Ep:11| Xusuus qorkii Zuhuur Q7aad🤗

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 02. 2024
  • #barnaamij #dhalad #podcast #talkshow #part7 #
  • Zábava

Komentáře • 54

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 Před 5 měsíci +9

    Intaanan fiirsan ayan jeclaystay inan kuu mahad celiyo mahad sanid ❤🎉

  • @user-qc9xk4eu1q
    @user-qc9xk4eu1q Před 5 měsíci +4

    Ayaaney wallo illahay hakuu fududeeyo hawlahaaga howshan ha ilopin

  • @riyaaqahmedmahamed4061
    @riyaaqahmedmahamed4061 Před 5 měsíci +3

    Wali xasuus qor ka xiise badan ma dhagaysan mana akhrisan waxaa isiii jeclaysiinaya waa codka cajiibka ah ee ayaan❤👏

  • @fartuunqaali5211
    @fartuunqaali5211 Před 5 měsíci +10

    waxan jacayl waa dhaafay laakiin maskaxdii maaxatay weedhahan yaa cajiiba .maanshaa allah qoraaga buuga waa qof illaahay xigmad ku manaystay

  • @tuuneyeerkole1509
    @tuuneyeerkole1509 Před 5 měsíci

    Yaa salaam Mowjado wada jaceyl eh baa dhaxda naga istaajisah ☺️ Shugran walal

  • @Estareex12
    @Estareex12 Před 5 měsíci +3

    mhdsanid wll❤🎉

  • @rahma-mohamed
    @rahma-mohamed Před 5 měsíci +2

    Waan sugayey sugid ah sida hamuunta ah finally dhagahayga ku raaxaysana codkaagii dahabiga ahaa❤❤😊😊

  • @roodacawil4410
    @roodacawil4410 Před 5 měsíci +4

    Yes number one ❤

  • @mohammedmuhumed4413
    @mohammedmuhumed4413 Před 5 měsíci +3

    Ayaan Jaamac Nuux Allah ha ka dhowro il xumi kuma aragto walalo dar Allah ayaan kuu jeclahay walalo

  • @user-ki2cl1ox3e
    @user-ki2cl1ox3e Před 5 měsíci +1

    Waad mahadsan thy wll waan cuzubahay Hal marna waan dhamaystay
    Ee noola soo dhaqzo wll❤😊waan raagzanayaaye

  • @ApdaLE73
    @ApdaLE73 Před 5 měsíci +4

    Codkeedah❤🎉😮

  • @AbdullahiMohamud-nz8ix
    @AbdullahiMohamud-nz8ix Před 5 měsíci +2

    Walaalo taxanahaan xiisaha badan Playlist gaara isugu gee oo siday u kala horeeyaan u kala horaysii

  • @MunaAhmed44341
    @MunaAhmed44341 Před 5 měsíci +2

    Man ha Alle

  • @umams2905
    @umams2905 Před 4 měsíci

    Ob ob ob 😂😂😂😂❤❤❤❤❤ esh calaa jacayl

  • @maryanmoktar4796
    @maryanmoktar4796 Před 5 měsíci +3

    Wlh hada ayaan cinwaan kaga so fiiriyay si aan u daawado qeybta 7-aad markan kado baxay buu notification iso dhacay. Wan sugayay walee.
    Mhdsand.💜☺️

  • @anfaalzakariye
    @anfaalzakariye Před 5 měsíci +5

    Qayb dhanoo wada jacayla😂😂❤

  • @hannadaadey9687
    @hannadaadey9687 Před 5 měsíci +1

    Sheekadan aad ban ugu haystaaa wle ❤

  • @sahramoha2430
    @sahramoha2430 Před 5 měsíci +4

    Ayaaneey iskaba maqnoowoo lkn daqiiqadaha noosoo badi

  • @ZiyeshJiin
    @ZiyeshJiin Před 5 měsíci

    Ayan dhalad show manshaa allah si fiican ayaad usoo tabinaysaa buuga aqriska ayaad isku wacantihiin.

  • @user-bw4tc4qm8f
    @user-bw4tc4qm8f Před 5 měsíci

    Mashallah alle haku barakeeyo❤xappt

  • @user-ep2bj1wo7s
    @user-ep2bj1wo7s Před 5 měsíci

    Jaceyl😩❤

  • @user-ez4ug7ng2u
    @user-ez4ug7ng2u Před 5 měsíci +1

    Jah kan jacay waa dhafay ruunti😂❤❤😂😂

  • @hamdamohamed357
    @hamdamohamed357 Před 5 měsíci +1

    In badan waan idhi jacaylna garan maysane wax idiin dana qabsada imikana annaa mucaashaqad noqday yaaa waduud😅

  • @yasiin-guray
    @yasiin-guray Před 5 měsíci

    Ayaan jamac nuux xasuus qorka suhuur waa sheeko taxane oo wanagsan lakiin talow ma guul ayay ku danbayn doonta.

  • @fardowsociise7738
    @fardowsociise7738 Před 5 měsíci

    Jaceyl😫❣️😂

  • @AbdifatahBishar-df1rd
    @AbdifatahBishar-df1rd Před 5 měsíci +2

    Waan kuu cadur daari karaa lkn wuxu waa taxano

  • @abdihakim7491
    @abdihakim7491 Před 5 měsíci +1

    Sidaan buug iyo sheeko jacay ah u dhegaysanayay madaxa igu xanuunaya inantaas codkeeda inaan dhegaystana waan rabaa. Maxaa xal ah.

