SIDEE LOO FURTAA YOUTUBE CHANNEL 2024 BILOW ILAA DHAMAAD. (Step-by-Step)

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 9. 09. 2024
  • SIDEE LOO FURTAA CZcams CHANNEL BILOW ILAA DHAMAAD. 2024 (Step-by-Step)
    Whatsppa Groupkeenna kusoo biir..
    chat.whatsapp....
    "Hello and welcome to my channel! I'm Abdijaliil, a lifelong student passionate about learning and exploring new skills. Despite my background in journalism spanning over 8 years, I'm always eager to venture into new career paths.
    Currently, I'm diving deep into the world of technology while pursuing my undergraduate degree in Computer Science at Kenya Methodist University. Join me on this exciting journey of growth and discovery by hitting that subscribe button! Together, let's embrace the joy of learning and make the most out of every opportunity.
    Let's learn and enjoy together! ✿"w

Komentáře • 59

  • @AH_212
    @AH_212 Před 21 dnem +1

    Zxp waad mahadsantahay wanan fahanay zxp CZcams channel waan haystaa 3k bou marayaa lacagna ma sameyo Djibouti baan joga waxaan raba inaan ku xidho qof yurub jooga seen ugu xidhi karaa markaa

  • @MaxamedAxmed-ws9ej
    @MaxamedAxmed-ws9ej Před 26 dny +1

    Thanks

  • @deganguray48
    @deganguray48 Před 9 hodinami

    Thanks wllo❤

  • @Eng-Yacqub
    @Eng-Yacqub Před 15 dny

    Thanks bro

  • @UR.RONALDO-l8f
    @UR.RONALDO-l8f Před 17 dny

    Adoomahadsan ustaad

  • @user-ns9Hassan
    @user-ns9Hassan Před 13 dny

    Mahadsanid sxp

  • @user-jf2ht9lr7y
    @user-jf2ht9lr7y Před 4 měsíci

    Macha allah, barakallah pour ton assistance aux jeunes en voie de développement !

  • @warrior_566
    @warrior_566 Před 4 měsíci +1

    Thanks teacher

  • @umosalmaan3196
    @umosalmaan3196 Před 4 měsíci

    Mashaa. Allah soobadi muqaaladaan ookale

  • @IstaahilMaxumed
    @IstaahilMaxumed Před 18 dny

    Tnkz wllky❤

  • @ismaik562
    @ismaik562 Před 23 dny

    Account iyo Google adsens macalin noosoo sharax lacagta iyo CZcams studio

  • @Ogaalmedia114
    @Ogaalmedia114 Před měsícem

    Saxib naagaha gaalada ah oo qaawan naga dhaafa waayo muuqaalka waan fiirsaynaye adna danbi ayay kugu noqonqysaye

  • @mishimistepoi
    @mishimistepoi Před 15 dny

    2x>>

  • @SalmaanAbdullah-ef3jy
    @SalmaanAbdullah-ef3jy Před měsícem

    شكرا

  • @CaddeKabiirow
    @CaddeKabiirow Před měsícem +1

    Wad mahadsan tahey

  • @daadir2020
    @daadir2020 Před 5 měsíci

    Ustaad guuleyso

  • @Ibrahim-Aar
    @Ibrahim-Aar Před 5 měsíci +2

    Assalamu Alaikum, Ina adeer Mahadsanid ee Canvas inoo sharax sida loo isticmaalo, kadibna loogu gudbiyo CZcams channel

  • @Fahmimaxamed1
    @Fahmimaxamed1 Před 21 hodinou

    Wad mahadsantay wariye cabdijallil waxad nogu sodarta sida card bangi logu xidho

  • @Xalistar251
    @Xalistar251 Před 2 měsíci

    Thanks 😊

  • @husniahussein2732
    @husniahussein2732 Před měsícem +1

    Thanks 🙏 lkn wllo phone 📱 kuso samey ee community malixi

  • @Videofunny479
    @Videofunny479 Před 5 měsíci +2

    Facebook 2024 sidee lacag looga sameeya page casriya oo profile ah 😢

    • @Abdijaliil
      @Abdijaliil Před 5 měsíci

      Waatahay sxb

    • @Mahamed_waberi
      @Mahamed_waberi Před 5 měsíci

      @@Abdijaliil sxp sidee loo xaliya qaybta ineligible countries anaga africa joognaye

  • @daadir2020
    @daadir2020 Před 5 měsíci

    Mahadsanid ustaad

  • @ismaik562
    @ismaik562 Před 23 dny

    Mash Allah instructions waan raacey waana ii furmey account and Google adsens waxii dhiman igu caawi macalin

