039 | Muuse qaranka ha laga badbaadiyo | Fashil siyaasadeed!

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 01. 2024
  • Siyaasaddii dibedda, tii gudaha, qarannimadii, kaadhkii dhibbanaha ee Somaliland, wanaaggii ummadda oo dhanba ka dhexeeyay, iyo xeer kasta oo dalka u yaallay wuu jebiyay.
    Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan
    CZcams: / @sahanka97
    Podcast: / @sahanpodcast97
    Facebook Page: profile.php?...
    X (Twitter): AadanSahan?t=ctff
    Instagram: / aadan_sahan
    Snapchat: www.snapchat.com/add/aadan-sa...
    TikTok: www.tiktok.com/@aadan_sahan?_...
    Buugteenna soo baxday:
    1- Hayaankaygii Rumaynta.
    2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
    3- Loollan.
    4- Faca koraya.
    5- casariye.
    6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
    7- Waayaha Daanyeerta.
    8- Ismalure.
    Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
    1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
    2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
    3- Hadhkii Madoobaa.
    4- الإسلام بين الشرق والغرب
    5- بروتوكولات حكماء الصهيون
    6- المؤامرة الكبرى
    7- الشيطان يحكم
    8- اعترافات عشاق
    9- في الحب والحياة
    10- إسرائيل البداية والنهاية
    11- وبالحق أنزلناه

Komentáře • 255

  • @user-om8yy5tp9y
    @user-om8yy5tp9y Před 6 měsíci +60

    Naftaada ilaali anigoo ku dhihi raba ayaan soo xasuustay hadalkii saaxiibkaa kasoo ahaa ma wali baad baqaneysa 😊geesinimada iyo.aqligaba lacag laguma iibsan karo ee heybad uu rabigeen baxsho moobilkasta waxaan jecelahay inaan kaa daawado adiga 😊

    • @hibocadar5342
      @hibocadar5342 Před 6 měsíci +2

      Aniga xita sidas ban ufikiraye 😢

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 Před 6 měsíci +44

    Allah caqliga kuu barakeeyo inader dhalinyarada Habar-jeclo ee miyir qaba adaa matala ❤👏

    • @user-pm8yn3wo6s
      @user-pm8yn3wo6s Před 6 měsíci +1

      Aamiin

    • @user-tz5jt2if4u
      @user-tz5jt2if4u Před 6 měsíci

      Wll wan miir qabna lkiN shakhsi ahaan askir qaran banhay amar qaate uun bahay

    • @sakaaroibrahim9686
      @sakaaroibrahim9686 Před 6 měsíci

      Caqli baad leedahay adeer robot ma tihid. Akhito adaa lagu waydiinaya waxaad sameynayso. ​@@user-tz5jt2if4u

  • @user-bk1pl7zu9c
    @user-bk1pl7zu9c Před 6 měsíci +7

    Masha allah xaqiiq bad ka hadashay cida caliga usaxiba way ku tageersantahay🎉🎉🎉🎉

  • @ahmedsuldan2498
    @ahmedsuldan2498 Před 6 měsíci +6

    Maasha allah
    Arintii ugu fiicneyd
    Ayaad ee aan dhalinyarada
    Soomaaliyeed
    Kamaqlo Ayaad
    Ku hadashey
    Kheyr alle haku siiyo

  • @MAXAMUUDMAXAMED-wq8mv
    @MAXAMUUDMAXAMED-wq8mv Před 6 měsíci +8

    Alle cilmiga iyo garaadkaba hakuu barakeeyo ustaad, xaqiiqadda iyo runta ayaad ku addimtay.❤️ 23:15

  • @aliahmed-bo4vk
    @aliahmed-bo4vk Před 6 měsíci +4

    Walalka Somalinimo aaku jeclahy 🇸🇴🖤🦁 big fun since 2018😊❤❤

  • @fatushbabe5135
    @fatushbabe5135 Před 6 měsíci +10

    Waligay isaaq qof ah wlhi nacayb uma qaadin

  • @blkpanther187
    @blkpanther187 Před 6 měsíci +4

    Masha Allah, nin dhalinyaro ah oo aad u caqli badan oo xariif ah.😊

  • @MAANGALOOL
    @MAANGALOOL Před 6 měsíci +8

    Masha Allah, intii la oran lahaa ayaad tiri, markii Ilaahay laga baqo sida dhabta ah o an nin necbeysi iyo nin jecleysi toona loo hadlin.

