Ep:04| La saaxiib la'aanta waalidka ee ubadka ama ilmaha! waxaana marti ku ah ustaad Aadan Sahan.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 01. 2024
  • #barnaamij #dhalad #podcast #talkshow
  • Zábava

Komentáře • 67

  • @noorbaaje5133
    @noorbaaje5133 Před 6 měsíci +16

    M.a ayaaney qof waliba muuqaalkan kasoo hor baxa, malaha macaanka iyo daganaanta codkaadha dartiis u daawan, Allahuma baarik❤.

  • @ayaanilwaadofficiall2555
    @ayaanilwaadofficiall2555 Před 6 měsíci +2

    alle ha barakeeyo waalidka soomalida waxaad ka hada sheen mawduuq muhiim ah masha allah

  • @J_roble
    @J_roble Před 6 měsíci +2

    Barnaamij aad u wanaagsan mahadsanidiin dhalinyaro

  • @sahramoha2430
    @sahramoha2430 Před 6 měsíci +4

    Dhowr barnaamij oo waxku oogala ayaad nosoo weriseen ayaan iyo aadan jasakalah wllalayaal ❤

  • @abdifatahdayibabdirahman4987
    @abdifatahdayibabdirahman4987 Před 5 měsíci +3

    📌ما أجملها وما أحلاها 🥰
    📌 لا عدد ولا حساب 🫀☝️
    📌 صوتك الحلوين أيان 🎧
    📌 ما شاء الله تبارك الله 🔥

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 Před 6 měsíci

    Jazak allhu khayr wlo qali ❤

  • @user-yc1no4ur5s
    @user-yc1no4ur5s Před 6 měsíci +15

    Beri baan waxaan xasuustaa Abtigey oow kuyiri eedadadiis oo waayeel ahayd "eedo salada waa kaa khaldanta
    Markaa bay kutiri "Ma Aniga oo sheikh maxamuud kutubta uqaadi jiray baa wax iga sexee"😂😂 marka Aniga inaan caruurteyda mustaqbalka kudhaho waaye ma Aniga oo Macalin aadan dhagaysan jiray wax ii sheegee 😂😂

  • @abdifatahdayibabdirahman4987
    @abdifatahdayibabdirahman4987 Před 5 měsíci +1

    Shukran Walaalo Ayaaneey

  • @foosabi1517
    @foosabi1517 Před 6 měsíci +3

    Real talk mashallah

  • @mursalsayed
    @mursalsayed Před 6 měsíci +1

    Masha allah Alle haydin barakeeyo wax badan baan ka faaiday.

  • @user-sk5zr9rd3h
    @user-sk5zr9rd3h Před 6 měsíci +1

    Masha Allah ❤
    Ayan dhalad io Ustad Adan

  • @UmuriyaanIbraahim
    @UmuriyaanIbraahim Před 5 měsíci

    Labaqofo muhima❤❤❤

  • @Hihi_Ahmed23
    @Hihi_Ahmed23 Před 6 měsíci +2

    Aadan cawa waan ku heysta wllih sidu wax u sharaxyo gabigiisubu waa Adag adeyg iyo koobni buu ku wadaa barnaamijka😂🖐️