  • @zirmohamed9
    @zirmohamed9 Před 5 měsíci +1

    Beri youtube waan bilaabayaa insha allah

  • @MaryamClaahi-tn1yk
    @MaryamClaahi-tn1yk Před 5 měsíci

    M.a wll thanks

  • @ibraayare3389
    @ibraayare3389 Před 5 měsíci +2

    Sxb waa mahadsanthy noso badi muqaalada youtube side lacag loga sameeya adigo muqaal duubin noso sameey bro

  • @user-xd6ul1df7r
    @user-xd6ul1df7r Před 4 měsíci +2

    Phone number ka somalia ah miyaa gashtaa mise mid dibada ah please isheega

  • @user-om4tv8py5u
    @user-om4tv8py5u Před měsícem

    Thnkz huno allh garabkaga ha galo 😢

  • @Mahamed_waberi
    @Mahamed_waberi Před 5 měsíci +1

    Wad mahadsantahy wll. Wxan kaloon kaa codsanayna inad noso duubtid qaabka Facebook lacag looga sameeyo africa sida loo xaliyo in eligible country iyo Bank Card la rabo inaad ku xidhatid.
    Wabilahi tawfiiq.

    • @Videofunny479
      @Videofunny479 Před 5 měsíci +2

      Warr walaal yurup jooga page experience ah ayaan leeyahy zhp zida lacag looga sameeyana ma aqaano

    • @Mahamed_waberi
      @Mahamed_waberi Před 5 měsíci

      Isooqabo anaa ku fahansiine

  • @CabdiraxiinSheikh1
    @CabdiraxiinSheikh1 Před měsícem

    Zxp what is up kaga soqor

  • @AhmedAli-l1m
    @AhmedAli-l1m Před 26 dny

    Sxb maadaaaba aad natiri qof yrub jooga u dirso ani Africa joogaa soomalia jooga cidina dalalkaa iima jirto kawaran hadaan Africa dayda ku samaysto seaxaan caqabad oo kala kulmayaa taas naga caawi ilaahay aqoonta hakuu barakeeyee mahadsanid sxb guulayso ❤

  • @cabdicasiisdaahir7200
    @cabdicasiisdaahir7200 Před 4 měsíci

    Advanced features side enable loga dhisa macalin

  • @UpdulaahiSaid
    @UpdulaahiSaid Před měsícem

    Tʜᴀɴᴋs ʙʀᴏᴛʜᴇʀᴋɪᴇ

  • @user-ns9Hassan
    @user-ns9Hassan Před 13 dny

    Lacag sidee logahagajia

  • @UR.RONALDO-l8f
    @UR.RONALDO-l8f Před 17 dny

    Sxb markaad soo gasho isoo qabo

  • @JamaHashi-yx9qn
    @JamaHashi-yx9qn Před 4 měsíci

    wll wadanki bann joognaa cidna yurub noo ma jirto side u samaysn karana wadan ka ma ku samaysan karnaa

  • @mouradtoto2473
    @mouradtoto2473 Před 2 měsíci

    Asc sxb djibouti Aya jooga lacag Maa kaa saamekara ano jooga djibouti facebook CZcams iyo tiktok mahadsanid

  • @Cabdirahman-6829
    @Cabdirahman-6829 Před 5 měsíci

    Sxb sare Facebook baan kala so hadlay please answer lpx 🙏

  • @MaxamedibrahimDayib-mt2cy

    Dadakan horta iyagon warka badanin wax mashegi karan mia🤔

    • @Kaafiyakafeeya3786
      @Kaafiyakafeeya3786 Před 19 dny

      All kan anagaa isku mid ah ilaa ay saacado sii dal dal maan wxb ma sheegi karaan😅😅😅

  • @AbdirisakYusuf-kt6dg
    @AbdirisakYusuf-kt6dg Před 4 měsíci

    Unoriginal bey igu haystaan abdijalil pro

  • @abdallafarah6060
    @abdallafarah6060 Před 4 měsíci

    Thanks alt walaal. Anigoo Kenya joogo CZcams channel makasamaysan karaa?

    • @Qoraagaeditor
      @Qoraagaeditor Před 19 dny

      Ha somalida badankeed kenya oga samaysanyaha

  • @user-tm3rt2gd8b
    @user-tm3rt2gd8b Před měsícem

    Wllo masar ma ku samaysankaraaaa

    • @Qoraagaeditor
      @Qoraagaeditor Před 19 dny

      Sxo Haa masar waa loo ogolyahay kanaalo badan oo somali leedaha laga fura

  • @AhmedAkOfficial1
    @AhmedAkOfficial1 Před 5 měsíci +1

    Bro instagramka Dadka ujawaaab

  • @Yeberowosman57888
    @Yeberowosman57888 Před 2 měsíci

    Thanks