  • @Xaali95
    @Xaali95 Před 6 měsíci +15

    Thanks for the update. Siyaasadahaas dalka ka socda adaan kuu daayey. Markan rabo inaa update ka helo, i know where to go. Thanks to you. Erayo badan baan kaa bartaa wacade. I like how you put words together. I.e afkaa labo liiro u saaran tahay. Iyo kuwo badan. Maalin dhow anoo qadiyada family ga uga sheekeynaya baan waxaan soo qaatay maahmaah aan adi kaa bartay ' lafo geel ayadaa la isu jebshaa' qaabkii la ii soo eegayay baan waxaan ka dareemay they were impressed, Thanks to you 😂

  • @asioaxmed875
    @asioaxmed875 Před 6 měsíci +5

    Muuse ilaahay umada kaa qabay🤲🤲🤲

  • @abdurazakabdulahi164
    @abdurazakabdulahi164 Před 6 měsíci +6

    Ninkani siyaasiiyiin fara badan ayuu caqli dhaamaa

  • @issemohamed7812
    @issemohamed7812 Před 6 měsíci +4

    Walaal lagama gayoonayo runtii cilmiga iyo caqliyadda kaa burqaneeysa waxaana Allah kaaga baryeeynaa marka hore inuu cadowga amxaarada ah kaa xijaabo maxaa yeelay kalmad walboo afkaaga kasoo baxeeysa waxeey uga dhigantahay bam nuclear ah marka xigana xikmadda cilmiga iyo indhayar-garadnimada kugu jirtaa in aan kafaa iideeysanno allaha nagu duwo guulna waan kuu rajeeynaa walaalkeey ❤

  • @taariikhchannel9733
    @taariikhchannel9733 Před 6 měsíci +3

    Mnchallah alle haku barakeeyo from dhulbahante❤❤

  • @theonlydiamondyouknow
    @theonlydiamondyouknow Před 6 měsíci +2

    ❤ ILAAHAY muuse si kheyr leh ha innagu dhaafiyo

  • @bookhaxmed6583
    @bookhaxmed6583 Před 6 měsíci +2

    Waan kula qabaa fikirkaaga brother hore u soco❤❤❤

  • @MohamedAli-is7fd
    @MohamedAli-is7fd Před 6 měsíci

    Maa Shaa-Allaah mt.Aadan ilaahay caqli iyo cilmi-ba hakuu siyaadiyo

  • @hibocadar5342
    @hibocadar5342 Před 6 měsíci +3

    (وذكر فإن الذكرى تنفع المؤمنين)
    Xusuusinta iyo Wanada hajoojin wll ❤

  • @zaynabzaynab
    @zaynabzaynab Před 6 měsíci +1

    Mansha allah tabarakallah aadbaan ugu mahadsantahay faahfaahin buuxda allah wax hakaduwo insha allah.

  • @Amounbile
    @Amounbile Před 6 měsíci +5

    Agree with you caqli badanow i swear madaxnimada geesi adiga o kale ah aya mudan dhalinyar ah maskax cafimad qabta o si fican u fikiraysana leh masha allah ! Walal lkn I got no support from this people i keep talking about that but I’m alone and sad! I would like if I get a team

  • @mubaaraksalaad8373
    @mubaaraksalaad8373 Před 6 měsíci +2

    Waa sax walal Somali Dhab ah aya tahay wlh Jazakalah ❤

  • @khadarxaaji5096
    @khadarxaaji5096 Před 6 měsíci +1

    Mahadsanid mudane

  • @faamiilafole3238
    @faamiilafole3238 Před 6 měsíci +2

    the more you read the more you gain Mnsha Allah

  • @CaishaAbdiraxman-qd5eb
    @CaishaAbdiraxman-qd5eb Před 6 měsíci +3

    adoo kle rabi ha noo badiyo

  • @niciimaawil4731
    @niciimaawil4731 Před 6 měsíci

    Thanks wll Aadan

  • @abdulciise6989
    @abdulciise6989 Před 6 měsíci +3

    Wiilkaas iyo kuwa lamid ah ayey Somalida maanta jirta u baahantahy laakiin Somalida madhageystaan fikirka wax dhisa kaliya waxey usacaba tumaan qofka burburka iyo kala qeybinta u horseeda. Waa tiro beel meeqa channel dad caqli iyo cilmi midna heyn boqolal daawata isla markii ay soo galiyaan videos . Sxb weligaa haka daalin howsha aad wado mahadsanid

