Ep:08| Xusuus qorkii Zuhuur Q4aad wax badan baa ku duugan qisada inantan.🥹

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 23. 01. 2024
  • Xasuus qorkii Zuhuur #part4 #barnaamij #dhalad #podcast #talkshow
  • Zábava

Komentáře • 72

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 Před 6 měsíci +10

    Intaanan daaawan waxan jeclaystay inaan kaaga mahad celiyo wakhtiga badnee noo hurtay walashy guul ayaan ku rajaynaya labada daaroodba we love you❤❤🎉

  • @rahma-mohamed
    @rahma-mohamed Před 6 měsíci +4

    Mahadsanid huno waxaan si kadis ah u soo galay CZcams mise waaba xalqadii oo soo dhacdey farxad badanaa❤❤😢😊

  • @user-gi8nd6xq3r
    @user-gi8nd6xq3r Před 6 měsíci +7

    Waad soo dadaashey wllshy sidaan usugayey miyaad ogeynd😊🧡❤

  • @xikmatzoor.486
    @xikmatzoor.486 Před 6 měsíci +1

    Ayaan dhalad Mhatzanit wllo nosoo badi sheekoyinka noocana waqtigana noo yara kordhi.

  • @hamdaismail4079
    @hamdaismail4079 Před 5 měsíci +1

    Waa cajiiiib sheekadu waxaana qurxinaaya sida aad usoo gudbisey mahadsanid wll ❤

  • @fatimaosman7848
    @fatimaosman7848 Před 6 měsíci +2

    Thanks alot of time abyo ❤cilmi badan iyo xikmad badan ayaa runtii kugu duugan e❤😊❤😘

  • @ugbaadmohamed8718
    @ugbaadmohamed8718 Před 6 měsíci +4

    qofkii laBaaD❤🥺

  • @miskimahmoud-4711
    @miskimahmoud-4711 Před 6 měsíci +2

    Wllhi anoo niyada ku haya soo galay mise wuuba uhoreeya thnks qlbi❤

  • @Amounbile
    @Amounbile Před 6 měsíci

    Allhamdulillah! I was waiting it

  • @FilsanCabdiraxmaan
    @FilsanCabdiraxmaan Před 6 měsíci +1

    Waan sugaayey alxamdililaah haday sòo dhacdo❤❤❤❤

  • @user-mt1ey2xd9c
    @user-mt1ey2xd9c Před 6 měsíci +2

    Wacanee waan jeclahay dhagaysigaaga hore u soco oo guulayso❤

  • @Estareex12
    @Estareex12 Před 6 měsíci +2

    Wllhi cawa wan ku farxy markaan arkay mahdsanid wllshyy❤

  • @roodacawil4410
    @roodacawil4410 Před 6 měsíci +1

    Yes waa kufarxay marku fariinti isoo dhacay Thnks ❤sister

  • @munamohamed470
    @munamohamed470 Před 6 měsíci +2

    Please and please part five soon I know you have your stuff but we can't wait for your story bear with us.❤❤❤

  • @nafisoabdullahi
    @nafisoabdullahi Před 6 měsíci +9

    First person

  • @user-bz5un6hu9r
    @user-bz5un6hu9r Před 6 měsíci

    Mahadsanid wll wacaneyy

  • @suleekhaahmedabdi7603
    @suleekhaahmedabdi7603 Před 6 měsíci

    Mahadsanid xppt mcn ❤

  • @maxamednuuriye4118
    @maxamednuuriye4118 Před 5 měsíci

    Keep. Up. The good work
    Ayan dhalad

  • @mohamuudyousud
    @mohamuudyousud Před 6 měsíci

    Thanks gacaliye

  • @munamohamed470
    @munamohamed470 Před 6 měsíci +1

    Thank you so much❤❤❤

  • @AmaalAhmed-js8gq
    @AmaalAhmed-js8gq Před 6 měsíci

    Thanks teacher

  • @qoraamattanofficial6141
    @qoraamattanofficial6141 Před 6 měsíci

    Mansha allah tabarakallah ilahay kor haka yeelo wll runtii maskax iyo caqli badan ayuu ilahay kugu manaystee ilahay haku siyaadiyo ado kale inay hablaha somaliyed noqdan baan rajayanayaa. Aadbaand umahadsan tahay wll keep going

