041 | 01 | Yaan gaabiso lagugu xidhin ee ha ka muuq dheeraan sayidkaaga | 48ka Xeer ee Awoodda.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Haddii aad dadka kaa taytalka sarreeya si saayid ah uga muuq badato, ama damac ay kaa dareemaan, cidda koowaad ee noloshaada caqabadda ku noqonaysaa waa iyaga. Waa in aad si dadban oo aamusnaani ay ku dheehan tahay hawlahaaga u wadataa si aad u nabad gasho.
    Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan
    CZcams: / @sahanka97
    Podcast: / @sahanpodcast97
    Facebook Page: www.facebook.c...
    X (Twitter): Aa...
    Instagram: / aadan_sahan
    Snapchat: www.snapchat.c...
    TikTok: www.tiktok.com...
    Buugteenna soo baxday:
    1- Hayaankaygii Rumaynta.
    2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
    3- Loollan.
    4- Faca koraya.
    5- casariye.
    6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
    7- Waayaha Daanyeerta.
    8- Ismalure.
    Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
    1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
    2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
    3- Hadhkii Madoobaa.
    4- الإسلام بين الشرق والغرب
    5- بروتوكولات حكماء الصهيون
    6- المؤامرة الكبرى
    7- الشيطان يحكم
    8- اعترافات عشاق
    9- في الحب والحياة
    10- إسرائيل البداية والنهاية
    11- وبالحق أنزلناه

Komentáře • 146

  • @MYMedia0
    @MYMedia0 Před 6 měsíci +14

    01- NEVER OUTSHINE THE MASTER.

  • @atikasaid2199
    @atikasaid2199 Před 6 měsíci +17

    Wan farxay markaan dib kuu arkey badanaa wala cadaadiyaa dadka hal abuurka leh sikastaba ha'ahaade, adkeysi wacan ban kurajeynayaa wall allena hakula garabgalo hawsha xilkale eed bulshada uhayso.

  • @Ahmednoorcismankaad2315
    @Ahmednoorcismankaad2315 Před 6 měsíci +13

    Ustaad Adaan khadar Ali waxan kaa codsanayaa inaad soo Turjunto Labada Buug Ee 48da xeer Ee Awoodda iyo Atomic Habits
    MAHADSANID WLL ❤🎉

  • @xafsaxaali756
    @xafsaxaali756 Před 6 měsíci +17

    Ustaad ilaahy hakaa abaal mariyo aqoonta aad sida bilaashka ah nagu soo gaarsiineyso mhdsanid 😊

  • @mohmoudabdi3552
    @mohmoudabdi3552 Před 6 měsíci +12

    Waan bartay buugan lkn wax kasii badan ayaan fahmay mahadsanid bro

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 Před 8 dny

    01. NEVER OUTSHINE THE MASTER .
    thanks wll Adem

  • @yow4367
    @yow4367 Před 6 měsíci +29

    Xeerka kuwaad
    Wa xeerki lagu sameeyey reysalwasri kheyri 😂
    Never outshine your master ✍️

    • @ANTAAY_GEMAR
      @ANTAAY_GEMAR Před 3 měsíci +2

      Haa Rntii madax weynaha uu ka talaaba dheeraa 😂

    • @shugriali1439
      @shugriali1439 Před 8 dny +1

      HAA wlh asigaan xasuustayba

  • @wlldeeq5599
    @wlldeeq5599 Před 6 měsíci +6

    Mhdsnd ustaad sida tafafka tiran eed qodob walba isku dul taagtay inshallah taxanahan inaan dhamaysto doonaya hdii ale idmo

  • @ayanabshirsaid8235
    @ayanabshirsaid8235 Před 3 měsíci +5

    حصل معي هذا الشيء مرتين كنت أقول دايما في الفصل معلومات أكثر من الطلبة الآخرين كان الأستاذ يكرهني وكنت مستغربة......وهلا عرفت الحقيقة😮

  • @CamaarCabdinuur
    @CamaarCabdinuur Před 11 dny

    Ustaad Sahanow noo soo Turjum buugan Aad baan ula dhacaye markaad dhamaysid Waa Codsiye

  • @mohamedsheik5522
    @mohamedsheik5522 Před 4 měsíci +1

    waxa aan dadka umuuqan nin ay u muuqdaaan ALLE ha ku xafidiyo Wll Aadan sahan

  • @hamdahassan1073
    @hamdahassan1073 Před 6 měsíci +4

    Jazaka laah khyr wll❤

  • @Asiaherse
    @Asiaherse Před 6 měsíci +1

    I started reading 48 laws of power and listening this podcast, Thanks Adam walalo.

