korsadaan ayaan ubaahanahee xagee ka helaa nambarkaada isoo qor adoo mahad san si aan faah-faahin u helo

  • @burhanfarahhassan395
    @burhanfarahhassan395 Před 2 lety +10

    Canva asagaa dadka lacag ka qaado, ama aha meel lacag laga faa'iido, dabcan lacagta aad na tuseysaa waa tii qofka laga rabeym iyagaa service kuu qabanayo (little knowledge is dangerous)......lkn sxb iska dadaal mar aad sixi doontid waad gaari doontaa don't worry bro.

    • @khadarinhothelegend499
      @khadarinhothelegend499 Před 2 lety

      Sidaas ayaan ufahma amba sxb yarkan views raadiska xoogaa buu kutalax taga

    • @fardowzagure9920
      @fardowzagure9920 Před 2 lety

      Wll ani ma iga cawin kartaa wxaan rabaa app aan lacag ka helaayo arday iska danyar baa ahayee

  • @MudahirDahir
    @MudahirDahir Před 2 lety

    Sxb noo soo badi casharada canva

  • @centeinsights99
    @centeinsights99 Před 2 lety

    Sxb sawirada an hadajiyo ya iskaleh oo laxisabtami .

  • @guuleedmohammed4921
    @guuleedmohammed4921 Před 2 lety +15

    "Ustaad: shukran se Conditions buu igu xidhay mal XAL? " VIDEO EDITING KA, WAAN KU WACANAHAY TRANSLATOR maxaa layga, rabaa Se sidee ku bilaa bi karaa SOMALIA AYAAN JOOGAA SE XAGAAN KA BILAA BAA WAXA NOO MUHIM AH INAAD CASHAR NOOGA, SAMAYSID ADOORAALIYA.

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Před 2 lety +3

      wn ka sameeyey wll, booqo Playlist ga channel kayga 4 lesson bn ka sameyey

    • @mrsouth1704
      @mrsouth1704 Před 2 lety +1

      Nio zxp tabcaan ayaa tahay

  • @abdirashid_____tube8788

    Sxb Tunigagu website ladhaho soo baxay naga soo hubi

  • @boqorkaxamar8761
    @boqorkaxamar8761 Před 2 lety

    Hadee macquul tahay macalin inaa barto ayaa rabi hadaa waqti iheli kato adoo raali ah

  • @mohamedaliosman1677
    @mohamedaliosman1677 Před 2 lety

    Nahaabkiyoo lugo leh aa thy umada ha ajarin nahaaboow

  • @zebiao
    @zebiao Před 2 lety

    hadii aad rabtid maclumd ku saab san Canva Buuqo channelkey

  • @fartuunismail4530
    @fartuunismail4530 Před 2 lety +1

    Istaad paypal somali full vidiyow ka sugoyna

    • @xasankaafi3109
      @xasankaafi3109 Před 2 lety

      PayPal maxaa kaka baahanthy aan ku caawiyee wll

  • @naimaqurux3525
    @naimaqurux3525 Před 2 lety

    Saxiib xagen kala so xariiraa

  • @mohamedabdala7040
    @mohamedabdala7040 Před 2 lety

    Walaalo wax run mahan ben maxaa usheegaysaa

    • @dailycontent3955
      @dailycontent3955 Před 2 lety

      Wll waa run caalamka uu dhan loiga shaqaystaa fiver waa website caan ah xirfada aa taqaanid xirfad rabto hanoqotee aa ugu shaqaysankartaa waana wax jiro baaritaan kusamay

  • @zahramukhtar1249
    @zahramukhtar1249 Před 2 lety

    saaxiib wax dhan waad isku qasoosaa wax adoo mahadsan kow noogu bilaaw markaa wax noo sharxeeso wax walibo meel lee kasoo qawanoosaa sitoosan meesha laga galo isa loo bilaawo wax dhan noo gu bilaaw

    • @zahramukhtar1249
      @zahramukhtar1249 Před 2 lety

      wadanka laga isticmaali karo iyo wadanka kale noo kalal sheeg wll plz markaa casharka noo bilaaweeyso

  • @faraxmuu8067
    @faraxmuu8067 Před 2 lety

    Wll ado mahadsan copy link so dhig an so dagsane mahadsanid

  • @abdallajr8511
    @abdallajr8511 Před 2 lety

    War umada beenta kadaaaf canva lacag lagasameya kulahaa

  • @Mohamed221k
    @Mohamed221k Před 2 lety

    Sxb Afrika ma kaga shaqeysan karaa

  • @jaamac6771
    @jaamac6771 Před rokem

    Jaamac dheere

  • @Asalal99eir
    @Asalal99eir Před 2 lety +2

    Turkiga maka sameesan karaa wall

  • @mohamudosman9085
    @mohamudosman9085 Před 2 lety

    Bishii mise maalintii miyaa 1000$$

  • @JEYTE09
    @JEYTE09 Před 2 lety +3

    Cryptocuurreny ka soo hadal

  • @Gobstyle
    @Gobstyle Před 2 lety

    Computerkaagu waa nooce macalun

  • @nasserhagi6584
    @nasserhagi6584 Před 2 lety

    Thank you so much I will work with you.

  • @mohdislam1
    @mohdislam1 Před 2 lety +8

    Thanks macalin 🥰

    • @mohdislam1
      @mohdislam1 Před 2 lety

      Asc brother.
      Am Mohamed , I do nasheeds and CZcams too , currently in Kenya . I would love to know some of your tricks .
      Thank you 😊

    • @mastarmahamuud600
      @mastarmahamuud600 Před rokem

      M.a

  • @somalianneverlie8878
    @somalianneverlie8878 Před 2 lety

    ma ilahaybaa kugu og in lacag laga samayn karo

  • @farx.aancabdi
    @farx.aancabdi Před 2 lety

    Wll wax siwanagsan wllo

  • @cabdulqadirmaxamedaxmedcal2032

    Gmail see magaca loga badala