  • @AxmedCalicaydiidchanel
    @AxmedCalicaydiidchanel Před 6 měsíci +2

    Ayaan psychology ayay inoo isticmaalaysaa😂

  • @user-fq7tp4bg7w
    @user-fq7tp4bg7w Před 6 měsíci

    M.allaah❤

  • @cabdimursal5566
    @cabdimursal5566 Před 6 měsíci

    Muuqaal waqti ku baxay keep going sister

  • @InnocentBubbles-ft5oy
    @InnocentBubbles-ft5oy Před 6 měsíci

    Masha allah qali guulays ❤

  • @ayaanilwaadofficiall2555
    @ayaanilwaadofficiall2555 Před 6 měsíci

    waad ku mahadsantahay waad la soo dhakhsatay❤

  • @InnocentBubbles-ft5oy
    @InnocentBubbles-ft5oy Před 6 měsíci

    Masha allah qali guulays

  • @aishohajihussein3
    @aishohajihussein3 Před 6 měsíci

    Thnk u wll😊

  • @Xikmaaawi
    @Xikmaaawi Před 6 měsíci +1

    La soo dhaqso walaal maalintii 1 xabo noo soo gali ayaaney❤️❤️❤️❤️

  • @InnocentBubbles-ft5oy
    @InnocentBubbles-ft5oy Před 6 měsíci

    Masha allah guulayso wllo

  • @fatima20031
    @fatima20031 Před 6 měsíci +1

    Hppti ayaan mhdsnd guulo badan gaar walAshey❤❤

  • @absithech329
    @absithech329 Před 6 měsíci +1

    Waaa sheeko mcn iyo cod macne horta ma khiyaal baa mise waa Run oo waa Xasuus qor ?!

  • @nimcomukhtar4493
    @nimcomukhtar4493 Před 6 měsíci +1

    Ayaan daganeey mahdsanid walaal.

  • @saynabosman8506
    @saynabosman8506 Před 6 měsíci

    Ku mahadsnid dadaalkaaga xbbt ❤❤

  • @riyaaqahmedmahamed4061
    @riyaaqahmedmahamed4061 Před 6 měsíci +1

    Sheekadan waanu xiisaynaynaa ma jacylka ku jiraaa ma rafaadka tahriibkaaa ma War jacylka somalidaa mooyi 😅

