Sidee Ayaa Website Loo Sameeyaa? Web Desing | Free Course

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 9. 09. 2024
  • 👨🏽‍💻GET Courses - smma.facacusub...
    🍿 WATCH NEXT:
    7 Qaab Ood Online Lacag Uga Sameyn Kartid: • 7 Qaab Ood Online Laca...
    Aduunku Waa Isbadaley 2022 ChatGPT: • Aduunku Waa Isbadaley ...
    Sameyso Maskax Labaad!!: • Sameyso Maskax Labaad!! 🛑
    Ganacsi Ha Bilaabin Hadii Aadan 9 Arin Aadan Sameyn: • Ganacsi Ha Bilaabin Ha...
    ⚙️ All LINKS:
    🎵
    ✍️

    📚
    👨‍💻
    MY COURSES:
    👨🏽‍💻 Courses - facacusub.com/
    MY OTHER SOCIALS:
    📱 TikTok - / warsame_bade
    📸 Instagram - / warsamebade
    🎥 Facebook - / warsamebade101
    GET FREE MONTHS:
    Shopify 3 months Free Link. shopify.pxf.io...
    Canva 1-month FREE Link: partner.canva....

Komentáře • 258

  • @sumayobashiir7704
    @sumayobashiir7704 Před rokem +18

    Jazakallahu qeeyr walal
    Qaznadada aaqiro Ilahay ha kugaliyo
    Sida waqtigaga iyo cilmigaga nogu fa ideysan Jazakallahu qeeyr

  • @abdirahmanmohamed8133
    @abdirahmanmohamed8133 Před rokem +13

    Brother allah swt fahanka haku barakeeyo meelsarana allah swt haku garsiyo adun iyo aaqiraba.
    What important lesson to me.

  • @Lion_gamer10
    @Lion_gamer10 Před rokem +23

    waan u qaadan wayey warsame oo bilaash inagu baraya qabka website loo sameeyo😯😂 thnks ustaad w.bade🥰❤️

    • @Lion_gamer10
      @Lion_gamer10 Před rokem +6

      @@warsamebade 🤣🤣qaybta lacagta ku shaqaysa 90%,,, 10% soo hadhayna waa inyarod naga naxdo ustaad🙄😂😂
      kaftan xalaala guulayso ustad🙌

    • @hanacabaase4793
      @hanacabaase4793 Před rokem +2

      Ok markaan samaeeyo ma ku xayeysiisan karaa Busineskeyga mahadsnid

    • @hanathgarath97
      @hanathgarath97 Před rokem +1

      @@hanacabaase4793 marka sameyso kadib domain iibso marks website kaga la aqonsan yahy.✌🏿

    • @saidali3753
      @saidali3753 Před rokem +1

      Ustad waxan raba website aan koorsoyin iib ah so dhigo mara bal halka i iftimi plz
      Thanks alot.

  • @mariamyusufroble741
    @mariamyusufroble741 Před rokem +5

    Wlhi layaabee igu noqotay warsame oo free kooris noso gudbiyey anyway anigu waku farxay jazakallah kheyr 💯

  • @tayoadvertisementprintingb2422

    Very informative and amazing tutorial, thank you

  • @laylahamse8122
    @laylahamse8122 Před rokem +8

    waa maamadii ka midka ahayd faca koraya keep going doontu xawaaray ku socota reer faca koraya

    • @aishacadeey5860
      @aishacadeey5860 Před rokem +1

      abayo inan kuso bira raba seyahy

    • @queenliza596
      @queenliza596 Před rokem +2

      @@aishacadeey5860 waa fican yahay 100% waa skills lagu bara

  • @molacadde4264
    @molacadde4264 Před rokem +4

    Nika kaliya ee ku xiranahay🥰 warsame bade waan ku salaamay wll🖐️

  • @amiinhaibe
    @amiinhaibe Před rokem +5

    soo badi course dan wll☝️👏

  • @munachanne
    @munachanne Před rokem +9

    Usaad inshalah balanteenu waa guul 🎉

  • @somtravelvlog7929
    @somtravelvlog7929 Před 10 měsíci +2

    Mahadsanid ustaad , muqaal quruxbadan iyo luuq lafahmi karo oo faseex ah. Mahadsanid mar 2aad ustaad 🙏

