Ep:12| Xusuus qorkii Zuhuur Q8aad🤗

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 17. 02. 2024
  • #barnaamij #dhalad #podcast #talkshow #part8
  • Zábava

Komentáře • 43

  • @مريم-علي
    @مريم-علي Před 5 měsíci +4

    Daqiiqaha soo badi ayaaneey😢

  • @nimconalka4344
    @nimconalka4344 Před 5 měsíci

    Mahadsanid huuno qiso xiiso badan o aad u macan waye runti waxan kamid ahay dadka siday zuhuur dihi jirtay hada dahay o jacaylba ma aaminsani qofkan ka maulana malayacniga igala tag ban ugu jawaaba balse qisadan intan dagaysanayey jacaylkaaso kale Allow ii sahal ano ku duceysanayaa unban ka war helay 😅

  • @Asmayyy
    @Asmayyy Před 5 měsíci +3

    Ayaaney alle Haku sharfo❤

  • @___nim5769
    @___nim5769 Před 4 měsíci

    Aaweyy sheekadii qaybta 9aad

  • @XuseenAli-zx4pk
    @XuseenAli-zx4pk Před 5 měsíci +3

    Ilahay hàku ciseeyo ayaneyy🔥🫶🏻

  • @hannadaadey9687
    @hannadaadey9687 Před 5 měsíci +1

    l love this strory about suhuur ❤
    ❤🎉

  • @user-ep2bj1wo7s
    @user-ep2bj1wo7s Před 5 měsíci +1

    Xiisaheeday wadataa❤😊

  • @user-qc9xk4eu1q
    @user-qc9xk4eu1q Před 5 měsíci

    Ayaaneey wanku salaamay wallo mahad sanid adiga iyo marya haagupa cod kaaga dahabka ahna alla hakuu barakeeyo anagana illahay samirka hanoo siyaadiyo illen malin walpa wan firinaynaa inad so dhigtay iyo in kale wallashayey alla ya cisak banku leyahay

  • @SacdiyoAxmed-ic6sc
    @SacdiyoAxmed-ic6sc Před 5 měsíci +1

    Allahu akbar jaceyl ayaba igu dhacay anan garayn cida aan jeclahay🤔🤔🤔 illahey haku isku calfo zahuurteydi🦋🦋🦋 yareed iyo Dumashi Hanad
    Adna ayaney waad mahadsantahay💎💎💎👸👸👸 qalbiyey❤❤❤❤

    • @Zakari2
      @Zakari2 Před 3 měsíci

      Hahaha sheekada ayajeclatay 😂 sisaida iya loo qexai taso nagalisay jawi kale

  • @nagaad5509
    @nagaad5509 Před 5 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @riyaaqahmedmahamed4061
    @riyaaqahmedmahamed4061 Před 5 měsíci

    Waad mahasan thy wllo ayaaney❤🙏

  • @_HafsaMuse2024
    @_HafsaMuse2024 Před 5 měsíci +3

    Iam first thanks Ayaan 🥰😊

  • @yasiin-guray
    @yasiin-guray Před 5 měsíci

    Mahadsanid Ayaan sheekadu hada meel fiican ayay maraysa kolay guul bay ku dhaw dahay

  • @nuura.gobdeeq
    @nuura.gobdeeq Před 5 měsíci +1

    Waad raagtay ayaaney wll nala saair deewll🥺🥺🥺

  • @SawdaIbraahim-uw2oc
    @SawdaIbraahim-uw2oc Před 5 měsíci

    Kusoo dhasqo wll qali❤

  • @user-bh7xg2ig9w
    @user-bh7xg2ig9w Před 5 měsíci +1

    Mahazanit qalpe❤❤❤

  • @Naagnool102
    @Naagnool102 Před 5 měsíci +2

    Ayaaney yaraan badnaa manta ano macaansanye iga dhamaaty😂

  • @rahma-mohamed
    @rahma-mohamed Před 5 měsíci

    Mncha Allah ayaaney noola soo dhakhso aniga dhan baa jacayl jacayl dareemaynee❤❤😊😊😢😢 mahadsanid huno mcney