  • @Idirisjr
    @Idirisjr Před 6 měsíci +2

    Wa runta zxb

  • @AroundUs-2024
    @AroundUs-2024 Před 6 měsíci +6

    Muse siyaasad waxba kama yaqaan ,Ciidan un buu yaqaan

  • @Xismaal-media_1
    @Xismaal-media_1 Před 6 měsíci +3

    Wlh anagoo imtaxaan ky sii socona malin dhaweyd aya school kii layidhi wuu dabaldagaya wallo. 《 From berbera 》 .🛑

  • @Askboy_7
    @Askboy_7 Před 6 měsíci

    Aadan sahan wll keep going ❤🎉❤

  • @abdi-asiismohamud9926
    @abdi-asiismohamud9926 Před 6 měsíci +1

    Walal illaahay garashada haku ziyadsho

  • @user-hl8cf5uj9t
    @user-hl8cf5uj9t Před 4 měsíci

    Maasha allah indheer garad baadtahay soomaali adookale ayay rabtaa

  • @BUSKUTAbuuwalad
    @BUSKUTAbuuwalad Před 5 měsíci +1

    Nio Aadanow wll inaa kula soo xiriiran raba oo aan barnamij kaala hadlo msuul

  • @rahmaanwarisse3197
    @rahmaanwarisse3197 Před 6 měsíci +1

    M.ashllh allow no bad baadi inankan caqliga badan wll Allh haku barakeeyo❤

  • @AbdicasiisAli-md6fe
    @AbdicasiisAli-md6fe Před 6 měsíci

    masha alla legend of the legend

  • @nuraabdirahman421
    @nuraabdirahman421 Před 6 měsíci +16

    Reer waqooyi inty somali kale u caraysan yihin bay adoomo noqon donan war xishoda reer abtigayow dhulka hanaga bixinan waa meel jeclhy ithopian anaga ba iskaga dhow ❤

    • @fatuuhussein5233
      @fatuuhussein5233 Před 6 měsíci +1

      Wll wxn ku gartay somalida ethopia, somali kma ordayno lkn somali hlkay usocota mnta,hdan somalilnd nahy wxksto somali samaysan waydan smaystay mrkan hormar iyo hore usocod rabo ma somalia uma xanibnan karo

    • @zakizk1698
      @zakizk1698 Před 6 měsíci

      ​@fatuuhussein5233 maxaad uga carareysaa somalia aduunyo lees garabsado wax lagu keeni la,yahy aduun lalaka go,o maxaad ka faa,iidi kaba soo qaad waa lagu ictiraafay
      Haduu ithiopian badaada soo weeraro beri ma u babac dhigi kartaa
      Dadka somaliyeed waa dad isku baahan neceebka iyo waanala xasdayaa waa sheeko siyaasi madaxa dadka inuu kaga qabsado rabo waaye
      Cida aaad garab ka sugeysaa beri waa somali sidee marka cadow kuugu yihiin aad itoobiyaan aad taqaano xaasidnimadiisa aad ka dooraneysaa
      Runta ubandhig naftaada

    • @mahamedabdiaar2257
      @mahamedabdiaar2257 Před 6 měsíci

      KHIYAAMO QARAN BAA MEESHA TAALAA ceelasha shidaalka ee lughaya shirkadii shavarol afka ka xidhatay buu kula soo shuraakoobay

    • @nuraabdirahman421
      @nuraabdirahman421 Před 6 měsíci

      @@mahamedabdiaar2257 haa wllo ayagon dalka bixin bay nimcadas heli karan lkn fikir dheer ma jiro lacag dagdag ah ba la rapa

