Ep:13| Xusuus qorkii Zuhuur Q9aad🔚DHAMAAD.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 02. 2024
  • #dhalad #podcast #talkshow #part9
  • Zábava

Komentáře • 63

  • @user-qw2rt8jj7k
    @user-qw2rt8jj7k Před 4 měsíci +6

    M.a
    Wllshen qaaliga ah
    Wuxuu ahaa taxano sigaar ah aan u xiisaynayay marwalbon dhagaysto waxaan ka baranayay
    Cashir cusub
    Zuhuur xasuus qorkeeda waa xasuus qor ka soo billawday nolal mugdi ku sii socoto mugdi iyo halaag ballse ku dhamaaday farxad iyo baraare
    Rabi waxaan oga baryayaa in uu fahansiiyo raga iyo dumarka somaliyeed macaanka iyo masuuliyada guurka
    Aamiin yaa rabi 🤲

  • @HamdimohamedAllale-nv7we
    @HamdimohamedAllale-nv7we Před 4 měsíci +8

    WAA ilmo xasan caruurtii xamdi
    Nawuxu quruxbdnaa ❤😂

  • @aliliban45
    @aliliban45 Před 4 měsíci +8

    Golden voice thanks alot sis 🙏

  • @AbdinourMahamoud
    @AbdinourMahamoud Před 4 měsíci +5

    QOFKII koobaad waa ii farxad.
    Mahadsanid walal sheekho wanaagsan baad nala wadaagtay e

  • @hooyomacaan9840
    @hooyomacaan9840 Před 3 měsíci

    Qisooyin jacayl soo gali suhuur 😊

  • @SacdiyoAxmed-ic6sc
    @SacdiyoAxmed-ic6sc Před 4 měsíci +1

    Hampalyo🎉🎉❤❤🎉🎉❤❤❤❤ Zahurteydii iyo Dumashi Hanad nolosha quruxdeeda quuta mowdku ha In kasoo daaho farxad igu nolaada idinka alle ducadada alle hanoo aqbalo hadaan nahay team iskaabulo
    ❤Mahadsanid xbbti Ayaan❤❤❤

  • @Maxamed-eo7zd
    @Maxamed-eo7zd Před 2 měsíci

    Masha allaah

  • @axmednuurmaxamed5407
    @axmednuurmaxamed5407 Před 4 měsíci +2

    Waad Mahadsan tahay walal sida quruxda badan ee aad inoogu daadaheeysay

  • @Adoontiiallecafaafa
    @Adoontiiallecafaafa Před 4 měsíci

    Xaussukii ugu quruxda badnaaa abid aan dhageesty

  • @user-kl5hc9pl8f
    @user-kl5hc9pl8f Před 4 měsíci

    Aadbad u mahad santahy ayan adigiyo suburba شكزان

  • @user-dt6tg7ci9i
    @user-dt6tg7ci9i Před 4 měsíci

    Ayaan dhalad show❤👑💎 walaalashii codka dahabiga ah mawle ugu galadayeey mahadsanid inbadan waan jeclaan lahaa inuu xasuus qorkani bar dhamaad lahayn laakiin may dhicin mawle ha karaameeyo qoraaga xasuusqorkan cajiibka ah noo haneysey🤲❤️

  • @nimcocali6649
    @nimcocali6649 Před 4 měsíci

    😢😢 dib ayaan usoo bilaaban doonaa xasuus qorka zuhuur runtii maaha mid lga caajisayo ❤

  • @Amounbile
    @Amounbile Před 4 měsíci +1

    Amen the best diary i have ever listened thank you ayan dhalad we need a series stories like this one 🎉

  • @yasiin-guray
    @yasiin-guray Před 4 měsíci +1

    Mahadsanid Ayaan sheekadii dheerayd guul ayay ku so hoyatay iyo dareen midho dhalay

  • @AffectionateAquaticWhale-tt7lc
    @AffectionateAquaticWhale-tt7lc Před 4 měsíci +1

    Allah hakaa abaal mariyo wll sida fiican eed noogu soo tabinaysay ❤
    Inte ka heli karaa bugan asoo pdf ah