    • @MurzalAxmed-dh4nu
      @MurzalAxmed-dh4nu Před 5 měsíci

      Wllo waa ku salamy waxaan rapaa inaan bilabow web design maRka waxaa iishegta 5monthe ago wax kuu qabsamay ma baratyy xirfadan mise meesha oga hartayy

  • @najiibhappy6130
    @najiibhappy6130 Před rokem +1

    Ustd waan la socdaa sidaa inoo garabtaagan tahay oo aad nala jeceshahay inaa wax un barano oo aan waqtigeena ka faa'ideysano Alle ha dhaafo dhamaan dambiyadaada oo idil anagana alle ha inaga dhigo kuwo wax fahma oo cilmiga aad inoo faa'ideyneyso barto

  • @saadaqxadaari7513
    @saadaqxadaari7513 Před rokem +1

    Intaan dad baa lacag aad u badan kugu xidhaaya adigu se' waxa aad inooga dhigtay Free .
    Taasi waxa ay micnaheedu tahay inaad tahay shaqsi dadnimo aqoon iyo damiir alle ku manaystay inaad tahay.👏

  • @karaahaqaa
    @karaahaqaa Před rokem +19

    Insha Allah, Ustaad Waxaan Kaa Dalbaneyaa:
    Inaad Noo Dhameeystirtid Isla Assagan, Ilaa Laga Gaadho Lacag Looga Shaqeeyo Iyo Qaab Lacag Loogala Baxo, Insha Allah.

  • @ismail.mo77
    @ismail.mo77 Před rokem +2

    warsame bade , aad baad u mahadsantahay wll , thanks in badan

  • @dalbarasho
    @dalbarasho Před rokem +17

    La taliyahayga kaliya ee igu dhiiri galiyay inaan bilaabo inaa ku shaqaysto online thanks so much usaad

  • @ahmetmouze5507
    @ahmetmouze5507 Před rokem +7

    Jasakallah akhi 4sacadood ban fadhiyay saan paratical igu sameeyo waan samayay alxmdulilah ,mahadsanid marar badan walal❤️

    • @Hua-e3g
      @Hua-e3g Před rokem

      Mobilka maku samesmaya wll

  • @feysaldaacad2422
    @feysaldaacad2422 Před rokem +1

    Thanks ustaad adiga dartaa ban uhelay website cajiib ah isma laheen sidan fudud bad ku sameysan kartaa balse adiga ayaa wax walba easy iiga dhigay mashlh alle haku xifdiyo ustaad.

  • @ahmedkosofe296
    @ahmedkosofe296 Před rokem +4

    Waan kaa faaiday walaal. Allah haku barakeeyo aduun iyo aakhiraba guulayso walaal

  • @mohamedmohidiin6787
    @mohamedmohidiin6787 Před rokem +2

    جزاك الله جزا خيرا
    Ustaad aad u mahadsantahay

  • @cadceedmediapro6142
    @cadceedmediapro6142 Před rokem +2

    Warsame Bade ustaad dhiirigaliye wanagasan thankas a lot

  • @XooshPhoto
    @XooshPhoto Před rokem

    mahadsanid marka aad samayso hadiii adiga oo dhmayn uu kaa xidho sideed u soo ceshan kartaa dib wuu iigu soo noqon wayay

  • @abdirahmandaud2697
    @abdirahmandaud2697 Před rokem

    Run ahaanti waxaad tahay shakhsi aan wax badan ka faa’iiday intii aan ku xidhnaa youtubkiisa oo kaliya alle haku sharfo ustaad warsame

  • @ILSARACADEMY3676
    @ILSARACADEMY3676 Před rokem +57

    Hard work isa key succesfull

    • @dhiriglin
      @dhiriglin Před rokem +2

      Ifahmsii wll marka gmail galiya waxkle so qoraa mxaa weye

    • @Elmaasio
      @Elmaasio Před rokem +2

      Laptop Ubahan Yhy epow

    • @dhiriglin
      @dhiriglin Před rokem +1

      @@Elmaasio wan hystaa wll

  • @Mohamed-uw1if
    @Mohamed-uw1if Před rokem +2

    Thank you so much pro ilaah misaanka xasanaadka ah hakuu saaro cilmigaagana alle hakuu siyaadsho pro

  • @Humblegirll
    @Humblegirll Před rokem

    Asc wllo warsame ma jira course aad ka diyarisay sida loogu shaqaysto ila lacgta saa ku helayso full 2023 insha allh raba inan bilaabo saan u shaqayste wllo insha allh i so jawab👏🏾

  • @japaneclick
    @japaneclick Před rokem

    Macalinkii Macalimiinta Warsame Bade Aadbaad U mahadsantahay

  • @bosska_channel5038
    @bosska_channel5038 Před rokem +1

    Thank you so much Mr warsame ilahay haku sharfo.