    • @nuraabdirahman421
      @nuraabdirahman421 Před 6 měsíci +1

      @@fatuuhussein5233 wllo mcn ma ina dalkaga gado ma horumar ah teeda kale dowlad aad daris tihin dhul lama siiyo 50 sano ka dib bal sawiro wiilka ayeyda u thy iyo wiil oroma ah ba meshas u simnan doona meel fog ka fakar wllo ithopia khayr kuma wado nimcadada ilaasho somalia waa dadkagi taasna ogow Mahadsanid ❤️

  • @mdd7492
    @mdd7492 Před 6 měsíci

    Walaalo Soomaali oo dhan waa mid. Allah barakeeyo. Qalbigeena Allah ha mideeyo

  • @KaafiyaDhegan
    @KaafiyaDhegan Před 6 měsíci +1

    Dadka isaga Waxaas ku taageerayaa ayaa isagaba ka daran wlhi ilaahay dadka Dalkeena ha jeclaysiiyo😢

  • @gurey_muzeh
    @gurey_muzeh Před 6 měsíci +1

    Legend ❤

  • @whywearehere3363
    @whywearehere3363 Před 6 měsíci

    Jazaak Allahu khayran, don't worry Allah's plan will unfold.

  • @ZeinabFarah
    @ZeinabFarah Před 6 měsíci +2

    Illahow somaalida ugargaar iyo caalamul islamka waxa nanala magaagan yahay masiibo 😢🤲

  • @user-zr2tl5ht8c
    @user-zr2tl5ht8c Před 6 měsíci

    Keep gong❤

  • @user-bk1pl7zu9c
    @user-bk1pl7zu9c Před 6 měsíci

    Masha allah caliga alle haku barakeyo

  • @hmacaan
    @hmacaan Před 6 měsíci +2

    Caqliga Allah hakuu barakeyo bro Illahy nabad waarta haina dhexdhigo

  • @AbdicasiisAli-md6fe
    @AbdicasiisAli-md6fe Před 6 měsíci

    very good

  • @dheemandhuubo
    @dheemandhuubo Před 6 měsíci +2

    Illaahayoow Somaliland badbaadi🤲🤲🤲

  • @Apdinaafac
    @Apdinaafac Před 6 měsíci +1

    Asc wllkey sahanka xogaha waxn raba inan arin kula wadago intee kalso xiriri karaa🙌🦁

  • @SalahudinHassan
    @SalahudinHassan Před 6 měsíci +1

    Alle ha ina hanuniyo

  • @yoonisjeele952
    @yoonisjeele952 Před 6 měsíci +12

    Well said brother Adam

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 Před 5 měsíci

      Akhayaarey wiilkan ma clippkan baa ugu danbeeyay mise clipp kale ayaa kadanbeeyay

    • @fawsiajano
      @fawsiajano Před 5 měsíci

      ​😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @mohamedcawil7591
    @mohamedcawil7591 Před 6 měsíci

    Assalaama calaykum walaal qalli ah nio ka waran xaalkaaga xageed ka dhacday beryahan waan ku townaye

  • @SOOMAALIY-1960
    @SOOMAALIY-1960 Před 6 měsíci +3

    22:49 culamdu xadhiga muuse ayeey ka baqayan😅

  • @khadarawmohamed7410
    @khadarawmohamed7410 Před 6 měsíci

    alle haku daayo indeer

  • @hassanmahdi8901
    @hassanmahdi8901 Před 6 měsíci

    masha allah in aan run isku sheegno waa ilbaxnimo hada somalida kusoo kordheysa

  • @HasoDhexgelin-nw2eq
    @HasoDhexgelin-nw2eq Před 6 měsíci +1

    Markale .. baad barteedii dhigtay. Allaha ku sharfo.

  • @CaliDhuux-pi9ql
    @CaliDhuux-pi9ql Před 6 měsíci +3

    Dhulbahante iyo Somaliland kala dhamaade

  • @Cabdalla55
    @Cabdalla55 Před 6 měsíci +2

    Adanow xaa usoo galinwaysay muuqaalkan kanaalka sahanka siuu dad badan ugaaro waaintaaso baraarugaane

  • @atikasaid2199
    @atikasaid2199 Před 6 měsíci +1

    Aadanoow maxa kuheley baryahan anagu ishaan sidaa uhaynaa iney libirsato diidney wacyigaaga ayaan uxiisney wall.