  • @user-df9oe4ri7p
    @user-df9oe4ri7p Před 5 měsíci

    Way dhaafty shako codkaaguna wxakle kadhigay

  • @nasranageye4828
    @nasranageye4828 Před 4 měsíci

    Wlle before 9days ba dawaday qebtan hdana wkusugi la ahy laso dhaqso please 🙏 mlinkasta wkuso fiiriya he

  • @napiihamahamed6425
    @napiihamahamed6425 Před 5 měsíci

    Na wll sidan no dhaan 😢nola so dhakhso

  • @Kaahin7-11
    @Kaahin7-11 Před 5 měsíci

    Hadal Afkaaga kasoo baxaa waxaa ugu Wangsan Saliga Nebiga Muhammad)ﷺ:📿❤

  • @roodacawil4410
    @roodacawil4410 Před 5 měsíci +1

    Wwwww number two ❤

  • @aishohajihussein3
    @aishohajihussein3 Před 5 měsíci

    Oh😊❤

  • @cabdimursal5566
    @cabdimursal5566 Před 5 měsíci +1

    Alle hakuu barakeeyo wll

  • @HamdimohamedAllale-nv7we
    @HamdimohamedAllale-nv7we Před 5 měsíci

    Ayaan dhaladey xbbti qaali ❤
    Soo badi bal ama lasoo dhakhso wuxuba WAA daadax e❤

  • @user-bc8yn1fz8d
    @user-bc8yn1fz8d Před 5 měsíci +1

    Allaa ayaana wllo maxaa ula soo daahdaaa ❤😢

  • @hafsayasiin2322
    @hafsayasiin2322 Před 5 měsíci

    Wllo laso dhakhso

  • @raxmashafiibrahimraxmash-ii3xj
    @raxmashafiibrahimraxmash-ii3xj Před 5 měsíci +1

    Lakin wa laratay

  • @deeqoabdisalaam6551
    @deeqoabdisalaam6551 Před 5 měsíci

    shukran abyo ayaanay 😘

  • @YousufKobciye
    @YousufKobciye Před 5 měsíci +1

    Aakhiro kuu qabsaneenaa ama naga soo boobsii qeebta 9aad 😅😅😅😊

    • @Zakari2
      @Zakari2 Před 3 měsíci

      Legend wlh wa iya qoslisay 😂😂

  • @Estareex12
    @Estareex12 Před 5 měsíci

    Shugrn🎉❤

  • @AxmedCalicaydiidchanel
    @AxmedCalicaydiidchanel Před 5 měsíci

    Waan kuslaamayaa ayaan dhalad

  • @NaciimaNuur-mb3hl
    @NaciimaNuur-mb3hl Před 5 měsíci

    Booga magaciisa isoo sheek

  • @user-ki2cl1ox3e
    @user-ki2cl1ox3e Před 5 měsíci

    Mahadsanid wll
    Lkn plz noola soo dhaqzo

  • @AmaalAhmed-js8gq
    @AmaalAhmed-js8gq Před 5 měsíci +1

    Buugan halkeen ka helaa

    • @ayaancismaan8450
      @ayaancismaan8450 Před 5 měsíci

      waan kuu sheegi lahaaye waxaan ka baqayaa in sheekada dhadhanku ka dhamaado iska sug qalbi😂

    • @nimofarah8193
      @nimofarah8193 Před 5 měsíci

      Naaheedhe oo hada waxan ma dad baa ku haysta oo aniga halmar madaawan oo aantan oo aan weelku xalanayo uun ayaaneey muuqaaladii aanu kaaga baranay keen inaadeer

  • @aliliban45
    @aliliban45 Před 5 měsíci

    Very interesting story 😊