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 Před rokem

    Asc maansha Allaah warsame Loogo macnaheeda waa maxay.habo Qayr allaaha ku siiyo loogo waa dad cajiib ah jzk Qayran habo illaahey ha ku ciseeyo

  • @queenliza596
    @queenliza596 Před rokem +2

    Ustad mahad sanid waxan rabaa inaa bilawo online business 2023 I.a mar un wan rajiynaa hadaf inaa yelano👍👍👍👍💯👍👍👍💯👍💯👍💯👍💯🇸🇴

  • @diyeshe-yare
    @diyeshe-yare Před rokem +38

    30 daqiiqo oo 6bilood udigmarta ,
    Thanks wll

    • @ismail.mo77
      @ismail.mo77 Před rokem +1

      haa walaahi

    • @sconto7
      @sconto7 Před rokem +2

      learn how to code sxb wxan backup ahaan lee hakunoqdaaan

    • @DREAMER__10
      @DREAMER__10 Před rokem

      @@sconto7 yeah wxan waa templates ma ahan.wax aad adigu samysay coding Ka barta nuuca doontid ayaa samyn kartaaa 💯

  • @amsproduction9321
    @amsproduction9321 Před rokem +2

    Thanks ustaad wax badan ayaan ka faiday

  • @Farremammy
    @Farremammy Před rokem

    Keep going sxb qli ah karaman ku hayya waan kugu fana runti

  • @user-xl6be3xr8i
    @user-xl6be3xr8i Před měsícem

    Xerfada ha ugu fudud

  • @suuualpiii5089
    @suuualpiii5089 Před rokem

    M.a ustad waa mahadsantahay sida wanagsan inofahansisay waxbadan waa iga saxday oo an ku warersanaa thanks againe ustd

  • @qadaranijunior1174
    @qadaranijunior1174 Před rokem +1

    Aadbaan Kuugu Mahad Celinayaa🙏

  • @shukraanmoha2239
    @shukraanmoha2239 Před rokem +1

    Masha allah waa cashar qiimi badan thanks ustaad

  • @sulthanmaame4415
    @sulthanmaame4415 Před rokem +1

    jazaka allah ustaad❤🙌

  • @real_elpozoofficial4125

    Ustad alle haku sharfo said ugu bahna mlin mlamha kamid waku xusi dono i.n ♨️💯

  • @axmedibraahim
    @axmedibraahim Před rokem

    Warsame bede sxb wax wanagsan ayaad samaysay sxb laha ku barakeeyo

  • @mohamudyusuf5073
    @mohamudyusuf5073 Před rokem +1

    Jazakallahu khayr walal warsame

  • @shakratechnews5588
    @shakratechnews5588 Před rokem

    thank you warsame bade video gan aadbuu ii anfacayaa

  • @amjadmoha1
    @amjadmoha1 Před rokem +1

    Alle haku sharfo ustaad❤️

  • @maankayare2592
    @maankayare2592 Před rokem

    Guuleyso macaln warsame bade runtii cashar aan ubaahneyn ayaa noo iftiimisay🙏

  • @ii_faaidee6826
    @ii_faaidee6826 Před rokem

    Client side wa soo dhawayn oo kaliya ee even xatta code ahaan way fududay inad barato. lkn website yadda yagoo diyaarsan aad ka helayso kaliya waxay yarenayan focus kaaga siddo kalena waxay ku charge gareenayan lacag aan badnayn si lagaaga dillo ka fikirka wax yagga ka duwan. alle haku sharfo adi warsame wll