  • @xayaadmalpohmalpoh635
    @xayaadmalpohmalpoh635 Před 6 měsíci +3

    Wllo horta si wangzan uhadshay oo geesinom lkn ninkan muuse tolkii ag yacaya oo is indho tirya mida labaad intan uu hayaa horta wadan ma. Hadhin oo ukala dadiyey Alah hanagh qabto 🙌

  • @user-xl5hs4xr9m
    @user-xl5hs4xr9m Před 6 měsíci

    Muuse qalbiyada muslimiinta halaga gaadho walaalayaal

  • @Cibado99
    @Cibado99 Před 5 měsíci +1

    Mansha Allah war saxa oo saliim thanks alot lkn waxba waxbey ka daran yihiine haddii aan Xabashi laga hortegin ogaada gaalo madow ina gumaysan doono marka heeryada ha layska jiro

  • @user-pc9oq9hf1e
    @user-pc9oq9hf1e Před 4 měsíci

    Allah maxaad talisey ilaahay reerkiina ha ku anfaco

  • @user-qo7uy2jh1q
    @user-qo7uy2jh1q Před 6 měsíci

    Xog ogaal baad tahay masuul, shacabka somaliland iyo xukumadooda ba muuqaalkan oo kaliya ayaaba ku filan. Mahadsanid sxb

  • @user-xz3wc1rs2q
    @user-xz3wc1rs2q Před 6 měsíci +1

    Waa dhab halaga badbaadiyo❤❤❤❤❤

  • @zamzamzamzam7915
    @zamzamzamzam7915 Před 6 měsíci

    Masha alah. Runta. Ayaad. Ka. Hadashay. Balse wacyigeli. Dhalain yarada.

  • @munahassanadam4503
    @munahassanadam4503 Před 6 měsíci

    Wllo walhi waan ubaqayaa wadanka alle ha iinaga horkaxeeyo muuse oo ku dhaama ha inoo keeno

  • @hodanadan7255
    @hodanadan7255 Před 6 měsíci +1

    Muuse shaani iyo odayaasha 80 jirada dhalinyarada xabashi lajec leeysiiyo markeey dhintaan waala midoobayaa

  • @Laugthchannel
    @Laugthchannel Před 5 měsíci

    Aadan sxb kumeeee baryahan

  • @user-of2pu8xp9r
    @user-of2pu8xp9r Před 6 měsíci

    Adan saga

  • @munocadey9436
    @munocadey9436 Před 6 měsíci +3

    0:06

  • @user-eb5ow4sw9t
    @user-eb5ow4sw9t Před 6 měsíci +5

    Qiyaamahaa dhicikara in markale sool,sanaag iyo cayn in laga taago calanka argagaxisadda s.n.m wllhi bilaahi katahay cadowga koowaad ee ssc waa somaliland

    • @ahmedafrica7276
      @ahmedafrica7276 Před 6 měsíci +6

      Walal cadaw is kuma nihin
      SNM waxay ahayd jabhad somalinimo u dagalamaysay
      Taariikhdedana baadh
      Intii dumarka bastada la karin jirtay Aya is isusoo hadhay
      Mantana inagay is keen necbaysiinayaan
      Alle ha inaga qabto
      Anigo hargaysa jooga Aya kasoo horjeeda siday wax yeeleen iyo siday hada u wadaanba
      Somalia ha is raacdo
      Ha noolaato 🇸🇴

    • @fariida6236
      @fariida6236 Před 6 měsíci

      Inta la rabo waa in somalidu ayada cadaw koowad isu aragta reerba ha yiraahdo reerkale aya ii ah cadaw koowad

  • @sigmamanyare
    @sigmamanyare Před 6 měsíci +2

    snm oo dhan waxay udhaqmayaaan sida maafiyada mabda.a ugu wayn ayleeyihiina waa ictiraaf

  • @wizjabra3959
    @wizjabra3959 Před 6 měsíci

    Ninkaan waa run yaqaaan wlhi.

