Video není dostupné.
Omlouváme se.

sidee youtube channel loo sameeyaa | update ka Cusub ee YouTube ka |Channel Cusub

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 04. 2023
  • sidee youtube channel loo sameeyaa | update ka Cusub ee CZcams ka |Channel Cusub#viral #like#share

Komentáře • 207

  • @user-qn7tr1lk7o
    @user-qn7tr1lk7o Před rokem +20

    Wlo qali ani yutub baan rabaa inaan furto ma isdicmaalo balse dadka qoraal wan u qoraa ma aqaan ineey arkaane adi hata wan ku sooqoray inaat arkasid makaranayo ee wlo qali see loofurtaa wlo ma dabataa lakasoo furtaa wlo isoo jawaab hadaad arakdid bilees😢

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před rokem +4

      Waan kuuso jawaabay wll Commentiga hore meesha ( reply) da gal jawaabta halkaa bey galeysaa

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před rokem +1

      Pin baan kuusaray wll ee ( reply ) da soogal waa meesha buluuga ah taabo

    • @xadiyochannel
      @xadiyochannel Před 2 měsíci

      ​@@MORAALLasc wll waxan doonaya cawiimad hadad icawiin kartiid

    • @AbdoulkderIOG
      @AbdoulkderIOG Před 2 měsíci +1

      Youtbka djibouti maan kafurikara? Mahasanid

    • @Yooco.
      @Yooco. Před měsícem

      ​@@AbdoulkderIOGHaa wll meel kasta waa lagu Furta anba somaliland ayan joga lkn muhiimadu waa markad lacag ka samyso halkaad kala bixi lahayd

  • @NimoAfrah60
    @NimoAfrah60 Před 6 dny

    Masha Allah thanks

  • @MASKABoy-mm2ru
    @MASKABoy-mm2ru Před 2 měsíci +2

    ❤❤❤

  • @Hoygadahsoon
    @Hoygadahsoon Před rokem +6

    Wow si wanaagsan ayaad u sharaxday
    Next sida ugu fudud xayeysiinta loo furto

  • @user-th1pl2cw4l
    @user-th1pl2cw4l Před 9 měsíci +2

    M.a

  • @CarabkaJamac
    @CarabkaJamac Před rokem +2

    I.a zxp😊

  • @user-ln4wr7fs5f
    @user-ln4wr7fs5f Před 5 měsíci +1

    M.a❤❤❤❤

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před 5 měsíci

      Qeybaha kale sii Daawo wll si aad wax badan ufahanto .. mahadsanid

  • @user-lv8we3nt6b
    @user-lv8we3nt6b Před 6 měsíci +1

    Thanks wll

  • @vampireshots
    @vampireshots Před rokem +2

    Keep going sxb

  • @Abdulrahman25404
    @Abdulrahman25404 Před rokem +2

    Zxp sare keep going legend

  • @AmalAbdiali-wo4kt
    @AmalAbdiali-wo4kt Před rokem +1

    Wooow

  • @ilaarag3401
    @ilaarag3401 Před rokem +2

    Thanks bro noo soo badi

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před rokem

      Welcome bro part 2 ka waa diyaar insha Allah

  • @YacquubChannel980
    @YacquubChannel980 Před 5 měsíci +1

    🎉

  • @qisotamam
    @qisotamam Před rokem +1

    Wow

  • @ASMARGEMERS
    @ASMARGEMERS Před 6 měsíci +2

    Likeisaara

  • @Xasandeeqyusuf-334
    @Xasandeeqyusuf-334 Před měsícem +1

    Walaalo ma arkin meesha ugu horeesa la taabto waan ka waayeey moobeelkan bal ii fahfaahi

