6 Passive Income Ideas | Sidee $2000 per Month U Sameen Kartaa

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 9. 09. 2024
  • SALAAM GUYS
    JOIN OUR TELEGRAM GROUP t.me/gellebashir
    AQRI- Waa Maxey Bitcoin? gellebashir.co...
    JOIN MY 1 WEEK COURSE gelleschool.th....
    FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
    SUBSCRIBE GUYS
    THANKS

Komentáře • 141

  • @thegloriousquran1208
    @thegloriousquran1208 Před 2 lety +53

    1: Starting a Blog.
    2: Starting a CZcams channel.
    3: Selling digital products.
    4: Starting an eCommere business.
    5: Affiliate marketing.
    *Hadafkeenu waa passive income somaliyey, luuqadana barta Insha a Allah lacag aad u badan oo xalaal ah baynu samayn.

    • @viralshorts4296
      @viralshorts4296 Před 2 lety

      Sxb affiliate marketing Somalia ma uga shaqeysan karaa waxi xog ad ka heyso ila wadag mhdsnid

    • @abdifatahmohamed1223
      @abdifatahmohamed1223 Před 2 lety

      War bal ninkan number kiisa isii yaa Waaaxan uu shubaa ma been baa

  • @empireshow1
    @empireshow1 Před 2 lety +9

    40k hanbalyo zhp waad duulaysaa ❤️

  • @omarboqor7160
    @omarboqor7160 Před 2 lety +1

    Gelle Bashir

  • @sacadcllaahi1838
    @sacadcllaahi1838 Před 2 lety +2

    Mahadsanid zhp gelle sidaad noogu soo gudbisid

  • @mohamedfidse5603
    @mohamedfidse5603 Před 2 lety +6

    4 sano ku dawanaya,,,, 1 dheh,,, ila hada barnamij aad so dhigto oo anan dawan ma jirto ,,, hadana wax kama helo wan yabanahy nio ma adaa benlow ah mise Mel kala wax ka qaldan yihiin

    • @kulmiyechannel48
      @kulmiyechannel48 Před 2 lety

      Wr CZcams ayuu kga shaqystaa saan.
      Mcnha dadka ayuu ku soo jiidanaa barnamijkaan

    • @KAYDKA-HAG
      @KAYDKA-HAG Před 2 lety

      Wali adi ma isku gawshay oo ma raadiday wuxuu ninkan ka sheekaynayo, inta daawato baa horay u dhaaftaa markaasa asi eedaynee, horta raadi oo dadaal is gali bro

  • @fathisamojecel584
    @fathisamojecel584 Před 2 lety +1

    Aqoontada iyo cilmigada alle haku siyaadiyo brother

  • @zaki799
    @zaki799 Před 2 lety +2

    $3720 Ayaan bil qudha ku faaiday Wallahi hargeisa ayaan joogaa Alxamdulilah Wallahi bishan koowaad ayaan sugayaa $6500

    • @samiya8973
      @samiya8973 Před 2 lety

      Maxawaye waxa aad ka faiday anaga aan ka faidnee

    • @barryv310
      @barryv310 Před 2 lety

      Woow

    • @barryv310
      @barryv310 Před 2 lety +1

      Ino sheg an kula faidne nio hda xrif thy shid aya nadile

    • @zaki799
      @zaki799 Před 2 lety +1

      @@barryv310 alaabooyin Ayaan turkey iyo ka kala dalbadaa dhalinyartu isticmaasho

    • @muniirakhairdon2690
      @muniirakhairdon2690 Před 2 lety

      Ila soo hdl walal aad i caawise hargeisa kula joogye

  • @samemediads3662
    @samemediads3662 Před 2 lety +9

    Sxp mcne aadaa umahadsantahy waxa kaa codsanaya ina nala jaanqaadid madama dhalinta Somalia joogto aysan si dhameystiran ufahmin muqalada aad noo soo gudbiso cabasho aan isla wadaagnay inbadan waye thanks

  • @abd7517
    @abd7517 Před 2 lety +2

    Maashaa Allah 💯💯 waxaa tahay dhiiro geliyaha dhilinta walaal mcn keep going

  • @SomaliwithAbzi
    @SomaliwithAbzi Před 2 lety +2

    Keep on brother!