  • @user-vm5hf1kd6j
    @user-vm5hf1kd6j Před 5 měsíci

    Mnsha Allah mowduuc aad muhiim weye ❤

  • @sihamsaeed7657
    @sihamsaeed7657 Před 6 měsíci

    Masha allah 👏 inoo soo badiya

  • @user-pq8eh1ec8x
    @user-pq8eh1ec8x Před 6 měsíci

    Mnsha allh

  • @ramxmomohamedyuusuf4439
    @ramxmomohamedyuusuf4439 Před 6 měsíci

    Masha Allah Ayaan iyo Aadan sahan mowduucyadan noo soo badiya walalayaal❤

  • @SawdaIbraahim-uw2oc
    @SawdaIbraahim-uw2oc Před 4 měsíci

    Masha allh inoo so badiya wll❤

  • @FartuunGambol-dv8be
    @FartuunGambol-dv8be Před 6 měsíci

    Ayaaaan iyo aadan so badiya ❤ mawducyadii na wan jecldey🎉

  • @anfaalzakariye
    @anfaalzakariye Před 6 měsíci

    Aad ba u mahsdsantihiin❤❤

  • @user-pq8eh1ec8x
    @user-pq8eh1ec8x Před 6 měsíci

    Adan sahan caqliga allh ku barakeeyo

  • @user-lt9bf8ss4i
    @user-lt9bf8ss4i Před 5 měsíci

    Ayaan iyo aadan wax bdan baan idinka faaiday kheyr allha idin siiyo walaalayaal❤

  • @user-hx6wx9lx9i
    @user-hx6wx9lx9i Před 6 měsíci +1

    Waan idin jeclahay alle ha idin jeclaado aadan&❤ ayaan

  • @user-ue4gb5iq9v
    @user-ue4gb5iq9v Před 6 měsíci +1

    Lapada Dhalinyaro ee ka aqli padana Dhalinyarta somalida o dhan

  • @qarnicabdinaasir3860
    @qarnicabdinaasir3860 Před 6 měsíci +1

    Labadaydii macalin na la jooga in badan ❤😊

  • @naanimohamed788
    @naanimohamed788 Před 6 měsíci

    Sidn ugu farxo

  • @zhaymashacni3017
    @zhaymashacni3017 Před 6 měsíci

    Walal noo soobadiya ❤️👏

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 Před 6 měsíci

    Ayaan walal noso badi barnamijyda nuucan kale ah mahad sanidin labadayda macalin ❤

  • @raxiimacabdiwali8273
    @raxiimacabdiwali8273 Před 6 měsíci

    Aadbaad u mahadsantihiin walalayaal

  • @abdifatahdayibabdirahman4987
    @abdifatahdayibabdirahman4987 Před 5 měsíci +1

    Noosoo Hadi Wllo
    Aadan Sahan

  • @hananabdirahman3922
    @hananabdirahman3922 Před 6 měsíci

    M.Allah nosoo badiya plz ❤

  • @user-fz8wh9nd2o
    @user-fz8wh9nd2o Před 6 měsíci

    Ayanay xalqad kale maad so samaynaysa walal sual ayn hayayee

  • @CaliFaaiidochannel
    @CaliFaaiidochannel Před 6 měsíci +1

    Mawduucan xaqiiqo jirta ayuu ka hadlaya arin kan weliba aaba yaasha ayaa ku liita ceeb ayay u yaqa naan la shekaysiga caruurta

  • @munamohamed470
    @munamohamed470 Před 6 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤

  • @AbdirahmanMohamed-rx1de
    @AbdirahmanMohamed-rx1de Před 6 měsíci

    Waan gartay

  • @user-et1vb8lz2m
    @user-et1vb8lz2m Před 6 měsíci

    Asc

  • @user-pe1hj4vr5t
    @user-pe1hj4vr5t Před 6 měsíci +1

    Nio adan reer waqoyiga io rer bariga wa isku mid😂

  • @user-pe1hj4vr5t
    @user-pe1hj4vr5t Před 6 měsíci

    Aniga ka shaqsi ahn wxn ahy qof walidkisa u dhow khstn hoyada o saxiba nhy

  • @Shimbirta369
    @Shimbirta369 Před 6 měsíci

    abayo, ma samayn kartaa muuqaal Side qof ku jecel iskaga reebi kartaa?

  • @maxamedaways4705
    @maxamedaways4705 Před 6 měsíci +2

    Koley deyn maayaan soomaalidu😅, U.aadan weerar buu wadaa

  • @Nashaddhalpoqortoyo-or6fk
    @Nashaddhalpoqortoyo-or6fk Před 3 měsíci

    Lkn hadaa hablo nahay wilina reer waqooyiga lama ogola inan kiligeed nool 😊

  • @Enjoy.copyclub
    @Enjoy.copyclub Před 6 měsíci

    Mar kastoo ilmaha. Ladilo nolshisu waxau noqda qof arrange daran

  • @Suleiman2
    @Suleiman2 Před 5 měsíci

    Ustaad anigu school BA ma dhigan waligay geela dhexdiisa waxan kuso arkeyna waligay wax I waydiiya mababa arag