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před měsícem

      Wll muuqal kalaan kasoo sameynayaa insha Allah ..jimcada

  • @asli1035
    @asli1035 Před rokem +1

    thnks

  • @suleeqasiman6367
    @suleeqasiman6367 Před rokem +1

    Hormar wacan bro

  • @abdilleosman7466
    @abdilleosman7466 Před 8 měsíci

    Mashaa allaaah walal igu qaali ah keep going

  • @Gaduudo-me9fs
    @Gaduudo-me9fs Před 17 dny

    Asc

  • @nuuralceensiidcumar517
    @nuuralceensiidcumar517 Před 7 měsíci +1

    Keep going ❤bro

  • @umasihaam693
    @umasihaam693 Před 11 měsíci +1

    Keep going ❤❤❤my brother ❤❤❤

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před 11 měsíci

      Thanks my sister

  • @raliyahousseindjama-cl1zr
    @raliyahousseindjama-cl1zr Před 5 měsíci +1

    Sxb waxaan ubahanahay inan sameystoo CZcams ee waa sidee fadlan

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před 5 měsíci

      Ok wll muuqaal kooban Baan kasoo sameyn doona insha Allah
      czcams.com/video/ohzqBqF8Dv4/video.htmlsi=bnZpoR-3YMG-Bt1f linkigaa raaca oo muuqalkaa Daawo inta Aadan furan

  • @ShuceybShariif-ke4hs
    @ShuceybShariif-ke4hs Před 3 měsíci +1

    Side wax agaladagi karaa waa Iga diidaye sisa loo soo dajiyo

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před měsícem

      🆗 Mar Baan muuqal kasoo sameyn Doona insha Allah

  • @mohamednoormohamednoor4531

    Good 🥰

  • @BarwaaqoCabdihassan-im4fz
    @BarwaaqoCabdihassan-im4fz Před 7 měsíci

    Keep going bro

  • @mubarakMouze
    @mubarakMouze Před 9 měsíci +2

    Hore usocowlll

  • @AliAdan-zl9ci
    @AliAdan-zl9ci Před rokem +1

    shugran sxb

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před rokem

      Mahadsanid sxb soo dhawow

  • @QALBISOOR.0088
    @QALBISOOR.0088 Před rokem +1

    Zxp soo badi sida loo sameeya CZcams channel mhdsnid ustaad

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před rokem

      Adigaa mudan wll waan soo dadaalaya insha Allah

    • @NajamaQaraan-hp8sk
      @NajamaQaraan-hp8sk Před rokem

      ALaa wall ii cawi plz igana cawi sida loo sameeyo wan kuu ducayn walhy

  • @MOHAMETHJAMAC-
    @MOHAMETHJAMAC- Před 6 měsíci +1

    Wllo sidee costumes loogu sameeya chanelka

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před 6 měsíci

      Wll muqaal baan kasoo sameyn doonaa insha Allah ee isla socod wcn

  • @Ronaldofns
    @Ronaldofns Před rokem +1

    Guleso wll

  • @Maxamedqadar137
    @Maxamedqadar137 Před 6 měsíci +1

    Mnm

  • @qureshomaxamed5017
    @qureshomaxamed5017 Před 11 měsíci +2

    Maxan kafa ida CZcams wan iska wrega lee aniga 😂😛✌

  • @SeytuunQaali
    @SeytuunQaali Před rokem +1

    Shukran wll

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před rokem

      Soo dhawoow wll

    • @SeytuunQaali
      @SeytuunQaali Před rokem

      @@MORAALL wll wan dhawahay

    • @SeytuunQaali
      @SeytuunQaali Před rokem

      Wll CZcams ka wan ku wareray ee ma I cawin karta adi o mahadsan

  • @kingmoha8058
    @kingmoha8058 Před rokem +3

    Wanuxisny muqalada ❤

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před rokem

      Sidoo kale wll mcn waan uxiisay dhiirigalintiina runti

  • @AlimahadMireheheh
    @AlimahadMireheheh Před 9 měsíci +1

    Sxb mahadzani wankugu faaiifay amaalna waan kaaga hayaa

  • @user-oq1ud9vi2i
    @user-oq1ud9vi2i Před 9 měsíci +1

    Sxb sida wadankale logu xariiriyo walaalka

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před 9 měsíci

      Ok wll muqal baan kasoo diyaarinaya insha Allah

  • @Ahmedali12-
    @Ahmedali12- Před 9 měsíci +2

    Ustaad sual:sideed ugu xidhiidhin karta credit card bank ama sideed lacagta ku helikartaa ma wajibaa in aad locationkada badashid jawab insha'Allah.