  • @himilochannel2384
    @himilochannel2384 Před 2 lety +3

    Thank you

  • @herrogamer9253
    @herrogamer9253 Před 2 lety +3

    Wll plz sida lacagta looga sameeyo iyo sidaad uhelaysid noo sheeg blooginka🥰

  • @sacadcllaahi1838
    @sacadcllaahi1838 Před 2 lety +3

    Masha allah mahadsanid

  • @dhiirigeliye9469
    @dhiirigeliye9469 Před 2 lety

    Mansha sxb soo badi aad baad u masahatay

  • @Catslove05
    @Catslove05 Před 2 lety

    Asxaabeey kuyaaca ipc

  • @leylaashraf1295
    @leylaashraf1295 Před 2 lety

    All the best

  • @cutbicambarro6907
    @cutbicambarro6907 Před 2 lety +2

    I was following from the beginning. May I ask if your majority of your views are from Somalia? Is it true you dont earn much from those views? Especially if my channel is Somali Speaking channel

  • @Juujanah
    @Juujanah Před 2 lety

    Nice video sir

  • @zahramohamud5641
    @zahramohamud5641 Před 2 lety

    Manshaaa Allah

  • @abdishakursaid7844
    @abdishakursaid7844 Před 2 lety +4

    Thanks a lot

  • @ogaalsidemedia730
    @ogaalsidemedia730 Před 2 lety

    Thanks

  • @empireshow1
    @empireshow1 Před 2 lety +1

    Ustaad waxaad ka soo hadasha payoneer oo lacagta youtube lagula bixi karo

  • @khadarkhaliif
    @khadarkhaliif Před 2 lety +1

    Sideen wax dhahaaa

  • @hussen4888
    @hussen4888 Před 2 lety +1

    Mahad sanid bro

  • @sonysmartchannel2788
    @sonysmartchannel2788 Před 2 lety

    Please

  • @mourinamunil5258
    @mourinamunil5258 Před 2 lety

    Waxaweeye

  • @mudugaawiboy9838
    @mudugaawiboy9838 Před 2 lety +11

    Geellow waxan rabaa inaan barto kuliyada "software engineering" marka ma iga caawindontaa inaan online ka kashaqaysto ?, macnaha kuliyadaa maqusaysaa barnaamijta aad soo galiso ?. Sxb mida kale waxaan kuwaydiinlahaa computer science , IT and softiware engineering farqi ma udhexeeyaa?, kee ayaa igula talinlahayd inaan barto? Muuqaal kasoo samee sxb walow ay kabaxsantahay mawaadicdaada . Igana raali noqo.

    • @khadaribrahim2378
      @khadaribrahim2378 Před 2 lety +1

      software engineer hadaad barato way kaa caawinaysaa inaad kashaqeesato suuqa online, 2: haa farqi yar ayaa udhaxeeyo computer science asaga ayaaa soo saaro apka halka IT uu yahy midka ku shaqeeya waxa uu soosaaray computer science.

  • @mourinamunil5258
    @mourinamunil5258 Před 2 lety

    Waxweeye

  • @Omar-124
    @Omar-124 Před 2 lety

    You tube 18 kun marayo oo beec ah qofkii rabo ha ila soo socodsiiyo.

  • @junaydimedia2984
    @junaydimedia2984 Před 2 lety +1

    Ad bad u mahadsantahay Ustaad Domain name ka shp miya lo iibsanaya mise aya ku sinaya mid lagu si bilabo

  • @abdiabaa1081
    @abdiabaa1081 Před 2 lety

    codkaa jareerlee u akyahay maxaa aabo haa miyaa jareer ah

  • @maxamadcali9260
    @maxamadcali9260 Před 2 lety +2

    Casharada tutorials ka soo badi please

  • @j0kerchannel323
    @j0kerchannel323 Před 2 lety

    Wll wxd rabna inad xognaga siiso 1xbet iyo qapta loga shaqeeyo

  • @mohamedjaylaani0454
    @mohamedjaylaani0454 Před 2 lety

    Sxb thatching videos aan lacag kasameeyay waana soo baxsan waayay ma iga caawin jartaaa

  • @gymvideos10
    @gymvideos10 Před 2 lety +3

    Ustaad gelle bashir plz wll ka soo hadal website Just answer

  • @najmoomar8285
    @najmoomar8285 Před 2 lety +3

    Wll wlh wxn jclahy ina online ka shaqeysta w n jogaa dalka marka wn dawadaa cashiradad so dhigto marka wxn raba inad garb igu siiso adgo mahdsan

