Ep:05| Xusuus qorkii Zuhuur Q1aad wax badan baa ku duugan qisada inantan.🥹

Sdílet
Vložit

Komentáře • 67

  • @faadumobashiir664
    @faadumobashiir664 Před 2 měsíci +2

    codkaaga dagan ee halasiga ah ayaa qalpigayga mar qudha kudhacaya isagana ijeclaysiiyay shekadan❤😢

  • @haniumar1111
    @haniumar1111 Před 6 měsíci +6

    dabacsanida codkaaga ayaa aad ijeclisaya dhagaysiga podcastiyadada alle haku barakeeyo wlshyey❤

  • @Mohamett779
    @Mohamett779 Před 6 měsíci +8

    Golden voice and sweet story😍

  • @abdiasis2668
    @abdiasis2668 Před 6 měsíci +13

    Masha allah 2020 ayaan akhriyeey. Waa sheeko macan hargaiesa to ethoipia ilaa sudan to liibiya soo noqosho to hargiesa😢 ayeey ku dhammanaysa. Wanigii idinsoo koobaye la socosho wanagsan dhammantiin.

  • @maankeycade27
    @maankeycade27 Před 6 měsíci +3

    ABAAYO INOO SOO BADI CODKAAGA DEBECSAN IYO.SIDA UGU QURRUXDA BADAN AAD WAX NOOGU SOO GUDBISO JAZAKALLAH WAXAAN JECLAAN LAHAA SHEEKOOYINKA SIDAAN CML NOOSOO BADI OO WAX LAGA BARRAN KARO MAHADSANID SIS INKASTOO QORAALKA KUGU DHEEREEYAY GULEYZO SIS❤❤❤

  • @ahmedsoomaali8409
    @ahmedsoomaali8409 Před 6 měsíci +5

    M.a wllshy ayaan guulayso hormar waara waan ku faraxsanayay inaad podcast noo soo gudbiso wax badana aan ka faa iidno

  • @Harsanmedia
    @Harsanmedia Před 6 měsíci +3

    Ayaan dhalad show teamkeeda ha la iga soo wardoono mahdnidiin 🙏🙏🙏

  • @ayaanilwaadofficiall2555
    @ayaanilwaadofficiall2555 Před 6 měsíci +1

    masha allah waa xasuus qor cajiiba, iyo tabintaadda oo iyaduna cajiiba runtii❤

  • @asmarbarshe470
    @asmarbarshe470 Před 6 měsíci +1

    Macalimad aan waxyaabo badan ka faa'iiday, lkin wakhti dhexe aan waayay waan ku salaamayaa si kastooy tahay

  • @aminakhalifmuuse7534
    @aminakhalifmuuse7534 Před 6 měsíci

    Mahadsanid abyo buugan magacii

  • @870mx
    @870mx Před 6 měsíci

    Waan jecelahay xusuus reebka maasha allaah

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 Před 6 měsíci

    Maashaa alaah so dhawoow ayaan

  • @maxamaamiin-nm9wo
    @maxamaamiin-nm9wo Před 6 měsíci

    M.a wll waan kahelaa sheekoyonka nuucan ah ee inoo soo dedeji qeebta 2❤

  • @user-lt9bf8ss4i
    @user-lt9bf8ss4i Před 6 měsíci +1

    Ayaan soo dhaqso abyo❤

  • @anisabeerow2554
    @anisabeerow2554 Před 5 měsíci

    Please please aybo qayb 8 aaad malahan miyaa ❤m.a illhy sida wanaagsan aad nogu soo gudbisay hakuu abaal mario❤

  • @abdirahmaanali7597
    @abdirahmaanali7597 Před 6 měsíci +1

    Mahadsanid ayaan dhalad
    Sheeko runtii aad u xiiso badan Waayo aragnimona laga faaidayo
    Qaybta 2aad sugaynaa