  • @munamohamed470
    @munamohamed470 Před 5 měsíci

    Thanks sister ❤❤❤ meric ❤❤❤❤

  • @ayaanilwaadofficiall2555
    @ayaanilwaadofficiall2555 Před 5 měsíci

    anagoo ku tix galinayna mashquulkaga bal noo soo degaal

  • @anabaliali9444
    @anabaliali9444 Před 5 měsíci

    Qeybaha kale noguso dhaqso wll🥺

  • @user-rr8pu4zc3b
    @user-rr8pu4zc3b Před 5 měsíci

    Waxa rabat ina ku irahado barnamijyad no badi lkn waxa arka ina xalqadi ya alha nagu so gali naysid plz dadal thanks ❤

  • @apdallaaqil6669
    @apdallaaqil6669 Před 5 měsíci +1

    Abaayo Codkaan mixcer miyaa marisaa mise waa Cod Alle SWT kugu arzuqay
    Commentiga dadka qora ma ihi lkn
    keep going Abaayo
    Waa Ayaan Jaamac Nuux Ayaan dhalad waagii aad dheh jirtay so xasuustay 😂

  • @AbdullahiMohamud-nz8ix
    @AbdullahiMohamud-nz8ix Před 5 měsíci

    Walaalo taxanahaan playslist gaara isugu gee

  • @deeqaosman3257
    @deeqaosman3257 Před 5 měsíci

    Way madhaxawday Sheekadii😅

  • @user-kc7mm7ut6m
    @user-kc7mm7ut6m Před 5 měsíci

    Buugan magaciis

  • @HafsoMohamoud
    @HafsoMohamoud Před 5 měsíci +1

    SaLnta waa ka qaadny sister ❤ apyo buuga asgoo pdf meel igu sheeg wa rabaayee please iso jawaab

    • @AyanDhaladShow
      @AyanDhaladShow  Před 5 měsíci +1

      wlo Telegramka pageka ay ku qorantahay Somali library ayuu ku jiraa.

    • @anfaalzakariye
      @anfaalzakariye Před 5 měsíci

      Magaciiisana igu so dar❤​@@AyanDhaladShow

    • @AyanDhaladShow
      @AyanDhaladShow  Před 5 měsíci +1

      ISLEEG ISA SEEGAN WLO

    • @rahma-mohamed
      @rahma-mohamed Před 5 měsíci +1

      Anaa ka soo waayey walaal ayaaneey❤

    • @Asmayyy
      @Asmayyy Před 5 měsíci

      Baayo kuma jiro ani Xita waka wayeyey

  • @user-rb7wq5wp3k
    @user-rb7wq5wp3k Před 5 měsíci

    Waan sugi laa

  • @anisabeerow2554
    @anisabeerow2554 Před 5 měsíci

    Abyo mcn 9 10 11 io ilaa inta ayjoogto noo soodhig waan waaye halakan qali
    M.a delicious story ❤

  • @AbdullahiMohamud-nz8ix
    @AbdullahiMohamud-nz8ix Před 5 měsíci

    Walaalo taxanahaan xiisaha badan Playlist gaara isugu gee oo siday u kala horeeyaan u kala horaysii

  • @AbdullahiMohamud-nz8ix
    @AbdullahiMohamud-nz8ix Před 5 měsíci

    Walaalo taxanahaan xiisaha badan Playlist gaara isugu gee oo siday u kala horeeyaan u kala horaysii

  • @AbdullahiMohamud-nz8ix
    @AbdullahiMohamud-nz8ix Před 5 měsíci

    Walaalo taxanahaan xiisaha badan Playlist gaara isugu gee oo siday u kala horeeyaan u kala horaysii

  • @AbdullahiMohamud-nz8ix
    @AbdullahiMohamud-nz8ix Před 5 měsíci

    Walaalo taxanahaan xiisaha badan Playlist gaara isugu gee oo siday u kala horeeyaan u kala horaysii

  • @AbdullahiMohamud-nz8ix
    @AbdullahiMohamud-nz8ix Před 5 měsíci

    Walaalo taxanahaan xiisaha badan Playlist gaara isugu gee oo siday u kala horeeyaan u kala horaysii

  • @AbdullahiMohamud-nz8ix
    @AbdullahiMohamud-nz8ix Před 5 měsíci

    Walaalo taxanahaan xiisaha badan Playlist gaara isugu gee oo siday u kala horeeyaan u kala horaysii

  • @AbdullahiMohamud-nz8ix
    @AbdullahiMohamud-nz8ix Před 5 měsíci

    Walaalo taxanahaan xiisaha badan Playlist gaara isugu gee oo siday u kala horeeyaan u kala horaysii

  • @AbdullahiMohamud-nz8ix
    @AbdullahiMohamud-nz8ix Před 5 měsíci

    Walaalo taxanahaan xiisaha badan Playlist gaara isugu gee oo siday u kala horeeyaan u kala horaysii

  • @AbdullahiMohamud-nz8ix
    @AbdullahiMohamud-nz8ix Před 5 měsíci

    Walaalo taxanahaan xiisaha badan Playlist gaara isugu gee oo siday u kala horeeyaan u kala horaysii