  • @MOHAMMED-Goat
    @MOHAMMED-Goat Před 2 lety +5

    Zhpow Waa Ku arkay waxad wax Noogu sharaxdaa sidii Inaan Nahy Dad Profittonal Cml Ah Marka Shpow Wax Yar Xitaa practice Kudar

    • @dailycontent3955
      @dailycontent3955 Před 2 lety +1

      Walaakay concept guud lagaa siyay adaa lagaa rabaa in xirfaada rabto si gooni inaad ubarato oo xooga saartid

  • @abdullahhuseinm.mursal1187

    Thanks zxp i.a income ficn rajeyna sanadaha so socda

  • @qardho7720
    @qardho7720 Před 2 lety

    Sx CZcams horey u lagaa o ilaway password kisa se u so ceshankaraa

  • @lipan7591
    @lipan7591 Před 2 lety

    Horey usoco

  • @Hargeisavillagevlogs
    @Hargeisavillagevlogs Před 2 lety +1

    Asc macalin applicationka 1xbit muqaalo complete ah oo fah fahsan managa siin kartaa

  • @khadarkhaliif
    @khadarkhaliif Před 2 lety

    Zxp qli aniga waan kuwareery

  • @khalidaguero5584
    @khalidaguero5584 Před 2 lety +1

    War nio bilow ila dhamad wankugu xidhanahay ila hda wax an ka fahmey ma jirto mideda kle wax somaliya ka zhaqeynaya nozheeg

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Před 2 lety

      Intas hadii adan fahmin bro intas ka badan kuma caawin karo . Shaqo bey ubaahan tahay waxan ee iska hadal uma baahna.

  • @Fantastic143
    @Fantastic143 Před 2 lety

  • @osman_dalbile157
    @osman_dalbile157 Před 2 lety +1

    Gelle sxp waxan raba website aan lacag kasameyo oo an suuq waxas na ahayn oo free ah plz jwb

  • @maryancabdulaahi2
    @maryancabdulaahi2 Před 2 lety +1

    Wll CZcams 7 month buu ii sameysan yahaya wll 1.k iima gaarin wll mx sababay please wll qli ka soo hadal

  • @wllasmarshafaa8108
    @wllasmarshafaa8108 Před 2 lety

    Zxp aniga luuqa iga sooqabo

  • @sirtaxogaha8600
    @sirtaxogaha8600 Před 2 lety +1

    legen

  • @ANNA-vh3pi
    @ANNA-vh3pi Před 2 lety +1

    Geelow sideen u isticmaalikaraa Acount paypal qofkale dibada joogo mana la isticmaalikaraa Hadii la isticmaalikaro sidee loo isticmaali karaa mahadsanid

    • @dailycontent3955
      @dailycontent3955 Před 2 lety

      Walaal waxaa ula isticmaali kartaa qofkaas paypal leh ee dibida jooga paypalka gmailkiisa isoo dir leedahay kadibka waxaa ku xiranee meesha aad kashaqaynisid ama websiteka meel waxuu leeyahay ku xir ku dhahaayo paypal acountigaaga kadibna waxaa galinee gmailkii laguu soo diray saas ugu xirmaa lacagtane paypalkaas ku dhacee saas waa

    • @ANNA-vh3pi
      @ANNA-vh3pi Před 2 lety

      @@dailycontent3955 shukran wlal

  • @Yousefosmanibrahim
    @Yousefosmanibrahim Před 2 lety

    Ssawaaye

  • @mohammedabdirazak941
    @mohammedabdirazak941 Před 2 lety

    Bro EX WAXA AAD MAGACEEBEYSO AMA AA DOONEYSO LINK HOOSE KU REEP EASY EY INOO NOQONEYSAA. THNKS CAAWINADA .

  • @rashaadali7540
    @rashaadali7540 Před 2 lety

    Qaabkee lacagta

  • @cabdiqadir6266
    @cabdiqadir6266 Před 2 lety +1

    Inaan kula xariiro ayaan u bahanahy xagee kala xariraa saxibow

  • @FursadahaNolosha
    @FursadahaNolosha Před 2 lety

    Mahadsanid Geele Bashir wall aadbuu ii anfacayaa xogtaan waana kaagamahadcelinayaa daacadnima uwarankaaga guul baan kuurajaynayaa walal gabar soomaaliyeed Addis Ababa

  • @Dancingpizza2015
    @Dancingpizza2015 Před 2 lety

    Walalow adigu hada ayaa samanowsaa lacagta oo aniga ku daawanaya ayaa iga helaysaa lakin dadka hamiga haka soo ridin