  • @iskafiiriwixikubilaayo5725
    @iskafiiriwixikubilaayo5725 Před 6 měsíci

    Ilmaha 7 sano kayar time out lagu ganaaxaa

  • @hamsenuuriye6840
    @hamsenuuriye6840 Před 6 měsíci

    Ayaan dhalad inader shimbirba shinbirkiisu la duulaye bal ii waran

  • @sumaiyacabdinuur6282
    @sumaiyacabdinuur6282 Před 6 měsíci

    Asc marka kowad ano videoga firsanin ayan comentiga qoraya lkn wxan idin shegay iney jiran dad bdn oo walidkoda dusha kasara ama dhaha nolosheyda sidwy thy iyga spp uah lkn wxan oran laha walidkinu qalad malaha sida oo noo suga tarbiyey wa sido u arkwy iney fcn oo isaga lagu so tarbiyadeye marka walidkena wanag un bo nala rapa qabkaba ha xumadee anaga nalaga rapa inan badalno mustaqbalka tarbiyadas walidkana yanan dusha laga sarin wax yabaha idin heysta oo adiga ha da weysey waxas ee badal oo wax wanag naftada u qapo walidkena allah u maxariisto❤

  • @nasramahamed8205
    @nasramahamed8205 Před 6 měsíci

    Aadan waa cajiib wlhi 😂

  • @nimofarah8193
    @nimofarah8193 Před 6 měsíci

    Asalaamu caleykum wll buugaagtaa sideen kuhelaa Austria ayaan joogaa ??

    • @barwaaqoinamuuna6539
      @barwaaqoinamuuna6539 Před 5 měsíci

      Wcs wllo Anna waxaan ubaahnaa inaan Austria imaado markaa wllo ma kula soo xidhiidhi karaa adoo mahadsan buugaagtana anaa hore kuugusoo qaadi lahaa hadaad wadankaa ka waydo

  • @sharbiyoibrahim5841
    @sharbiyoibrahim5841 Před 5 měsíci

    .

  • @weedh-cade2325
    @weedh-cade2325 Před 6 měsíci +1

    Dee idinku is fahanteenba e iska bilaabadeee

  • @FaadjmoMohamed
    @FaadjmoMohamed Před 5 měsíci +1

    Wallaahi ilaa 5 jir dhibkii iibilaabmey ayaa anigoo 30 jira igu heysta guriga

    • @AyanDhaladShow
      @AyanDhaladShow  Před 5 měsíci +1

      Sorry wlo 🥺 wax kasta oo wanaagsan waad u qalantaa Faadumo.

    • @FaadjmoMohamed
      @FaadjmoMohamed Před 5 měsíci

      @@AyanDhaladShow inshaallaah wll ilaahey ayaan karajeynayaa inuu jidka saxda igu toosiyo wll qalbii

  • @user-kl5hc9pl8f
    @user-kl5hc9pl8f Před 6 měsíci

    Alx aniga la ima Dili jir xita hadan aduunka so rogo 😂si abahay ❤waxa hadan dido imu odhan jirin qabo ina ma dayaduna dharkoda iyaga maydh jiray xita wax way karsan jirèen lkn magacban laha wanyara casa cawlo sixin ba la I odhan jiray waxa igu Darna markan Qaan gadhayay aadaban u xanunsay mana shegi karo xita dhakhtar ka uma shegi karo 😢 Alx❤

  • @J_roble
    @J_roble Před 6 měsíci

    Barnaamij aad u wanaagsan mahadsanidiin dhalinyaro

  • @sahramoha2430
    @sahramoha2430 Před 6 měsíci +1

    Dhowr barnaamij oo waxku oogala ayaad nosoo weriseen ayaan iyo aadan jasakalah wllalayaal ❤

  • @user-fz8wh9nd2o
    @user-fz8wh9nd2o Před 6 měsíci

    Ayanay xalqad kale maad so samaynaysa walal sual ayn hayayee

  • @Xaali95
    @Xaali95 Před 6 měsíci

    Every single time uu aadan erayga asaasaqasan uu soo qaato. Qosol baa iga soo fakada. It sounds funny to me. I know asaasaq idinka duqow baa ka wadaan lkn anaga asaasaq qof faro baxay oo kibray baa u isticmaalnaa 😂😂😂😂

    • @Xaali95
      @Xaali95 Před 6 měsíci

      Waalid asaasaqay😂😂

  • @sahramoha2430
    @sahramoha2430 Před 6 měsíci

    Dhowr barnaamij oo waxku oogala ayaad nosoo weriseen ayaan iyo aadan jasakalah wllalayaal ❤