  • @XabsoCadceed
    @XabsoCadceed Před 3 dny

    Goor Mey dhamaane lkn ❤

  • @Nada-ps8lq
    @Nada-ps8lq Před 4 měsíci

    Ilahay swt suhuur iyo Hanad haysku barakeeyo anagana waxan rabanoon raagsiimo Lahayn rabi hana siiyo , adiga iyo anagana rabi haynoo dambi dhaafo gafkeena iyo geridena rabi makulmiyo ❤❤❤

  • @hamdaqueen2794
    @hamdaqueen2794 Před 4 měsíci

    Mahadsanid wallshy❤

  • @nasranageye4828
    @nasranageye4828 Před 4 měsíci

    Mhdsanid sister🥰

  • @Ina_Deex
    @Ina_Deex Před 4 měsíci

    Mahadsanid walaal

  • @tuuneyeerkole1509
    @tuuneyeerkole1509 Před 4 měsíci +1

    Thnk u Walal Waxaan We qiso dhaftay inee dhamaato ma Rabin😊

  • @Asmayyy
    @Asmayyy Před 4 měsíci +1

    Ayaneey caawa Canjeeradan shekadan ku dulqasan 😂❤

  • @nimconalka4344
    @nimconalka4344 Před 4 měsíci

    Shukran huuno. Safarka zuhur iyo azxabtaydu wuxu aha safar qarna ay noloshoodu ku dhamatay halka kuwa kalane ay nolol kalo cusub uga bilaabatay isla safarkii un cajiib

  • @hamdasagal9549
    @hamdasagal9549 Před 4 měsíci

    Buuga casariye wll noogu xeji❤

  • @usaameahmed2741
    @usaameahmed2741 Před 4 měsíci

    Hore usocod baan kuu rajeyay wll Ayan Dhalad❤

  • @Luul_Ally
    @Luul_Ally Před 4 měsíci

    Mahadsanid wll sheekadan 2018kii ayan akhiryey manta micno kala ayeey ii sameysey iyo xiiso gooniya waxdba mooda inan hore u akhrin

  • @riyaaqahmedmahamed4061
    @riyaaqahmedmahamed4061 Před 4 měsíci

    Taxane cajiib ah buu ahaa waad mahasanthy dhaladeey wllo❤

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 Před 4 měsíci

    Mahadsanid wllshey

  • @rahma-mohamed
    @rahma-mohamed Před 4 měsíci +1

    Mahadsanid waan kaaga mahadcelnayaa wakhtigaaga iyo dadaalkaaga ayaan❤😊

  • @HafsoBurhan
    @HafsoBurhan Před 4 měsíci +1

    Mahadsanid wllshy intaa noo dadaaleyso😊❤🎉

  • @HafsoMohamoud
    @HafsoMohamoud Před 4 měsíci

    Thanks sister ❤

  • @zagal_faisal1013
    @zagal_faisal1013 Před 4 měsíci

    Mahadsanid qali ❤❤

  • @Estareex12
    @Estareex12 Před 4 měsíci

    Mhdsanid wslhyy❤🎉😢

  • @lilymohamedmohamed2660
    @lilymohamedmohamed2660 Před 4 měsíci +1

    Woow😢

  • @Munayaasiin-tr4gt
    @Munayaasiin-tr4gt Před 4 měsíci

    Alla saan u sugayay waan daalay, mahadsanid ❤.

  • @roodacawil4410
    @roodacawil4410 Před 4 měsíci

    Yes ❤

  • @hamdaHajiEilmi
    @hamdaHajiEilmi Před 4 měsíci

    Asc walaal ayaan dhalad salaan ka badi waxan ahay dadka ku xidhan qiso yinkag aad soo gud biso waxan rabaa inaan kula wadaago qiso aniga igu dhacday mahad sanid walaal qaali 🙏

  • @samiabeauty76
    @samiabeauty76 Před 4 měsíci

    Mahdsanid wlashey intaaa noo dadalysay ❤🎉

  • @asadmohamed8158
    @asadmohamed8158 Před 4 měsíci

    ❤😢

  • @user-ot7lh2cv8y
    @user-ot7lh2cv8y Před 4 měsíci

    Mahadsanid ayan waxaan kaa codsanlahaa inaad shekooyinkaan ookale inoo sobadiso aadbaan uga helay