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před 9 měsíci +1

      Walal waa inaad ku xidhitaa dal loo ogolyahay Aniga hada waxuu iigu xidhanyahay kenya lkn somaliya looma ogola hada

  • @Sidiiq1234
    @Sidiiq1234 Před 7 měsíci +1

    halkaa nogawad sxb

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před 7 měsíci

      Insha Allah sxb waa diyaar

  • @Fardowsoqunjur
    @Fardowsoqunjur Před rokem +2

    Your channel marka aangalitago yutubka melkale oowiisoosaraa

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před rokem

      Marka hore Create channel waa inaad soo sameysaa wll

  • @bcc4947
    @bcc4947 Před 8 měsíci

    President sheekh naasir saleebaan maxamed

  • @user-wq6ws3tr2z
    @user-wq6ws3tr2z Před 5 měsíci +1

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @SeynabAbdullah-ix7ui
    @SeynabAbdullah-ix7ui Před rokem +1

    Sac wllkay bos wacn alahkugarsiyo

  • @MaxamedHussein-u5b
    @MaxamedHussein-u5b Před 28 dny

    Wllo maigucaawinkartaa sidaan usamaysto CZcams ani leeyahay

  • @Shacrawii
    @Shacrawii Před 9 měsíci +1

    Janada kacab wlal walaw an hore kula soxiririn waxan jeclan laha youtube chanalka wan furtay hadana waxba kaqaldan isticmalkisa o an ad ufahan sanayn, marka wlal wxan jeclan laha inad iga cawiso sidan u isticmali laha youtubeka thanks

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před 9 měsíci

      Ok wll waa diyaar insha Allah

  • @YahyeMohamed-b8i
    @YahyeMohamed-b8i Před měsícem

    Wll see youtoub loosamweya pks

  • @CabdiNuur-tb2ih
    @CabdiNuur-tb2ih Před 6 měsíci +1

    Wll Dacad.nimo ayan kugu ogah waku jacel yahay ❤❤❤❤❤

  • @Maxamed.Cali09
    @Maxamed.Cali09 Před rokem +1

    Aad iyo aad ayad umahadsan tahy waayo xilli an ubaahna ayan hely waliba 2023ka oo wliba mobile ah zxp mahdsanid mahadsanid😊😊😊

  • @NajaxSaleebaan
    @NajaxSaleebaan Před 6 měsíci +1

    Wll marka ugu horaysa halka laga bilabo CZcams

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před 6 měsíci

      Wll muqalka ayaan ku sharaxay markaad daawato part 2 kana fiiri bal waan ku celiyey

  • @NaimaSaleban-ch6of
    @NaimaSaleban-ch6of Před 3 měsíci +1

    Wllo aniguba waan ku daalay ee plz ii tilmaam

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před 2 měsíci

      wll muqaalo badan waan soo wadaaa insha allah

  • @user-wo7ud7hn5x
    @user-wo7ud7hn5x Před 6 měsíci +1

    Wll adoo mahadsan sidee lacagta uga sameeyhaa

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před 6 měsíci

      Sharaxaad Baan kasoo sameyndoona insha Allah

  • @SuleymaanxasanNuur
    @SuleymaanxasanNuur Před 7 měsíci

    Wlla qaabka ugfudad ankusamaysankaro iisheq

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před 7 měsíci

      Ok wll waxaan isku dayi doona inaan muuqaal gaaban kasoo sameeyo

  • @teamshaacbaxay4392
    @teamshaacbaxay4392 Před rokem +1

    Asc wllo hdii aad keynya Nairobi jogto plz iwaci youtube ayan leyahy wx yalo badan ayan fahmeyn e iga cawi abwe plz iso jwb si aan lambarkeyga kugu so qoro aad iga cawiside plz wlhi aad ayan ogu bahanhy qof icawiyo abwe