  • @samiabeauty76
    @samiabeauty76 Před 6 měsíci

    saan usugaayey wlhi waan faraxay markaan arkay mahdsanid wllashey ❤

  • @munamohamed470
    @munamohamed470 Před 6 měsíci +3

    I am the fifth person in the comment section❤❤❤

  • @Iqrahsdbdbxb
    @Iqrahsdbdbxb Před 6 měsíci

    Shukran wall qaaliya❤❤❤

  • @user-rr8pu4zc3b
    @user-rr8pu4zc3b Před 6 měsíci

    Thanks sa nolaso carar marwabo

  • @rahma.d.a6173
    @rahma.d.a6173 Před 6 měsíci +1

    Mahadsnid xppti ❤

  • @Yusra_N3jib
    @Yusra_N3jib Před 6 měsíci

    Inaadeer cilmibaaban kaa faaiday😊

  • @Asmayyy
    @Asmayyy Před 6 měsíci

    Aad bad umahadsantahay ayaney walal❤

  • @misssadiahuur1083
    @misssadiahuur1083 Před 6 měsíci

    Thanks quruxey ❤❤❤❤

  • @ApdaLE73
    @ApdaLE73 Před 6 měsíci

    ❤❤

  • @mahamoudmoussacharmarke8081

    ❤❤❤❤

  • @FaahiyeKayse-xj9ee
    @FaahiyeKayse-xj9ee Před 5 měsíci

    ❤🔥

  • @apdirashiidamiin
    @apdirashiidamiin Před 6 měsíci

    Thanks walaalo🎉❤

  • @FadxiyaAbdiraxman-hb7dq
    @FadxiyaAbdiraxman-hb7dq Před 6 měsíci

    Wll qaybta kale la so dhakhso

  • @AbdifatahBishar-df1rd
    @AbdifatahBishar-df1rd Před 5 měsíci

    Ustad ayan xageed qabatay aaway qeebtii 5aad

  • @user-pv7pm3un2p
    @user-pv7pm3un2p Před 6 měsíci

    Sheekada soo gaabi

  • @UbaaxAxmaad
    @UbaaxAxmaad Před 5 měsíci

    😢😢😢😢

  • @Muniir735
    @Muniir735 Před 6 měsíci

    15 daqiiiqo aaa

  • @fardusabdirahmaan3149
    @fardusabdirahmaan3149 Před 6 měsíci

    9:29 waa layga xaday 😂😂

  • @Azia_bintu_yahye_aly
    @Azia_bintu_yahye_aly Před 6 měsíci

    Wllhi waad lasoo daahdey 😢 abyoy shale ilaa maanta waan sugayay hadda kabcdi lasoo dhaqso

  • @FaaraxBaahdoon
    @FaaraxBaahdoon Před 4 měsíci

    Waalyga xadey aàaa

  • @far_dhilyousuph8571
    @far_dhilyousuph8571 Před 6 měsíci

    Qiso ayan haya maigatabin kareysa😢

  • @FaaraxBaahdoon
    @FaaraxBaahdoon Před 4 měsíci

    Waxaa iigu qosolka badnaa laftimireedkii waaleyga xadey😅😅😅😅😅

  • @axmednuurmaxamed5407
    @axmednuurmaxamed5407 Před 5 měsíci

    Wllhi waa sheeko xanun badan toloow xalqadaan waan kanaxay tankale maxay noqon doomtaa??
    الله مستعان

  • @bashiirjama8521
    @bashiirjama8521 Před 5 měsíci

    Codkaga ayaba shekda na deeq siiyey😮

  • @Baro__diintaada7
    @Baro__diintaada7 Před 5 měsíci

    Lasoo dhakhso ayaanEy wll

  • @ayaanahmet1373
    @ayaanahmet1373 Před 5 měsíci

    Wllo sheekada soo gaabi sida aad usoo sharaxyso inta muhiimka kaso qaado

  • @user-jz2lz4rt8r
    @user-jz2lz4rt8r Před 6 měsíci +1

    Ayaaney halka ay suhuur sanbusaha ka iibsaty ee Hotel Safari Hortisa ayan muuqaalkan ku daawanaya hadda...khh

  • @Abdilahi0909
    @Abdilahi0909 Před 6 měsíci

    Asc wll waan jecelahay bodcastyada lkn wll qisadan madhagayso waxay tahay mooyiye
    Waxaad noo soo badisaa kuwa aad kaga hadlayso tijaabooyinkaagag nolosha maadama qofkasta leeyahay sheekoooyin cajiiib ah
    Mahadsanid

  • @iqromohammedali9692
    @iqromohammedali9692 Před 6 měsíci

    warka aa idiin so gaabiyo wadankey kuso noqonayaan zahuur iyo hanad wee is guursanayaan

  • @Iqrahsdbdbxb
    @Iqrahsdbdbxb Před 6 měsíci

    Shukran wall qaaliya❤❤❤

  • @Iqrahsdbdbxb
    @Iqrahsdbdbxb Před 6 měsíci

    Shukran wall qaaliya❤❤❤