  • @Dhiirigalinolosha
    @Dhiirigalinolosha Před 6 měsíci

    Oww bro I will never forget you ❤❤

  • @sackmo4734
    @sackmo4734 Před rokem +1

    Warsame sxp waxad UQalantaa 1M Subscribers Sxp Waku salamay🤗🤗🤗🤗

  • @Abdirahmangago
    @Abdirahmangago Před 11 měsíci

    Shukran ustaad Alle hakaaa abaalmariyò

  • @user-rk4zu6cx5k
    @user-rk4zu6cx5k Před rokem +1

    Walal side loo sameya ibar bal wall❤

  • @engjeesto
    @engjeesto Před 10 měsíci

    Waloow wallo ad qakhti hore soo dhigtay waxan ad ugu faraxsanay inan ad uga fa iday courska in badana waxan qora koodh ama waxan is ticmala wrodpress oo mararka qar ad melaha qar fahmi wayo balse mahad sanid mahadsanid noloshaydana wax badan ban kaga badali wall love you pro hadan helayno meelo kale oon kala xaririno si taloyin an kaga qadanan wan jeclan lahayn

  • @fahamkadunida878
    @fahamkadunida878 Před rokem

    Aad iyo aad bad umahadsan thay wll😘

  • @zakiiya-xc3xf
    @zakiiya-xc3xf Před 9 měsíci

    I .sh rajadeda mhadsanid wllkeyga❤

  • @Eagle7904
    @Eagle7904 Před rokem +1

    Thanks tababare &dhiirigaliye💪👍

  • @Gmaaad
    @Gmaaad Před 6 měsíci

    Tnx wall waxbadan baa kafaaidey

  • @mohayare4138
    @mohayare4138 Před rokem

    Thanks Brother wax aan aqoon baan kaa faa iiday

  • @apdifatahcaamir1073
    @apdifatahcaamir1073 Před rokem +1

    30 daqiiqo oo lix bilood u dhiganta
    Mahadsanid wllo ❤️🙏

  • @mohacaaqil7363
    @mohacaaqil7363 Před rokem

    M.a ustaad allha ku xafido 💯

  • @WarsameAliDheere
    @WarsameAliDheere Před 6 měsíci

    Sxb cilmaga Allaah haku furo waad no faaideysey

  • @ayanissack9742
    @ayanissack9742 Před rokem

    Manshallah xafidullah wll waxa tahy qofka aan kudayanayo

  • @khalitiman5557
    @khalitiman5557 Před rokem +7

    The front end is somehow good but I’m more worried about the backend aspect

  • @garaadmohamed9207
    @garaadmohamed9207 Před rokem +1

    Waa hab muhiim ah balse waxa wasab ah qofka inu si fiican u yaqaan wordpress aqoon fiican ka heysta webdesign and Coding

  • @boqorosman4137
    @boqorosman4137 Před 7 měsíci

    Mahsanid Macalin🙏

  • @NimcoChannel279
    @NimcoChannel279 Před rokem +2

    Asc ustaad masha allaah hora usuco waxatahey macaliinkeeygga e commerce waxan kaa faaiideey wax yaalo badaan waxna insha allaah hada kadiib baan jeclahey in aan kaa barto horey usuco

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 Před rokem

    Mahadsan 💯💯👍👍👍 wllo qli

  • @mohaabdi7198
    @mohaabdi7198 Před rokem +1

    Asc ustaad warsame bade plz igu caadi course-da E-COMMERCE-ga ma awoodo inan gato. Mahadsanid

  • @fornitefunny673
    @fornitefunny673 Před rokem +1

    Thanks walaal mcn ❤🙏

  • @fartuunabuukaromar9279

    M.a wll Allah ku harakeyo

  • @selint1
    @selint1 Před rokem

    Mashallah wll wn
    Sugayay video gan

  • @Qeybdiid25
    @Qeybdiid25 Před rokem +2

    Well done

  • @rocky4066
    @rocky4066 Před rokem

    Maasha allah tabaaraka allaah jazaka allaah kheyra

  • @marianbihi367
    @marianbihi367 Před rokem

    Aad baan uga helay sharaxaadaada.
    Mahadsanid. Ardadaa baan noqon doonaa.