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před rokem +1

      Ok wll waa diyaar intaan awoodo waan ku caawinaya

  • @CiiseMadaale
    @CiiseMadaale Před 18 dny

    Mclin mesha aad tabaneysid iimalahan

  • @CiiseMadaale
    @CiiseMadaale Před 20 dny

    Ustd meshan aad tapanesid ii malahan

  • @AbdishugrimaxamuudKhalii-yh9dl

    Asc wall xld kwrn

  • @Tuluhmuhu8
    @Tuluhmuhu8 Před rokem +1

    Wll anu wan sameyay lkn cidna imasarayso😊

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před rokem

      Part 2ka daawo wll , marka hore asxaabtaada oo dhan u share garee

  • @nadiyasaid123
    @nadiyasaid123 Před 11 měsíci +1

    Asc wllo wan kamshquulay mudo walidka oo xanusan awgi wan racaya talaboyinkan shukran

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před 11 měsíci

      Ok wll guul baan ku rajeynayaa

  • @user-sr1wm4kx2
    @user-sr1wm4kx2 Před 9 měsíci

    War nio sxb yuotup chenal markaan samaysyto sidee video loo soogalinkaraa
    Because legend ani waxaa jogaa Ethiopia 🇪🇹 apka waan isku dhibanahay

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před 9 měsíci

      Ok sxb isoo qabo Instagram ka ( mooraal1 )

  • @user-mq8hh6oq9x
    @user-mq8hh6oq9x Před 6 měsíci +1

    Asc axb adoo raaliya waxad iisheegtaa tik tok sidee lacag ugasameynkaraa sida dadbadan shegayan maxa kajira

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před 6 měsíci

      Ok wll waan soo baarayaa

  • @xadiyochannel
    @xadiyochannel Před 2 měsíci +1

    Wll waxan kaa doinaya wacawii maad

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před 2 měsíci

      facebooka igasoo qabo khadar moraal

  • @IfraaxChannel
    @IfraaxChannel Před 10 měsíci +1

    Waad maharani tahay oo xooga dhan baan ka faaiday bal hadan qeeybta ka na tuus wll waan mahadsan tahay 114❤

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před 10 měsíci

      Adigaa mudan wll

    • @IfraaxChannel
      @IfraaxChannel Před 10 měsíci +1

      @@MORAALL hada iyo koow baan barahbulsha soo gali rabaa waxan ka bilaabay yutp ee ka warn wll

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před 10 měsíci

      Waa Ok wll waa meesha ugu fiican lkn joogteeyn yeelo oo haka maqnaan guul baan kuu rajeynayaa insha Allah

    • @IfraaxChannel
      @IfraaxChannel Před 10 měsíci +1

      @@MORAALL thanks waan ku saaray ee wll i cawi oo meel aan kala soo hadlo ii sheeg waxyaalo badan lee ku waydiin rabay waan mahadsan tahay

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před 10 měsíci

      Instagram ka igasoo qabo ( mooraal1 )

  • @Ubaxfarah-fg2px
    @Ubaxfarah-fg2px Před rokem +1

    Inaad iga cawisaan rabaa wll

  • @user-qw8cp4iy6k
    @user-qw8cp4iy6k Před 11 měsíci +1

    walal youtube ka wan ku dalay mark mudo 20cisho ayan iska badalay gimailki hadan mara walab wuxu i wayedey telf.iyo pasward marka wan fahami la ahay

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před 11 měsíci

      Sxb waxaa lagaa rabaa marka hore gmail iyo poasword sax oo aad xasuusantahay inaad ku sameysato waayo markasta oo aad rabto inaad meel kale kagasho wuu ku weydiinaya waa qasab

  • @maryanibraahimmaryan495
    @maryanibraahimmaryan495 Před 5 měsíci +1

    Walalo bank in la furto looma baahnoo oo lambar wadamankas la gishto sida adiga oo kale waa Kenya
    Please isoo jwb wll

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před 5 měsíci

      Banki Waa qasab wll qof ka Google Adsense ka kusiiyey Bangigiisa ayaad Ku xidhanaysaa lacagta Halkaa Ayaa laguu Soo marinayaaa

  • @the_silent_killer674
    @the_silent_killer674 Před 7 měsíci +1

    sxb account youtube ayaa lahaa wana liga jabsade gmail ayo igu xernaa gmail neh password xitaa walaga badale ee side uso cesha karaa