  • @AyubMohamed-xj3uo
    @AyubMohamed-xj3uo Před 19 dny +1

    Wa arin i sameysay tan ah in adan soo bandhigin inka badan inta qofka kaa sareya wana tan shaqdeyda an ku wayay 😮 lkn waa xaqiiqsaday hada cashar na wee ii noqotay wlhi 😊

  • @hassaanomar45
    @hassaanomar45 Před 6 měsíci +3

    Allah yacizak Adanaw walal, PODCAST-gan markaan daaray halmar aniga oo aan damin ayaan dhamaystay, oo waan lugaymayay.
    Walalow Ilaahay haku barakeeyo waad noo fa'idaysay e.

  • @DeeqaAxmed-ts8bb
    @DeeqaAxmed-ts8bb Před 5 měsíci +2

    Ina khadar cali roobloow ilaa 2019 bilawgiisii waa kugu xidhnaa ❤hal maalina inaan jacayl ahaan iyo duco kuugusoo duceeyo maahee wallaana hal mar calooshayda qof wax ugu qapan ❤❤😢from naag dhulbahante ah oo calool xaadhan 😂😂kaftan Lee waaye

  • @user-vt1wg4hd3m
    @user-vt1wg4hd3m Před 2 měsíci

    Thanks 🙏🏼 brother 👍🏼

  • @ishwaaqibraahin6589
    @ishwaaqibraahin6589 Před 6 měsíci +1

    Waxaasa mawduuc ah ❤ axyaa adan sahan noolow inader😊

  • @user-sx2lv8ij5p
    @user-sx2lv8ij5p Před 3 dny

    Waa xaqiiqo jirta schoolka macalinkii aan ubogno oo xiriir fiican aan la leenahay oo ina dhiiragaliya wuu baxaa school hibil ayuu aadey maqleynaa

  • @A_somalipodcast
    @A_somalipodcast Před 6 měsíci +2

    Soo badi 😊

  • @CabdinaasirBashiir-pl1sf
    @CabdinaasirBashiir-pl1sf Před 6 měsíci +1

    Horay usoco saxib alaah haku xifdiyo❤❤❤

  • @user-li3ck9ix2i
    @user-li3ck9ix2i Před 6 měsíci +3

    Nio buugan intan akhriyay ayan ku faa'idayba qodobka ah( qof marka aad ka rabto taagero waa inay fa ido ugu jirtaa ) runti wagi hore wxn la daala dhacsana sida talefanka momta caruurtu iiguso qaado si aan data uga dirsado ama wicitanba kadib bn qodobkan ku dabaqay wxn sameyay inan ku idhahdo talefanka hooyo hadad ii kento wxn ku dawad sinaya panda filim caruurtu daawato weye ugu badnana wxu soconaya 11 daqiiqo eega anigon rabin ayuu ii keenaba runti waa buug muhima

  • @VibesVoyage14
    @VibesVoyage14 Před 6 měsíci +2

    The law of human nature is great book.

  • @user-hx6wx9lx9i
    @user-hx6wx9lx9i Před 6 měsíci

    Alle haku barakeeyo ustaad aadanow aqoonta aan kaa faa iidayna miisaanka iyo xasanaadka alle hakuugu daro ❤

  • @Engbisle1
    @Engbisle1 Před 6 měsíci

    Never out shine the master

  • @Ustaadyare
    @Ustaadyare Před 6 měsíci +2

    Adan sahanaw waxa thy nin agtayda qimo ku leh wllhy wxan ku dhagysanayay muddo 2sano ah waxyabaha badan ban ka faaiidy aan maanta ka shalaynlahaaa❤❤❤❤wllo wdmhadsn thy❤❤❤❤

  • @asmafaridbouh2120
    @asmafaridbouh2120 Před 6 měsíci +1

    بارك الله فيك أخي

  • @abdirahmanharuun6718
    @abdirahmanharuun6718 Před 3 měsíci

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 is one

  • @Jiraalka_Maanta
    @Jiraalka_Maanta Před 6 měsíci

    Alle Haku Sharfo wll Aadan Sahan Cimriga Caqliga Caafimaadkaba Alle Hakuu Barakeeyo..

  • @bahjoalijamac9329
    @bahjoalijamac9329 Před 6 měsíci +1

    Mashllh 🙏

  • @husseinmursal7830
    @husseinmursal7830 Před 6 měsíci

    wcs mahadsanid wll allah ku cizeeyo ❤❤❤❤

  • @abdiwaliyarre4917
    @abdiwaliyarre4917 Před 6 měsíci

    Mahadsanid Ustaad.

