Ep:09| Xusuus qorkii Zuhuur Q5aad 🥹

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 01. 2024
  • Xasuus qorkii Zuhuur #part5 #barnaamij #dhalad #podcast #talkshow
  • Zábava

Komentáře • 62

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 Před 5 měsíci +9

    Waxan sugnaba waa codkagan macane sida hilaaca qalbiyada udhax tibaaxaya😢 iyo part 6 guulayso ❤🎉

  • @muhyadin8309
    @muhyadin8309 Před 5 měsíci +7

    waxaan kaaga bahad celinayaa, wakhtiga aadku bixisay barnaamijkan xiisaha badan. Horey u soco guul baan kuu rajaynayaa.

  • @AbdifatahBishar-df1rd
    @AbdifatahBishar-df1rd Před 5 měsíci +6

    Ilaahey haku sharfo, se waad nagu soo daahday

  • @Estareex12
    @Estareex12 Před 5 měsíci +3

    mhdsanid wlshyy sida quruxda badan ee nagu soo tabinayso alle haku barakeeyo codkan quruxrq badan❤🎉m.a

  • @fatimaosman7848
    @fatimaosman7848 Před 5 měsíci +5

    Thanks a lot of time abyo ❤hore u soco❤👍❤

  • @luulcali2333
    @luulcali2333 Před 5 měsíci +4

    Ilaahay haku barakeeyo ayaan dhool huno hore u soco❤

  • @HoodoHanadi
    @HoodoHanadi Před 5 měsíci +5

    First

  • @rumaanmaxamud7236
    @rumaanmaxamud7236 Před 5 měsíci +3

    sheekadan dhowaan baan kusoo biiray waa sheeko xiisoleh mahadsanid xpptiii❤

  • @rahma-mohamed
    @rahma-mohamed Před 5 měsíci +1

    Inaan dhagaysto waxaan ka doorbidaayaa inaan xalqadii koowaad ka soo bilowdo😢 waxaan la galay safarka zuhuur❤😢😊 mahadsanid wll ❤❤

  • @munasaleban7660
    @munasaleban7660 Před 5 měsíci

    Qayb tee kale laso dhakhso qaali we can’t wait 😢

  • @ugbaadmohamed8718
    @ugbaadmohamed8718 Před 5 měsíci +3

    mahadsañid Cod.malapeyyyyyyy🎉❤

  • @HafsoMohamoud
    @HafsoMohamoud Před 5 měsíci +2

    Thanks sister ❤

  • @ENTERTAINMENT-hh6pi
    @ENTERTAINMENT-hh6pi Před 5 měsíci +1

    Atoorihii iyo atariishadii iyo sxbteed haday noolyihin waa alx😢😢😢

  • @user-xc2of2bx3o
    @user-xc2of2bx3o Před 5 měsíci

    wllshy khayr alle hakusiiyo ee qabtii 6aad

  • @asumoomar5430
    @asumoomar5430 Před 5 měsíci +3

    Ma garnyo sidan ku sugo qaybta 6 😭😭💔

  • @maxamaamiin-nm9wo
    @maxamaamiin-nm9wo Před 5 měsíci +1

    Mahadsanid wllo sheekada hadda ayey xanuun yelete😢😢

  • @Maamebesst
    @Maamebesst Před 5 měsíci

    M.allah wllo waa qiso waxtarle allaha kajasa idsiyo.

  • @kaldeqaabdi1108
    @kaldeqaabdi1108 Před 5 měsíci +3

    Finally ❤

  • @user-xc2of2bx3o
    @user-xc2of2bx3o Před 5 měsíci +2

    😢😢😢

  • @Jannah6981
    @Jannah6981 Před 5 měsíci +1

    Aabo🥺

  • @riyaaqahmedmahamed4061
    @riyaaqahmedmahamed4061 Před 5 měsíci +1

    Wlahy qybtan waa heart broken 💔 😢

  • @tuuneyeerkole1509
    @tuuneyeerkole1509 Před 5 měsíci

    Saa ugu so noq noqonaaye meshan waa daalay walal qeybtii kale meeyay😌

  • @user-ez4ug7ng2u
    @user-ez4ug7ng2u Před 5 měsíci +1

    Waaaw mnsha Allah wll wad mhdsnthy❤❤❤

  • @bulshaawiyare2288
    @bulshaawiyare2288 Před 5 měsíci

    ISLEEG ISA SEEGAN Waa buug aan aad u xiseyo waxa qoray nin alle u dhameeyey hadal curin iyo macanida ereyada uu isticmaalayo waa aad yabaysa wlhy buug ay ku qoraan yihiin sheekoyin aad uu xiso badan wax badan waa aan akhriyey waa buuga aan ugu akhriska badanahy .
    1 sheekada shikh cali
    2 xusuus qorka suhuur
    3 najax
    wlhy waa fantastic story dhamaan tood
    waxa aan aad ugu faraxsanahy in aaan sheedas oo cod ah aan dhegaysanayo.
    wllo gabadha ay sheekadu ku sabsan thy malin uun na horkena adiga iyo qora ismaacil ubax insha allh