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před 7 měsíci

      Hadii uu waqti kasoo wareegay , 2 step verification na uunan kuu laheyn pasworkana la badaley wax ka qabad malahan sxb

  • @IsmailApdalla
    @IsmailApdalla Před 6 měsíci +1

    𝐢.𝐚 𝐩𝐫𝐭 2 𝕞𝕔𝕝𝕚𝕟

  • @nadajadannajad
    @nadajadannajad Před 11 měsíci +1

    Miyaan ku samysan karaa telkayga

  • @KING_MOHAN75
    @KING_MOHAN75 Před rokem +1

    Sxb ani youtubeka video gan soo galiyo ma mala,arkayo wll isoo fa iidey tas

  • @asliabdi3848
    @asliabdi3848 Před 2 měsíci +1

    Walal halkeen kalasoo xiriiraa plz iiso jawab adigoo mahadsan

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před 2 měsíci

      wll facebooka iga soo qabo khadar moraal

    • @asliabdi3848
      @asliabdi3848 Před 2 měsíci

      @@MORAALL ok hada ayaan fallow kusoo dhahaa I aqbal

  • @user-qw8cp4iy6k
    @user-qw8cp4iy6k Před 11 měsíci +1

    ❤asc wll aniga wali haweshe adigan ka sugay

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před 11 měsíci

      Ok sxb linkiga chanalakaaga comentiga soo dhig bal

  • @MudazirAhmed
    @MudazirAhmed Před rokem +1

    youtube wa isamaysn yahay lakin maba laha studo iYo waxyabaha cadiga vedio edit maxaxala

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před rokem

      Ystudio ka lasoo dag wll

  • @MohamedAmin-ez9hz
    @MohamedAmin-ez9hz Před 10 měsíci +1

    Sxb telephoneka maka sameyn kara isheg bal..??

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před 10 měsíci

      Aniga waxaan isticmalaya soo taleefon ma ahan??

  • @user-pp1xi5km2d
    @user-pp1xi5km2d Před 8 měsíci +1

    Wllo waxa raba ina la samye ma is mayen karta ma ma i cawin karata

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před 8 měsíci

      Haa wll waa diyaar

  • @ZainAbdi-ro4qt
    @ZainAbdi-ro4qt Před 10 měsíci +1

    Ustaad wll anigu cilad ayaa I heysato sida gabadha oo kale wll

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před 10 měsíci

      Oo dhankee ah wll

    • @ZainAbdi-ro4qt
      @ZainAbdi-ro4qt Před 9 měsíci

      Ugu horeyn ustàd mahadsanid marka xigta wll wxn sameeyey youtube channel ka dib markii aan isku dayey veido aad ina bartey

    • @ZainAbdi-ro4qt
      @ZainAbdi-ro4qt Před 9 měsíci

      Walaahi ustaad habeenka oo dhan ma xeesan wxn isku dayey lkn waan sameeye ustaad lkn wxa baa iga dhiman wll

    • @ZainAbdi-ro4qt
      @ZainAbdi-ro4qt Před 9 měsíci

      Ustaad wll wx ila qabo Allah ha kaa raali noqodee wxn jacel lahy youtube in aa noqodo, ka dib markii aan si dhab ah isu weydiiney wxa aan jacel lahay iyo wxa aan ku fiicana hay wll