  • @Askboy_7
    @Askboy_7 Před 6 měsíci

    Videogan sahanka xogaha soogali inshaAllah

  • @Iamhaaji
    @Iamhaaji Před 6 měsíci

    Aadbaad ugu khaldantahy inaad Dhahdo Awdal wey go aysa Iyo lascanod ba la xasuuqey

  • @Cade_show
    @Cade_show Před 6 měsíci +4

    Ano h.awal oo sacad muusa muusa bixi waxan tagera markan arko konfurto ku dhagan illahy khayr ha inagaga kaxeeyo wlhi doodihi ictrafka aanu ku doodi jirnay wuu naga soo xidhay 😁🥱👈🏻

    • @zakizk1698
      @zakizk1698 Před 6 měsíci

      Walaalaha is neceb kheyrkooda walaalaha isjecel baa la siiyaa
      Marka neceeb siyasiyiin inee ka bariiseeyaan rabaan na dhex dhigay ma aha inaa qabiil ahaan iyo wuu ixigaa aan ugu taageerno qalad walba anagaa beri ushalaayi doono

    • @ahmedyaasiin5881
      @ahmedyaasiin5881 Před 6 měsíci

      Wllo gob baad tihiin isaga samra Somali alle ha is jeclaysiiyo

    • @Zusan15
      @Zusan15 Před 6 měsíci

      Wuu inaga so xidhay waxa miiska saran waa inuu dhuul musliin leyhay gaalo ku beero

  • @user-iy4dv5fg1s
    @user-iy4dv5fg1s Před 6 měsíci +6

    Waleed.aadan run band Sheetal bro anigoo ah nin reer soomali land ah bro.kaadhaka kaliyee Maanta muuse u u xoqoyaa waa kaadhka soomalia iyo Somali land naceeb

    • @2daysago_
      @2daysago_ Před 6 měsíci

      Waxaaba ka daran shacabkii rer somaliland filmkii dooroshada ayaa loo daaray....baryahan mucaarad iyo muxaafad iyo barlamaan doorosho ka hadalkeed ayey shacabka udaareen.. filmkii dooroshada ayaa dib loo soo celiye si shacabka looga jeediyo arinta badda

    • @FaysaAbdi-jt3vj
      @FaysaAbdi-jt3vj Před 6 měsíci

      Alle Hayna dhaafiyo sharkeeda badna nin la udoobinaya mana imanayo itobiyan insha allah

  • @Suldaansaid
    @Suldaansaid Před 6 měsíci

    Keeep gonig

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 Před 6 měsíci +2

    Ethiopianka/Oromada kuma qulqulaan Sudan, South Sudan, Kenya iyo Ugandha intaba waxay leeyihiin xuduud, kaliya waxay ku qulqulaan dhulka Somalida waxay ka leeyihiin qorshe xun oo fog oo ah in ay dhulkaas ku tarmaan oo la wareegaan mustaqbalka.

  • @PinaBinianimals
    @PinaBinianimals Před 5 měsíci

    Sahan manabad qabaa lama arkee yaa kawarhaayo

  • @Askboy_7
    @Askboy_7 Před 6 měsíci

    M.a qodobo fcn kahadashay wllka

  • @shafimahamed
    @shafimahamed Před 6 měsíci

    Anoo jooga dhulka ethiopia xooga ku haysato
    Xabashi dad maaha dhulka somaliyeed inaan xoreeyaan ku raja waynaha lkn
    Dhanka kle baa layga gala wa inay dhalintu kacdaaa
    1 ciidanka Ethiopia dalka halaga saaro
    Mxaa yeelay nin kugu dhex jira lalma dagaalami karo
    xabashi markaan waraysano waxay dhahaan
    saylac ilaa bossaso anagaa leh lkn diri dawa oo soomali lahayd waxaa ku badan 98'/ boqolkiiba waa xabashi somalidiina guryihii bay iska gadeen dil iyo dhac loo gaystay darteed hdana 40 boqolkiiba jigjiga iyagaa ku soo badanaya markaan arkana waan ilmeeyaa😢 maxaa yeelay waxay rabaan hadii bari la dhaho halagu kala baxo inay cod nooga bataan saana ku qaataan
    insha allah somali bilaa qabyaalada baan rajaynayaa 5/5/2024