  • @umudalxa7374
    @umudalxa7374 Před 5 měsíci

    Wll wad kumhadsanthy sida wangsan ee noogu hagar baxdey
    Jazakallahu khyran

  • @naruuroapdirasheet6357
    @naruuroapdirasheet6357 Před 5 měsíci

    La so dhakhso wllo qlih ❤

  • @nimcocali6909
    @nimcocali6909 Před 5 měsíci

    ❤aadabaan uga helay lkn qaybtiii 6aad waan ku daalay saan u sugayaya

  • @aichakhadar
    @aichakhadar Před 5 měsíci

    Aawey gaclo qeebta xigtey😢

  • @suhaylaimaan1798
    @suhaylaimaan1798 Před 5 měsíci

    Allaha walidiinteena danbigooda dhaafo اللهم امين يارب العالمين 🤲🤲🤲

  • @bashiirjama8521
    @bashiirjama8521 Před 5 měsíci +1

    Waxa shekada inaga sucosiinaya wa habtabintada cajibka ah iyo codkaga tolmoon

  • @SaabiriinAbduqaadir
    @SaabiriinAbduqaadir Před 5 měsíci +2

    😭😭

  • @amriitanuux9928
    @amriitanuux9928 Před 5 měsíci

    Walshayeey noola soo dhakhso ❤

  • @dagan12349
    @dagan12349 Před 5 měsíci +2

    Abo😭😭😭

  • @munamohamed470
    @munamohamed470 Před 5 měsíci +2

    Walaalya wllhi waad nagala soo raagtay fadlan noogu soo dhakhso ❤❤

    • @muhyadin8309
      @muhyadin8309 Před 5 měsíci +2

      Barnaamij sidan u fiican wakhti ayuu u bahan yahay. Sidaa ula soco walalo

    • @munamohamed470
      @munamohamed470 Před 5 měsíci

      @@muhyadin8309 taas anoo og hadana waxaan is arkayaa anoo wax soo qoray sow qalbi sheeko ima barin miyaan nasankarayaa sheekuun ayaan rabaa goorkasta🤣😂

  • @nimcocali6649
    @nimcocali6649 Před 5 měsíci

    😢😢😢😢😢😢

  • @user-np6kl9zs6h
    @user-np6kl9zs6h Před 5 měsíci +1

    Cajib😢

  • @nagaad5509
    @nagaad5509 Před 5 měsíci +3

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @hidaayohassan3797
    @hidaayohassan3797 Před 5 měsíci +1

    😢😢

  • @fatxiyamustafe
    @fatxiyamustafe Před 5 měsíci +1

    mahadsannid gacalo

  • @FaahiyeKayse-xj9ee
    @FaahiyeKayse-xj9ee Před 5 měsíci

    ❤️‍🔥🔥

  • @aishohajihussein3
    @aishohajihussein3 Před 5 měsíci

    Ku away 😢

  • @user-bz6ng2bx7d
    @user-bz6ng2bx7d Před 5 měsíci

    Bye qaybt 6 laso dhaqaso

  • @user-xc2of2bx3o
    @user-xc2of2bx3o Před 5 měsíci

    halagu wanaqaato dad katahriib 😅

  • @nuura.gobdeeq
    @nuura.gobdeeq Před 5 měsíci

    Wll Ayaan waad la raagtay maxaa ku helay😢😢😢😢

  • @anabaliali9444
    @anabaliali9444 Před 5 měsíci +1

    Abe😢

  • @Xikmaaawi
    @Xikmaaawi Před 5 měsíci +4

    Ayaaney walaal aadan ninkii aadan sahana maxaa helay 15 cisho lama hayo facebookiisina hawada laga saarey walaal bal ka war doon ninka hadaad inuu wax ka hahyso❤❤❤

    • @mushtakseed8376
      @mushtakseed8376 Před 5 měsíci +1

      Wlhi anba waan is waydiinayay taas maxaa tolow helay adan sahan ma xanuun sanyahay mise wax kalaa ku dhacay?

  • @ApdaLE73
    @ApdaLE73 Před 5 měsíci

    ❤❤❤😮

  • @Adamshow2665
    @Adamshow2665 Před 5 měsíci

    Oh

  • @asmacali834
    @asmacali834 Před 5 měsíci

    Meee qaybti 6 ayaaneey

  • @falastinabdi9502
    @falastinabdi9502 Před 5 měsíci

    Abyo waa mhdsnthy, hal codsiya waata abyo daqiiqdaha nooso dheeray 😢

  • @Muniir735
    @Muniir735 Před 5 měsíci

    Hanad markaa ma dhakhtarkaa lagaga yimi

  • @idirismahamed9133
    @idirismahamed9133 Před 5 měsíci

    Meeday qeybta 6666666

  • @sowdoabdisalam1684
    @sowdoabdisalam1684 Před 5 měsíci

    😢😢😢😢😢😢

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 Před 5 měsíci +1

    😢

  • @aishohajihussein3
    @aishohajihussein3 Před 5 měsíci

    😢😢😢

  • @munamohamed470
    @munamohamed470 Před 5 měsíci

    😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @ayaanilwaadofficiall2555
    @ayaanilwaadofficiall2555 Před 5 měsíci

    😢😢😢😢😢😢😢