    • @ZainAbdi-ro4qt
      @ZainAbdi-ro4qt Před 9 měsíci

      Wxa iisoo baxdey in aan hibo u leeyahay

  • @user-dn1fh3zi3j
    @user-dn1fh3zi3j Před 6 měsíci +1

    Wllo seelo sameya wan ku dale

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před 6 měsíci

      Ok wll video 2baad oo faahfahsan Baan kasoo sameynaya insha Allah

  • @abubakarsheikh6701
    @abubakarsheikh6701 Před rokem +1

    Walllo CZcams hadii an kusmeysto talephon hadow danbe maka warkasni karaa

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před rokem

      Haa wll waliba si fudud

  • @maxamedcisman2443
    @maxamedcisman2443 Před 3 měsíci

    Sxb sida lacagta loola baxo nogu soodar pls

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před 3 měsíci

      Ok wll insha Allah

  • @deqasheekoxariiro1234
    @deqasheekoxariiro1234 Před rokem +1

    Aboiwe ani chanel waa sameystay lkn iima shaqeynsyo

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před rokem

      Ka shaqeysii wll isku day inaad muuqaalo soo galiso

  • @qumanhassan7812
    @qumanhassan7812 Před 8 měsíci +1

    Wallo wan leeyahay Gmail lkn keyga hore ma kuisticmaali karaa

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před 8 měsíci

      Haa wll waad ku isticmaali kartaa

  • @user-tm2pt5fk6v
    @user-tm2pt5fk6v Před 9 měsíci +1

    Tnx wll qali no sobadi haka cajisin🎉lkn wxa kuweydina mrka numberka galayo number somalia mageli karaa hadaa la ogolen wadanka Angola numberkoda maku saMesan karaa mise loma ogolo jwb i.a🎉

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před 9 měsíci

      Mahadsanid wll dhiirigalinta waan kaaga mahad celinaya wll ...Angola waa loo ogolyahay waad kuxiran kartaa wll

  • @Sumeya23304
    @Sumeya23304 Před rokem +1

    CZcams ka lacag see logala baxaa

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před rokem

      Waan soo wadaa libaax insha Allah

  • @user-lz9ff7wx7e
    @user-lz9ff7wx7e Před rokem +1

    Sxb fadlan waa cdsi muhiim waxan waana qaana waxaa Soo samaysaa sida thaminal mobile looga saaro iyo sida addressa lagu xirata hadii kale dadka ha daaklin please

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před rokem

      Ok sxb part 3 ka lasoco waxuu Noqon doona sida loo sameyo thumbnail ka iyo sida loo soo saaro

    • @user-lz9ff7wx7e
      @user-lz9ff7wx7e Před rokem

      @@MORAALL sxb thumBnail kaliya ma ahay google addssen sidaa Logan xirta adi waxaa filaa inaa Kenya jogta sidaa M_PESA looga xirta waxas dhan Soo gali waayo waxas qof ka hadla ma ahan wan hubaa views fcn inaa hileyso inshallah

  • @IsmailApdalla
    @IsmailApdalla Před 6 měsíci +1

    Mclin firi hadaa sameyo aqonsi ma LA iska rabo miya 😂

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před 6 měsíci

      Haa wll waa la iska rabaaa

  • @Bulsho563
    @Bulsho563 Před 6 měsíci

    Wall Somaliaya qof joga lacga maka samey karaaa

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před 6 měsíci

      Haa wll lkn markaad shuruuda soo dhameystirto Ayaad dalkale ku xiraneysaa sida kenya oo kale

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před 6 měsíci

      Muuqaal ayaan kasoo sameyn doona insha Allah

  • @user-qw8cp4iy6k
    @user-qw8cp4iy6k Před 11 měsíci +1

    walal markan namberka galiyo wu didadaya gimaial ki hor iyo namber cusub ma yelayo marka ma waxan galiya ki hora

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před 11 měsíci

      Waan ku la xalinayaa ee Instagram ka igasoo qabo ( mooraal1)

  • @mulkiabdikadir9097
    @mulkiabdikadir9097 Před 7 měsíci

    Asc walalo xagenkalasoxarira

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před 7 měsíci

      Wcs wll Facebooka igalasoo xirir wll
      facebook.com/profile.php?id=61554256055822&mibextid=eHce3h

  • @ItsFarhia
    @ItsFarhia Před 9 měsíci +1

    Walal qali mahdandi ani wan sameye lkin mgceyga ma arko marka qoro

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před 9 měsíci

      Haa wll marka hore inta uu chanalka cusubyahay waa iska caadi ee wad ha joojin insha Allah

