SOO KOOBIDDA BUUGGA 12 RULES FOR LIFE || buug manhaj nololeed ah!

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024
  • #kanaalka#ardaageena #akhri #iskabuugta

Komentáře • 36

  • @raxmamaxamed7755
    @raxmamaxamed7755 Před 2 lety +5

    Walasheey aad ayaan ku jeclahay

  • @mustafexasan6988
    @mustafexasan6988 Před 2 lety +3

    Mnchalah hore u soco

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 Před 2 lety +12

    1 luuqada Jidhkaga
    2 naftada ula dhaqan sidi mid bahan
    3 la saxib dadka naftoda iyo tadaba cadoyin fican u keenaya
    4 naftada ha barbar dhigin dadka
    5 ku mushquul naftaada
    6 samee wxi Kuu faaido ah
    7 mar kaste run sheeg
    8 ula dhaqan qofka sidi anad Waxba garanayo Ycni is dhul dhig

  • @ahmedjama1127
    @ahmedjama1127 Před 2 lety +1

    Qofka dunida ugu fiicaani, waa qofka ugu wax tarka badan dadka, adigana wax weyn baa lagaa faaidaa, mahadsanid kun jeer ayaan dhaladeey

    • @ahmedjama1127
      @ahmedjama1127 Před 2 lety

      Qodobada oo dhammi waa muhiim waanuna ka faaidnay

  • @amiirxayi5620
    @amiirxayi5620 Před rokem

    Shukran wllashay

  • @Sheikh_____tomm
    @Sheikh_____tomm Před 16 dny

    Zack ayaa siwscan usharaxay🤝

  • @marwayoniz1607
    @marwayoniz1607 Před 2 lety +1

    Xikmado ayaan cadeey 😻😻😻

  • @ayaanilwaadofficiall2555
    @ayaanilwaadofficiall2555 Před 2 lety +1

    Nosoo badi wll barnaamujyada buugaagta 🥰🤩

  • @yuusufxuseen4737
    @yuusufxuseen4737 Před 2 lety +2

    WALSHY HAL CODSI BAAN WATAA KAAS OO AH IN AAD BUGAAGTA NOLOSHADA WAX KA ABADALY IN NOO SOO KOOBTO WELIBA SOO KOOBITAAN AAD U FAAHFAHSAN
    MAHADSANID

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 Před 2 lety +1

    Thnks Alle haku barakeeyo Wll Ayan big respect

  • @naasiryuusuf5347
    @naasiryuusuf5347 Před 2 lety +1

    Soo badi soo koobida buugaagtii 9ka ahaa ee aad horey NOLA wadaagtey wll 🥰

  • @naxariisbadan8404
    @naxariisbadan8404 Před 2 lety

    Masha Allah cajaaib ayaatahay

  • @hafsaabdinur8548
    @hafsaabdinur8548 Před 2 lety +1

    Mahadsanid Ayaaneey. Wax fiican ayaan kaa faaiidnay, dadaalkaagu ma daycmin.💖

  • @marwayoniz1607
    @marwayoniz1607 Před 2 lety +1

    Si kasta oon iskugu dayo inaanka hadho saaxiibada wakhti lumiska ama xun waan samayn wayey iskuna kari layhy ilaa eega 🙈🙈🙈

  • @abdirizakmohamedabdilahi5250

    Qodobka ugu dambeeya wa iga gadmay

  • @MuktarAliKanu
    @MuktarAliKanu Před rokem

    ((Ula dhaqan qofkasta oo wax kuu sheegaya u dhagayso si aadan waligaa maqal oo kale )) i liked it

  • @cabdirisaqaxmed9217
    @cabdirisaqaxmed9217 Před 2 lety

    Wll waad mahadsantahay wangsaa aad oo dirtay

  • @daacadxaji6134
    @daacadxaji6134 Před 2 lety +1

    M.a Mahadsanid wll 100%

  • @Ogaahiye20
    @Ogaahiye20 Před 2 lety +2

    Maasha allaah guuleyso walaal ayaan dhalad❤👊✊👸

  • @alihassanhussain905
    @alihassanhussain905 Před 2 lety

    Mahdsnid wll keep going

  • @faraxxuseen3834
    @faraxxuseen3834 Před rokem +1

    Hadii aad soo baxdo maxaad samynsaa?

  • @mohamedhusseinali5650
    @mohamedhusseinali5650 Před 2 lety +1

    Waxan ka helay xerka 8aad

  • @SaraAli-wm4og
    @SaraAli-wm4og Před 2 lety

    Qodobka udanbeya mahdsanid😍👍

  • @axmedyaazin5153
    @axmedyaazin5153 Před 2 lety

    M.a wan ka faaiiday qodoba Qaar badan
    Jasa Kala Allah

  • @rayaanxusen3238
    @rayaanxusen3238 Před rokem

    Keep going sisters

  • @maxamedcabdiguhaad3363

    Guud

  • @khadracabdisamad4884
    @khadracabdisamad4884 Před 2 lety

    hore usoco wallhy

  • @idirisbulshawi3686
    @idirisbulshawi3686 Před 2 lety

    Keep going ayaan dhalad

  • @kamela775
    @kamela775 Před 2 lety

    Keep going sis

  • @maxamedxasan7484
    @maxamedxasan7484 Před 2 lety

    Waa daawada sancadalaha Jordan B Peterson bartiisa CZcams ka waa aqoonyahan ninkaasi

  • @ayaansiciid765
    @ayaansiciid765 Před 2 lety +1

    Inkastoo maanta iigu horayso kanaalkaagan hadana codkaaga inaan garanayo oo hore u maqlay buu u eegyay

  • @degelkhayr
    @degelkhayr Před rokem

    Been hasheehin kahely