  • @borowbaydhabo6201
    @borowbaydhabo6201 Před 6 měsíci

    Aadan khadar cali alle haku xafido

  • @mursalsayed
    @mursalsayed Před 6 měsíci

    Masha Allah ilaahay ha kaa abaal mariyo.

  • @user-pg4zi8rx5e
    @user-pg4zi8rx5e Před 6 měsíci +1

    I can wait the law 3…🎉

  • @ramlodhalhow6088
    @ramlodhalhow6088 Před 6 měsíci

    Mahadsaniid ❤❤❤wll Allaah ha ku xiifdiiyo

  • @Suldaansaid
    @Suldaansaid Před 6 měsíci +5

    @Sahan arinta macalimtaa anaa soo maray waan yaabi jirey lkn waan ogaaday meesha laygala dagaalamey

  • @kingpower6909
    @kingpower6909 Před 6 měsíci

    Aadanoow zxp maanay soo socon buugtii😊😊

  • @Maxamedculimoh
    @Maxamedculimoh Před 6 měsíci

    البارك الله عليه

  • @user-yw5tw4xb6i
    @user-yw5tw4xb6i Před 6 měsíci

    Masha allah

  • @GaradAli-id2uf
    @GaradAli-id2uf Před 6 měsíci

    Filimada sirdoonka ah wxan ugu jeclahay Teskilat
    Waa fil turki ah oo aad u macaan👍

    • @sahanka97
      @sahanka97 Před 6 měsíci +2

      Filinta mustafa daawo

  • @farihamahmed9841
    @farihamahmed9841 Před 6 měsíci

    Msha allh ustaad

  • @nimcoabdi2996
    @nimcoabdi2996 Před 6 měsíci

    Masha Allah

  • @maxamaamiin-nm9wo
    @maxamaamiin-nm9wo Před 6 měsíci +1

    Mahad sanid ustaad alle ajar hakaa siiyo sidaa fiican ee aad noogu hagar baxde🤲❤

  • @SamirBashir
    @SamirBashir Před 6 měsíci

    Masha alah talo. Iyo xigmada nololsha waanu kaa faaidaysanay

  • @cherrysmartgenz
    @cherrysmartgenz Před 6 měsíci

    masha allah guulayso hogaamiye

  • @cariifofficial4931
    @cariifofficial4931 Před 6 měsíci

    Thank you for sharing

  • @whoareu8178
    @whoareu8178 Před 6 měsíci

    Legend waan kuwata ❤ keep gonna ❤❤❤

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 Před 6 měsíci +2

    Sharaf iyo karaamo korkaaga ha ahaato wllo
    Waxaynu tusaale usoo qaadan karnaa mooge iyo muuse biixi

  • @cabdimursal5566
    @cabdimursal5566 Před 6 měsíci

    Shukran ustaad

  • @sahraaadam9418
    @sahraaadam9418 Před 6 měsíci

    Wlhi ani Macalimta farahay iga taagen lkn manta laga bilabo inshallah wan is qarin 😊

  • @ahmedabdi7217
    @ahmedabdi7217 Před 6 měsíci

    M.a ustd aadan

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 Před 6 měsíci

    Mahadsanid wll

  • @abdiasiisdabhaye3784
    @abdiasiisdabhaye3784 Před 6 měsíci

    Ustaad video wuxuu noqday mid ii fura halxidhaalayaal badan oo madaxaygu furikariwaayay

  • @Brownjr00
    @Brownjr00 Před 6 měsíci +2

    Aad baad u mahdsantahay agaasime wax ban ka faiday

  • @maxamedjeele9728
    @maxamedjeele9728 Před 6 měsíci

    M. Ustaad adan❤

  • @AMiNBushuP
    @AMiNBushuP Před 5 měsíci

    Thankz pro

  • @Abdirahmanapdullahi
    @Abdirahmanapdullahi Před 6 měsíci

    Tnkz BrO wakhtigaaga aad wax noogu kuso Gudbinayso

  • @InacazaanYo
    @InacazaanYo Před 5 měsíci

    Thnkz

  • @user-rc5iv2ib2q
    @user-rc5iv2ib2q Před 6 měsíci +1

    Wll soo badi

  • @yahyemohamud5362
    @yahyemohamud5362 Před 6 měsíci

    Aad baad u mahadsan tahay wll aadn halkaa nooga sii wad wll waa barnaamij aad u faa ido badane