    • @ItsFarhia
      @ItsFarhia Před 9 měsíci +1

      @@MORAALL walal shout app isamey plzz 😭😭😭

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před 9 měsíci

      Waa diyaar wll

    • @ItsFarhia
      @ItsFarhia Před 9 měsíci +1

      @@MORAALL thx wllo qali Allha haku sharfo

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před 9 měsíci

      Wll maga chanalka iisoo sheeg

  • @hooyadabaraarujintagalgadu4948

    Account lacagta sidee ugu sameynaa? Walaalo

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před rokem

      Shuruudaha dhamaan waa inaad soo buuxisaa

  • @Ahmedali12-
    @Ahmedali12- Před 9 měsíci

    Ustaad markaad galinaysid numberkaaga ma caadibaa inaad wadanka Somalia ka dhigtid

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před 9 měsíci

      Maya wll wax kasta waa ineey ahaadan wadanka aad markaa ku xidhaneyso

    • @Ahmedali12-
      @Ahmedali12- Před 9 měsíci

      @@MORAALL markaa hadaan soomaaliya joogo maxaa xal ah dhinaca numberka kawaran hadaan kadhigto somalia credit card kana aan ka dhigto Germany

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před 9 měsíci +1

      Google Adsen siga qof ka garmanka jooga maclumaadkisa ku buuxi Nambarka somaliga hadii aad gmail ka ku xidhaneyso waa caadi lkn Adsensiga looma ogala waxaan aheyn macluumad israacsan ah na dal loo ogolyahay Adsensiga

  • @Mazin.t27
    @Mazin.t27 Před 8 měsíci +1

    ᴡʟʟ ᴠᴇᴡs ʟᴀ,ᴀᴀɴ ᴀᴀ ᴊɪʀᴛᴏ ɴɪᴏ ᴍᴀxᴀɴ sᴀᴍᴇʏ ᴡʟʟ😢

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před 8 měsíci

      Dadaalka badi sxbow

  • @BOSASOCHANNEL
    @BOSASOCHANNEL Před rokem +2

    LAKINA CHANNEL NABARTAYE SIDE LACAGATA OGULA BAXA MORAAL ⚘️

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před rokem

      🤣Lacagta soo inaad shaqeyso ma ahan marka hore . keep going

    • @BOSASOCHANNEL
      @BOSASOCHANNEL Před rokem +1

      @@MORAALL OK LIBXA WAA WN DADLI SIDADOKE ZXB

  • @Shaam_Shaame
    @Shaam_Shaame Před rokem +1

    Dhibta I Hassan waxa weeye inuusan you tubekaygu official aheen sida markii aan ku qoro magaca you tube ii ma soobaxayo maxay dhibtaas

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před rokem

      Haa Arinkaa waa iska caadi muda kadib ayuu soo baxaya lkn waa inaad ka shaqeysiisa .

  • @user-lp3di7qi9i
    @user-lp3di7qi9i Před 7 měsíci +1

    Wll qaaali group inooo samy whtsppp saan kuma fahmyne

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před 7 měsíci

      Facebook ka igasoo qabo (khadar moraal)

  • @sagalabdi2764
    @sagalabdi2764 Před rokem +1

    ❤❤❤

  • @bcc4947
    @bcc4947 Před 8 měsíci

    President sheekh naasir saleebaan maxamed

  • @user-qn7tr1lk7o
    @user-qn7tr1lk7o Před rokem +1

    Wlo qali ani yutub baan rabaa inaan furto ma isdicmaalo balse dadka qoraal wan u qoraa ma aqaan ineey arkaane adi hata wan ku sooqoray inaat arkasid makaranayo ee wlo qali see loofurtaa wlo ma dabataa lakasoo furtaa wlo isoo jawaab hadaad arakdid bilees😢

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před rokem

      Wll wey sahlantahay sida loo sameeyo ..caawimaad hadaad ubaahatahay na waan ku caawinaya insha Allah

  • @IsmailApdalla
    @IsmailApdalla Před 6 měsíci +1

    Mclin firi hadaa sameyo aqonsi ma LA iska rabo miya 😂

    • @MORAALL
      @MORAALL  Před 6 měsíci

      Haa wll lkn waa marka lacagata loo furayo

    • @IsmailApdalla
      @IsmailApdalla Před 6 měsíci

      2022 Aa mid waxaa sameyay youtupe filimada markow kor igu kacay waxaa la igu xujeeyay lacg badan