  • @faarx51
    @faarx51 Před 2 lety

    Dadka imanka haka so ridin
    Wax a so dhigty o lacag lahelo waligeey ma arkin

  • @xog_ogaalmedia9469
    @xog_ogaalmedia9469 Před 2 lety

    Zxb waxaa ka sow hadashaa sidey fbga liskaga ilalinka limit origanality editer miliskaga ilalin karaa

  • @Darwish785
    @Darwish785 Před 2 lety

    Guulayso sxb

  • @mohamedmadaale824
    @mohamedmadaale824 Před 2 lety

    Sxb bal noo sheeg adiga oo guriga jooga sida aad sheegtayba 2000 dollar 💵 sida loo sameeyo iyo sharuudaha

  • @khadaryare3600
    @khadaryare3600 Před 2 lety

    Wll waxaan jeclahay inaad ila soo xidhiidhi dontid sbb to ah WEBSITE KAN waa ii mu hiim wll

  • @mohadalmaryare285
    @mohadalmaryare285 Před 2 lety

    Sxb adi dadka ma kawaalee
    Hada 2000 dollar taqanid sidaoo sameyo oo dhab tahay yaaba shaqo isku daalin lahay ama waxbaran lahay.
    Wa ku arka markasta arimahan wa ka hadashaa lkn bug waye hade run tahy adi meqa taqana aa soo sheegtay ma adi wax ka heshid oo lagugu baryo ninkas wuu ka lacageestay cml oo caan ku noqotid waba haday dhab kaa tahay
    Hadii kale ina dadka u camirtid wax aan jirin maa hada youtobe lacag uha raadsanee
    Eber waye bro wax run eh kaama haayi haday jiraan replyga soo gal anaa haayo dheh oo intaas ka shaqaystay ani iyo dadkaas.

  • @engkuusoow898
    @engkuusoow898 Před 2 lety

    Qaabkee loo hacking gareeyaa 1xbet crash air kaas baa loobaahanyahay ee kasoohadal pro

  • @mohacamakey2858
    @mohacamakey2858 Před 2 lety +1

    sxb gelle website ciyaaraha maanta dhacay laka helo aan rabaa si aan youtubka usoo kaliyo noo raadi marka websitekaas

  • @abaahamzah370
    @abaahamzah370 Před 2 lety

    Wllow adigoo raali ah waxaan doonayaa in aan kula hadlo si aad ii caawiso barnaamish aan adiga kaa faaiday ayaan bilaay waana sii wadi wayay oo wuu igu adkaaday

  • @zakiinamedia5122
    @zakiinamedia5122 Před 2 lety

    ADIGA MASEMESSA LCGTAAS MASE VIEWS KU RADSATAA

  • @updirahmaankhadar3699
    @updirahmaankhadar3699 Před 2 lety

    Hush beedeeyoow in aad wax caadiyaa noo sheegaysay moodayay oo waxaan is lahaa subscrabe u saar

  • @aliabdi9284
    @aliabdi9284 Před 2 lety

    Telephone maku isticmali kara wll

  • @dailycontent3955
    @dailycontent3955 Před 2 lety +1

    Wll adaa umahadsanatahay thanks wax badan kaafaiday runtii
    Wll intgram waan kaala soo hadalay mana isoo jawaabaysid waxaa leedahay indgram iga soo xariir mana noo soo jawabaysid mudo waxaa laga joogaa sadax bilood kula soo xariiray ilaa hadana waan kula soo xariiray mana isoo jawabaysid 🥺😡

  • @somtiktokstars3666
    @somtiktokstars3666 Před 2 lety +1

    zxp telegram lacag malaga samen karaa

  • @amiirapdalla6892
    @amiirapdalla6892 Před 2 lety

    Wll away linka✨

  • @sooraanyare3672
    @sooraanyare3672 Před 2 lety +1

    Waar waad igahysa subscribe waad iga hysa lkn Dee casharo web ah soogali

  • @xikmadsuluxiye3926
    @xikmadsuluxiye3926 Před 2 lety

    Waar wadaad sameecada kor u qaad dee niyaw yaaney sheeko inaga noqone

  • @issebagahey7816
    @issebagahey7816 Před 2 lety

    Fadlan Codkaga Wax Kabadal

  • @sacdiyomacalin5210
    @sacdiyomacalin5210 Před 2 lety

    Bro waxaa rabaa inaad igu caawiso sida articles ama content soojidasho leh uqoro markan post diyarsanyo

    • @faarx51
      @faarx51 Před 2 lety

      Sidee post

    • @sacdiyomacalin5210
      @sacdiyomacalin5210 Před 2 lety

      @@faarx51
      Micanaha Postiyada an soodhigayo bloggeyga xagee kudiyaarina?? English article an copy aheyn?