  • @apdirashiidamiin
    @apdirashiidamiin Před 6 měsíci

    Hno soo baadi xiiso ayy ledahaye💯🤗😇

  • @AyaanAhmed-tx2ls
    @AyaanAhmed-tx2ls Před 6 měsíci

    Waaka helnay waana mahadsan thy abayo ❤❤😊

  • @miskimaxamed6905
    @miskimaxamed6905 Před 6 měsíci

    Next qaali❤

  • @Bakar_macalin_mohamed
    @Bakar_macalin_mohamed Před 6 měsíci

    daqiiqadaha soo dheereey 30-40 daqiiqo kaaoo dhig wllo👍

  • @mohamuudyousud
    @mohamuudyousud Před 6 měsíci

    Ismaciil ubaax❤

  • @miskimahmoud-4711
    @miskimahmoud-4711 Před 6 měsíci +1

    Kusoo dhakhso qlbi❤😂

  • @FaahiyeKayse-xj9ee
    @FaahiyeKayse-xj9ee Před 6 měsíci +1

    part two❤️‍🔥🔥

  • @yasiin-guray
    @yasiin-guray Před 6 měsíci

    Waa sheeko xiiso leh

  • @farxiyasaahid5284
    @farxiyasaahid5284 Před 6 měsíci

    Part two please

  • @user-pn6pi7cz8o
    @user-pn6pi7cz8o Před 6 měsíci

    Walal.ayaan.prt.2.lasoo.dhakhso.pls

  • @ridwaanfaysal608
    @ridwaanfaysal608 Před 6 měsíci

    p2

  • @Sanaaaxmad79
    @Sanaaaxmad79 Před 6 měsíci

    sido kale❤

  • @ramlaabdinaasir9135
    @ramlaabdinaasir9135 Před 6 měsíci

    Xppti waxaan jeclaa lahaa inaa Google podcast samesid

  • @cabdimursal5566
    @cabdimursal5566 Před 6 měsíci

    Part 2

  • @maxamedpashir1807
    @maxamedpashir1807 Před 6 měsíci

    Laso dhakhso wll xalqada kle ❤

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 Před 6 měsíci

    P 2 noolaso dhakhso

  • @SaadaqSaadaq-pd7ed
    @SaadaqSaadaq-pd7ed Před 6 měsíci

  • @deeqsanabdihalane3446
    @deeqsanabdihalane3446 Před 6 měsíci +1

    Abyo nosoo dhaqso qaybta kle daqiiqadaha no dheere🙏😊

  • @ApdaLE73
    @ApdaLE73 Před 6 měsíci +1

    2020 ilaa 2024 kula JoGaa wxpadana kaa Faaida wllo mhdsanid part two sugi laaahy

  • @nimcodegan4219
    @nimcodegan4219 Před 6 měsíci

    Asc.abayo.maficantahay.wad.laragtay.shekadiye❤

  • @mushtakseed8376
    @mushtakseed8376 Před 6 měsíci +1

    Wll qli aad baad u mahadsantahay sheekada xiisaha leh ee aad nooso tabisay runti waxaad leedahay cod ku haboon in uu wax soo tabiyo wll waxaan kugu la talin lahaa buugta inaad codayso oo nooso galiso mahadsanid

  • @munamohamed470
    @munamohamed470 Před 6 měsíci

    Sheekadu wllhi tii qalbi ayey u eegtahay

  • @Asmayyy
    @Asmayyy Před 6 měsíci

    Walal ayaney buuga Xagee ka heli kara 😢

  • @user-yt4ms3ze1v
    @user-yt4ms3ze1v Před 6 měsíci

    Wllo halkeen bungalow ka helaynaa❤

  • @nagaad5509
    @nagaad5509 Před 6 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdimahamud4548
    @abdimahamud4548 Před 6 měsíci

    Please noosoo da daji

  • @Canab-Cabdirashiid
    @Canab-Cabdirashiid Před 6 měsíci

    ❤❤❤❤🎉

  • @Abdi0023
    @Abdi0023 Před 6 měsíci

    Cali Wadaad ku xeji walaal.

  • @malaykaboone5888
    @malaykaboone5888 Před 6 měsíci

    Buuga myaa la tarjumay hbbt

  • @user-lo6ou8ln9p
    @user-lo6ou8ln9p Před 29 dny

    ,,😊

  • @inaguuleed1541
    @inaguuleed1541 Před 6 měsíci

    Podcast maxaa ku qoran wllo waan wayay😢

  • @user-iy6cn3xi2z
    @user-iy6cn3xi2z Před 6 měsíci

    2😢

  • @sawdoosman6078
    @sawdoosman6078 Před 6 měsíci

    Walal mcn buugan magaciis 😊

  • @Filsaniita
    @Filsaniita Před 6 měsíci

    Waaan akhriyey 2023🎉

  • @hamse318
    @hamse318 Před 6 měsíci +1

    Lasoo dhakhso qaybta xigta,koloy habsankaga badane lol

  • @AbdinourMahamoud
    @AbdinourMahamoud Před 6 měsíci

    Walal google Podcast maad lee dahay?

  • @nimcodegan4219
    @nimcodegan4219 Před 6 měsíci +1

    Ayaney.abayo.nosobadi.bugagtanokale😊

  • @cabdulaahicabdishakuur-gh8fh

    soo bobsii qeebaha kale abaayo

  • @fartuunqaali5211
    @fartuunqaali5211 Před 6 měsíci

    cajiib. markaan maqlo xusuusaha quruxda badan sida quruxda badana loo cabiray waxy igu boorisaa wax walba oo gudahayga ka guuxaya inaan cabiro nafisna dareemo
    I will.

  • @heellanf
    @heellanf Před 6 měsíci

    Part 2 wagorma😢

  • @UmaymomaxamuudAxmad-ns8hq
    @UmaymomaxamuudAxmad-ns8hq Před 6 měsíci

    Buuga magcii

  • @abdirahmaanali7597
    @abdirahmaanali7597 Před 6 měsíci

    Mahadsanid ayaan dhalad
    Sheeko runtii aad u xiiso badan Waayo aragnimona laga faaidayo
    Qaybta 2aad sugaynaa