  • @ASRAAbdi-px4ni
    @ASRAAbdi-px4ni Před 6 měsíci

    ❤thanks wllo

  • @user-zk8bs1hn2m
    @user-zk8bs1hn2m Před 6 měsíci +2

    Wasiirkaas qac ka yeertey😂

  • @Asmayyy
    @Asmayyy Před 6 měsíci

    Alle Haku sharfo adnow❤️❤️

  • @rashidmuse5426
    @rashidmuse5426 Před 6 měsíci

    Never outshine the Master

  • @smaliwolf
    @smaliwolf Před 6 měsíci

    adanow qodobada qaar mabaadi’deena diimeed ayay ka hor imaanayaaan Qodobada qaarna waa wax na anfacaayo
    #qof kasta hagaa weeynaado ama hagaa yaraade hadii uu qiyaano kuu qariyo maalinka la is xisaabin donno tolow xagee ayuu gali doonyaa rabbi ma cafiyo dunuubta ibnuadamka iska galaane
    qofka qof qiyaamo muuna eheeyn “munaafaq”

  • @leaderzimba4344
    @leaderzimba4344 Před 5 měsíci

    9:45 maahmaahdaan Qofkii fahmay ha isoo qoro wllyal❤

  • @Warsame44
    @Warsame44 Před 6 měsíci

    Cajiib

  • @gullethusein2562
    @gullethusein2562 Před 6 měsíci

    Ilaahay hakaa abaal mariyo zhp sidaad dhilinyarada maskaxdooda u dhisayso🎉

  • @user-td5kb9gu5o
    @user-td5kb9gu5o Před 6 měsíci

    Sahanoow Buugga dhan tarjun

  • @fuaadyare8672
    @fuaadyare8672 Před 6 měsíci

    Mncha alllh wllo

  • @user-bz1zy4en4s
    @user-bz1zy4en4s Před 6 měsíci

    Jasaakumula 23:54

  • @Cabdifatax-ri1ey
    @Cabdifatax-ri1ey Před 4 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤

  • @mohamkofficial4836
    @mohamkofficial4836 Před 6 měsíci

    ustad buugagta ayn rbaa turky ayan jooga xge kaala soo xarııraa

  • @aidurusalarmaan3368
    @aidurusalarmaan3368 Před 6 měsíci +1

    Anigu muqalkan waxan Ku darsan laha qof aan dinta islamka siwacan u baran yusan akhriyin buugas wayo aniga ayuu god modow igu riday wlhi Oo aan hada Ka qoomameenayo waa danbi halis ah qofka si Guracan u isticmaala buugas 48 xeer EE awooda ama physiology waa duunyo modow waa in aad la Ka taxadarto

    • @ahmedabdi7217
      @ahmedabdi7217 Před 6 měsíci +1

      Maxaa dhacay wllo waxyabo diintena lidi ku ah mu shega

    • @aidurusalarmaan3368
      @aidurusalarmaan3368 Před 6 měsíci

      @@ahmedabdi7217 haa wuu dhigaya waliba said dadka ayaad si aysan Ku fahmayn Oo farshaxamaysan u khaldaysa kadib si aad dantaada u gaarto marka qofka isaga ah ma garanayo in aad khiyano isticmaalayso lakin sareeye Alle subxana watacala ayaa Ku arka. Marka si khaldan ha u isticmaali Oo kaliya muhimadu waa inta

    • @afgaabjk9097
      @afgaabjk9097 Před 6 měsíci

      Si qaldan miyaad u isticmaashay zxpe😢

    • @mohmoudabdi3552
      @mohmoudabdi3552 Před 6 měsíci

      Diintu waxba kula malaha lkn waxay caqliga qofka

    • @Darajooyin
      @Darajooyin Před 6 měsíci

      Waxaan u fahmay yacni waa buug shuucinimo ku jirto marka qofka diintiisa sifiican u yaqaanay awal intii anfaceeysa buu ka qadanayaa intii diineena lid ku ahna wuu ka gudbayaa qofka diinta aqoonta buuxada u leh sidaas miyaa walaal.

  • @naturalbeauty1148
    @naturalbeauty1148 Před 6 měsíci

    Waakii afgudhiye lahaa
    Adoo gutay waajibkaaga
    Ayaan waxtarkaagu muuqan
    Maansadii wankeyga cadow ha naaxin
    Baruurtu wadkaaga weeyi

  • @IsxaaqCalnuur
    @IsxaaqCalnuur Před 6 měsíci +1

    M.a wll 48 kan wan arkey ayagoo qodobada oo Kali lkn ma Anan ufahmin sida aad kan 1aad manta u fahfaahisey

  • @UbaxQoordheere
    @UbaxQoordheere Před 6 měsíci +2

    Ustad legend baa tahy ciribtsa na haysata😅

    • @jaamacxasanmuuse535
      @jaamacxasanmuuse535 Před 6 měsíci

      Cidhib dheh 😅

    • @UbaxQoordheere
      @UbaxQoordheere Před 6 měsíci +2

      ​@@jaamacxasanmuuse535 r iyo dh labo macne ukala sameymayaan waa isla halkii macnuhu wllo😂

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 Před 6 měsíci

      @@UbaxQoordheere ‚Qoor‘ jamac kadhig.