  • @saabiriinaxmadmaxamad7947
    @saabiriinaxmadmaxamad7947 Před 6 měsíci +3

    Isaaqow anaa kaar kale inii hayo is dajiya😮

    • @Ninweyn-
      @Ninweyn- Před 6 měsíci

      Nasii Maxaa Waaye

  • @mahamedabdiaar2257
    @mahamedabdiaar2257 Před 6 měsíci

    ❤❤❤

  • @YaasirDahir-yj3bw
    @YaasirDahir-yj3bw Před 6 měsíci

  • @Amounbile
    @Amounbile Před 6 měsíci

    From dhalinyarta habar jeclo 💯ma oğolin siyasad xumada dawlada muuse biihi iyo waliba awowgay mohamed kaahin ! Awoow ka hadal ayan lenahay ina kaahinow please

  • @umalkhayromar8253
    @umalkhayromar8253 Před 6 měsíci

    Ax ax ax wllhi waan yaabaney wllow mxn sameyneynaah dadkani wey hurdaan i ntoodah bdn😢

  • @maryamhajiahmed51
    @maryamhajiahmed51 Před 6 měsíci

    waalo. ma dawalada afgambe baan ku samaynaa mise hadal oo kaleyee

  • @Mohamed_Qadar
    @Mohamed_Qadar Před 6 měsíci

    M.A ❣️❣️❣️

  • @Aqoonwadaagmedia
    @Aqoonwadaagmedia Před 6 měsíci

    ASC will Sahanow microphonka sideed ureglachtay

  • @hidocali4651
    @hidocali4651 Před 6 měsíci +3

    Ziyaaadbare ayaaba kafcna zbbto ah maogaladeen hado nolaan lahay wadan cadowgiisa ino ugacan galiyo dhulkeenii dadkeenii badeenii somalinimadeeni aqonsigeenii😢

  • @Soulpoul
    @Soulpoul Před 6 měsíci +3

    Bahdii diid bahal baa leh"
    Somali nasiib bey uleedahay inaad kadhalato😥

  • @Hawo83
    @Hawo83 Před 6 měsíci +1

    walalaha odhanaya is ilaali oo halis ha isgalin wllkena adan asiga ba yidhi gari allaay taqana marka qof run shegaya ha celinina haday dan idinku shegi karin fadlan somaliland na waa dal AMA DHUL muslin mana ahan cadalad in dhul gaal loogacan galiyo anigu ma ihi qof dhulkaa udhashe lkn waxan ahay muslin sidan falastin iyo dhulalka islamka oo gaalo logacan galiye an uga gubanaya ban dhulka somaliland la dhaha ugu gubanaya ogadan MUSLINKUNA WAA HAL JIDH . NABI MUHAMMAD SCW

  • @WaxbarashdaArdeyda
    @WaxbarashdaArdeyda Před 6 měsíci +1

    Horta culimadu may hadasho😢😢

  • @NolandArbaugh
    @NolandArbaugh Před 6 měsíci

    22:46 afkay laba liiro saarteen
    22:45 afkay laba liiro saarteen

    • @aaminasahra5013
      @aaminasahra5013 Před 5 měsíci

      Labo shilin bay saarteen liiro dhulka mataalee

  • @MubaarigAxmed-mi5kw
    @MubaarigAxmed-mi5kw Před 6 měsíci

    waanu fahanay sxp

  • @user-pe1hj4vr5t
    @user-pe1hj4vr5t Před 6 měsíci +2

    Adan hlke ilma ader ku nqtn 😂 mise dhinaca isqnimada

  • @naciimaxuseen8330
    @naciimaxuseen8330 Před 6 měsíci

    WALL BARNAAMIJYADII BUUGAAGTA AHAA NOOSOO CELI

  • @malikatushaada5636
    @malikatushaada5636 Před 6 měsíci

    23:48

  • @aaminahmed3513
    @aaminahmed3513 Před 6 měsíci

    😮

  • @Abdiaziizz
    @Abdiaziizz Před měsícem

    Habrjeclo Iyo harti dheh adawnow afakagu hakro intaa Gardada CZcamsrda ee Malaha Ka hantatcya kaso hadal