  • @Maquste
    @Maquste Před 2 lety

    Adima ku samesid

  • @somaliwolf6830
    @somaliwolf6830 Před 2 lety

    Bro waxan ka Mid Ahay Dhalinta Course click bank Ka Baratay Websitekaga Account click bank marka sameysty wuxu idhahay complete profile marki and complete gareyay wuxu idhahay your account is disabled !!?
    Pls i hope inad iso jawabtid ama meel ankalaso xirio ishegtid

  • @keifbashir8777
    @keifbashir8777 Před 2 lety

    Been badana waxas waa beec daal share dheh lacaga hele var waye

  • @HILALCIBAAR
    @HILALCIBAAR Před 2 lety +1

    Sxb intee kaaga soo xariiiraa

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Před 2 lety +1

      Instagram

    • @myfamilychannel6863
      @myfamilychannel6863 Před 2 lety

      @@GelleBashir wllo dadka lama hadashid wayo 3bil ka hor ayan kula so hdley imana so jawabin

  • @Amiiraydarus
    @Amiiraydarus Před 2 lety

    Ma 2000 Mise 200 000 Ha Nagu Yare Awoowe 2000 Ma Badnee

  • @samiirtiitaanimohbiixi8296

    Wali ma arag adigoo si Līvē ah lacag usameenaya
    Meelkasta intaad is diwaan galiso ayad carartaa
    Fake weyan waxagu
    Bal car hal meel oo si live ah lacag uga samewnayso na tus 😏

  • @omarabdi1277
    @omarabdi1277 Před 2 lety

    Adi ma qaadataa horta

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Před 2 lety

      Video daawo Horta inta adaan wax iweydiin . Wan soo dhigey lacaga ha ka sameyo .

  • @mowisdom6606
    @mowisdom6606 Před 2 lety

    Make your website secure bro you don’t have 🔐

  • @Abdiraheamoscar
    @Abdiraheamoscar Před 2 lety

    Asc walaal PayPal sideen Turkey ugu isticmaali kara ?

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Před 2 lety +1

      Wasalam wll
      Kama shaqeyo Turkey

    • @abdirisakomar9996
      @abdirisakomar9996 Před 2 lety

      Sxb waadku isticmaali kartaa anaa isticmalo qaab Farsameysan oo loofurtaa jiro

    • @Abdiraheamoscar
      @Abdiraheamoscar Před 2 lety

      @@abdirisakomar9996 sxp halkeen kaala so xidhiidha

    • @khadaryare3600
      @khadaryare3600 Před 2 lety

      GEELE HADALKISA WAARUN KAMA SHAQEEYO TURKI

  • @Ayaanlemedia
    @Ayaanlemedia Před 2 lety

    I been on CZcams for more than 2 years and I still didn't reach 1k subs yet 😭😭💔

  • @moha5212
    @moha5212 Před 2 lety

    Asc wll gele intee kaala soo xiriiraa

  • @zakahaaji2358
    @zakahaaji2358 Před 2 lety

    ,

    • @Naimamedia1
      @Naimamedia1 Před 2 lety

      Cadaynta noso dir bro

    • @zakahaaji2358
      @zakahaaji2358 Před 2 lety

      @@Naimamedia1 waaqaldamay walaaleey, hadiii shirkad wax xaraan gadeeso ama wax shareecda ka hor imaaneeso uxayeeysiiso bes xaraan noqonee.
      Allah aclam

  • @jigjigafilms4119
    @jigjigafilms4119 Před 2 lety

    Wax ayaad sheegtaa waxba hadana ma sheegtid macanheedu waxay tahay - Hagrasho wayn ayaa kugu jirta.

  • @abdulaziizabdulrashiidrube2948

    Facebook inaa hadasho asna waa jeclaan lahaa

  • @mourinamunil5258
    @mourinamunil5258 Před 2 lety

    Waxaweeye

  • @a_rahim181
    @a_rahim181 Před 2 lety +1

    Thanks

  • @mourinamunil5258
    @mourinamunil5258 Před 2 lety

    Waxaweeye