    • @UbaxQoordheere
      @UbaxQoordheere Před 6 měsíci

      ​@@NewsFusion24kuma fahmin

  • @Asma-ali282
    @Asma-ali282 Před 6 měsíci

    Codsi: buuga akhri kadip sharax inti Ila codsia like 👍

  • @cnazir-cr
    @cnazir-cr Před 6 měsíci +1

    Allah ha guuleeyo walaaleheen falastiin

  • @CabdifataaxmaxamedmowlidHalgan

    Ustaad buuga noo soo turjum takale buug maadan soo turjumayn buugtada wax cusub kaama hayno walibi adham sharqaawi no soo turjum mahadsanid

  • @sallo12139
    @sallo12139 Před 6 měsíci +1

    Buugga 48ka Xeer ee Awoodda

  • @abdiasiisdabhaye3784
    @abdiasiisdabhaye3784 Před 6 měsíci

    Hadaan labo midhoo sigaara sifiican ucabikaraa

  • @luckydubbad8236
    @luckydubbad8236 Před 6 měsíci +1

    Adan shaanow wll podcast gagu diyaar maaha miyaa wan booqdoo hal episode ban ku arkaye

  • @daduunkatagayanginatagay7963

    Plz hade macqul thy noso da daji qebaha kle ❤

  • @axmedsuuley6036
    @axmedsuuley6036 Před 4 měsíci

    Ustaad aad ayaad umahadsantahay waxaan kaacodsanayaa muuqaaladaada tiktok masoo dhigikaraa

  • @user-lc6fb6un3y
    @user-lc6fb6un3y Před 6 měsíci +2

    Barakalah ustad Adan sahan

  • @hikamahmed4363
    @hikamahmed4363 Před 5 měsíci

    AbaL ayAaN KaGa hyAa aQOontaN AaN kaa FAa,¡Day prOtHer aDaN zaHaN...❤

  • @Mohamed_Qadar
    @Mohamed_Qadar Před 6 měsíci

    M.A❣️❣️❣️

  • @bashirsiyadcumar8070
    @bashirsiyadcumar8070 Před 6 měsíci +2

    Adanow hada dhimato somali dhaxal badan ayaad ugaa tagtay nio
    Anuu Wali waxan dawada taxanayashi 2018 ilaa 19 io wxi ka Dan beyay

  • @ABDULHAMIDO
    @ABDULHAMIDO Před 5 měsíci

    From jigjiga waxaan bilaabay taxanahan 1/03/2024 🎉

  • @abdialasow4881
    @abdialasow4881 Před 6 měsíci

    Sxb buugan inosobadi ❤

  • @kingpower6909
    @kingpower6909 Před 6 měsíci

    buugtii aawey zxp

  • @afgaabjk9097
    @afgaabjk9097 Před 6 měsíci

    Ustaad Allah haku sharfo lkn buuga hargeisa malaga helayaaa

  • @zakaria_abdi
    @zakaria_abdi Před 6 měsíci +1

    Nio afsoomaaligaaga suu isku raacraacayo ee uusan hakadka ulahayn baanba ladhacay m.a anagu reer mudug hadaaan nahay hadalka saas isuma daba dhigno , malaha reer burcaa saas isku daba dhiga .

  • @mahadhomedia
    @mahadhomedia Před 6 měsíci +1

    czcams.com/video/pRc5S73goTI/video.htmlsi=v7ilFfifJHFLf12p dhibaatada baraha bulshada

  • @Nora__mohen
    @Nora__mohen Před 6 měsíci

  • @user-rc5iv2ib2q
    @user-rc5iv2ib2q Před 6 měsíci

    Asc wll

  • @maanrizakofficial150
    @maanrizakofficial150 Před 6 měsíci

    President🎉

  • @user-cs7gz5hm2g
    @user-cs7gz5hm2g Před 6 měsíci

    Asc nio aadanow wan ku salaamy marka koobaad marka 2 aad bishiramadaan aya so dhow marka damage qiso ama wax diinta u adee gaya noo bilow zxb