  • @suhaylaimaan1798
    @suhaylaimaan1798 Před 4 měsíci

    Amiin Amiin

  • @missgorgeous2700
    @missgorgeous2700 Před 4 měsíci

    Meel macaney ku dhamaate. Intaan dhagesaanay waqtiya qaar anaaba sahuur ismooday 😩😩 marna waxan is la haa hanad kan gabarta naga waalay ma goobta 😀😀

  • @hirziahmedhirzi1263
    @hirziahmedhirzi1263 Před 4 měsíci

    Ayaaneey indeer bahasha nagaga soo dhakhso waabanu kala ilaabaynaaye

  • @roodacawil4410
    @roodacawil4410 Před 4 měsíci

    Allah waa sheeko naguu socotay maxay intaa ugu egaysiisay

  • @user-bz6ng2bx7d
    @user-bz6ng2bx7d Před 4 měsíci

    امين

  • @nagaad5509
    @nagaad5509 Před 4 měsíci

    Noogu soo ❤😢

  • @user-qc9xk4eu1q
    @user-qc9xk4eu1q Před 4 měsíci

    Insha allah wall mcnto mahadsanid❤

  • @Sportsplayer68
    @Sportsplayer68 Před 4 měsíci

    Abaayo ayaan nala soo dhaqso masugi karneee

  • @HoodoHanadi
    @HoodoHanadi Před 4 měsíci

    One❤

  • @user-fz3tg6ue9x
    @user-fz3tg6ue9x Před 4 měsíci

    Waad la raagtay wll 😢

  • @absithech329
    @absithech329 Před 4 měsíci +2

    axyaa jacayl lkin maxaa loo yidhahaa dadka is jecel isama calfaaadan ?
    niwo masas oodhanbaa mise ayan dhalad baa inagu khaldaysa codkeedan kii dhakhatiirtu qorysa ah

  • @axmednuurmaxamed5407
    @axmednuurmaxamed5407 Před 4 měsíci

    Walal sheekadaan majirtaa meel laga iibsan karo

  • @Asmiishafarxaan-xz1qv
    @Asmiishafarxaan-xz1qv Před 4 měsíci

    Noogu soo dhakhso abaayo😢

  • @ayaanilwaadofficiall2555
    @ayaanilwaadofficiall2555 Před 4 měsíci

    wuxuu ahaa taxane cajiiba runtii

  • @fartuunqaali5211
    @fartuunqaali5211 Před 4 měsíci

    sarkhada hal meel baan uqaatay annigu adigu xageed uqaadatay?
    waawareey waawaynkii baa lagaadhay

  • @NimcoCabdi-hj2qr
    @NimcoCabdi-hj2qr Před 4 měsíci

    🎉

  • @ayaanabdullahi3551
    @ayaanabdullahi3551 Před 4 měsíci

    Wadmadsantahy huno inkastod largtay

  • @khadarphaizal5255
    @khadarphaizal5255 Před 4 měsíci

    Waxa uu igU biLaabmEy FarXAd io xiiseyn taxanahani
    Lkn Q9ªªᵈ waxkastapa wey ia baDaLeeen 😢😢😢 😢 💧 🥲 xasUuS😢

  • @user-wl4ms5fj3j
    @user-wl4ms5fj3j Před 4 měsíci +1

    Gacalo cod dahab

  • @amriitanuux9928
    @amriitanuux9928 Před 4 měsíci

    Ala waa wala raagtay qlbi sheeko kale noo bilaw walale

  • @user-um7ni8po8r
    @user-um7ni8po8r Před 4 měsíci

    The best story Wan u xiisi doono ❤😢

  • @IstaahilXasan-qc8oe
    @IstaahilXasan-qc8oe Před měsícem

    Waw

  • @user-fz8wh9nd2o
    @user-fz8wh9nd2o Před 4 měsíci

    Ayanay qisadan maa dhaab baa