  • @xamdamahamud4174
    @xamdamahamud4174 Před rokem +1

    Jazakallahu qayr

  • @qoslaye464
    @qoslaye464 Před rokem

    Mahadsanid warsame badanw

  • @mahamedsaadaq8395
    @mahamedsaadaq8395 Před rokem

    Thnks ustad usefull💯💯

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Před rokem

    Thanks Warsame Brother

  • @Fahad-fz3bm
    @Fahad-fz3bm Před rokem

    Thank you sxb In badan

  • @baldazbaashi
    @baldazbaashi Před rokem +2

    zxp drag and drop dhalinta kadaa qofkii ubaahan fullstack noqdo habarto frontend html css javascript backend nodejs database xitaa intaad barashada ku dhex jirto ha isticmalin bootstrapt siaad miro dhaxal gala usameysid

  • @FIKRADSANN
    @FIKRADSANN Před rokem

    Mahadsanid sayidi

  • @nadiircabdullahi750
    @nadiircabdullahi750 Před rokem

    Thank you so much ustaad

  • @bilicdaxamar4836
    @bilicdaxamar4836 Před rokem

    jazaklah Mahadsanid Bro

  • @LIFES.SHORT4000
    @LIFES.SHORT4000 Před rokem +1

    Hard work

  • @zaha3866
    @zaha3866 Před rokem +1

    Allaha kubarakeeyo

  • @abdinaaficmohamed1287
    @abdinaaficmohamed1287 Před rokem +1

    Thank ustaad

  • @AyanlehSomali
    @AyanlehSomali Před rokem

    warsame walaahi hadalkaaga , wajiigaaga iyo indhahaaga baa laga fahmayaa in aad tahay rufiiyan ama jaajus weyn

  • @macalincabaas
    @macalincabaas Před rokem

    Mahadsanid 💯 walaal

  • @user-gs3zo2zz4s
    @user-gs3zo2zz4s Před rokem

    Mazhaa allah

  • @abdisamadvanabdulle3400
    @abdisamadvanabdulle3400 Před rokem +16

    Blijf doorgaan.

  • @najaxnayruoz76
    @najaxnayruoz76 Před rokem

    Ninka kaliyeh alle ka sokow wax wlb ka barye I nolow lphye 😍

  • @gurmadgambo302
    @gurmadgambo302 Před rokem

    Waa figrad wangsn c'est un bon edie

  • @user-ed4op8hu2q
    @user-ed4op8hu2q Před 11 měsíci

    Thnx prother ❤

  • @nasraaden1971
    @nasraaden1971 Před 9 měsíci

    Tx walal

  • @liibanhasan5714
    @liibanhasan5714 Před rokem

    Jazaklh sxb

  • @Dhiirigalinolosha
    @Dhiirigalinolosha Před 6 měsíci

    10:48

  • @halbeegtrading7632
    @halbeegtrading7632 Před rokem +3

    Well done 👏🏾 ✔️ bro lkn Wordpress ayaa N1 ah aniga ahaanteyda Wix wa inaad ayaga bes ku xirnaato so xoriyad badan ma jirto Domainka wa inaad ayaga ka qadataa iyo Hosting ka...

    • @Mohaahmed45321
      @Mohaahmed45321 Před rokem

      Gedle Cadde baan kusoo gudbiyaa Wordpress website halka iga soo qabo bro

  • @laylaabdi6463
    @laylaabdi6463 Před rokem

    Jisakalhu khayr walal

  • @Bashiir12398
    @Bashiir12398 Před rokem

    جزا كله خير

  • @Famousk44
    @Famousk44 Před rokem +1

    Ustaad blogger ayaan samaystay lkn caqabad ayaa i haysata oo ah addres ma helaayo igu caawiya wll 🙏

  • @abdirizakxosh176
    @abdirizakxosh176 Před 10 měsíci

    Thank u ❤🙏

  • @user-xl6be3xr8i
    @user-xl6be3xr8i Před měsícem

    Asc wallaal sual bamku wedinaya

  • @azuzu.
    @azuzu. Před rokem

    Dib u dhigu waa shay xun maalinkiii u fiidaygu cusbaa ayaan samee islahaa ilaa hadaa ayaan wali samayn lkn maanta amway iga go anyhy 😢❤

  • @saaqo2009
    @saaqo2009 Před 11 měsíci

    AC Salan Ka Dib Cawa Ayan ku dawaday Wana Kugu So Biray Thank Wll